Qaabka ama sida loo cumreysto wax ka ogow كيفية أداء مناسك العمرة خطوة بخطوة

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • وتتضمن مناسك العمرة 4 خطوات رئيسية:
    1- الإحرام
    2- الطواف
    3- السعي
    4- الحلق أو التقصير للتحلل من الإحرام

ความคิดเห็น • 77

  • @Adilah1234
    @Adilah1234 13 วันที่ผ่านมา +1

    Beri dambe ayaan bxii rabaaa ma is dhahaynin youtube ayaad ka heli doontaa qof sidaan wax kuu fahamsiiya kheyr bdn alle haku siiyo saaxib

    • @nasrahaji581
      @nasrahaji581 2 วันที่ผ่านมา

      Kula mid ayaan ahay wll , mardhaw ayaan rajeynaa inaa tago beydka alle, muuqaalkaana wax badan ayaa ka faaiidey alxamdulilaah

  • @businessknowledge5444
    @businessknowledge5444 15 วันที่ผ่านมา

    Jazakallah Walaal, waa cilmi dhamaystiran runtii oo aan wax badan ka faa'iiday, waxaanba moodayay Safa iyo Marwa dhexdoodu inay banaan tahay (Baadiye camal)

  • @farahabdirahman7868
    @farahabdirahman7868 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waad mahadsan tahay walal

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah, kheyr allaha ku siiyo wax badan ayaad na bartey.

  • @abdihakimahmed6461
    @abdihakimahmed6461 8 หลายเดือนก่อน +1

    🎉mashaa allaah shukran illaah qeyr haku siiyo aamiin

  • @zamzamsaid8449
    @zamzamsaid8449 5 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah tabaarak raxman ilaahow i qadar inan beydkaga sharfta badan mar un cagta saaro

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin. Allah kuu sahlo aniguna igu celceliyo bi'dniLaah Kariim.

  • @WarsameMohamedHassan
    @WarsameMohamedHassan ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah wll waa mahadsantahay.
    Wax weyn ayaa ka faa'iidnay video_gaan.

  • @mohamedkussow6228
    @mohamedkussow6228 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wll qli Adun iyo Aqira allaha ku liibaana ajar iyo xasanad allah kusiiya miisankada xasanadka allah kusara

  • @FathiAidid
    @FathiAidid 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakallahu khayr walaal

  • @fadumohassan6642
    @fadumohassan6642 3 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah khyr wll

  • @kaafiosman
    @kaafiosman 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah, wll khair ale ha ku siiyo, runtii wax badan ayaan kaa faaiday shukran wll

  • @mohamedabdulahi8230
    @mohamedabdulahi8230 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal sifiican ayaad inoogu sharaxday thank you

  • @misffadumo774
    @misffadumo774 4 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid walalkey

  • @assiaomar7372
    @assiaomar7372 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله الله يحميك جزاك الله خير

  • @munayousuf1444
    @munayousuf1444 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jazakalah hno🙏

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 ปีที่แล้ว +1

    Jisakalaah qeer Allaaha

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @baadiyahafog5789
    @baadiyahafog5789 11 หลายเดือนก่อน

    walal qayr allaha ku siiyo si fiican ayaaad i fahamsii Say wajibadka cimrada

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 ปีที่แล้ว

    Buurba ma arkaayi mashaa alaah, guri baad ku dhexjirtaan

  • @WarmoogYare
    @WarmoogYare 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah wadaadkii timirta cajwada aan ka iibsaneeni hoteelka hoostiisa

  • @maxamedmuxidiinxasananguu7598
    @maxamedmuxidiinxasananguu7598 ปีที่แล้ว

    M.allh sheikh sayid jaza ka allh alle hka dhwro

  • @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z
    @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z 10 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah jasaaka laahu khayran aad baadnoogu faaiiday say

  • @fartuunosmaan3517
    @fartuunosmaan3517 ปีที่แล้ว

    Mashallah wax badan ayan kafaiday allah haku xifdiyo

  • @husainhusain4765
    @husainhusain4765 ปีที่แล้ว

    Masha Alaah ad ayad umahadsan tahay Wala jasaka laah qer

  • @DeeqoLuul-z4y
    @DeeqoLuul-z4y 23 วันที่ผ่านมา

    Noso ducey walla ala hakubarakeyo

  • @feisalmohamed
    @feisalmohamed ปีที่แล้ว

    Masha allah shiekhuna barakallah

  • @AbuuMaahir-b3v
    @AbuuMaahir-b3v 4 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك

  • @StepsToHappiness1
    @StepsToHappiness1 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah kheyr akhii

  • @munamohamedali-xg4vk
    @munamohamedali-xg4vk 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah qayr

  • @qalbikaabaofficial4224
    @qalbikaabaofficial4224 7 หลายเดือนก่อน

    Jizaakumullaahu Kheyran wa jizaa

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ajir badan hakaasiiyo sida wanaagsan ee aad u sharaxday.

