Baarlamanaatka & Sharciga Wuxuu Kaqabo~Sh. Xassaan Xuseen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa... Acwrwb Cidii Xaqa Raacday
    Walaalayaal Sheekheena Sheekh Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Wuxuu Naga Baahi Tiri Doonaa Insha'allaah Baarlamaanaatka Iyo Sharciga Islaamka Wuxuu Ka Qabo In Loo Codeeyo Amaseba Lagu Biiro Oo Laga Mid Noqdo Siday Ictizaamku Wadaado Ugu darsadeen Inay Baarlamaanka Puntland & Kan Federalka Lagu Sheegaba Ay Kamid Noqdaan.
    Hadaba Walaalayaal Aynu Daawano Insha'allaah Wax Badan Oo Inaga Maqnaa Baynu Fahmi Doonaaye.

ความคิดเห็น • 33

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 ปีที่แล้ว +15

    ilaahy hakaa Abaal mariyo Sheekh, waad naga baahi tirtey Baarlamaanka wuxuu yahay iyo wuxuu Sharcigu kaqabo,
    ilaahy (Barlamaanka) Shartiisa iyo gaalnimadiisa hanaga bad baadiyo , diintana hanafahamsiiyo

  • @awadjr3662
    @awadjr3662 2 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك شيخنا الفاضل
    قل الرجال في هذا الزمان

  • @abdiali6704
    @abdiali6704 6 ปีที่แล้ว +9

    ماشاءالله الشيخ العلامة الفاضل الأصلي أبوسلمان حسان حسين آدم حفظه الله ورعاه وأسكنه جنانه الخلد

  • @abdirahman1384
    @abdirahman1384 4 ปีที่แล้ว +2

    alle ayaan kamagangalay inaan codeeyo ama is sharaxo oo la ii codeeyo, alle hana waafajiyo qabsashada manhajka sharciga Rabbaaniga ah toosan ee wax lala simi kara jirin.

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah,
    ilaahay ummada hakugu anfaco cimrigana hakuu barakeeyo,
    Jazaka Allahu kheyr Sheekh

  • @abdihakiinahmed2985
    @abdihakiinahmed2985 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh xasaan xuseen aadan abuu salmaan alha ku xifdiyo sheikh kaliyo oo laga hayo wixi kufriyad ah in uu ladiriro

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 5 ปีที่แล้ว +3

    No Demuqradiyad Fedraal Qabiiil 4.5 Dulmi Shuuuciyad Calmaani Wax Walbo Sharciga Alleh Kaso Haro Waa Iiga Xaraaam Inshallah Waad Mahd Santahy Shekh Xasan Mar Walbo

  • @Hassangelkad
    @Hassangelkad 6 ปีที่แล้ว +4

    Kolay anigu waxa kale garan maayo ee baarlamaanka soomalidu waa akhsu naasiin

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 9 หลายเดือนก่อน

    قال الامام الشافعي : ( من استحسن فقد شرع ومن شرع فقد کفر) قال الامام االزرکشي : ( هذا من محاسن کلامه)

  • @aadhiin8477
    @aadhiin8477 4 ปีที่แล้ว

    sheekh ilaahay haku xafido xaqbaad sheegtay laakiin qifka codeeyey ka waran aqoon isaga oon u lahayn

    • @ismailmohamed9626
      @ismailmohamed9626 4 ปีที่แล้ว

      HADA WAD FAHAMTAY SOMAHN BARI KA NOQO GAALADA SOMALIA XUKUNTO WAXII TAGAY AAAD JAAHIL KA AHEED AMA LAGUUGU QASBAY AMA ADIGOOW WAALAN SAMEESAY WAXAD LEEDAHAY CUDUR DAAR WAXII HADA KA DAMBEEEYO WAX CUDUR DAAR MA LIHID HADAD SAMEESO MAR KALE

  • @ibraahimiidowibra1495
    @ibraahimiidowibra1495 ปีที่แล้ว

    حظك الله شيخنا

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 ปีที่แล้ว +1

    waxan ku dhihi lahay wll tobad ken o xaqa uso labo waxan kalon ku shega culimo lama dalilsade wasa la we hesheda e hadey xaqa waxan ehen ku hadlan lama dhoho hebela yiri

