Jawaaabtii & Radintii Sh.Xasaan Xuseen Aadam By Sh.Cabdulkhadir Cukaasha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 136

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu ปีที่แล้ว +5

    Sh. Xasaan waa muftiga ummadda somaliyed cidla haku xiiqin awgoow

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +11

    ilaaahow shiiq xasaaan xuseen aadam noo daa la'aantiis walahi wan lumi lahayn

    • @abdikadirabdilahi9104
      @abdikadirabdilahi9104 4 ปีที่แล้ว

      Ukaadi ukaaadi dumar meeshoodii maaha halkaniye

    • @abdikadirabdilahi9104
      @abdikadirabdilahi9104 4 ปีที่แล้ว

      Ma rasuul buu kuu yahay xasaan mida kale miyaad iska dhaaranaysaa yaa ku yiri waaad lumi lahayd haddaanu joogin

    • @abshirmaxamuud8745
      @abshirmaxamuud8745 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @CaliMaxamud-k5v
    @CaliMaxamud-k5v 3 หลายเดือนก่อน +2

    sh xassan waamuftiga ummadda soomaliyed cidla haku xiiqin awgoow

  • @xassan1964
    @xassan1964 10 ปีที่แล้ว +19

    Waxeey ku habooneeyd jawaabta waqtigeedii
    Waxaana nasiib daro ah in jawaabta shiiq Cukaashe timaado sanado kadib markii eey Gaalada Keenyaatiga xireen shiiq xasaan xuseen
    waxeey aheeyd in uu iska aamusnaado Cukaashe ilaa wuu aamusnaa sanado e
    maxuu hada ula eegtay marka shiiq Xasaan la xiray
    waa aria nasiib daro ah maanta in wadaad gaalo markeey dhibto caay ama radin qofba mar uu bilaabo
    waa nasiib xumo in culumadeena qaar ka mid ah saas noqdeen

    • @abdullahiosman9856
      @abdullahiosman9856 10 ปีที่แล้ว

      waa runta wll

    • @gureygurey321
      @gureygurey321 7 ปีที่แล้ว

      Xassan yaa u baneeyey ineey naag la Qabo masaajeyaan jirgeeda masaajeeyaan xasaan xuseen waa fududyahay

  • @Somfox1
    @Somfox1 8 ปีที่แล้ว +1

    Salaamu calaykum... umada somaliyed dhib badan bay ku jirtaa, waxa aad u fiican in ay culumadu iska dhaafan is durista iyo wax iska sheegista ay isku hayaan. waayo , qof walba ilaah baa arka , ha loo daayo xukunka ilaahay, oo umadu ha kala bad baado . dadkeenu waxa ay rabaan nabad iyo culumo mideysan , ilaah baan idinku dhaarshee iska daaya is qab qabsiga .. waa laga fiican yahay. Ilaahow is jeclaysii CULUMADA SOMALIYED, iyo umada somaliyeed .. aaamiiin, alow dalka nabad iyo barwaaqo nooga dhig... amiin ,,,alow noo naxariisto amiin

  • @dr-muhyidinyakubabdullah1291
    @dr-muhyidinyakubabdullah1291 6 วันที่ผ่านมา

    Sida Sh xassaan xuseen waxyaabaha kuu tiiriyey kama jawaabin

  • @mohamedabdi7317
    @mohamedabdi7317 5 ปีที่แล้ว

    Aljadiidiyo anaga xaruntooda soo aragnay madaxda ayay saaxiibo la yihiin waxay ku mushquuleen dhaleecaynta iyo dabagalka iyo gafafka culimada muslimiinta waa dad imtixaaman alle xaqa ha tuso

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 8 ปีที่แล้ว +3

    Bismillah Maxamed amaanal jaamii waa itoobiyaankii kooxdiina jaamiyada asaasay marka diintii oo dhanna waxaad ka dhigteen maslaxada aal sacuud annaga sheeq nooma aha

  • @alimoalin8541
    @alimoalin8541 9 ปีที่แล้ว +1

    siyaaasiyiinta soomaaliyed aya lala yaabay laakiin wadaadada aya ka daran oo isqab qabsanyo ilaahay qalbiga ayu daalacda naf nafkale dulmin meyso ee ilaahay hanagu hanuunsho sabarkii iyo fiicnaantin nebi maxamed scw. Aamiin

