Su,aalaha hablaha warbaahinta iyo sheekhad Nusayba.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @Rahaana67
    @Rahaana67 หลายเดือนก่อน +4

    Illaahayoow marwalbo igga dhig mid salaad ku khushuucda aniga waxaan ku dhibanahay markaan is dhaho salaad ku khushuuc way igu adkaanaysaa🥺😭

  • @tortoabdi9616
    @tortoabdi9616 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alla addeero sheikh siiro muuqiisa uunba naga tage wuu nalla jooga inta ay nooshahay inantiisa iyo caruurteeduba,ilaahay ha daryeelo

  • @omaraddow3180
    @omaraddow3180 2 หลายเดือนก่อน +9

    Su'aalahaan Gabdhaha ay weydiiyeen Gabadhaan, wax badan waa ku saxsantahay, waxyaalo badan oo mugdi kujirana waa jiraan, waxa mugdiga kujira waxaan u dhaafeynaa Gabdha kale oo faafaahin doona waxii mugdi kujira in shaa Allaahu, gabadha waa dadaashay, Alle ayaa dhahayo, qof kasto oo celmi sheegto qofbaa ka celmi basan.
    وفوق كل ذي علم عليم

    • @isramohamoud9553
      @isramohamoud9553 2 หลายเดือนก่อน +4

      Horta xiligi saxabdi nin acrabiya o rer miya aya arkay ibnu cabas sidu u cilimiga u akhrinyo su acrabigi yidhi فوق كل ذي علم عليم suu ibnu cabas ku yidhi macnuhu sida mahe kadaa e waa Alle ayaa lga wadaaye markaa macnuhu sidad u adegsty mahe waa qofkasto cilmi isbdy Alle jira oo ka cilmi bdn.

  • @iftahh9154
    @iftahh9154 2 หลายเดือนก่อน +11

    Allah wuxu yidhi subxana wa tacaala waxan jeclahay xishood waxan ugu jecelahay gabadha xishoota !!!

  • @halimasheikh9438
    @halimasheikh9438 11 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah ustada ❤ jazakallah kheiran

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 2 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa allah ilaahoow na soo hanuuni😢😢😢

    • @HamdaAbdi09
      @HamdaAbdi09 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ❤❤❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah waa sheekhad cilmi iyo aqli badan Allow inoo xafid waa markii igu horeysey aan qudbadeeda dhageysto in dhan daqiiqado waana ku qanacey

  • @halimasheikh9438
    @halimasheikh9438 11 วันที่ผ่านมา

    illahi hanagadigo kuwa khashuan InshaAllah biitmillah

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤abyo kuwaan geeska fadhiyo usharac xijaabka qiimihiisa😢😢

  • @bushrawaaberi289
    @bushrawaaberi289 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah kheir ustaada nasiiba

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h หลายเดือนก่อน

    Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤

  • @DaaciAbdisamad
    @DaaciAbdisamad หลายเดือนก่อน +1

    Nusayma allah habarakeeyo waa gabadh dadaalaysa lakiin ha iska ilaaliso inay gabdhaha umujaamalayso.
    1_gabadhu kama noqon karto siyaasiyad meel rag iyo dumar isdhexboodayaan.
    2_gabadhu ama ninku uma jeebin karro qof heesiya waayo taasi waa xumaantii oo la iskugu kaalamaynayo.
    Gabadhi waxay sharaf kuleedahay gurigeega allah hasiiyo ragooga.
    Hadii ay buhaato shaqo way qaban gartaa lakiin waa in ay dumar khaasa lashaqaynayso.

