tuugo anagaa reer jubaland ah cid idin soo dooratayna ma jirto axmed madoobe 13 Sano ayuu xoog iyo caburin ku hayay idinlama waxaa qeyb ka yihiin kuwii shacabka dalinkaas u afduubayay
Ciidamada jubaland uma xilsaarna ilaalinta qaranka. Ahmed madoowe wuxuu la shaqeynaya cadowga somali ee Ethiopia ha yimado maxkamada haka jawaabo eedeymaha
Ilmahaaan qaxootiyada laga soo aruuriyay ee sponsor mareykan lagu geeyay ee wada baahan oo aan damiir iyo shaqsiyad lahyn maxaan cunaa ay uga go,day inta ay ka xiiqayaan chance hala siiyo
Kan shabaab waaye guddiga doorashada wajigiina hortiisa soo laguma xalininoo talaabo ayaa niilaga qaadaayaa mishaarka ayaa niilaga goosanaaya qalbi madoobe mishaar ha ku siiyo iyo kenya iyo emirate bur iyo biyo ayaa loo kala baxaayaa kii shabaab ah iyo kii kale weriyaashi suaashooda xattaa kama jawaabi karo
Dadkaan qabiil ayay u hadlaayaan inta meel iu sheegay daarood ayaa degan bahasha qabiilay ku fooraartaa ee waxbo yaalays baryin nin ka ay ukun meeshaas u taalo ha la arko haliis laayo yasan gabar soomaali naga harin waayo nin walbiba aan u sacabtunno dantiisuu wataa xataa qabiil uma naxo marka ninky u darantahay hala arko ogaadeen way cadaysteen inay amxaaro iyo kikuyu yihiin
Uunsi iga dhah😂😂😂😂 no qabiil lagu owra kacsado...siyaasi shacabka wuu daalay no qabiil isla uunsada...labadii dulmi ku heshiisay xaqbay ku diriraan....shacabow iska jira siyaasi shalay isla uunsaneyey..yaan la idiin qaldin...no qabiil no siyaasi..alle ka baqida iyo ilmo korin ku mashuul....filinka iska daawada
Kusico xildhibaan firimbi, waa wuxuu xsm kasbaday, xasan muu iloobay Uunsigii uu shitay 2019 Ma uunsigii uunsigii hore ka duwan mise doorashadaa doorashadii ka duwan
Absame....Ogaadeen waa Qaran huuno Khadiija Jigjigo, Muqdisho, Kismaayo, Nairobi, mar dhow in shaa Allaah Baydhaba Janaay Madax beynu kawada nahay... Mashaa Allaah Tabaarakallaah:- قال تعالى:- "ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء والله ذو الفضل العظيم".
Bacaac😂😂😂😂 Bacaac😂 Bacaac 😂😂😂 No more firinbi😂 No more isku caano shub😂 Jubaland awalba somali dulmaneed ayaa ku haysateen😂 Waxaa tihiin hada ogaaneysaan😂 Hs7ebesugsgdhdh😂 War ila qosla😂
Xasan Sheekh waa qabiilayste.
Badbaado Qaran kuye waa balaayo Qaranti Xassan horkacayey umada Allaha dhaafiyo Dhaantood
Firimbiyow af Somaliga iska sax Jubaland doorasho kama dhicin ee xulasho ayaa ka dhacday.
Firimbi afsoomaaligiisa wuu saxsanaa xiligii farmaajo hadana wuu saxsanyahay.
Sawtii xulasho ka dhacday 2019 XSm taageersanaa? Maxaa Khalldan
Ma xassan shikh ba la doortay marka
Hassan firiimbi well done ❤❤❤
Hasan firinbi shali Adaa kadoorty Hasan sh walaalka farmajo sax bay kuugutahy
Caac 😢😢😢😢
XILDHIBAAANADAAAN HALA XIRO KENYA IYO ITOOBIYA U SHAQEEEYAAAN
Kalaay adi xir
Axmed madoobe iyo kooxdiisa+mucaaradka=milaamiley
Qabiil DHAWN 👎👎👎
Geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesi guul insha Allah guul guul guul guul
Hassan shiikh waa madaxweybaha aad dooratiin marka qaylada dhaafa asagaa wadanka madaxweyna u ah
Caaaaaac
Ninkaan hala xiro..