  • @mahamedmuhumed962
    @mahamedmuhumed962 9 ปีที่แล้ว +4

    sheekh cukaasha allow cimriga udheeree sheekh caalima oo isku darsaday daacadnimo iyo afgaabni allow ku dhawr if iyo aakhiraba

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin ilaahayoow culimda sunnada meel kastoow joogaan ku ilaali

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali9556 5 ปีที่แล้ว

    Sh cukaashe alle hakudhawro aamiin sh xasan qaladkiisu waacadyey

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله اللهم اجعلني مثل هذا الشيخ مبارک

  • @AbdihamidSalah
    @AbdihamidSalah 9 ปีที่แล้ว

    Nabigu cws wuxu leeyahay Allah wuxuu jecel yahay rifqiga amuurtoodhan. wadaadan marka ay is radinayaan af adag adagaa markaas uu mid ba mid kale waa beentiis uu leeyahay. yaa rabi

  • @asmoaadan2250
    @asmoaadan2250 8 ปีที่แล้ว

    Masha aid a an isqabqabsaneysa layaabbadanaaa yaaladhageystaaa wasuaaale culumadaaan is faaxisheynaya midba midkiisakale mooda inuukafcnyahay subxaanakayaacadiiim

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا الجزاء يا شيخنا الفاضل

  • @axmedcumar3186
    @axmedcumar3186 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا
    الشيخ عكاشة حفظه الله عالم من علماء اهل السنة

  • @khaliddeedat7888
    @khaliddeedat7888 8 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا شيخ عبدالقادر عكاشة

  • @sacadrashid7285
    @sacadrashid7285 9 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل

  • @sacdiyocabdirizaq3156
    @sacdiyocabdirizaq3156 6 ปีที่แล้ว +6

    Walleee wixii lagugu eeedeyay oo idil wad qiratay

  • @mohamedabdirahman3270
    @mohamedabdirahman3270 7 ปีที่แล้ว +1

    هل يستوي الدين يعلمون والدين لا يعلمون ilaahy muxuu raaciyay bal ila fiiriya wuxuu alle yiri oo aayada ku khatimay إنما يتذكر أولو الألباب ilaahay wuxuu leeyahay waxaa wax fahmoo garta kan caqliga u saaxiibkaa

  • @anwarabdow5763
    @anwarabdow5763 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma anaa waalan mise ninkan Waa dabaal? Heytul culimaa’ hadeey tiri Waa gaalnimo in lagu dhaqmo dastuur maktuub ah oo baarlamaani ah Waa maxay cadeynta laga rabo ineey tiraahdo duwalka sharci ka dhigto tastuur Waa gaalo!!!!

  • @Mohamed_Timir
    @Mohamed_Timir 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheekhaan aad ayaan u jeclahay

  • @abdirahmanabdullahi981
    @abdirahmanabdullahi981 7 ปีที่แล้ว +1

    sh walaah waa sax. dumar ajanibi ah in aad taabato waa khalad, fiiri kuwa cilaajka dumarka way taabtaan jirkooda, waana ka xaraaan . sheikh xasan waxaa uu u bahanyahay maskaxda in laga baaro, laga yaabo in uu caafimaad ahaan maskaxada ay fadhinin. ilaah sheik xasan ha caafiyo

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 8 ปีที่แล้ว +3

    Bismillah waxaa iicadaatay in sh xasaan uu kaa cilmi iyo fahan badan yahay laakiin aad doonayso dood isku difaacdo

  • @Mohamed_Timir
    @Mohamed_Timir 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheykh degan af gaaban

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +1

    halmid aan baraarujiyo kutubta ow tirinaa shiqa wxa ay marjac ahn ugu qoran yihiin risaalada yar oo uu xasaan sheegay kafiiriya

  • @saidabdulaahi8216
    @saidabdulaahi8216 7 ปีที่แล้ว +3

    alaah hanaga ka qabto xasan alaah jecel iyo dadka mumininta ah

  • @mohamedabdirahman3270
    @mohamedabdirahman3270 7 ปีที่แล้ว +3

    nin shaacir baa yiri iyo daliil la aan mesha la fadhiya iyo nin hadalkiisu yahay قال الله iyo قال الرسول iyo قال التابعين bal qiimeeyaa inta tacasubka la iska daayo

