sida loo guto cumrada || xalqada 6aad|| Dr Maxamud Maxamed Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ส.ค. 2019
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:?th-cam.com/channels/pYh.html...
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook: shmaxamuudsh...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com/so/

ความคิดเห็น • 48

  • @mohamedalisalad4734
    @mohamedalisalad4734 4 ปีที่แล้ว +7

    Illahayow naga yeel kuwa tago baladkaada barakeesan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umaymahumble6174
    @umaymahumble6174 3 ปีที่แล้ว +17

    Mncha allh manta cumro usocdaa alle nabad qab hanagu geeyo aniga iyo familykayga dhaman umada muslimiinta ah ha uwada rumeeyo riyada🤲🤲

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 4 ปีที่แล้ว +9

    Jazakumu laah. Waa cilmi aad u muhiim ah. Ilaah hanaga waco kuu ka waco uunbaa tagee. Alaahu akbar.

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 ปีที่แล้ว +2

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @fahadhaji2995
    @fahadhaji2995 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikheena qaaliga ah Allaha Ku xifdiyo sanadka soo socda ayaan cumro aadayaa insha'Allah💯💯maalin walbo cashirkaada qiimaha badan waan dhageesan doonaa waana xifdin doonaa insha'Allah

  • @abdullahibashir6543
    @abdullahibashir6543 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy Shekha ha dhawra cumra ayaan kujiraa hada

  • @abdulahimahamedhassan3598
    @abdulahimahamedhassan3598 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hakaa ajirsiiya sheikh

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 3 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalah

  • @fatxiahmed4667
    @fatxiahmed4667 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaahoow ii kas in aan tago cimreesto xajka allaah no kaso dhamaanteenba

  • @khadra-ladanali7697
    @khadra-ladanali7697 2 ปีที่แล้ว +4

    Asallum alaykum sheikh. Thank you for the clear explanation.

  • @AyAy-xp8zz
    @AyAy-xp8zz 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah ku xifdiyo❤❤

  • @cismaancabdi5551
    @cismaancabdi5551 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
    Shiq maxamed shibli Allah ku xafido
    Qalbigaga Allah ku nuuriyo aamin
    Amiin amiin

  • @abdikariimibraahim1281
    @abdikariimibraahim1281 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh. Sheekh

  • @Abuudi1738
    @Abuudi1738 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka allah Sheekh

  • @DakeeyaHerbal123
    @DakeeyaHerbal123 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Alxmdullaah insha allah bishan soo socota ee 1aas ayaan aadayaa cumrada alle swt hay rumeeyo naftana haygu amaansaso haygana aqbalo dhamaab umada islaamkaana haw aqbalo ameen yaarabii

    • @Zaam495
      @Zaam495 5 หลายเดือนก่อน

      Ma aaday wll

  • @canabsheikh5903
    @canabsheikh5903 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb jasaakallaah sheikh maxamud allaah hakaa abaal mariyo

  • @hassanadan8705
    @hassanadan8705 2 ปีที่แล้ว

    Soo kudbiyaha iyo sheeqaba jazakalah qeeyran

  • @qaaliyeey3729
    @qaaliyeey3729 3 หลายเดือนก่อน

    Jzkq sheikh

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah baaraka sheekh mahadsanid

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah kheyr yaa sheekhunaa

  • @hhfhhc7389
    @hhfhhc7389 2 ปีที่แล้ว

    Insha allah allah I saqiro bari adi rabaa allaha I kaso badka allah

  • @istarhassan5870
    @istarhassan5870 ปีที่แล้ว

    Allow baydkaaga Nageey Yarabi 😢

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Sheekh alle hakaa ajar siiyo ❤️❤️❤️

  • @hawabulhan4149
    @hawabulhan4149 9 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah sheikh

  • @kafiyom8492
    @kafiyom8492 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr sh

  • @isninoahmed6208
    @isninoahmed6208 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Sh alle hakuxafido insha allah aduun Iyo Aqiiro amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • @isninoahmed6208
      @isninoahmed6208 5 ปีที่แล้ว

      💞💓💖💘💕💙💚💛🧡❤️💓💞💜

  • @Harris_Neymar
    @Harris_Neymar ปีที่แล้ว

    jazakallah sheikh shibli I'm going to do cumra this week
    I understand a lot of things jazakallah kheyr

  • @fardusmahmud8254
    @fardusmahmud8254 4 ปีที่แล้ว

    Yaarbi wan rajynyaa inaa so cumrysto inshallh maraan fgyn

  • @abdinurelm3551
    @abdinurelm3551 4 ปีที่แล้ว

    THANKS sheikh

  • @saidabdi5844
    @saidabdi5844 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @sumayaibrahim2078
    @sumayaibrahim2078 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ❤❤

  • @faridoabdi7918
    @faridoabdi7918 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh qof dumara cumrada mu tagii kara kaligii oo xashka na tagay

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 2 ปีที่แล้ว

    allow iikas inaan sanadkaan kamid noqdo dadka aad ka wacday kacbada

  • @hawabulhan4149
    @hawabulhan4149 ปีที่แล้ว

    Asc Sheekh, cimrada ma tagi kartaa qof aan hore xaj u soo gudan/tagin?

  • @user-fy7et4so8t
    @user-fy7et4so8t 4 หลายเดือนก่อน

    Aayada khasabmiyaa in haxifdiyo ansafaa wa Marwan iyo ducuuyinka

    • @omarjojaa454
      @omarjojaa454 4 หลายเดือนก่อน

      Maya walal wa iska suno afsomli aya kuduceysan karta

  • @khadra-ladanali7697
    @khadra-ladanali7697 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh can I reach out to you. I planning to go to cumra with 4 kids. I need help. Let me know. Thanks JAK

  • @mohamedabdullahi9004
    @mohamedabdullahi9004 2 ปีที่แล้ว

    انصفي ولمرات

  • @mohamedabdullahi9004
    @mohamedabdullahi9004 2 ปีที่แล้ว

    منشعاءلاله

  • @Fadxiyaapdi24
    @Fadxiyaapdi24 ปีที่แล้ว

    Cimradu muxram ma ubaahanthy

    • @Masago2025
      @Masago2025 ปีที่แล้ว

      Dabcan haa omrah. Xaj kaliya maahin e gabdha muslimada ah markasto ay baxeyso muxram u baahantahay ayadoo hadba xaalada la eegayo thiqaad iwm lasheegaa