Sh Xassaan iyo ictisaam ,Takfiir ,Jadiidiyo Maxaa u dhaxeeyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 131

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 ปีที่แล้ว +6

    Jazaka Allahu kheyr sheekh Xassaan ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay haku xafido shekh xasaan abu salmaan

  • @abdinasirali3460
    @abdinasirali3460 2 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله فضيلة شيخ حسان حسين الله يطول عمره ويكثر مثله ، بين لنا الحق ليهلك من هلك ، شيخ حسان هو شيخ الإسلام في عصرنا حاضر.

  • @nasrayusuf5350
    @nasrayusuf5350 6 ปีที่แล้ว +8

    Illaahow sheekhaan cimri dheer sii

  • @umalkhayrmusaaxmed2558
    @umalkhayrmusaaxmed2558 5 ปีที่แล้ว +7

    Allahuma Zidnaa Cilmaa
    Allahuma Calimnaa Cilman yanfacuna Warzuqna Fahma'hu

  • @iimeycunaaye3169
    @iimeycunaaye3169 7 ปีที่แล้ว +11

    masha allah sheekheena xassaan xuseen allaah haxifdiyo xaquu cadeeyaaye xaqa allaah hakusugo

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu Khayral Jazaa Shekhuna Alleh Hanoow Ka Daaayo Adun Iyo Akhiro Mahd Sanid Mar Walbo

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah...Allah nagu canfaco muxaadarada.

  • @jamalabdiaziz4161
    @jamalabdiaziz4161 7 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah sheiku xasaan Caalim geesi ah oo xaqa ka gaban weeye Allah ha ku xafido.

    • @cabdallecasio6737
      @cabdallecasio6737 5 ปีที่แล้ว

      Waar illahy ka baq nin kani waa ehlu takfiir waa ehlo bidco haku daba lumin wllo aqoon daro ayaa ku haysee diintaada u baq

    • @abdalladaahir
      @abdalladaahir 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdallecasio6737muxu takfiir ku noqdey

  • @maxamedabdirashiidmaaxo4756
    @maxamedabdirashiidmaaxo4756 5 ปีที่แล้ว +7

    m.allah sh xassaan xuseen waa sheekh ugu cimiga badan shuyuukhda soomaalida

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 3 ปีที่แล้ว +2

      Umal baa wallhi ka cilmi badan

  • @axmedmaxamed5055
    @axmedmaxamed5055 6 ปีที่แล้ว +6

    Illaahow sh xassaan kheersii xaqanA kusug aameen

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว +6

    Farqiga saxsan Allah na waafajiyo

  • @bukharischools
    @bukharischools 5 ปีที่แล้ว +4

    Long life yaa xassaan

  • @muptazimamhapiip1298
    @muptazimamhapiip1298 5 ปีที่แล้ว +6

    sheekh xasaan
    meel fican
    ka istagay
    alha barkeye

  • @umuaisha4756
    @umuaisha4756 7 ปีที่แล้ว +6

    ma shaa Allaah Allaah haku xifdiyo

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +8

    xafidahu allaah waracaaah wasalamuhu min suu'il daareyn

  • @ibnuqayyiminaqalaf304
    @ibnuqayyiminaqalaf304 7 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh xasaan waa geesi aan xaqa lagabanin

  • @umalkhayrmusaaxmed2558
    @umalkhayrmusaaxmed2558 5 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma laa Cilma lanaa ilaa maa Calamtanaa inaka antal Caliimun Xakiim

  • @QaaliaragsanAragsan0987
    @QaaliaragsanAragsan0987 5 หลายเดือนก่อน

    Alle hakuxafido sheeq❤❤

  • @aamiindholoyare7052
    @aamiindholoyare7052 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah fadiilatu sheekh xasaan Abu Salman ilaahay ha ku xafido waxa tahay nalka kaliya ee maanta aan haysano oo no baxaya ilaahay ha noo kaa dhawro