  • @الشيخعليمحمد-غ6ت
    @الشيخعليمحمد-غ6ت 6 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 5 ปีที่แล้ว +4

    Waligeey waxaan u haytay inuu saan dhaamo war sharaf waxaa kuugufilan inuu xassaan kaa hadlo

    • @Aksnipper33
      @Aksnipper33 ปีที่แล้ว

      Ma khawaarij baa sharaf leh? Ilaahay ha ku geeyo meeshuu khaarijigaas aado

  • @abduljabarmohamed4771
    @abduljabarmohamed4771 9 ปีที่แล้ว

    Mashalllah sheikh iyo xassani laisma agdigikaro sheikh cukasha waa sheikh weyn oo Allah ilmi siyay xassani wa takfiiri video gan ayaa shiekh cukasha ku ansaxina xassani inu takfiiri yahay,,,Allah hakaxifdiyo sharta cadowga,,,Allah Yuba Rik fik sheikh cukasha

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 10 หลายเดือนก่อน

    lالسيل الجرارالمتدفق الی الحداٸق الازهار للشيخ الشوکاني

  • @saidnasir4880
    @saidnasir4880 8 ปีที่แล้ว +1

    saciid. bismillah mawanaagsano in la isku dabagadiyo hadalka sh xasaan ma Oran hadii xaakimka wadanka katalinayo gaalyahay dadkuna waa gaalo ee wuxuu yiri hadii xaakinku gaalyahay daarta waxay qaadanaysaa daarul kufri walow dadka wadanka degan majority haba ahaadaan waa daarta wuxuu kahadlay wuxuu kahadlay mafahmin seed uradin wassalaamu calaykum

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 7 ปีที่แล้ว +7

    waar shiikh xasaan baa aniga igala saxan kan

  • @cabdiyare7855
    @cabdiyare7855 9 ปีที่แล้ว

    wakey wax dhexe wayradin jireyn suufiyada. iyaga ayaa naagagaha u daliga. bismilaah.

  • @abdirahmanabdullahi981
    @abdirahmanabdullahi981 7 ปีที่แล้ว

    sheikh cukaasha ilaah haku xifdiyo .

  • @AdowHusseinbodee-fn7kv
    @AdowHusseinbodee-fn7kv 15 วันที่ผ่านมา

    Meqa mar aya ladawasocday sh cukashe .sh xassan wuxuyiri niman cilay ba icaya😂

  • @anwarabdow5763
    @anwarabdow5763 2 ปีที่แล้ว

    I’m the only one who doesn’t understand the question?

  • @AdowHusseinbodee-fn7kv
    @AdowHusseinbodee-fn7kv 15 วันที่ผ่านมา

    Sheikha asaga marku racayo abu Hassan al ashcari hadalkisa ashaciro mxa kagala warkoda

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 7 ปีที่แล้ว +3

    sh xasaan baa kacilmi badan

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa rayigaaga taasi

    • @Aksnipper33
      @Aksnipper33 ปีที่แล้ว

      Beentu waa xaraaan

    • @AdowHusseinbodee-fn7kv
      @AdowHusseinbodee-fn7kv 15 วันที่ผ่านมา

      ​@inaclaahi35warunti wada caqli hadalehday wat fahmilahed

  • @abdiazizothowa6514
    @abdiazizothowa6514 4 ปีที่แล้ว

    sedax sanaa.kadib jawab mxawaye shk umada habadiyaynin

  • @deeqdarajo5315
    @deeqdarajo5315 8 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @zamzamabdi774
    @zamzamabdi774 4 ปีที่แล้ว

    حياك الله

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว

    الکواشف الجلية في تکفير الدولة السعودية لعصام البرقاوي

  • @dr-muhyidinyakubabdullah1291
    @dr-muhyidinyakubabdullah1291 6 วันที่ผ่านมา

    Wax cilmi kisaansan ilaa hada iigama miuqdo inu soo gudbiyey

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 10 หลายเดือนก่อน

    عقد المرجان فيما يتعلق بالمرجان

  • @anwarabdow5763
    @anwarabdow5763 2 ปีที่แล้ว

    29:16 are you telling us dowlada sacuudiga Waa dowla tawxiid cidi gaaleysiisana Waa takfiir?? Is that you’re position cukaashow?????