  • @cswarsame7432
    @cswarsame7432 9 ปีที่แล้ว +1

    akhi anigaba qosolki ayaa iga dhamaaday magarayase waxa dhacay.waxaan sugaynaa in uu qof goob joog ahaa uu noo sheego wixi dhacay

    • @qojeliban8975
      @qojeliban8975 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdifatah Said nalbaa qarxay

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 ปีที่แล้ว +1

    Sharciga aleh mid ka hor imanayaa ayaa ah ta khalad ka ah
    Laakiin sharci aan diinta ka hor imanayn ama diin ba ku shaqa lahayn hadii la dajiyo tas dhib kuma jiro .
    Sidaa ha loo kala saaro bahasha

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      Sharci Dajin Alleh Ayaa Leh Qof Wax Inoow Dajin Karo Majirto ogaw

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

      @@ismailmohamed1251 wuu dejin karaa

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      @@sangemohammed2057 Qof Walbooo Dagsado Dastuuur Waa Gaal Daalim Munafaq Mujrim Mushrik Bari Halaga Noqdo Gaaalada Somalia Xukunto

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      Qof Ka Gaal Dagsaday Dastuuur Raaco Aan LA Qasbin Waa Gaal Somaliia Murtadiiin Ka Daran Gaalada Ayaa Xukunto Alleh Ayaa Sharci Inooow Dajiyay Qof Wax Inooow Dajinaayo Malahn Ogaaada Uuuuuf Demuqradiyad Federal Qabiiiil 4.5

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      Calanka Baluuga ah waa Dhaquuud Somalinimo Waa Dhaquuud Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa iyo Muslimnimo Ayan Rabnaaaa Ma Rabno Somalinimo Iyo Calanka Baluuga ah Lagu Caabudo Shayadhiinta Ogaada Warka Wuu Cad Yahay Qofka Galoowayo Asagow Yaqaaano Ha Galooowo

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 6 ปีที่แล้ว +1

    idam alle aad uqosly masaasaa islaam kudifaaci lahaydeen

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 ปีที่แล้ว

    wadad warkisa raci meyno mar haduba qilafo kitabka alle maxa yelay barlamanku waa dinul jahilaya iyo kufri cad adigne malinba war isburinayo ayad ku hadasha e ilahey utobd ken o dinta rac

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 ปีที่แล้ว

    malina halagalo barlanka ayad ledahy maline ninki galo wa galoba ayad ledahy e marked tosned uma adigo kale aya luminayo cidi adiga kuracdayne wey badiyowday e afartas canug od mesha ku heso kaday benta adigiya tada gabye

    • @maansame4877
      @maansame4877 4 ปีที่แล้ว +1

      Adeer shekhu wuu ka cudur daartay warkiisi hore ee waa la gali karaa uu ku yiri
      Wuuna cadeeyay in xooga suurada arinkaas ay isaga qaldantay
      Hadana wuu ka laabtay ee maxaa hada ku heesataa shekha ee uu ku qaldan yahy

  • @adamabdullahi7278
    @adamabdullahi7278 9 ปีที่แล้ว

    Ma sidas ayad islamka ku difaci lahayden markanuu shekhu leeyahay ma Korontadi aya tagtay mise qarax aya dhacay

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 ปีที่แล้ว

    Sharciga aleh mid ka hor imanayaa ayaa ah ta khalad ka ah
    Laakiin sharci aan diinta ka hor imanayn ama diin ba ku shaqa lahayn hadii la dajiyo tas dhib kuma jiro .
    Sidaa ha loo kala saaro bahasha

  • @jaamacmaxamed4204
    @jaamacmaxamed4204 4 ปีที่แล้ว

    جماعة الاعتصام وحسان أيهما أولى بالكفر؟؟؟ جواب حسان

    • @maansame4877
      @maansame4877 4 ปีที่แล้ว

      مالسبب علي ذالك
      Ictisaam waa kuwii qiil u dayayay. Amisom oo yiriadeen must'miniin waye
      Kuwaas miyaa kifri ka dheer

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 ปีที่แล้ว +1

      Jaamac Maxamed جماعة الاعتصام أولى بالتكفير لانهم أباحوا المشاركة في البرلمانات التشريعية الذين يشرعون غير شرع الله ويحللون ويحرمون وهم بذالك قد كفرو بنص كتاب الله