5 qodob oo Farmaajo ku riixday in uu ka aamuso Hambalyada Axmed Madoobe & Cabdiraxmaan Cirro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @faysalbashiir4058
    @faysalbashiir4058 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Inaad go'aan qaadato ma sahlana lkn waa tixgalinyaa go'aankiisa mdxweyne maxamed abdulaahi farmaajo🙏🙏🙏

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    FARMAAJO WAA QABIIRKA SIYAASADA...MAHAN MOORYAAN BIILA DAMIIR AH...IISKUL DIPLOMACY EE AH "POLITICS AND SCENES"....SAID DANI WAXU UU BAHAN YAHAY KOORSO FARMAJISM AH OO FADARALSM AH...I'M SUPPORTING FARMAAJO FROM NW ...❤🎉probably the best choice for 🇸🇴 ....principle is the key 🔑 of leadership

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Farmaajo waa Nin Mawqif Leh ❤

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Farmaajo waa siyaasi ma ahan Hogaamiye kooxeed

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaqiiq weye

    • @AxmedmaxamedNuur-x8h
      @AxmedmaxamedNuur-x8h ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmaajo wuu ka duwan yahay siyaasiyiinta soomaalida dhamasn wasna nil heh aragri siyaasadeed

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Nin Go'an leeeh😊❤

  • @hajiinacaddow
    @hajiinacaddow ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Gaylan media...
    RUN & RASMI+ Hufnaan iyo howlkar

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ExMadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo excellent politician and charasmatic leadership.
    Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aad bay u sarreysaa shaqsiyaddiisa ,waana siyaasi aad u miisaan culus islamarkaana wax badan xeeriya.
    Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa waddani ay ku weyn tahay Soomaalinimadu.

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allaah ha xifdiyo wadanka iyo dalkaba

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Congratulations p/ farmaajo. 🎉🎉

  • @CiiseAbuukar-k8p
    @CiiseAbuukar-k8p ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dhagaha shacabka waxa ka yeerayo farmaajo guul 🎉

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 52 นาทีที่ผ่านมา +1

    Madaxwayne hore mudane farmaajo good waa siyaasi qaran 🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AbdiqaniSaleebaan
    @AbdiqaniSaleebaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Maansha allaah guuuuuul Jupaland

  • @redwanali8521
    @redwanali8521 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Madaxwayne iyo dhiiqo isbarbar dhig ha ku samayn

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 12 นาทีที่ผ่านมา

    Waakaa Wixii Aan ku Raacnay Xabiibul Malaayiin Allaha Inoo sooceliyo Farmaajo❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    maxamed cabdullaahi farmaajo wa madaxweynihi ugu daacadsana oo ugu awood badana dowladii dhex kadib ee ilaahayow soo celi

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmajo wxaa diday daarood ka jogo butlaand jublaand marka intey roon madaxweyn walbo waa laa didaa daarood waa dad nocas waye

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Madaxwayne wuxuu ahaa dhiig iyo siyaasadba leh

    • @FathaYusuf-j3m
      @FathaYusuf-j3m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Farmaajo madaxwaynihii ugufiicnaaweeye marka lagareebo siyaadbare alle hawnaxariisto

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amin amin wll

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Laakin meshaan oromo kaa boxo afka somalida bartay jogaan wll

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Farmaajo waa libaax

  • @MursalCabdi-rq3xd
    @MursalCabdi-rq3xd ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Xasan waa inow Farmaajo kaga daydaa siyaasada iyo qaranimada,

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 15 นาทีที่ผ่านมา

    Sheekh shariifba. Waakii. Suma walaahay. Suma. Walaahay

  • @abdifatah4651
    @abdifatah4651 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Guud farmajo

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 37 นาทีที่ผ่านมา

    Farmajo waa siyaasiga kale eee Somalia leeyahay. 🇸🇴.He is unique and chrasmatic leader in modern history.

