"Qorshaha iiguma jirto in aan Raga Wacdiyo, Markaan Aabahay xasuusto..." Nasiiba Sheekh Aaden Siiro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 76

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg 4 วันที่ผ่านมา +1

    Nasiibo cafimaad iyo cimri dheer allah ha kusiyo❤❤❤❤❤❤❤📿📿🍇🍇👏🌹

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah 14 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allh sheekh nasiiba alle cimriga iyo caafimadkaba haku barakeeyo
    Nasiiba mudo badan bay wacadiga noo waday wlahi dar alle ayan u jecly
    Mar ay mu xaadiro groupka call noosoo qabato iyo mar ay muxaadiro noogu yeedho nasiibi arimahan mudo badan bay soo wadey waaa qof aan sila waynan qofkasta ixtiraamta dad jecel alle abaalkaga jano haka dhigo wll❤❤

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r 12 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah inta ugu horeysa ay odhaneyso ayan aad uga heley masha allah guleyso wll nasiiba

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 15 วันที่ผ่านมา +6

    Fadlan wariyoow ,nanta bilaa xijaabka ee ku ag sawiran sheekhadda meesha ka saar.....Sheekhadda fadlan walaashay qarsoonow oo mar mar aad muxaadiro jeedinayso maahaane warbaahinta inta badan hakasoo muuqan....Habla kalena inoo toobabar...kuwii Allaah Subxaanahuu Watacaalaa kugu hadeeyayna qorshe u samee oo hasii dayn....بارك الله فيك

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 14 วันที่ผ่านมา

      Siiro family waa tuugaa munafaqiin

    • @maryamaahmedfarah1575
      @maryamaahmedfarah1575 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@hassan-mp1pkmarkalaad ka jawaabi waana lagaa qorayaa

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah

  • @FarhiyaAli-j9o
    @FarhiyaAli-j9o 2 วันที่ผ่านมา

    Manshaalah dar ilaah Ayan kujeclahay

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k 10 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah masha allah wll alx aamiin aamiin aamiin wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yx3wr4cm6d
    @user-yx3wr4cm6d 11 วันที่ผ่านมา +1

    بارك الله فيك يا اختي العزيزة 🎉❤

  • @SafiyaxasanBille
    @SafiyaxasanBille 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alh ale ha kubarakeyo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 15 วันที่ผ่านมา +1

    ما شاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا جزاء🎉❤❤🎉🎉❤❤

  • @user-ky3zo9kp4r
    @user-ky3zo9kp4r 15 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin qeer alah kusiiyo walaashey ilaahay hakuxifdayo waan jaceylahay dacwad in aan dhagsato ilaahey han hanuuyo dhamaateen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Selmamohamoud
    @Selmamohamoud 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah tabarakallah wllo ❤

  • @fathiilyees9613
    @fathiilyees9613 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masha llah ilahey haku barakeyo abyo walhi kutayashaa mudantahay wana rajeynaya ina kugu taydo❤

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 13 วันที่ผ่านมา

    Maa Shaa Allah Jazakallahu khairun abayo macaan may Allah bless you sister

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 15 วันที่ผ่านมา

    Maansha Allaah Tabaarka Allaah.
    Ilaahay naxariistii janno ha siiyo Sheekh Aasan siiyo iyo dhammaan intii dhimatayba.
    Allahumma Aamiin

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mnzhlah wllzhy qli zhekhad naziiba zhekh aadan siiro alle ha ku brakeeyo

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 14 วันที่ผ่านมา +1

    MaanshaAllah/ baarakallaa wllo halkaa ka wad.

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv 6 วันที่ผ่านมา

    Hoory usoco walshaya

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Nasiiba Allah haku barakeeyo waan kugu faraxsanhy reer somaliland keliya haso qaadan umadda somaliyed waa wada muslim kuwasad ka midthy dacwadu way wada gaadhin insha Allah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 15 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah tabaaraka laah nasiiba ilaahay haku caafiyo inshallah habo mcn

  • @samawadaxusen1793
    @samawadaxusen1793 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah alle haxiftiyo nasiiba sh aadan siiro

  • @user-ud6fs8ut7z
    @user-ud6fs8ut7z 15 วันที่ผ่านมา

    Maashallah tabarakallaah sheikha Nasiiba Ilaahay haku xifdiyo barta kaga hay wacdiga hablaheena ❤💕🥰

  • @hassansaid5472
    @hassansaid5472 9 วันที่ผ่านมา

    Raag ina wacdi uqabata marka horre kuma banana.marka xigtana culumadi raaga aya kabadan e dumarka inoku wacdi inshlh. allah khir haku siyo.

