Masha allah ehelu diin waxaynu nahay umad ka awow ka awow ku abtirsanaysa diinta suniga ah ee raadka reebtay marka laga reebo umadan hadda iska adduunyo kudoonka ah ee ciyaalka iyo dumarka iyo jahliga wax u qurxinaya kolay way arkayaan uma taahda diinta cusubban haysana ee bal ha sheegan ku shiikhaanta caanka ah isku sheega macalinkooda iyo macalinkiisi May sheegi karaan balse waa umad og in ay halowsan yihiin balse aan jeclayn in ay ka leexdan wada guul darada Macalinkaygii qaaliga ahaa ayaan ku arka goobta sharfan Macalin badradiin/xasan alle sharaf haku dhamayyo macalin
Ilaahay kheyr badanha siiyo sheekhan sida wanaagsan inoogu sheegay taariikhdii Sheekh Yusuf alKowneyn oo iskuulkii loogu magac daray aan ka soo wax bartay laaakiin magacaa meel taariikhdiisa oo sidaan u tafatiran maanan aqoon sheekhaan ka hor. Sida uu inoogu sharxay dhagar qabihii bocor bucayr ee taariikhda madow ee dadka somalida ah uu ku heyn jiray oo inoo muuqata ilaa maanta wana samaanyada la qaadan jiray wiilkii dhasha somalida oo dhan ay bixin jireen waa marqaati cad taasoo aheyd magtii bocor bucayr qof walibaa wuu maqli jiray. Kuwa badan oo diinta ku nasab sheegta hadda oo argagixin iyo qaraxyo adeegsanaaya, wax badan kama yaqaanaan taariikhda dheer ee loo soo maray faafinta diinta iyadoo karaama muuqata la isticmaalaayey. Imikana kuwa qoryaha sita ee dadka laynaya war karaamo la imaada sida Sheekha dalka diinta ku faafiyey oo kale Sh Yuusuf Al-Kowneyn. War karaamo la'aan waa indho la'aan dadka aad qori iyo xoog ku dul heysaan looma baahnee diintu waa naseexee ummadda u naseexeeya ee dilka iyo argagaxisada ka dhaafa.
@@ahmedjees2320 ogow adiguna garac lagu dhalay garac kale dhala tahay ee waayo awoow yada iyo ayayda ayaa isku xalalayyay ma raggan magalada xaragooda ee xoolaha ku xuna aqoon xumow intaa garanaysid uun ka hadal meel aad ka timaad garanan ee Anigu ma lihi asaxaabibu ahaa balse wuxuu ahaaban og ahay alle haka raali noqdo oo aanad waxna ka bedeli karin
@@cismaanjamhuuri6276 Horta jaahil nimadii aad cidkale kucaayeysay aday kaamuuqataa Waxaana cadayn u ah cayda xun ee kaasoo butaacaysa waxaa ad inaanad garanayn masaai'shan ama aad afkoodii ku hadlayso, Adigu hadii aanad garanayn cidii ku dhashay anuu waan aqaanaaye orodoo tag meelaha dadka waalidkood aan garanayn lagu xanaaneeyo
Mashaalah alaah nagu anfaco shekha siradiisa ajarna alaah kaa siiyo
اللهم اهدي هذه الشيخ صالح المستوصف الذي لا يعرف عن الإسلام إلا بالتوصل خرافيات والحكايات الإسرائيليات الذين لاصلة عن مايدعي.
اللهم آميييييييين يارب العالمين
سلامات ايش ذي اللغة ؟ آرامية؟
Hadii sheikh kowneyn uu lakulmey asaxaabi, sideebuu 600 sana kadib uu Somalia kuyimi? Ma 700 sano ayuu noola?
Xisaabta lama barin . Sheeko la sheegay buu sii sheegaa odayga !