  • @User7654suy
    @User7654suy 33 นาทีที่ผ่านมา

    ‏لا حول ولا قوة إلا بالله❤ ولا ملجأ من الله إلا إليه❤

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 นาทีที่ผ่านมา

    Keep going brother

  • @ayanleabdi8109
    @ayanleabdi8109 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmaajo Mucaarad baan ku ahaa lkn Mowqifi inuu yahy waan ku taageersanhy.

  • @da8660
    @da8660 32 นาทีที่ผ่านมา

    Somaliya ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo

  • @IbraahinaliFaarax
    @IbraahinaliFaarax ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Farmaajo libaaxii dalka❤❤❤

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Farmajo macalinka siyaasada somaliyeed

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmajo waa daarood hadana diday daad nocas tihin

    • @hassanahmed6760
      @hassanahmed6760 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbuukarMohamed-v4tcudur ba kuhaya allah hakucafiyo

  • @UmuCaziiza-d7r
    @UmuCaziiza-d7r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Yaa is gaaray 😂😂😂
    Farmaajo walee waa muwaadin asal ah ❤
    Laisbaray

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wuxuu muwaadin yahay ma jirto beentii iyo oriteeshinkii iyo beentii uu social media somaali baray lacago ku bixiyey propaganda aafadeedii ayaa hheesata somaali

    • @UmuCaziiza-d7r
      @UmuCaziiza-d7r ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @saynabdaye7382 xaqa allaha ku tusiyo 🤩

    • @Michealfot
      @Michealfot ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beentii maa run moodey

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@saynabdaye7382 quf walba dhaliil waa yeelan karaaa lkn
      Runti madaxda aan aragno hadda waa marba daadka meeshow usocdo raaac lkn hadda farmaajo waxaa muuqato in ka duwan yhy , hadii run la rabo waaa .
      Ani hadda hawiyaa ahay hadda isleedahay qabiilow ku taageerooyaa
      Lkn waxaa dhibsadey siyaasiyiin aan mowqif lahayn , markow hogaanka heyn qaab mucaarodnimo iyo caga qabasho dowladeed ku dhacaayo asigoo ujeeda in qaranka Dan ugu jurto waxa ay diidayaan , waxa ay udiidayaanna ay thy Dano siyaasadeed oo ayaga markaas quseeya kaliya tan wadan kana kaso horjeesanaa ,
      Markow xil qabta haddane waakanaa asiga raba in uu ku dhaqaaaqo waxow shaley lahaa Maya.
      Taaasne waa ceeeb weyn iyo ciyaalnimo waliba , waxaasaana hadda wadanka hogaan u ah 😢😢

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@saynabdaye7382 miskin ba thy

  • @LudwigStolzmann
    @LudwigStolzmann 35 นาทีที่ผ่านมา

    Md Xasan qoslaaya iqabtay mana dhuusin .

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 46 นาทีที่ผ่านมา

    hhhh, Farmajo waa fudud yahay lkn sawir maahan sida kuwa badan oo siyaasiyiin sheegta !

  • @YuusufMaxamed-j9e
    @YuusufMaxamed-j9e 22 นาทีที่ผ่านมา

    Isdoorashada nagamakaaqabato sxb gaylan

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 31 นาทีที่ผ่านมา

    WUU KUMAHADSANYAHAY.😊

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Aabo Farmaajo❤❤ guuleysa, hogaamiye aragti dheer.

  • @AbdinorMohamed121
    @AbdinorMohamed121 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wuu kusaxan yahy aamusnaanta md farmaajo

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk szb lafaha iska jabinaya

  • @ahmedilkacase8056
    @ahmedilkacase8056 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmaajo farmaajo farmaajo nin goaanle

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    XASAN BAABI. IISII BAA BILOWDAY

  • @jawharmahamud1023
    @jawharmahamud1023 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    3 arimood hadii uu xasan sheekh ku guuleeysto, arinta jubbaland oo soo bixi doonta ayaa jirta
    1- RW xamse oo aan sii ahaan doonin RW
    2- Cabdiraxmaan Cabdi shakuur iyo sheekh shariif oo aan hub ku haysan doonin muqdisho
    3- xukuumad goboleed jiri doonta wax kabax san rabitaanka xasan sheekh