  • @asports879
    @asports879 10 หลายเดือนก่อน

    ‏جزاك الله خير

  • @safiyocawil7866
    @safiyocawil7866 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alh mahadsanid wll jasa akalah kheyr

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much bro for your kind explanation lkn gabdhaha markey leyihiin cadada ma dhawaafi karan ?

  • @ibtasamahmed7321
    @ibtasamahmed7321 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsantahay sida wanagsan adnogugudbisay wan Kaa faaidnay Allah haku sharfo

  • @mohamedarreh4237
    @mohamedarreh4237 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaalah

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah khayr

  • @abdulnaji3878
    @abdulnaji3878 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo.

  • @mohamedamen60
    @mohamedamen60 ปีที่แล้ว

    jazzakallah khair wll

  • @ahmedosman6628
    @ahmedosman6628 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah mashlllah

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 ปีที่แล้ว

    Masha allah jasaakumu allakheyr

  • @ShukriAbdi-h2c
    @ShukriAbdi-h2c 6 หลายเดือนก่อน

    Shukran yaa Sheikh

  • @nadoabdi7154
    @nadoabdi7154 8 หลายเดือนก่อน

    Jizakallah kheyr walal

  • @warbaahintadiintaislaamka
    @warbaahintadiintaislaamka ปีที่แล้ว

    حزام الله خيرالجزاء

  • @sheikhashrafndayisenga
    @sheikhashrafndayisenga ปีที่แล้ว

    اللهم بارك

  • @ibrahimabshir7311
    @ibrahimabshir7311 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @falasamemamakhadar613
    @falasamemamakhadar613 ปีที่แล้ว +1

    m.n sh allha

  • @AnisaAdan-z2t
    @AnisaAdan-z2t วันที่ผ่านมา

    Aawey xajrul aswadkii

  • @adamibrahimahmed459
    @adamibrahimahmed459 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله

  • @falasamemamakhadar613
    @falasamemamakhadar613 ปีที่แล้ว

    allha haku barakeeyo

  • @halimaabukar2646
    @halimaabukar2646 5 หลายเดือนก่อน

    Jzakallahu kheyr

  • @sagalsaid5510
    @sagalsaid5510 5 หลายเดือนก่อน

    Jasaakah kheer

  • @RuqiyoAxmed-p9g
    @RuqiyoAxmed-p9g 5 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allaah

  • @Almuftaax
    @Almuftaax 9 หลายเดือนก่อน

    Jazakalah

  • @Ahmed-xx2yp
    @Ahmed-xx2yp 3 หลายเดือนก่อน

    Walal isoducey waxan ahay arday dhonayo inan waxkabarto sacudiga

  • @marianmohamed1422
    @marianmohamed1422 5 หลายเดือนก่อน

    Ajir anlaso koobi karin alle hakusiiyo wll

  • @Galdhab011
    @Galdhab011 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😮😮😮😮😅😊 janada ileeheey haniikalsho

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 ปีที่แล้ว

    Khayr allaha kusiiyo

  • @Istahillahmed
    @Istahillahmed 6 หลายเดือนก่อน

    RABAANAA AATINAA FILDUNYAA XASANAA

  • @Masago2025
    @Masago2025 ปีที่แล้ว

    Maqaam ibrahimnin lasalaaxo la shumiyo sax miyaa?

  • @marianmohamed1422
    @marianmohamed1422 5 หลายเดือนก่อน

    Inta commentigayga aragto waxan idin weydiina uu alle ila ogyahay talefanka iftinkiisu ad kudawanaysan so cadi ma aha ama iftiin saaid ah uu noqona vediogan vedio yada kle mugdi noqonayan kaligey miya mise idinka dhana mobilka sas idinka noqona walaalahayga muslimiinta ahayeenow

  • @hafsanasir5408
    @hafsanasir5408 ปีที่แล้ว

    wll xaajga inoo soo sameey adoo mahad san

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 7 หลายเดือนก่อน

    M.n❤

  • @MohamedHusseinAhmed-t4y
    @MohamedHusseinAhmed-t4y หลายเดือนก่อน

    Jzk

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 ปีที่แล้ว

    Labadan nin ee kabaha sita maxay ahayen wayabe

  • @HodgsonBroderick-e2z
    @HodgsonBroderick-e2z วันที่ผ่านมา

    Martin Cynthia Thompson Michelle Gonzalez Karen

  • @queenbadriya6917
    @queenbadriya6917 ปีที่แล้ว

    madiina hadaad jogto soo xaramku makkah kuma yaal oo laguma cimreyso i fahan siya walalayal

  • @anisayusuf90
    @anisayusuf90 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @user-bb1xd9ob6p
    @user-bb1xd9ob6p 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @NaciimoxasanMaxamud
    @NaciimoxasanMaxamud 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg 5 หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @yahyemohamedmoalim7881
    @yahyemohamedmoalim7881 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @shamsasharifadan4745
    @shamsasharifadan4745 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا