culimada ictizaam iyaga dhalinta ku tababaray in muslimiinta lala dagaalamo oo u fatwooday in dadka somaliyeed gaaloben hadana iyaga ayaa uga baxay iyaga oon u sheegin inay khaldanaayeen markii hore
alshabab markay dhib gaystaan ayaa lagu baraarugaya oo ay qayladu is qabsanaysa culumo iyo caamaba ayaama kadibna waa la is ka ilaabaya. hadana markay dhib gaystaan ayaa lagu baraarugaya. meesha mashruuc balaadhan ayaa ka socda
sheekheena cabdul qaadir cukaashe ilaahay khayr hasiiyo wlh inaan la aqbalayn laba wajinimada ee talawunka ah ee diinta alle lugu dhexsamaynayo culumadaan hadaysan cadayn waxa lugu haysto wax kalasocona malahan shalay iyo maantay maxaad kukala duwantihiin ? shekh cukaashana wuxuu ahaa mid kadiga arimahaan 1994 ka hor juziita khayran
Sh. Cukaashe waa runtaa, ilaahay sheekha ha xifdiyo
ومن يتولهم منكم فإنه منهم macnaheeda yaalalajeeda arkuwana
Dastuurka waa inalal dagaalamaa
Sheekh cabdi qaadir cukashe mansha alh
Sheekh cabdi qaadir ayaa tunta dheegy xaq ku haflaaya wllhy
Waa daacad wadaadka nairobi jogaa alle hadaayo
sheikh cabduqaadir cukaash mansha allaah ururu waa in leska dayaa marka koowaad waa runtaa culumadaan shrika wado waa kuwii maxaa kiimta tagersanaay waa ineey marka hore toobo la imadaan ineey qaldameen hadii kale wax ka soconaayo malahan
Hhhh isagu urur maaha miyaa wll
@@abdirahman9121urur maaha ku biyo cab.....waa salafi.....salafiyah na waa diintii Islamka
Sh cukaasha kheyr Allah siyo xaqa ayuu iftiimiyey
ماشاء الله تبارك
Sheekh Cabdulqadir Cukaasha aad ayuu usii fahamsanaa dadka caqiidada khaldan aaminsan
Sheekh nuurbaaruud geesi sii fiicn u cadeeyay sheekh cukaashe
الشيخ عبدالقادر عكاشة
qab abla shaaya shay adiin bay ahaa yeen dagaal kuuduna xaqbuu ahaa
culimada ictizaam iyaga dhalinta ku tababaray in muslimiinta lala dagaalamo oo u fatwooday in dadka somaliyeed gaaloben hadana iyaga ayaa uga baxay iyaga oon u sheegin inay khaldanaayeen markii hore
جزاك الله خيرا
sheekhan waa tuuk qaa in ah alle ka furtay
war ma ashahaada la dirirkii baa shacab ahaa ma axmaaradii baa shacab waa in lawada dilaa dhamaantood
Hhhh raggaan iska leh channelka waa rag cuqdad hayso oo raba ictisaam ma gaaraysaan wlhi umadda soomaaliyeed waxay u qabteen ma qaban kartaan kun sano hadaa noolaataan
am xaara la laynayay ee runta kahadla is qab qabsi Somali yaa laguyaqaan
kkkk cukaasha maxaakiinta xil loogadiiday shariif booskisa urabay
Balaayadii qaraxyada ayuu wali sii fatwoon hayaa nuur baaruud
alshabab markay dhib gaystaan ayaa lagu baraarugaya oo ay qayladu is qabsanaysa culumo iyo caamaba ayaama kadibna waa la is ka ilaabaya. hadana markay dhib gaystaan ayaa lagu baraarugaya. meesha mashruuc balaadhan ayaa ka socda
Cukaasha naftirkiisa waa argagixiye eh, waa wahaabi iska ilaaliya.