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    6 bilood ka dip somaliland baa qaylo kasoo yeeri doonto lkn insha Allah allaha ka dhigo 5ta soomaali mideee ku midooowi lahayd insha Allah insha Allah saadaashu waa kheyr

    • @mohamedadam1276
      @mohamedadam1276 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qayladaasoo ah?🤔

  • @SakiHashi
    @SakiHashi ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hssn waa moryaan abkiisu ka soo jeedo USC nina waa doplamic hore asagoo yar ka soo muuqaday safaradaha somalia nin wuxuu ku soo baraarugay asagoo tolkiisa ay biliqaysanayan dowladii somalia ay rideen mucarad aan lamahadin

  • @Halwo-p5v
    @Halwo-p5v ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @omarali2282
    @omarali2282 26 นาทีที่ผ่านมา

    Jubaland waxaa u ariminaayo waa lafweynta Ogaaden

  • @YuusufMaxamed-j9e
    @YuusufMaxamed-j9e 20 นาทีที่ผ่านมา

    Farmaaajo waaa u kursila aaan hadaanu taagerin a madoobe

  • @gulledmahamed1660
    @gulledmahamed1660 51 นาทีที่ผ่านมา

    Lakala gobsan❤

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmajo waa qabiirka siyaasada som

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 54 นาทีที่ผ่านมา

    Caadibaad Farmaajo noogu xayaysiise

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg 33 นาทีที่ผ่านมา +1

      Waaa sax waaa nin qaali ah dhib loo heli doonin

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaw xasan iyo xamse dhakhso noo dhaafi sharkoodana intaa nooga jooji,farmaajana miskiinkaa jirran hanu soocelin.illaahaw hoggaamiye kulligood ka khayrbadan nasii,yaarabbi tooba imtixaanka ummadda somaliyeed kadulqaad,waadaalanahay.

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 21 นาทีที่ผ่านมา

    War kaa doqon fahad baa xukumo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 43 นาทีที่ผ่านมา

    Kursiga kismayo ugu sareyo waxa xaq uleh mariixaan madaxwena jubaland laga dhigo qabaailka kale iyo ogaaden madaxwena Ku xigen leyihin kursiga garta halkas Ku jaran tahay

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HOGAAMIYU MAA HA WAX ADUUN LAGU HELO WAA HIBO SIDA FARMAJO ILAAHAY AYAA KU NIMCEEYAY .AKHLAAQDA AYAA HOGAAMISA

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 33 นาทีที่ผ่านมา

    Farmaajo xassan shikh ayu ku qoslaya ileen isagii aya shalay laf dhuun gashay ku noqday 😂😂😂

  • @alicadar6039
    @alicadar6039 49 นาทีที่ผ่านมา

    Dowlada maxow igu tagiri waye hee hdi ow yahay wadani

  • @shukrilibax
    @shukrilibax ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤✅️👏💯

  • @abdalamohamed6656
    @abdalamohamed6656 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabyaalad hadlaysa hadaad doonayso waa kan uun

  • @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
    @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmajo daneye shacabka weyeh sida tugadan okale mahan danaystayasha jajusinta

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul soomaaliya waxaan kayaabay. Arinkii fahad yaasiin kuusheegay

  • @MohamedAli-j7q2b
    @MohamedAli-j7q2b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @gulledmahamed1660
    @gulledmahamed1660 47 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh wuxuu dhibane uyahay hada hadaldii kafiirsasho la,aanta ahaa ee uu kuhadli jiray intuu Farmaajo mucaarad islahaa hada asagaa isuju filan mucaaradnimo

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Madaxweyne farmaajo guulayso

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo wuxuu ku jiraa gacanta Fahad yaasin

    • @MOHANHAYBE
      @MOHANHAYBE 35 นาทีที่ผ่านมา

      Aduunka Maba lasoctid miyaaa farmajo iyo Fahad yaasin ineey mar höre kala hareeeen. Fahad yasin euu Iska casilay xisbiga nabad iyo nolol wuuna kabaxay haddda nin walba goooni ayuuuu u taganyahay