  • @caashamustafe4365
    @caashamustafe4365 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @Cawaale131
    @Cawaale131 15 วันที่ผ่านมา +1

    Qofka xun waa run wanaag uunbaa lagula dhaqmaa sharkiisa waad kabadbaadi waanaago khayr uunbuu keenaa alle habarakeeyo nasiiba sh aadan siiro

  • @AhmedXaajicali
    @AhmedXaajicali 11 วันที่ผ่านมา

    Maashaà allaah allaah haku karaameeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 14 วันที่ผ่านมา

    Ma sha allah wa qof aad u qalbi vcn wax bdn bay rabta inay hagaajiso sida ay dadka uso dhawaynysana illahy ha uso dhaweyo❤

  • @fadumoibrahin7183
    @fadumoibrahin7183 14 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah walashey allah dardisa kujeckahay Allah kuxafido

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha Allah

  • @HabiiboYuusuf-q3z
    @HabiiboYuusuf-q3z 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah wllshy nasiibo aadan ale Haku xafido

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 15 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha allaah aad ayaan ujecely ilaahy dartii guruubada ayaan rabaa seen uhelaa

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 15 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا Allah darriiqaa ha kuu fududeeyo

  • @NassraMohamed-jy1mu
    @NassraMohamed-jy1mu 11 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allh allaha ha ku barakeeyo

  • @user-wd5li2xx3v
    @user-wd5li2xx3v 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DjamahGaraad
    @DjamahGaraad 15 วันที่ผ่านมา +1

    Gaabadhan khaayr alee hasiiyo inshala

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 15 วันที่ผ่านมา +3

    Mash alaah Allah ha xifdiyo shaekhatu nasiiba sh aadam maxamuud (siiro)

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot 12 วันที่ผ่านมา

    Mashallah alle cimriga haku dheereyo mamo

  • @RahmaAbdi-jx1bv
    @RahmaAbdi-jx1bv 9 วันที่ผ่านมา

    Amiin insha allah uxti

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 15 วันที่ผ่านมา

    Very good nasiiba halkaa kaga hay khayrka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 10 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 15 วันที่ผ่านมา

    Maan shaa alaah

  • @abokorselefi-6423
    @abokorselefi-6423 14 วันที่ผ่านมา

    Masha alaaha ءختى

  • @user-bo4yh8ky8t
    @user-bo4yh8ky8t 13 วันที่ผ่านมา

    Maansha Alaaah

  • @user-vf1gw9xf7h
    @user-vf1gw9xf7h 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MalypunBarkhad
    @MalypunBarkhad 14 วันที่ผ่านมา

    Mansha allaha

  • @halimarashid7380
    @halimarashid7380 15 วันที่ผ่านมา

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 14 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @YoussoufSaredo-ux1zp
    @YoussoufSaredo-ux1zp 13 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah amiin ya rabi 😅

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 14 วันที่ผ่านมา +1

    Siiro family waa muanafaqiin bukaa qabiil walay

    • @user-rj5xg9xc1w
      @user-rj5xg9xc1w 14 วันที่ผ่านมา +1

      Qabiiilada ay neceb yihiin ciise muuse ma ku jiraan

    • @izmaaciilizhqi8095
      @izmaaciilizhqi8095 13 วันที่ผ่านมา

      ILahay ka cabso

    • @user-rj5xg9xc1w
      @user-rj5xg9xc1w 13 วันที่ผ่านมา

      @@izmaaciilizhqi8095 dee adiguba ilaaahay ka cabdo

  • @Abucumayrkhaalidismaaciil
    @Abucumayrkhaalidismaaciil 15 วันที่ผ่านมา +2

    Qofka munkar sameeya waa lagu inkirayaa iasagoon lagu xadgudbin
    Iyadoo loomarayo wado sax ah,markaa munkarka cida muujisata iyo munkarkaaba waa la diidayaa.

    • @hassani5y276
      @hassani5y276 15 วันที่ผ่านมา

      abuu
      qof ugu qorantahay Inta badan ma aqoon badna

    • @Abucumayrkhaalidismaaciil
      @Abucumayrkhaalidismaaciil 15 วันที่ผ่านมา

      @@hassani5y276
      Abumagac maaha horta lkn waxaa layaan leh qofka miisaanka dhigaya macagyada! Lkn miyaad diidaysaa in munkarka iyo cida wadaba lagu diido?