    • @Nawaar_
      @Nawaar_ 9 วันที่ผ่านมา +1

      Wll shaqada kaliya lama odhan dumarkhaas ah ha ishaqeso taasi wey adagtahy misana macquulmaaha khadiiji ba wey lashaqeen jireen rag, in xuduud lasameeyo ayuunba muhiima oo gabadhu hadalka jiljilcin ee wixii dana kawada hadlaan raga ولا تخطعن بالقول (فيطمع الذي في قلبه مرض وقلن قولا معروفا
      Hijaabkedi hadey wadato oo ay asturan tahay wax dhiba ma le hajkuba wa ikhtilaad

  • @abdukadirosmanahmed536
    @abdukadirosmanahmed536 29 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @GloLeaders
    @GloLeaders 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha Allah sister from now on you are my teacher/macalin

  • @user-hr3hs4uu1b
    @user-hr3hs4uu1b 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله نور عاى نور

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @RahimaabdiYoussouf
    @RahimaabdiYoussouf 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @faadumoaadanfaadumoaadan1977
    @faadumoaadanfaadumoaadan1977 หลายเดือนก่อน

    Mashaall

  • @Sahruush
    @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah Khair wax bdn ka faiday

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 หลายเดือนก่อน +2

    لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☝️😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️😭😭😭🤲

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 2 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله جزاكم الله خير الجزاء🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉

  • @user-gg1ms6uf1v
    @user-gg1ms6uf1v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wllshy allah hakaa abaal mariyo sidaad dumarka ugarab istaagty eed diinta ufahanziinayso allah xaqa haynagu sugo ❤❤❤❤❤

  • @mukhtaromer4642
    @mukhtaromer4642 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah @Carro-Edeg Media shaqo wacan halkaa kasii wad

  • @Saamiyaahmed123
    @Saamiyaahmed123 2 หลายเดือนก่อน

    M.a m.a nasiiba sh. Aden siiro

  • @daacicabdinuurmaxamed-py6kh
    @daacicabdinuurmaxamed-py6kh 2 หลายเดือนก่อน

    Mash allh Alle hakubarakeyo Nasiiba Sheekh Aaden Siiro

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 2 หลายเดือนก่อน

    M.allh wllhi barnaamijkaan aadban ijeclaaday allah ha idin barakeeyo

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 2 หลายเดือนก่อน

    Shiekhadaan waa gabar cilmi leh

  • @awoibarahim2948
    @awoibarahim2948 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah sheekhad nasiba

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 หลายเดือนก่อน

    الحجاب من الدين فلا تقللى من شأن الحجاب واتقى الله فى نفسك وفى هؤلاء البنات حولك ۔۔۔۔

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاءالله ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sacda3315
    @sacda3315 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakallah ni

  • @bushrawaaberi289
    @bushrawaaberi289 2 หลายเดือนก่อน

    Alla gabadha hooyada masha allah sis allah ku xafido

  • @samiyahmuuse1762
    @samiyahmuuse1762 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaa Allah tabrka allah

  • @sacda3315
    @sacda3315 2 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله علا نعمة ااسلام

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 หลายเดือนก่อน

    جزك ألله خير بارك الله فيك 😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭🤲♥️♥️☝️

  • @anfacmohammed2220
    @anfacmohammed2220 หลายเดือนก่อน

    M. A❤

  • @sacda3315
    @sacda3315 2 หลายเดือนก่อน

    الحمد.لله على نعمة اسلام

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 หลายเดือนก่อน

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ManshaAllah Tabarakalah Nuur cala Nuur

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 2 หลายเดือนก่อน

    Masaa'isha qaar waxbaa ka dhiman, waxna waa kala duwanaanta madaahibta.
    Inaad fadwootaana waxay ubaahantahay inaad ku takhasustay waliba فقه المقارنة

  • @abdukadirosmanahmed536
    @abdukadirosmanahmed536 29 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @najmafoosi1800
    @najmafoosi1800 2 หลายเดือนก่อน

    Mnshallh alle haku xafido wllshg

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 2 หลายเดือนก่อน

    Manshalla waa dadakii lo bahana

  • @NajmaNuur-kf7vl
    @NajmaNuur-kf7vl 2 หลายเดือนก่อน

    الحمد الله ❤

  • @QadanMuxumed-yu6pt
    @QadanMuxumed-yu6pt 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @khadrocalishire4845
    @khadrocalishire4845 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wow gabdho fad woodaa sobaxay ragi waay katageen