  • @abdulahimohamad9341
    @abdulahimohamad9341 3 ปีที่แล้ว

    Jasa kalah qeeyr 2010 ayan kusir qisadana anigey iso martay waxan xasuusta nashiido iyo hebal waa gal iyo mad fac latuuro subax iyo heben waxas leen dhageysana kii koxda kabaxa waxan ka aminsanahay in ow gal yahay magalada kismanyo masajid kuyal anago saladi jimcaha sugeyno aya nin ahlu culmiya istagay waxa oow kahad lay dagalkii kismanyo kadhacay ee udhaxeeyay bare hiirale iyo xarakada in owsan jihad ahen eey ahed dad muslimiin oo islayay isla markiiba nin garwen oo xog wen aya so istagay makarofan ii ayaw qabsaday asago aad u careysan asow dhahay xamarna kan kasocdo asna jihad mahan kan hadowsan jihad ahen ninkii cilmiga laha wow fahmay in dabinlo dhigay iskama walin wow iska fariistay lamaba doodin Hadow jahil ahan laha wow sii dodi laha meshana lagu dili laha dhaman waxa mesha jogo waa wada cidin shacab wey ku yar yihin dhamantod waa jahilin xasan fad wo badan oo tuuray dad badan oo masakiina aan waxba galabsan qabri ugu jiran

  • @nurdinsahal3191
    @nurdinsahal3191 5 ปีที่แล้ว

    Aw

  • @mohamedabdirahman3270
    @mohamedabdirahman3270 7 ปีที่แล้ว +1

    shaacirkii wuxuu yiri (ودعا كأراء الرجال وقولهم فقول رسول الله أزكى واشرح)
    ninkii carabi yaqaan wuu fahmayaa micnaha gabayga
    جزاكم الله خيرا

    • @فهدالجبرتي-خ7ب
      @فهدالجبرتي-خ7ب 4 ปีที่แล้ว

      ياهذا اراء الرجال إن كانت مخالفة لكلام الرسول فتضرب بعرض الحائط لكن اذا كانت اراء الرجال من اهل العلم تفسر وتوضح كلام الله وكلام رسوله وكلام الصحابة وتذكر الضوابط القواعد فهذا مما يؤخذ بكلامهم ويستضاء بهم الطريق اعني العلماء الربانيين ومن اقتدى على آثارهم ففرق بين الآراء المحضة وبين ماكان مفسرا وموضحا لمعاني القرآن والسنة والميزان فهم الكتاب والسنة بفهم الاولين من السلف وهم الصحاية

  • @Mohamed_Timir
    @Mohamed_Timir 4 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله، بارك الله فيك وجزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل الجليل العلامة عبدالقادر عكاشة.....
    سكتّ عن السفيه وظن أني ☆ عييت عن الجواب وما عييت
    إذا نطق السفيه فلا تجبه ☆ فخير من إجابته السكوت
    هههههههههه
    رغم أنف المبتدع الجاهل المتعالم حسان الله يخزيك و يفضحك.. عامله الله بما استحق...

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +3

    xasaan ben haka shegin maqabo warka shege lkn bilaada kitaab ilaah aanan lagu xakuminaa diyaaru kufrin ah dadka maahan waa diyaarta

  • @askar2313
    @askar2313 8 ปีที่แล้ว

    shekhena ilahay ha kuilalyo

  • @dahirmahamed4056
    @dahirmahamed4056 7 ปีที่แล้ว +1

    culumo qabiil miyad kufaraxday xadhiga sheekha maxase hada kusoo afuufay.