Mr firimbi is back
Geesi
Xasan dhiiqo Soomaaliya waa dhiiqeeyey waana in dhagax lagu dilaa wax deeqaana ma jiraan waa yaxaas
Kkkkkkkk waad bugtaaye allaha ku Caafiyo.
Soomaliya waxaan uga digaayaa in ka digtoonaato dadka ka soo jeedo deeganada Kenya iyo ithopia ee la leeyahay waa xildhibaano.
❤❤❤😮😮😮
War kan soo maha kii firinbiga wadanjiray jiray xiligii farmaajo 😅
Madaxweyne waxaan baatlamaan maahane talaabo sharciya ka qaad
Adiga iyo Axmedba waxaa idinbi'iyay Farmaajo.
Xildhibanku waa uu saxan yahay
Wanaaga soomalida ayaa dhibaya
Mushaarka ha laga jaro xildhibaano tuugaan dowladii farmaajo dhibey xasan shiiq ha iska qabto
IN AAN LA SOO DOORANEYN BEY OGYIHIIN SIDAA AYEY AYEY DALKA DOORASHO U DIIDAN YIHIIN
Waa siday kulatahy. 😊
tuugo anagaa reer jubaland ah cid idin soo dooratayna ma jirto axmed madoobe 13 Sano ayuu xoog iyo caburin ku hayay idinlama waxaa qeyb ka yihiin kuwii shacabka dalinkaas u afduubayay
Xasan firinbi fataal
Kan xildhibaan maahan
Wa qaran dumis ah
Somalinimada diidan
Wadanka ayuu rabaa qabiil qabiil inuu ukalaqeybiyo
Damer damer daley
War firimbi miyuu noolayahy Bismilah
Miskiinki farmajo miyaat umaleyni mesha inuu jooga o at kusocanbaxday xilikiisi no more Caan bax sxb
Tiir adag hore u soco x/xasan
Xassan firimbi Axmed Madoobe iyo inta la midka ah waxaa loo adgeegsaday Farmaajo maantana ayagii ayey Mididu saarantahay
Xildhibaano matihin illahay hanaga kiinqabto gaalaraac doonimayno kalidii cune doonimayno nadhaafa iimaan laawayaal
Xassana waa la mid illaahay umada ha dhaafiyo
@@batulasmail8261 saas wye hassan munafaq illahey umada somaliyed hadafiyo
DOWLADAAN KAAR MA BIXISO
Ciidamada jubaland uma xilsaarna ilaalinta qaranka. Ahmed madoowe wuxuu la shaqeynaya cadowga somali ee Ethiopia ha yimado maxkamada haka jawaabo eedeymaha
Sxb kaarkan horaa usoo xoqotay mar labaad kuu shaqayn maayo haday fawdada joojin wayaan haloo taliyo
No one can touch them
Wxn ka dhacay kuriyada waqooyi
HADALKAAN WAA "MAANTA" LAAKIIN WAXAAN SUGEYNAA MARKUU NOQDO "BEFORE"
Moryantan in ay airport ka kaso dagan ayawa qalad ahid dowladana weey ku qaldan tahay in qaran dumis yashan ay barlamanka soo galan
xasanaqaran dhawraa
Ilmahaaan qaxootiyada laga soo aruuriyay ee sponsor mareykan lagu geeyay ee wada baahan oo aan damiir iyo shaqsiyad lahyn maxaan cunaa ay uga go,day inta ay ka xiiqayaan chance hala siiyo
Odayga gaajada ah 😂😂 isaga gormuu dhargaa.
XASAN DAMEER Qabuure qote Allaha kaqabto UMADA dhawn 👎
DOORASHO AAN DOWLADU OGOLEEN SIDEE WAR BIXIN UGA DHIIBI KARTIIN MARKA TAADU WAA SAX TANKALE WAA QALAD XABSIBAA KU SUGAA
Dowladee?.xaggay ka talisaa?
Kooxda villada ku go'doonsan miyaa dowlad ah???
Xataa hal degmo oo xamar ah ma xukumaan
Maxuu dhinacaas ka fiiranayaa marxuumka
Adinkaa la rabaa in dacwad leydinku oogo maxaayeelay waxaad ka shaqeyneyseen qabyaalad iyo kutumasho shuruucda dalka u taala.