  • @nasrayusuf5350
    @nasrayusuf5350 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheekha allaah barakeeyee waxaan rabi lahaa qabilada uu magacaawo inuu iska daayo

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 6 ปีที่แล้ว +5

    حفظ الله شيخ ابو سلمان

  • @weloveyouxidigahmogdishu7033
    @weloveyouxidigahmogdishu7033 7 ปีที่แล้ว +6

    mash allah jaza aka allah jaza all kahyr yaa shaeikh

  • @nourabdallamo2160
    @nourabdallamo2160 5 ปีที่แล้ว +7

    Somalidan LA yabay
    Sheekh hdu wax Ku shego
    Hady Ku anfcdo ka qado hdi klna ka tag
    Wbilhi towfiq

  • @abdikadiradem233
    @abdikadiradem233 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilah haku hafido shekha alahana noodaayo geesiga xaqa ku ad adak

  • @mohamedomer9066
    @mohamedomer9066 3 ปีที่แล้ว

    Sh. Xassaan Jazaakallah.

  • @maxamedaxmed9150
    @maxamedaxmed9150 7 ปีที่แล้ว +4

    mashallah
    mashallah
    mashallah

  • @ابواسحاقمروان
    @ابواسحاقمروان 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @yaserhussein8629
    @yaserhussein8629 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheekh xasaan xuseen abuu salmaan. Alle hanoo kaa xafido adi iyo culumada soomaaliyeedba

    • @cabdallecasio6737
      @cabdallecasio6737 5 ปีที่แล้ว

      Wllo ma ogtahy illahy inuuna dulmiga iyo xaqdarada dadka uusa iskugu kaalmaynin ninkan beenaha ah iska leexo isagaa lunsane

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 5 หลายเดือนก่อน

      @@cabdallecasio6737hhh adi mxa ku hesaa cadeen 😅

  • @darajemohomed9116
    @darajemohomed9116 5 ปีที่แล้ว

    mashaalaah shiikh waad mahadsantahay

  • @maxamed4865
    @maxamed4865 ปีที่แล้ว +1

    هداك الله إلى سبيل الرشاد

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 5 หลายเดือนก่อน

      Amn Yaa rabi i hanuuni ya raxman ya wahaab ❤❤❤

  • @acazaam
    @acazaam 6 ปีที่แล้ว +8

    imaam ahlu suna waljamaaca axmad ibn xambal wxu leeyhy marka masaail lesku qabsado culumada furunta joogta waydiiya waayo allaah ayaa ubalan qaaday xaqqa inaw ayaga kuhagaajin kuna hanuunin wuxuna udaliishaday "واللذين جاهدو فينا لنهدينهم سبلنا "

    • @mB-ro8er
      @mB-ro8er 5 ปีที่แล้ว

      ahmed bin xanbal Waa Qof caadi nabi iyo ilaah midna maahan khalad iyo thawaaba waa lahaa ee diinta Rasuulkaaga uga dayso mida kale ma ogtahay in uu imaamu shaafi dhihi jiray waa shiiici imaamu xaniifana uuba gaalaysiiyay?

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 5 ปีที่แล้ว

      @@mB-ro8er bal daliil u keen hadalkaada hadii kale ogaaw inaa tahay beenlow kadaab ah.

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 ปีที่แล้ว

      Abti anagu shaafici baa nahay ee waxba nagama galin imaam ahmed binu hanbal , waxaan heysta mad habkiisa sucuudiga ee inagu imaam shaafici baanu nahay

    • @acazaam
      @acazaam ปีที่แล้ว

      @@xasansuudi4565 kkakakakkakak waaa tahay gartay

  • @ibnualesow2042
    @ibnualesow2042 7 ปีที่แล้ว +1

    sh xassaan xuseen
    allah haxafido wa nin xaqa iyo diinta karunsheega lkn kuwa culima iskusheeg ah oo inxirafay aya rabaan sida ay iyaga noqdeen camal inuu jidkooga soraca lkn allah aya xaqa kusugay