  • @legoforzo
    @legoforzo 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaaab dal gaalo ah bey joogaan dowlada soomaaliyeed oo muslim ah oo ay doorteen shacab moslim ah oo muddo bilaa dowlad ahna wey gaaleysiinayaa......!
    Waa dowlad diid

  • @shuaybsheybo4704
    @shuaybsheybo4704 10 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdulillah sh cukaashaa waa shiikha ugu fiican lkn xasaan waa shiig radintiisa xun lkn s
    h cukaasha hadoo jawaabey allaha kheyr ha siiyo baarakallahu fiik

    • @souleimanahmeddjama3082
      @souleimanahmeddjama3082 9 ปีที่แล้ว +1

      WAR BENALE QOF MAQAN IYO QOF MOTAN BU MARKHADI KADIKTAYEH MA SANADO KADIB AYAD JAWABAYSA WALBA ISAKO XIRAN MACNAHA ISO MAQAN TASI WAXA KOUTUSINAYSA NINKA CAQLIKALOW INOU BEN SHEKAYO SH CUKASHA

    • @AdowHusseinbodee-fn7kv
      @AdowHusseinbodee-fn7kv 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@souleimanahmeddjama3082wllhi wa sax qof aqli qabo wax ufahmi sh xassan aniga iyo asaga midka saxan wafahmi donta

    • @AdowHusseinbodee-fn7kv
      @AdowHusseinbodee-fn7kv 15 วันที่ผ่านมา

      Sas ayu dahay

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว

    shiiqa kutubta ow tirina adilada caamka mesha ow kaso qaaday hal kitaab bu shegay oo qaas ku ah masalada kutubtiisana kulli waa mucaasirin labo maahane

  • @abdiazizothowa6514
    @abdiazizothowa6514 4 ปีที่แล้ว

    shaciir waxa asaga laqumaan buu kahalda shk cukasha afka suubiso

  • @iidmoneyexchange561
    @iidmoneyexchange561 7 ปีที่แล้ว

    xaarweyne

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว

    an ka jawaabo bal xadiithka taaashada dumarka lagu xarimaa shiiq cukaasho wxu qaba dr muslim ah inow naag farjigeda xata fareyn karo aso baaraya ee sow xadiithka maso galayo

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +1

    cukaasha intan waa igala roonaaye jaahil camal buu uhadlayaaye

  • @saidnasir4880
    @saidnasir4880 9 ปีที่แล้ว

    Saciid salafiyal jadiida ma arkeeysid ayagoo gaalada wax kasheegaaya xarakaadka iyo culimada waaye cadowgooda dhalinyarada khayrka jecel qaar kamid ah way marin habaabiyeen culimadiina meel bay uga dheceen ilaah xaqa hatuso

  • @dahirmahamed4056
    @dahirmahamed4056 7 ปีที่แล้ว +1

    okay oo maxaad u aamusiwayday timiir lafba kajirta.

  • @basedblackbeard4456
    @basedblackbeard4456 5 ปีที่แล้ว

    Sax waayay sacuudiga Waa gaalo.

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว

    boqor cabdalla oo dhahaya diimaha aan mideyno aa kujira qadka iyo cuthaymiin oo gaaleysiinaya video ah youtube kadaawada

  • @yassinjama8743
    @yassinjama8743 8 ปีที่แล้ว +2

    nin daad qaaday xumbo cuskey!!!. ma gabey carbeed baa aayad iyo xadiith jawaab u noqoneysaa? in aad aasmusto kuu rooneydaa!!!.

  • @kartida
    @kartida 2 ปีที่แล้ว

    Kan waa baadi baadiyeeye ah beenaale wuxuu yiri inkiro

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว

    Cushaake beenaale

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheq xasaan baaa ka cilmi badan

    • @Aksnipper33
      @Aksnipper33 ปีที่แล้ว

      Beenta daa safiihyahow

    • @AdowHusseinbodee-fn7kv
      @AdowHusseinbodee-fn7kv 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@Aksnipper33 adiga rabi kacabso kugumajiro ee rag iskaceli Aya kugujirta .ee اتق الله حيثما كنت

  • @diiniosman6298
    @diiniosman6298 8 ปีที่แล้ว +1

    kan sheeq ma ahan waa kuwa sucuudiga lacagta soo siiyaan oo diinta hadba sida boqorada sucuudiga rabaan ka dhigo...