@@rashkaarow45كذبت
@@rashkaarow45worst part is he isn't tell it right😂😂😂
Masha allah ehelu diin waxaynu nahay umad ka awow ka awow ku abtirsanaysa diinta suniga ah ee raadka reebtay marka laga reebo umadan hadda iska adduunyo kudoonka ah ee ciyaalka iyo dumarka iyo jahliga wax u qurxinaya kolay way arkayaan uma taahda diinta cusubban haysana ee bal ha sheegan ku shiikhaanta caanka ah isku sheega macalinkooda iyo macalinkiisi
May sheegi karaan balse waa umad og in ay halowsan yihiin balse aan jeclayn in ay ka leexdan wada guul darada
Macalinkaygii qaaliga ahaa ayaan ku arka goobta sharfan
Macalin badradiin/xasan alle sharaf haku dhamayyo macalin
Wahabiguna kheyr ma leh
Waa laga Soo gudbay khiraafadkii Ee Sheekh ha Xiiqin
Warkaa Aad sheegaysaa Sal iyo raadtoona malaha
Ilaahay kheyr badanha siiyo sheekhan sida wanaagsan inoogu sheegay taariikhdii Sheekh Yusuf alKowneyn oo iskuulkii loogu magac daray aan ka soo wax bartay laaakiin magacaa meel taariikhdiisa oo sidaan u tafatiran maanan aqoon sheekhaan ka hor.
Sida uu inoogu sharxay dhagar qabihii bocor bucayr ee taariikhda madow ee dadka somalida ah uu ku heyn jiray oo inoo muuqata ilaa maanta wana samaanyada la qaadan jiray wiilkii dhasha somalida oo dhan ay bixin jireen waa marqaati cad taasoo aheyd magtii bocor bucayr qof walibaa wuu maqli jiray. Kuwa badan oo diinta ku nasab sheegta hadda oo argagixin iyo qaraxyo adeegsanaaya, wax badan kama yaqaanaan taariikhda dheer ee loo soo maray faafinta diinta iyadoo karaama muuqata la isticmaalaayey. Imikana kuwa qoryaha sita ee dadka laynaya war karaamo la imaada sida Sheekha dalka diinta ku faafiyey oo kale Sh Yuusuf Al-Kowneyn. War karaamo la'aan waa indho la'aan dadka aad qori iyo xoog ku dul heysaan looma baahnee diintu waa naseexee ummadda u naseexeeya ee dilka iyo argagaxisada ka dhaafa.
😁😁😁😁 Khuraafaad
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sufida wadad benalayal ah dadkina baadiyeyay
😢camaar binu yaasir wuxuu dintay markey tariiqtha hijriyatha eheyd 37
Da'thiisuna wexeyeheed 93 sano
Waa sheekooyinkii suufiyada iyo mirqaanka!
waa sheekoyunkii Qaadka. Markay marqaamaan ee ay sheekooyinka samaynayaan sanadaha ma xisaabiyaan.
Yaa allah. Waxaasaa jooga oo ismoodaya inay diin haystaan. Maxaad ula yaabi in sidaa laysu dilo, laysku harjado, wax lakala maqli waayo, bar iyo beer la tirtiro. Waa taa sababtu aad maqlaysaan.
Wuxu ma sadiis buu u hayaa. Waali cas. 😢😢
Warbenale xishodkii maxakaqaday hakuciyatin dinta jahilyohow
@@KhaalidfaysalMaxamed aniga mise odayga?
Been la soo dhoodhoobay, baad meesha la imaatay ee ha ku been abuurteen Rasuulka scw iyo asxaabtiisa NKA
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar
war dadka beenta ka daayaa ilahay ka baqa
Culimadii hore ganacsato may ahayn ee diinta ayay jeclaayeen
wax suufi ka been badan ma jiiraan subxaana allaha.
Nabiga waxaan la yaan lo nisbeen cadaab BA lagu galaaa .nabiga iyo somali
Subxaanallaah muxuu ka sheekaynayaa
قال رسول االله صلى الله عليه وسلم
من كدب على متعمدا فليتبؤ مقعده من النار
horta Cammar 600 hijri ma gaadhayba?