Axmad madoobe waakane xidha
Waa tuug. Nasiimxumo inuu yahay xildhibaan.
Xasan sheekh ayaa tuug Alle ka furtay ah.
Kuwaan waa xildhibaano shasheye halaxero
Qabiil DHAWN 👎
Qabyaaldu ha dhacdo
Beeb beeeb beeeb 📯📯
Qof iyocod bas ha isdaalin
Hawiye vs Daarood
Labadaba waa Gob sharaf badan intooda daacadda ah oo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa garaneysa Xukunka Allaha noogu dhiibi. Inta khaldan oo jahawareersanna Allaha Subxaanahu Watacaalaa hasoo hanuuniyo.
أللهم ردنا إليك ردا جميلا
Waaba juu kani maxaa kaquseeya somalia
😂waa dalanyahay ee hasoo nasato
Xaasan Qaxootiyow Firibi wuu dhamaaday
Afdheele walee faa iido malihid
Shekadaas waa dhamatay tuuga tihin 😅😅😅😅😅😅
Waxa somalia kataloyo dhamantood wa hogamiye koxeed dan islam iyo tu diin tona kama shaqeyan watuugo ajanibdirsatey dhamntood Allah cimrjgoda marajiyi
Samileyda o Maqan Waxu Ma Xayawan ba Wa Maxay waxa u Ku hadlaayo😮
Tuugaan afka dheer hala xiro
Xasan Malaa'ig miyaa. Maxuuse kaa xaday. Ar jooga Soomaali Diin baa Deeqda nin jecleysi faaiido malahan.
Firimbi waqas wadha
waxaani wariyaasha ayaaba dhaamo ee xilalkuuda halaku wareejiyo ayaan qabaa aniga xasan daacoon waa xowlo caadiya
Waaa neef hhhhhh caac
Hush adaa neef ah
Bacaac biyaad tiri. Kuceshu markle
Qas wadayaal waaye kuwaan , ilaahey uun baa u muqan somaaliya.
Xassan ayuu Dalku Ka Socon waayey oo Qabyaalad adeegsanayo hadana wuxuu helay kuwa uu sixraday
Somalia dowladnimo hadaad larabtaan nimankan wadanka kaqabta
Xassan oo meesha Ka bixin Soomaalinimo ma jirayso
Fiirinbi waa udhamatay..dowlada baajirtay...adeer...bacac
,kismasyo miyu kaso cararay armaxay washen warnaso waso dashene
Kan shabaab waaye guddiga doorashada wajigiina hortiisa soo laguma xalininoo talaabo ayaa niilaga qaadaayaa mishaarka ayaa niilaga goosanaaya qalbi madoobe mishaar ha ku siiyo iyo kenya iyo emirate bur iyo biyo ayaa loo kala baxaayaa kii shabaab ah iyo kii kale weriyaashi suaashooda xattaa kama jawaabi karo
Dhulka somalia meel kasto kamid ah ciidanka xoga dalka wa la geynaa xita putland taas liq putland io jubaland somalia kama tirsana sidee ciidan xoga dalka somalia loga diida
Dawladu waa iney talaabo kaqaadaa qaran dumiska iyo shishiiyo kalkaal
😂😂Maskiinka Taah iyo Daal Aaka Muuqdo Biyo Maala Siiyo
Buuq uma bahnin kuban iyaga moshin halaga keeno arkuwan maxa buqoda laga rastay
Kan yari waa fariid wallee. 😂😂😂
MUSIIBO IDIIN GAARA IDINKU DHACDEY EE DALKA KA DAAYA FOWDADA
Madaxa haduu mas noqdo dibka xaa kasugee. Xasan oo madaxii ah mas noqoyay.