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 2 หลายเดือนก่อน +1

    2274 xadith Ayeey hooyo caaisha warisay hadaan qaldaneeyn

  • @RoodamaxamedAbokor-qm5um
    @RoodamaxamedAbokor-qm5um 2 หลายเดือนก่อน

    Oo sheekhada goormay noqotay ina Aadan siiro

  • @user-id4uj5yt7w
    @user-id4uj5yt7w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn shaydaan baa jogee is ilaliya

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 2 หลายเดือนก่อน +1

    Su aasha inay tahay wariye codkeeda oo kaliya maahane waxaa kadaran in ay ku dhax jiro nimanka wariyaasha iyo salaanta ay salaamayso wiilasha ay lashaqeyso. Taas maxay diintu kaqabbtaa? 🎉

  • @mabsuudmaxamuud7721
    @mabsuudmaxamuud7721 2 หลายเดือนก่อน +3

    Diintu rayi maaha
    Alle halaga cabsado

    • @ayaanmaxamed2007
      @ayaanmaxamed2007 2 หลายเดือนก่อน +2

      Oo imika ma raayi ba laga hadlay diin iyo dalil ba laga hadle

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 2 หลายเดือนก่อน

      Qoyan jahilad ah😂

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 2 หลายเดือนก่อน

      Qof heesaya oo xumaantii la jahraya masrax saaran ilaahay iyo isaga asraarta ka dhaxaysa maxay yihiin wll?
      Ilaahay halaga cabsado​@@ayaanmaxamed2007

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 หลายเดือนก่อน

    Maxaa lagu qeexaa caawrada.

  • @ZumayaHusein
    @ZumayaHusein หลายเดือนก่อน

    2272

  • @MushtaaqinaMohaolow
    @MushtaaqinaMohaolow 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤🫶

  • @badrihasan6709
    @badrihasan6709 หลายเดือนก่อน

    Gh8

  • @raxmocumar6168
    @raxmocumar6168 2 หลายเดือนก่อน

    Xamar inaga imow

  • @alihussein2817
    @alihussein2817 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mida afka casaysa ee soo hor fadhiisata dadka ayaa caro ah.

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 2 หลายเดือนก่อน +3

      maya diinta baro wllo waa gabdha waxyaabaha xun kuhadasho hadalkeedu cowro noqdaa

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 2 หลายเดือนก่อน +3

      Diinta baro jahilyahoq dulayste

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 2 หลายเดือนก่อน

    Culimada udaaya diinta hawareerinina umada culimaa laleeyahaye .

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 2 หลายเดือนก่อน

      Qaniis😂😂😂😂😂

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 2 หลายเดือนก่อน +1

      Culimada yaa cilmiga ku koobay?

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@balqeisahmeth1037

  • @BasraHana
    @BasraHana หลายเดือนก่อน

    Xbja😂

  • @laamaha
    @laamaha 2 หลายเดือนก่อน

    8 sano technologiyad macquulmaha walal hhhhh

  • @noqoadoonilahay3609
    @noqoadoonilahay3609 2 หลายเดือนก่อน +1

    wax badan baa ka khaldan gabadhan wax badan way ku saxan tahay

  • @WinkeyTailor
    @WinkeyTailor 2 หลายเดือนก่อน

    Heestu hadii ay xaraan tahay qofka xalaashada ama ka caado yeesho isagu muxuu arinkuusu noqanayaa

  • @AbumucaadArrabassi
    @AbumucaadArrabassi 2 หลายเดือนก่อน

    Wllo footogaaraaflay uma baahnin

  • @WinkeyTailor
    @WinkeyTailor 2 หลายเดือนก่อน

    Caa cisha waa hooyadeen islaamahaan miyaan lamia dhigeynaa hoyadeen astagfirulaah

  • @sharafsanshire5110
    @sharafsanshire5110 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @hamdasadeye1405
    @hamdasadeye1405 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @WinkeyTailor
    @WinkeyTailor 2 หลายเดือนก่อน

    Heestu hadii ay xaraan tahay qofka xalaashada ama ka caado yeesho isagu muxuu arinkuusu noqanayaa