Ninkaan hadlaya maskixiyan normal ma ahan
Mahad Aden
Cognitive psychology graduate
Huu haa iyo quraafad badanaa
Qisadu waa been ee hakusagmina camaraderie ibnu yaasir waxaa lagu dilay fitantii cuthmaan ibnu cafaan dilkiisii kakacday
subxaana laah war aaway rakii ina axmed yare naka qabtay walaalayaaloow kanna naka qabta
Imisa jawaan oo qaada ayaa odayga ku maqan
Umalayn maayo in uu sixi Karo Arkansas islaamka ,qaad , khuruufaad iyo been bay diin ka dhigteen i
Kuwani waa caamo aan cilmi lahayn illaahay umadda haka qabto
Waa maxay sidaana, waaba la iska dhageysanayaa waxksata, Soomaaliyeey diintiina suuban manhajkeeda saxiixa ah barta, waxba yaanan la ina lugooyne.
Cammaar soo laguma dilin dagaakii sifayn, sheekhoow,sayiddinaa cali baba ka nolol dambeeyaye,siduu kusoo gaadhay?
Kani mixuu islaan fara madoobeeyay Monica islaamaha baadha
Sheekada marqanka myaa midaan walee midkastaa wanasohoristagaa ilahow dintaada uhiili
Oo markaa sheekh yusuf al kownyn ma TAABICIBAA????
Waar ilahaay ka baq suufuyoooy?😮😮😮😮😮
Dadkan sii qaldan aya lo baray diinta shirki iyo khatar weyn ku jiran. Wa in la bara diinta lagana qabto dadka lona duceeyo.
Laaxawla walaa quwata illaa bilaahi Looxmax fuudka akhriya kulahaa
Fariintii awoowahey iigu kaa dhiibay aaway buu yiri. Hadiiba uu ogaa in fariin looreeray. Muxuu kasoodoonayaa saxaabiga
adeer illahay kheyr haydin siiyee xageed ka keenteen sheekadaa maxaad u haysaan burhaan
Xsan bin cali ma asgaaba dad katagay sawkay naagtiisu sumaysay xuseen uun baa caruur lahaa caruurtiina mucaawiye ayaa laayay mid yar baa ka hadhay kiina faraciisii ciraaq oo saadaam ayaa ka dhashay soomaali beenta daaya xataa kuwa wadaadada sheeggan ayaa been ku sheekeeya joojiya beenta daaya
Calyada xitaa ma ceshankaro ilkihii oo dhan qaad baa la tegey,
Waxaan uu sheegay mirqaanka ayaan tusay.
Marqaan ciyaar mahan indho adeeg kusiinayaa
Aduunka yaa sameeyey shooko bereley. Orodoo duul oo qabriga ka soo dhex hadal.
subxaana allaah bal beenta intaas le eg fiirsha Cammaar ibnu yaasir oo saxaabi ahaa baa loo imaanayaa 666 hijriya bal beentaas eega
Ninkan sheekha sheeganaaya ee leh cammaar binu yaasir ayaa sh.yuusuf alaabo ka soo qaatay ayaa caddaynaysa beentiisa oo uu yidhi taariikhdu waxa ay ahayd (666) .
Cammaarna waxa uu dhintay(37_39) muddadaa inta ka dhex leh.
Waar dadka waxan oo khuraafaada kadaa.
انا لله وانا اليه راجعون
Wax uu sameeyay weeye
Cuudu bilaah
Beenta iyo khuraafaadka ha laga feejignaado waayo been cad oo aan acaqliga galayn buu ka sheegeeyaa
Kkkkkkkkkkkkkk beeeen badanaaaaa
Lamajoogo maalin tii ddadka waxaa loosheegi jitay
War ilaahay kabaqda
Badu miyey durgtaa?
Afmiishaarnimo iyo rayi diintu maahine xadiiska aad sheegayso sheeg kitaabka uu kuyaalo iyo lambarkiisa.