    • @khaliddeedat7888
      @khaliddeedat7888 8 ปีที่แล้ว +1

      سبحان الله
      اتق الله

    • @diiniosman6298
      @diiniosman6298 8 ปีที่แล้ว

      Matlab

    • @ahmedabshir5300
      @ahmedabshir5300 5 ปีที่แล้ว

      Dag daga mafiicno sheeqa haku xadgudbin gaar heerka uu gaaray oo kale dhanka cilmiga saasa umalayna iyo sidaasaa la yiri iska dhaaf walaal

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +2

    jadiidi jaami ah murji ah cukaasho

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 3 ปีที่แล้ว

    Xssssn xuseen wuxuu u shaqqeeyas yuhuuda nin markuu soo fariistaba dad gaalaynaya muslimna ma ahan maadaaba uu kadhashay beel kinya jaajuus u ah intaasbaa loo xiri layahay lkn waa gacan dhiiglaha amarkiisa yuuhada iyo arga gixisadu dadka ku laayaan

    • @somaliman8162
      @somaliman8162 ปีที่แล้ว

      Sh xasaan waxuu la duqoobey waa xabsiga.

  • @Mohamed_Timir
    @Mohamed_Timir 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasaan cilmi ma laha ee wuu iska dhig dhigaa sheydaanka

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +2

    caaamo hadan nahay ama dalabatul cilmi nahay wan ognahay xasaaan nin kafiican inowsan somali udhalan

    • @ahmedabshir5300
      @ahmedabshir5300 5 ปีที่แล้ว

      Indho la,aan dagdaga ma fiicno walaal waxa kafiirso waliba si dagan

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh xassan munaafaq

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 8 ปีที่แล้ว

    Bismillah jaamiyada waa murji atul casri soomaaliya cukaasha ayaa ujooga iyo barbaraawi masar waxaa ujooga raslaan oo caay badan sucuudiga saalix luxaydaan kuwaan musliinta dhib bay ugaysteen

  • @abdiraxiim4583
    @abdiraxiim4583 8 ปีที่แล้ว

    war iska aamus

  • @حسنألنوحي-ز5ف
    @حسنألنوحي-ز5ف 5 ปีที่แล้ว +3

    حسان حسين ذوالخويصرة في شرق أفريقيا وما رأيت أجهل ولا أحمق منه فهو لم يطلب العلم.كان يبيع مكتبة أمل ثم قجأة أصبح.يكفر العلماء والمسلمين وعنده جرأة عجيبة ! فهو لا يستحق أن يرد عليه لأنه جاهل مركب من نفسه فاهم!

    • @Mohamed_Timir
      @Mohamed_Timir 4 ปีที่แล้ว +1

      ماشاء الله
      الله يحفظك ويفصح الله لسانك

  • @daahiryareali6108
    @daahiryareali6108 7 ปีที่แล้ว +1

    wahaabiyo waligod saas ay isku haystaan ilahy ha isku diro waxa ay ku hishiiyeen ayaa isku diray

    • @fahmimohrani548
      @fahmimohrani548 5 ปีที่แล้ว

      Allah ka cabso wll kayoow oo meel ee waxaad ku hadlayso

  • @axmedaljowsi746
    @axmedaljowsi746 10 ปีที่แล้ว

    Wahaabiyo shiikha ugu runta badan waa sh xasaan maxaa yeelay kuwaan kale mad habka wahaabisimka waa kabeen sheegaan sh cukaashe ayaaba iska dhigaya nin difaacaya jalaaludiin suyuudi warkaas waa war lagu qoslo shiikha fatxul majiid miyuu katanaasulay kitaabkaas waxaa ku qoran suufiyo in eey yihiin gaalo dhamaantood salaf iyo qalaf iyo ashaaciraba kitaabta wahaabiyada oo dhan ayeey muntashir ku tahay suyuudina waa suufi iyo ashcari weyn mise hadalku waa lajiifayaalo banaan iyo caadadii wahaabiyo

    • @shuaybsheybo4704
      @shuaybsheybo4704 10 ปีที่แล้ว +2

      Hadaa sh cukaashe kaseynin maad afka qabsatid sh cukaasha waa shiikha hadalkiisu run tahay lkn xasaan waa shiikha hadalkiisu been tahay adiganeh sh cukaasha faraha ugala bax xishmad malihdid

    • @fahmimohrani548
      @fahmimohrani548 5 ปีที่แล้ว

      Asc wllkayow wixii saxana qaado wix khaldana katag OK lkn iska dhaaf dacniga iyo qadxiga sarbeeban

  • @Rageahcade114
    @Rageahcade114 7 ปีที่แล้ว

    Miskiin xun oo jadiidiyo eh wayay oo hdlba aqoonin welee iimaan la aan wejigaada wee ka muuqataa