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 6 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh xasaan xuseen abuu salama aad ayaan ujeclahay Anigoo ah ahlu suna waliba Ashaaciro ah
    Wadaadkaan waxaan kujeclahay fikirka uu qabo waa mid waadix ah
    Ama kudiid ama kuyeel
    Maahan kuwaan gancasatada oo labaxay ictisaam oo soomalida meel kastooy joogaan utaajirsan

    • @cabdallecasio6737
      @cabdallecasio6737 5 ปีที่แล้ว

      Ma xaqdarada uu ku sugan yahy baad ku jeceshay

  • @abdiwahab3330
    @abdiwahab3330 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku soo hanuuniyo

    • @QaaliaragsanAragsan0987
      @QaaliaragsanAragsan0987 5 หลายเดือนก่อน

      Adiga alle hakusohanuniyo adigaa dad islam dhigoda xlalaystye

  • @abdikarinalihashi9777
    @abdikarinalihashi9777 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheikhan waa nin aqoon ahaan dhisan laakiin aniga waxaan ku nacay qabyaslada qayaxan uu mar mar carabka ku dhufto taas oo dad badan dhibsadaan

    • @naomana.4415
      @naomana.4415 5 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalad ha odhane qabiil buu ka hadlaa dheh maxaa yeelay waxa la diiday waa qabyaaladda (inaad qabiilkaaga ku garab istaagto gardarro, middaas na sheekhu masameeyo) ee lama diidin qabiilka laftiisa in la sheeg sheego xataa inaad wanaag ku garab istaagto waa wax wanaagsan oo la doonayo. Marka arrimihu ha kuu kala basanaadaan!.

  • @FatMa-ow1yh
    @FatMa-ow1yh 6 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله
    Waxaada waa dad iska celi
    Allaah Ka baq dadka cadaab ha ugu yeerin

  • @libanabdullahimohamad3173
    @libanabdullahimohamad3173 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheqan anigo somalia joogo oo ahaa alshabaab ayaan aad u dhageysan jiray muxada rooyinkiisa lkn hada ayan ogaday in aan qaldana sheeq umul ayan aad unecba lkn hada waa ninka aan culimada ujeclahay sheq umul maxayeelay waqti ayan siiyay in aan dhageysto muxadaroyinkiisa iyo tafsiika quran ka oow duubay weeyna iisokali baxday wadaad xumo

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      Waad soo dabacday lakin weli waad dhunsantahay intaad urur ka guur ee urur uguur ku jirto diin waa asal ee asalka u laabo ragii la oran jiray suufiya ee diinta laga soo gaaray ilaah ha ka abaal mariyee xoola doon maaha oo siyaasad doon maaha ee wa ilaah dartiis iyo dalkaaga gaal u diid - ax yaa wadanii - ax yaa wadani ar yaa soomali sheey - walee xurnimo ay nasoo gaarsiiyeen gumayste ayay la jihaadeen hadase balaayo culimo isku sheege aa timid oo Somali ku jihaade !!!!!!!!

    • @apdi-aziizhussein4358
      @apdi-aziizhussein4358 4 ปีที่แล้ว

      @@jaamackaasimkaasim7696 can you leave me your number my number 0636882902

    • @Abu_Salman_Somali
      @Abu_Salman_Somali 2 ปีที่แล้ว

      @@jaamackaasimkaasim7696 qabri in la dul fadhisto miyad rabta

  • @boggabarashadatawxiidka6618
    @boggabarashadatawxiidka6618 7 ปีที่แล้ว +12

    kan Waa mid aan Meel loo raaco lahayn.
    Mabda' malaha. ee yaan lagu daba lumin dadow.

    • @muhsinmohamed7715
      @muhsinmohamed7715 6 ปีที่แล้ว +1

      Waar adigan meel laguu raaco lahayn xoolw culimada maxaa ky daba dhigay ii sheg

  • @kneeco33ipraahim16
    @kneeco33ipraahim16 6 ปีที่แล้ว +4

    Dadka commentiga bixinaya waa in ay mrka hore image diinta soo brtaan

  • @adaroobp23
    @adaroobp23 5 ปีที่แล้ว +1

    Muxadaradan Magaceed ?

