Aa la tahay Xamze tabar iyo talo uu ku qaabilo Axmed Madoobe ma leh. Axmed Madoobe waa ilaaliyaha dowladnimada umada somaaliyeed waa nin culus oo soomaali dhab ah.
Gabarba waxa laga sheegay saddex (3) qayd wan isla naqaana walaal xamse iyo Gurguurte wan isla naqaana e xoogaga iska qaado inta runtu so baxayso o an been la sheegi karin
😂😂😂😂 Hamze guul axmedow xabsiga liinta ku cabi doonta I'm not Kenya I'm Somali
Hhhhhh
Ee xamze bare guul guul guul dhurwaamadoobe soo Qabo
Hamze guul guul guul Ahmed madowe ma dhaxal awoow giis baa gursiga
Hawiye. Darodow. Midoba oo. Da.muljadid. halaiskaceliyo
Xamse. Culusow. Ayu ushaqayn. Walaladagalamin
Marxuumkii oo noqday dawac dhurwaa ka daba waac leh.
Hamze waa nin maan gaab ah xasan xoolana meel xun ayuuu kudanbey
Guuleeysta hoggaanka dalka dowlad waa inay dalka oo dhan amarkeeda ka socdaa
Benlow. Moryan
Aa la tahay Xamze tabar iyo talo uu ku qaabilo Axmed Madoobe ma leh. Axmed Madoobe waa ilaaliyaha dowladnimada umada somaaliyeed waa nin culus oo soomaali dhab ah.
Btlln wain. Lacagti. Lagasugayay. Wainlakena. Melwalba. Dagalka. LagGala
Xamsa waa madaxwenaha badi doono madaxwenaha hada joogo markay dhacdo doorasho qof iyo cod
Xamaow adigaakuxiga axmad madoobe ninkii qayrkiloxiirayow soqoyso adiguna
Hamze waa doqon, xagee ku soo noqon doonaa, waxbo ma qaadi karo asaga iyo hassan munaafaq
daqon-kuleh-doqon
Maamul Goboleed waa la burburinaya 😂
Aar bahalkii madooba ee sida habeenki ku habsaday jubioyika
Hadh cadbaa kusoo baxay! Xamza loogu yeedha.
Xaasidkii madooba taladii xasbay ka gasho xalbuu raadinayaa. Aan talo kusiine Axmadaw amba tuute xiro amba tahriib amba tukale yeeloo Jubaland kamasii hor madoobaan doontid.
Waqtigu wuu kula hadle warka maqal
Hamze awilba doofaar Hassan dhiiqo u shaqeeyo ayuu ahaa
Gabarba waxa laga sheegay saddex (3) qayd wan isla naqaana walaal xamse iyo Gurguurte wan isla naqaana e xoogaga iska qaado inta runtu so baxayso o an been la sheegi karin