😂😂😂😂😂
Dadkaan qabiil ayay u hadlaayaan inta meel iu sheegay daarood ayaa degan bahasha qabiilay ku fooraartaa ee waxbo yaalays baryin nin ka ay ukun meeshaas u taalo ha la arko haliis laayo yasan gabar soomaali naga harin waayo nin walbiba aan u sacabtunno dantiisuu wataa xataa qabiil uma naxo marka ninky u darantahay hala arko ogaadeen way cadaysteen inay amxaaro iyo kikuyu yihiin
kkk ka xaaxaabiy tii shaley kkkk dayuus biikhbiikh waa taas kk
Kani munafaq wayee farmajo 2 sano ayu ka dideey,Ahmad madobeena 18 sano ayu la raba
GEESI dhalay
Guul jubaland Insha Allah
Baaq baaq 😂😂😂😂😂
Uunsi iga dhah😂😂😂😂 no qabiil lagu owra kacsado...siyaasi shacabka wuu daalay no qabiil isla uunsada...labadii dulmi ku heshiisay xaqbay ku diriraan....shacabow iska jira siyaasi shalay isla uunsaneyey..yaan la idiin qaldin...no qabiil no siyaasi..alle ka baqida iyo ilmo korin ku mashuul....filinka iska daawada
Xassan dalka qabiil bu ukala qaybinaya..danta ogu jirto maanta jubaland mxay thy so isagi shalay ka hortaagna ma ahan farmaajo
Kkkkkkkklll
tuugaan waa in xabsi la dhigaa waa jaajuus
Xasan malaa'ig miyaa. Nin habeen iyo maalin sharciga bedelaayo...subxaanallaah
Cuqubadii iyo dulmigii aad farmaajo ku dhigteen miraheeda ayaa guranaysaan .raysawasaare xamse ayuu ahaa nikii lahaa axmed madoowe xaq ayuu u leeyahay doorashada unuu qabsado .xasan shiikh .wuxuu ahaa nikii u hambalyeey doorashadii madoowe caleemasaarkiina uu joogay. Xamse iyo xasan shikh ..makuwii horaa mise waa kuwo cusub .hadalkooda isburin ogaa maxay ahaayeen
Firnbi waa inan daacad ah musuqmasaq lama ogola xasan iyo xamze jar ayeey katuurayaan wadanka halaga qabto 😮
Kusico xildhibaan firimbi, waa wuxuu xsm kasbaday, xasan muu iloobay Uunsigii uu shitay 2019 Ma uunsigii uunsigii hore ka duwan mise doorashadaa doorashadii ka duwan
Firimbi ku afuuf siidhiga tuugada mooryaanta xamar fadhida. You are hero.
Beenla waaye
Adeeroow jigjiga iska aad ,xasan baa ayaa markii hore idin siiyey waad ku xaasiseyn😢
Jigjiga isagoo kaimaaday ayuu kutalini kawarn seenkudhahay
😂😂 Masajid Cali gaudood kulaabta. Condom ka ilmihiina loo isticmaalo ka hortaga.
Jigjiga isgo kayimad bu kismayo ka Talya ya waxa ka qadi kar
XASAN DAMEER IYO XULUFADIISA maafiyo Allaha kaqabto UMADA dufle
Absame....Ogaadeen waa Qaran huuno Khadiija Jigjigo, Muqdisho, Kismaayo, Nairobi, mar dhow in shaa Allaah Baydhaba Janaay Madax beynu kawada nahay...
Mashaa Allaah Tabaarakallaah:-
قال تعالى:-
"ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء والله ذو الفضل العظيم".
Bacaac😂😂😂😂
Bacaac😂
Bacaac
😂😂😂
No more firinbi😂
No more isku caano shub😂
Jubaland awalba somali dulmaneed ayaa ku haysateen😂
Waxaa tihiin hada ogaaneysaan😂
Hs7ebesugsgdhdh😂
War ila qosla😂
MEEL AAN RABAY ROOB MA IGU DA AY AHAA 😂 NEXT XAARWIYE VS DAROOD DAGAAL CUSUB
Xasan dhiiqo waa tuug moryan eeh asiga iyo xamze ?adammoryan madoowe waa in laiska qabta waxan dowlad ma ahan ee waa argagixiso?
Xasan dhiiqo waa qabiliste urusamale eeh .
Ciidamadena geesiyada afrika waa uu xasuuqay xamze iyo xasan iyo adm
Beenaal adiga ayaa all shabaaba
Qabiil DHAWN 👎
Hasaqleeso.waalee.farmaajo.sobaxay.xaqii
Lagalay
😂 firinbi buuq waa dhamaday geda naar raaac buuq danbo waxba kuhelimaysid
geesi geesi dhalay guuleyso