  • @acazaam
    @acazaam 6 ปีที่แล้ว +3

    منهج الهدات بين الجفات والغلاة.
    iska ogaada dhexdhexaadku waa kuwa rabi subxanahu watacaalaa ubalan qaaday hanuunka suurat muxamad aayadaha 5/6/7 aayuuna kucadeeyay howshaas waa kuwa gaalada dila dhiigooda caba maahan kuwa udaba dhaqleeya

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 5 ปีที่แล้ว +2

    Sxb sheikhoo waan dhageestsay in badan muxaarada lakin wali ma aan arkin adiga oo ka hadlayo dillaka eey u geestsn dadka muslinta ah oo wlahi ku dhimanayo wanka somali waxaan ka wadaa dadka ah alshabab ee maxaa ugu hadli lahdahay adiga oo raali ah waayo wadanka waxaa ku dhimanaayo dad bandan oo muslin ah

  • @MustafaAhmed-bc1nl
    @MustafaAhmed-bc1nl 4 ปีที่แล้ว

    mashaalaah shreekh

  • @ibraahimiidowshariif5621
    @ibraahimiidowshariif5621 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله شيخنا

  • @mohamoudyuusuf1013
    @mohamoudyuusuf1013 4 ปีที่แล้ว

    *Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis*
    *(BUSHAARO)*
    Madarasada umul khayr online waxay kuugu bushaaranaysaa inay kuu furtay qaybaha kala duwan ee culuumta shareecada islaamka sida.
    *1: xifdiga quraanka oo loogu talagay inaa lagu dhameeyo mudo kooban.*
    *2: luuqada carabiga oo loogu talo galay in lagu dhameeyo mudo kooban.*
    *3: xadiiska.*
    *4: siirada.*
    *5: tafsiirka quraanka.*
    *6: iyo qayb machad ah oo lagu dhamaynaayo mudo kooban.*
    👉🏻Waxa kale oo ay madarasadu diyaarisay *(shahaadada xifdiga quraanka luuqada carabiga iyo qaybta machadkaba)*
    Waxaanad wax kubaranaysaa hab casri ah adoo gurigaada jooga ama goobtaada shaqo ayaa wax lagu barayaa.
    --------------------------------------------------------------
    Nagalasoo xidhiidh wixii faah faahina ee intaa dheer lambarada hoos kuqoran👇🏻👇🏻
    telegram
    Whatsappka
    *👉🏻063 -4865257*
    *👉🏻063 -3307614*
    Madda rasadu waxay sha qaynaysaa galin hore galinka dambe habeeenkkiii waxana kuugu diyarra macalimiin aqooon tooodu sarayso
    dugsiga umul khayr onlen‏
    والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته chat.whatsapp.com/CYtzHW4VabV9kd3yVUvua4

  • @aadamciise5822
    @aadamciise5822 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekhow waxaa kuweydiyaa takfirka gowracisa malacunikaraa

  • @liibaanlcm3609
    @liibaanlcm3609 3 ปีที่แล้ว

    Gaal gaal dhalay weeye

    • @xagar77
      @xagar77 2 ปีที่แล้ว

      Yaa gaal gaal dhalay ah

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 3 ปีที่แล้ว

    صحيح ما شاء الله

  • @anasaxmadrashiid2170
    @anasaxmadrashiid2170 6 ปีที่แล้ว +1

    Kii harti kii ogaadeen kii kii kii umbaa ku haysaaye sheekh maad dadka cilmigaaga ooga faaiidaysid

  • @cabdulahitifow7614
    @cabdulahitifow7614 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh umal ma jadiidiya bu ka mid yahey

  • @loveruser
    @loveruser 2 ปีที่แล้ว

    Wadaadada yaa howhsaan udiray iyaga? Ilaahey iyo adoomadiisa maa ka kala baxaan?