Diinta in been lagasheega waa dembii aad uweyn.
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
أعوذ بالله من هؤلاء
Kuwaan raamaha orthodox amxaarada ah ma culumo ayey sheeganayaan ?😂😂😂😂😂😂😂😂
War.alah.kabaq
Dad baa waxaa dhegeysanaya
Kkkkkkkkkkkkkkk adeeraw waxaad moodaa films inaad kasheekay nayesid
ilahay kusooQabey muxuu been Qayaxan sheegay
malaha kuwaad adaa ka soo jeefa ma la eego dajaal nimafaada
Kkkkkkkkkkk
هؤلاء دينهم قصص الباطلة والخرافات الداهية نسأل الله السلامة والعافية
Kkkk shekadi ugu raqiisanayd xata iskuma tostoosin karayo
War nagadabenta
Suufiyo qudhunka iyo khuraafaadka sawkama daalaan?
Wuxuu kuleeyey sheekh yuusuf kownayn ayaa sixiroole buur dusha kaga dhuftay
Khawaarij ta Qarax kulaysa islaamka ,Masaajiida kudisha ka sheekee, Duco iyo habaarba waylahaayeen,
@@CarroEdeg
Mowduucaa culimadu sida arimaha kalaba uga hadlaan ayey kuga hadlaan markaa imika iyo horaysaba wayka hadlaan
Beenta iyo khuraafadka naga daa
ابوجهل
ولاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم ماأجهل هذارجل
كذبت
Waa beenaalayaal
Beenta dadka ka daa
ala kucadaab been badanaa
Manshallaah tabarakallaah
Waar dadka beenta ka daaa
Bal tvgaa eeg wuxuu dadka u soo gudbinaayo
Worst story teller
Subxanlah
Hhhh yuusuf ayaa sitay ushii nabi muuse sixirka kula dagaalamay oo kale
Bal beenta eeg umada loosheegayo
Kulahaa sh yuusuf kownayn iyo saxaabigii cammaar ayaa kulmay
Macnuu waa sh samaliya iyo saxabadiibaa isasoo gaadhay
Aqoon xume ma sh yuusufba somali ahaa🤔☹
Mawaxaad odhon saxaabibuu aha
Wuxu doonaba ha'ahaadee
Waa baadi la kodhabay oo lahoos dhabay waxan suufigani sheegayaa
@@ahmedjees2320 ogow adiguna garac lagu dhalay garac kale dhala tahay ee waayo awoow yada iyo ayayda ayaa isku xalalayyay ma raggan magalada xaragooda ee xoolaha ku xuna aqoon xumow intaa garanaysid uun ka hadal meel aad ka timaad garanan ee
Anigu ma lihi asaxaabibu ahaa balse wuxuu ahaaban og ahay alle haka raali noqdo oo aanad waxna ka bedeli karin
@@cismaanjamhuuri6276
Horta jaahil nimadii aad cidkale kucaayeysay aday kaamuuqataa
Waxaana cadayn u ah cayda xun ee kaasoo butaacaysa waxaa ad inaanad garanayn masaai'shan ama aad afkoodii ku hadlayso,
Adigu hadii aanad garanayn cidii ku dhashay anuu waan aqaanaaye orodoo tag meelaha dadka waalidkood aan garanayn lagu xanaaneeyo
Waa bilaa aqoon bujuubajaa weeyaan
Waxa uu qubayo muxu Nabi muxamad nogu shegiwayay waxa kadaran ka makarafoonka u dhiibay
Been abuurka kadaaya diinta ilaahay haydin kashifee iska sax saxaabada magacyadooda waad khaldaysaa suufi khuraafi .
Khuraafaad
Been abuur cad . Suufiyada qeybo kamida axaadiith faro badan oo been abuurey dajiyeen.
beentii oo qof ah kkkk
Aduunka yaa sameeyey shooko bereley. Orodoo duul oo qabriga ka soo dhex hadal.