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 57 นาทีที่ผ่านมา

    Farmaajo ma umad waalan bu tabar,uhayaa

  • @mohamedabdi-b6d
    @mohamedabdi-b6d 30 นาทีที่ผ่านมา

    ta maamul goboleedka inuu ka aamuso wuu ku saxsanaa laakiin inuu ta dalka somaliland ka aamuso waan garan karnaa wuxuu uga jeedo

  • @hamzemire5911
    @hamzemire5911 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habayada madexweyne ilaalin baa ah inaanad ku dhexmilmin dhincyo kala tageersan Arimo kkusoi noqonaya

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jubaland Axmad ayaa madaxwayka ah farmaajo qabyaalad ayaa qaaday hambalyadiisu maxay sookordhin

  • @siciidawcali4418
    @siciidawcali4418 21 นาทีที่ผ่านมา

    Qodobka 3aad been baad ka sheegtay farmaajo gedo iyo iyi gobollada kale waa isugu mid

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cayayaankii miyuu soo noqday?

  • @khaliddigale6187
    @khaliddigale6187 56 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkii juxa aha aya la yiri imisa sano aya jirtaa wuxu yiri 30sano ayan jiraa
    10sano kadib aya isla su'aashii la weydiyay
    Isla jawaabtii ayuu bixiyay oo ah wali waxan jiraa 30sano
    Waxa la yiri 10sano ka hor 30 ayad jirtay ee da'daada isma baddasho miya
    Wuxu yiri " aniga waxan ahay nin qowl leh"

  • @xiin1535
    @xiin1535 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FARMAAJO HADUU MADAXWEYNE NOQDO SHIDAALKA WAA LAGA DHARGAAAAA, XASAN SHEEKH HADUU MADAXWEYNE NOQDO 2026 KILIGIIIS IYO FAMILKIISA AYAAA CUNAYA XASAN SHEEKH WUXUUU ISKU DARSADEY MASUQMAASUQ IYO LAALUUSH

  • @aadanxasanaadanxasan3055
    @aadanxasanaadanxasan3055 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CBB ween. Amaan badanaaa ar lacgaaaaa

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Faarmajo maaxuu meesha ku haayaa waaqtigisi waa u dhaamaaday de

    • @abdulkaderabdulleisahal8113
      @abdulkaderabdulleisahal8113 45 นาทีที่ผ่านมา

      Xasan markuu farmajo ku dhagna muxuu mesha ku hayey xoga somarona inaa si xigmadey san uhadasho thks

  • @axmedxaaji7294
    @axmedxaaji7294 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S/land fogaynteedu waa siyaasad xumo

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 3 นาทีที่ผ่านมา

    Gaylan media somaliland kama mid maaha somaliya ee midaas ogow

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😅😅😅

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmajo iyo xasan waa same soomaaliyeey suuraha iskadaaya

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 3 นาทีที่ผ่านมา

      Hadaba soo dhegeyso xasankii shaley iyo kan maanta… ninkii sharci daro ku taagerey maanta tii ku tilmaamaya sharci daro… Xafidahulaah M/Weyne Farmaajo, Allaah ku guuleeyo ❤️❤️❤️

  • @Arabduur
    @Arabduur ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeega wire nation marabno, nagadaaya xayasiimahaan aad wadan, ordaha xiyaal tiktok u taga, oo halkaan noo nabad galiya ilaahau hadaa taqaaniin😂

  • @HaashimAbdalla-h6h
    @HaashimAbdalla-h6h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga lee sheygay😅

  • @HassanMohamud-w3h
    @HassanMohamud-w3h 5 นาทีที่ผ่านมา

    This is a Farmaajo promotion propaganda. Odaygu waa qabyaaliiste weli ciil iyo cadho u qaba Ogaadeen. Nothing more!