    • @FoziaDahir
      @FoziaDahir 15 วันที่ผ่านมา

      Mansha allah tabarika lah
      Nasina sheikh adan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Abucumayrkhaalidismaaciil
      @Abucumayrkhaalidismaaciil 15 วันที่ผ่านมา

      @@FoziaDahir
      Dumarkeena kalana inayku daydaan ayaa larabaa.

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 14 วันที่ผ่านมา

    Ay weeye war kaqad mesha nagtan gabadha shikhada hadhexgelin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 14 วันที่ผ่านมา

    LEE, Familyyyyyy Systems murwodumaroo Minyarooy bahbahbah bahbahyareey malinti dharaartii habsan geenyo murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey hablaha facyaashay waanba uwataa Noocyadeyba malintii layga soo dhawaystoo badanbadan wa lays YaqaanE dumar Naagodumar tartamayey lEE nonseseseseseses blokedbloked bismilah Ya yey haday igu soo tirahdo

  • @AaminaMahamed-gt4uh
    @AaminaMahamed-gt4uh 15 วันที่ผ่านมา +1

    Niyow kani waa nacas kulaha ma ragana wacdisid ragi may dhamaden

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 15 วันที่ผ่านมา

      Sax dumarka ayaa dumar ubaahan laakiin Allah naguma qabto inay ragu dumar cilmiga kadoontaan waahabaar

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 14 วันที่ผ่านมา

    Nonseseseseseses YariisEey lagufarxeeeey murwodumaroo Qiimobadan fariidad wan uwata tii laga so dhawaystayba waleeney Runeey .Yartayarta Familyyyyyy mudadii yareydoo soo nola Nicmaturabi Nicmaturabi wanicmalwakiil Familyyyyyy Reero familyyy

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 15 วันที่ผ่านมา

    Shaykhadda waxaan kula talin lahaa hadda wixii ka dambeeya niqaab xidho....waa iga talo....جزاك الله خيرا

    • @user-vb2wf6px1u
      @user-vb2wf6px1u 15 วันที่ผ่านมา

      Adiga iyo inta kula fikirka ah indhihiina laaba, iyadu kaalinteedii way buuxisay.

    • @MuhammadAhmad-ki7jc
      @MuhammadAhmad-ki7jc 15 วันที่ผ่านมา +1

      @@user-vb2wf6px1u Walaashayeey indhaha oo xumaanta laga laabaa diinta ayay ka mid tahay waad ku mahadsantahay..Taladaan walaashay siiyayna waa الدّين النّصيحة

    • @maryamaahmedfarah1575
      @maryamaahmedfarah1575 14 วันที่ผ่านมา

      Niqaam waajib maahan

    • @MuhammadAhmad-ki7jc
      @MuhammadAhmad-ki7jc 14 วันที่ผ่านมา

      @@maryamaahmedfarah1575 Qofka walaal diinta faafinayaa dadka wuu uga horeeyaa sunnaha

    • @Khadansiciid7623-ph8zi
      @Khadansiciid7623-ph8zi 11 วันที่ผ่านมา

      Maxaad niqaamo uleedahay niqaamku faralmaahee waa Sunee waxba haniqaaman wll

  • @user-pz2ff6ee5i
    @user-pz2ff6ee5i 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤😂😂😂😂

  • @shukrihassan1398
    @shukrihassan1398 15 วันที่ผ่านมา +1

    Naagtan ninkii qabay mee?
    Duco qabto shaashadaha ka hor dhaqaaq.
    Hadaad dumarka diinta barayso madarasada ufur

    • @noqosaalixad9817
      @noqosaalixad9817 14 วันที่ผ่านมา +2

      Marka koowad naagtan haodhan wll magaceeda waad garanaysaa takle waa lobahan yahay in lahelo gabadh diintedi iyo xijaabkeedi sidata oo gabdhaheena wacdisa wanan kufaraxsanahay waxanay nootahay rolemodel adu hadanad kahelin iska dhaaf lkn ninkeedi mee haodhan xbbt ninkeedu madiinta ayuu udiidaya inay fidiso ❤

    • @maryamaahmedfarah1575
      @maryamaahmedfarah1575 14 วันที่ผ่านมา +1

      Nin uun baa hor cararay dadka qaar kii ninkii idin qaatay idinma dhigo

    • @Waayoarag98
      @Waayoarag98 9 วันที่ผ่านมา

      Walaalo, horta isku day inaad soo daraasayso hawsha inantan hadaad jaahil ka tahay. Gabadhani waajib umadeed oo diintu raali ka tahay ayay wadaa. Ninkeediina kama caban markaa sheeko xasaradeedka waxa ka wacan inaad wax ka barato. Allah ha ina wada hadeeyo.