    • @naomana.4415
      @naomana.4415 5 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay baa u diray in Culimadu xaqqa caddeeyaan hadday kasoo bixi waayaan na aakhiro ayaa lagula xisaabtamayaa.

  • @sheekhshucaybmohamed9572
    @sheekhshucaybmohamed9572 7 ปีที่แล้ว +3

    jadiidiya iyo ictisaam iyo tabliiqba waxay Ku dadaalan sida ay u hantiyi lahaayen shacabka u soo jeedan lahayeen
    uma eegan ma aathim ba mise wa taqi
    sh xassaan na wuxu raadiya Ku dhaqanka sharecada haba Ku naf waaye geesi weeye

    • @omardahraan5364
      @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว +1

      sheekh Shucayb Mohamed waaa runtaaa sxbw mahadsanid

    • @omardahraan5364
      @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว

      sheekh Shucayb Mohamed waaa runtaaa sxbw mahadsanid

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว

    Mashalah shiikh xasan

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali9556 5 ปีที่แล้ว

    Sh xasan isaguhaysa soo saxo

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 ปีที่แล้ว

    ADIGU XASAAN BEENAALOOW YAA RAACDAY
    Oon TAKFIIR AHEYN

  • @dascas2211
    @dascas2211 5 ปีที่แล้ว

    Awiiwahaa ma akowgaa maw dagaalamay alaah dartii aad dad wax usheegtide

  • @abdirahmaanali9540
    @abdirahmaanali9540 2 ปีที่แล้ว

    والذين اجتنبوا الطاغوت ايعبدوها وانابوا الله لهم البشرى..))) وقال تعالى .فمن يكفر بالطاغوت ويؤمن بالله فقداستمسك بالعروةالوثقى لن فصام لها...،)) Marka hadaad qirtay xasaanaw in dawladu daaquut tahay shacabkii aan laga helin kufru bidaa quud oo ay dawladii ciidan uyihiin oo baarlamaankii iyagu doortaan oo madaxweynihii iyaga doorteen raali ku yihiin maxaa udiidaya inay lamid noqdaan MAA daama ilaahay islaam nimadii uu Ku xiray al kufru bidaa quut

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma wuxuu sheegayaa in Gaalada aan lagu tilmaami Karin Gaal Hadey cudur daar Lee yihiin.

  • @xaajiyare2402
    @xaajiyare2402 3 ปีที่แล้ว

    👍

  • @warsamemohamed9711
    @warsamemohamed9711 7 ปีที่แล้ว +3

    sh xassan waa caalim lkn woxogaa ayuu janjeedhaaa.

    • @ibnuqayyiminaqalaf304
      @ibnuqayyiminaqalaf304 7 ปีที่แล้ว

      Warsame mohomed
      Xaguu ujanjaydhaa intuuse ka janjeedhaa

    • @acazaam
      @acazaam 6 ปีที่แล้ว

      warsame mohamed takfiirkii inad thy way cadahay

    • @muptazimamhapiip1298
      @muptazimamhapiip1298 5 ปีที่แล้ว

      warsame mohamed adiga jan jedha

  • @realsom36
    @realsom36 7 ปีที่แล้ว +2

    Bismillah oo xadiiska bukhari haduu qilaafo quraanka, ma waxaad qaadaneysaa xadiiska bukhari oo asaga ayaa kagala weeynaaday quraanka. subxanallah

    • @abdallahiwelcome8421
      @abdallahiwelcome8421 7 ปีที่แล้ว

      Walaal waxba hala yaabin maxaa yeelay kuw maanta culimo lagu shegayo ayaa caamada ka hoos ah

    • @daahirhussein8918
      @daahirhussein8918 7 ปีที่แล้ว +2

      realsom sxb fahmkaa qaldan lkn marnaba isma qilaafaan xadiis iyo aayad quraan haada heeysane so daa waalaga daaweynaa walahu aclam