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 59 นาทีที่ผ่านมา

    Sheeko raqiis ah oo iska qabyaaladeysan

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 36 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk farmaajo xasan ayaa macalin u noqday WAC WACdiisa hada ayey heysataa iska hadal oo hambalyee waxba ma tarto. Social media guuleyso mid kastoo xun ayaa ALLE ku fashilay.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Jubelend staat GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁✊❤💯🙏👍🇸🇴

  • @TAMED4
    @TAMED4 49 นาทีที่ผ่านมา

    Marka aad qaab aad u amaanto aad laadahay nin aad lacag ka cuntay waa iska sidanoo kle farmaajo hadda waa shacab e xaalka taagan wax kadhe hadal iibsadow

  • @saedking
    @saedking 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul farmajo❤❤❤❤

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmajo nin kuda yasho mudan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jubland puntland ssc khaatumo guuleysta oo hayeelina dagaalka isir naceyba xasan iyo hawiyaha raacsan ay idinku hayan dagaalama ilaahay ba idinku filane

  • @alinurhassan4481
    @alinurhassan4481 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Farmajo❤

  • @MaameeMaamee-d8c
    @MaameeMaamee-d8c ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo waa macalinka hogaamiya ah
    Sobatu waa inwaxlagabankaro
    Hogamiyakasta oosoomalia ahna cashirayuukabaran karaa
    Wuxuna dadka somaliyedkamudanyahay
    Sharan iyo karamo

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siciid Deniba sawtuu hambalayanayy muhiimadu waa in Axmed madoobe iyo reerkiisu isku wanagsanyn

    • @Arabduur
      @Arabduur ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Siciid dani ma madaxwayne dfs buu soo ahaa mise yahay ?
      Waa maya
      Waa gidoomiye maamul state,
      Wali magaarin maqaamka
      Shariif, xasan iyo farmaajo,
      Markaa ha isku qasin
      Darajooyinka saas bay ukala sarsareeyane

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 33 นาทีที่ผ่านมา

    Farmaajo marka laga tago inuu maqaam madaxweyne leeeyahay hadane waaa marexaan qof marexaan siyaaasi ah marna uma hambalyeyn karo Ahmed madobe. Reerka gado ahmed madobe colaad xunaaa dhax martay waa lawada ogyahay gar ahaan reer garbaharey

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 56 นาทีที่ผ่านมา

    Hadalkaaga wu is garaacaya dameeryahow qabyaaliistaha ah, munaafaqaddana ku caan baxay, Farmaajana wa siyaasiga keliya ay somali quudareyneyso inuu mideeyo(xal milateriba ha noqtee).

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 นาทีที่ผ่านมา

      Ceyda ayaa kaa dhigtey qof aan fikirkiisa ku cabiri karin si ilnaxnima leh… wll la jaanqaad dunida fikirkaaga dhiibo a doon cidna ka abaal dhaceyn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xasan dalxaraashe hadhaco hadhaco hadhaco hurgumoyin iyo dagaal qabiil bu dib wadanka uga qarxiyay alshabaab iyo isagu wayda shaqeystan ee ilaahay wadanka kaso gaadho

  • @xiin1535
    @xiin1535 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MC FARMAAJO WAA WADANI 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaanu hambalyo iyo boarding u. Diranaa m.wyne axmed maxamed islaam iyo dhamaan reer jubba land

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤farmajo abo qaran

  • @mumtaazcabdiqadir-v8g
    @mumtaazcabdiqadir-v8g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye culus

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wariye waan kusalamay farmaajo geesi qaran soonoqo adoonabada❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc farmaajo nooloow siyaasi qaran jir oo joog❤❤

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmaajo soo danbi dadku laayey loo ma heysto? mise waa loo seete dheeraynaa ilee waa ncase

    • @Topspotstories
      @Topspotstories ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuwa barii xasan dili doono so xasan Loma haysto war orod oo wax baro

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuul farmaajp madax waynaha qaranka

  • @AhmedGaan
    @AhmedGaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Farmaajo halyay aamusan libaax

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    argaxigisa khawaariijta idoor koonfurna qaraxay kudhameysay dadki haderna ssc khaatumo xasuuq kaqeysatay ee xasan hadu qof yay kuduulo isaaq dadka dhitada kuhaya

  • @IbraahimcabdiCali-jx1px
    @IbraahimcabdiCali-jx1px ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farmajo guul