    • @caqlilowmedai2502
      @caqlilowmedai2502 3 ปีที่แล้ว

      يرشدك الله أخى
      Wad halaysantee maso leexaty

  • @anuurmaxamud2728
    @anuurmaxamud2728 7 ปีที่แล้ว

    Wahabiyo Awalba khayr ma lahayne isku jaba

  • @axmedaljowsi746
    @axmedaljowsi746 10 ปีที่แล้ว

    Hadalka aan qoray oo ah wahaabiyada nabiga injir ayeey ku sheegaan waa hadal aan kaxumaaday laakiin wahaabigii ka aamusa in uu ku radiyo umal gafgaas macnaheedu waa in uu raali ku yahay cayda nabiga csw sidaas daraadeed ayaan hadalka uwada saaray wahaabiyada oo dhan

    • @abdicadeahmed8765
      @abdicadeahmed8765 9 ปีที่แล้ว

      Arinta layaabkaleh ayaa Waxay tahay culimadu magaran la.yihiin insha baab takfiir yihiin mise way iska indha tiri yaan

  • @axmedaljowsi746
    @axmedaljowsi746 10 ปีที่แล้ว

    Soomaali anigu waa layaabay culimadaan wahaabiyada tanaaqudkooda mabartaan xasaan waa takfiir ayeey ku leeyihiin ayagana waxeey iska dhigayaan dad aan takfiir aheyn Taqsiimul Towxiid ayeey layimaadeen waxeeyna dhaheeyn ninkii aan u qeybin towxiidka sida aan u qeybinay waa gaal fircoon abuu jahal iyo balaayoo dhan ayaa ka iimaan badan caqiidadaasna lama yaqaani meel eey ka dhaxleen bidcana uma yaqaanan mowlidka rasuulkana shirki ayeey u yaqaanan nabigana injirle ayeey u yaqaanaan waaba yaabee maxeey karabaan miskiinkaan xasaan ah war geesigiina kaleexda

  • @abuataa2655
    @abuataa2655 10 ปีที่แล้ว

    "إن يعلموا خيرا أخفوه...وإن علموا شرا أذعوا...وإن لم يعلموا كذبوا...إن يسمعوا سبة طاروا بها فرحا...مني وما يسمعوا من صالح دفنوا....صم إذا سمعوا خيرا ذكت به...وإن ذكرت بسواء عندهم أذنوا"
    يا مدلس يا كذاب

    • @alinor4000
      @alinor4000 8 ปีที่แล้ว

      دع شتم العلماء فهو خير منك ومن شيخك الذي تتعصب اليه.

    • @abuxudayfaasalfi8516
      @abuxudayfaasalfi8516 7 ปีที่แล้ว

      Ali Nor waarr ilahay ka baqa xasaan halkuu sheekh ku noqday waa afmiishaar benaale ah oon illaahay ka xishoonayn waxaana filayaa inuu basaas uyahay galaada waayo waxa uu ka hadlo wax kayar ayay gaaladu dadka ku xidhaa asna waxay yidhaahdeen dadka noo soo saar aan kafaro qabsanee waana la ogaan wallaahi dhawaan warkiisu wuu dhawyahay

    • @abuxudayfaasalfi8516
      @abuxudayfaasalfi8516 7 ปีที่แล้ว

      xassaan ilaahay ha ka qabto umada

    • @alinor4000
      @alinor4000 7 ปีที่แล้ว

      wax hubso anigu xasaan sheekh ma dhihin ee ninkaan sheekh cukaasha kadaab yiri ayaan radiyay.

    • @abuxudayfaasalfi8516
      @abuxudayfaasalfi8516 7 ปีที่แล้ว

      Ali Nor waa sax lkn waxaa jira qaar sheekh uhaysta xassaan ilaahay cidii aqoonsiiyay lkn waxay garanayaan inuu yahay jaahil afmiishaara walibana aan udhalan caqlo fiican

  • @khaliddeedat7888
    @khaliddeedat7888 8 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا شيخ عبدالقادر عكاشة

    • @naasurudiinmaxamed6523
      @naasurudiinmaxamed6523 7 ปีที่แล้ว

      sheekha ilaahay misaanka xasanaadka ha ugu daro hana u siyaadiyo cilmiga ilaahay