    • @omardahraan5364
      @omardahraan5364 7 ปีที่แล้ว

      ابو سليمان الصومالي ابو سليمان الصو مالي sax ncam waaa runtaaa sxb

    • @acazaam
      @acazaam 6 ปีที่แล้ว

      realsom daya heee takfiirkii waa kanaahe waa kan khaarijiga qabta

    • @naxariismedia9095
      @naxariismedia9095 6 ปีที่แล้ว +1

      realsom fahanku waa qaali ee wax hubso

  • @daadiralimacow6829
    @daadiralimacow6829 2 ปีที่แล้ว

    War benbada ninkanu isagabo marku aqrinayay shurudu lailaha wuxu yiri cidi an laga helin Shurudan Islam Mahan bu kuyiri kitabkas dhxdisa dadkane waxa ugu Shar badan ninki Afrisa iyo dhaga hisa eysan iska war heynin

  • @loveruser
    @loveruser 2 ปีที่แล้ว

    Hadiiba xadiis quraan kahoryimid in quraanka la aqaato ay dambi tahay, waa maxay gaal nimada kale ee dhiman.
    Xadiis sixadiisa cid kudhaarankarta aysan jirin sidee aayad quraan u hor istaagikaraa? Yaab anagaa aragnay...

  • @abdallahiwelcome8421
    @abdallahiwelcome8421 7 ปีที่แล้ว +3

    Culima casrigaan joogta waa caamadoo kalaaye . Cabsi laguma haaye markaa waa cunnima doone

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 7 ปีที่แล้ว +3

    war hadaad nin diin yaqaana tahay , nolashaada rag iska dhici iyo muran ha usoo taagnaanin ee waxaad dadka bari karto bar sheekh xasaanoow , culimada kalana waxba ha kumashquulin.!!

    • @muhsinmohamed7715
      @muhsinmohamed7715 6 ปีที่แล้ว +1

      abdi hashi sababta uu waxaa uga hadlayaa waxa weeye inaad kala barato dadka oo aanad cid kasta cilmiga uga qaadane oo aad fahanto qofkani waxa uu aaminsan yahy oo aand dee ulumin

    • @maxamedmahraawi1626
      @maxamedmahraawi1626 5 ปีที่แล้ว

      sheeydhaan waaye

  • @caqlilowmedai2502
    @caqlilowmedai2502 3 ปีที่แล้ว

    Jadiidiya ma salafiyiintu ka wada

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 ปีที่แล้ว

      Haa shaydaankaan

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa9733 6 ปีที่แล้ว +1

    Waagii noogu dambaysay daaroodka waxa culimo u ahaa absame goormaa hartigani soo baxay sowtii lagu ogaa gaal agtii kkkkkkk

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว +1

    SHIBILI waa shaydaan.. illaah iyo nabiga koxdiisa hadeey cayaan... gaal uma yaqaan..balse muslim ka saxsan ayuu gaaleeyaa. Duliga shaydanka

    • @diiniahmad4298
      @diiniahmad4298 5 ปีที่แล้ว

      Hooyada ayyaa kadhigtay

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 5 ปีที่แล้ว

      Kano kale loma jawabo sh shible miyu gari kara

    • @diiniahmad4298
      @diiniahmad4298 5 ปีที่แล้ว

      hanad yusuf shimbile waa caalim soomaliyed Adaa duliyee hooyada wase

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว +2

    Shibili. Waa ciyaal suuq. Diinta ku ciyaaro oo islamka.gaal.ku sheego waa koxdii takfiir wuu is qariyaa

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว

    Shibili waa takfiir. Aan Diinta aqoon waa nin walan ciyaal suuq ah. Shiikh in loogu yeero waa danbi wayn

  • @إبنعرتنالشافعي
    @إبنعرتنالشافعي 5 ปีที่แล้ว

    محمود محمد رجل مدلس