ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xishoodka iyo xijaabka || Muxaadiro Nasiiba Sh Aadan Siiro.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 174

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 29 วันที่ผ่านมา +11

    Rabbow naga raali noqo 🤲

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +12

    Mnsha Allah
    Alla gabadhan oo kale oo badan maan na siisid yaa rabii😢 ilaahow sheekhadana xafid kuwo kale oo badan oo ayada oo kale ah na sii aamiin

    • @Asiacllaahicl
      @Asiacllaahicl หลายเดือนก่อน +3

      Waa saxanthy abaayo ❤ amiin

    • @user-zg7fi8nb8s
      @user-zg7fi8nb8s 20 วันที่ผ่านมา

      Amiin amiin yaarabi ❤😢

  • @baismail7521
    @baismail7521 หลายเดือนก่อน +36

    Sida uu ilahay diinta u baray sheekhada alle swt diinta ha inoo baro ilahay siduu ilahay u asturay ilahay ha inoo asturo amin

  • @asliali41
    @asliali41 วันที่ผ่านมา

    Maansha Allaah maasha Allaah Allaah ha ku xifidiyo insha Allaah

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 29 วันที่ผ่านมา +7

    Asturnaanta marka laga hadlayo .....
    Gabadh kaste oo is qaawisa nina ma jecla oo intuu ku dhaho waad shidan tahy iyo woow ayuu ku dhaafayaa blse midka sidaa ku leh hadaa dhahdo aynu is guursano habarteed bay ka tahy oo nina ma rabo gabadh Qaawan inuu caruurtiisa Hooyo uga dhigo.

  • @shmuraadshmuraad
    @shmuraadshmuraad หลายเดือนก่อน +20

    علّامة ربّانية جزاك الله خيرا جعلك الله من أهل الجنة❤❤

    • @user-mf8or3ek1k
      @user-mf8or3ek1k หลายเดือนก่อน +2

      Xijaabku.nasiiba Sheekhad aadam seeroy. Wuu. Leyahay. Shuruud ee. Halkaa. Kafiirso. بارك الله فيك

    • @user-ps3yr1um4g
      @user-ps3yr1um4g 7 วันที่ผ่านมา

      ماشاءالله تبارك الله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وأحسن الله إليك ❤

  • @user-vc7xj9dz1s
    @user-vc7xj9dz1s หลายเดือนก่อน +4

    جزاكم الله خير ❤❤🥰🥰😍🫡💯💯📿🤲👑🫶🫶

  • @user-ur2nq8co8z
    @user-ur2nq8co8z หลายเดือนก่อน +7

    Alle hanoo danpi dhaafo dhamanteen😢🤲

  • @hodanjamachilaac6176
    @hodanjamachilaac6176 หลายเดือนก่อน +2

    Msha allh khayr Alle haydin siyo dhamantin tabiyayasha mmtv iyo sheekho nasiiba aadna siiro wllyal janada Alle hayna geeyo 🎉🎉🎉

  • @XaajiAbuubakar
    @XaajiAbuubakar 21 วันที่ผ่านมา

    Baaraka Laah Fiik. Allah haku siiyo Liibaan Aduunyo mid Aakhiro. Aamiin

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah shukran ❤❤❤

  • @RuunCabdilaahi-ku7gn
    @RuunCabdilaahi-ku7gn หลายเดือนก่อน +8

    Alle ha kuu naxariisto wll nasiiba waayo aayad qur aan ah oo alle ku sheegy suurtu axsaab ayaad dulmidy kadaa diinta ciyaarta oo ha ka qaadin xijaabk sharafta adna is xijaab waayo shay kaste naftada laga bilabaa

    • @user-dw4bv9hz8w
      @user-dw4bv9hz8w หลายเดือนก่อน

      Sowtan jijaban Mise xijabku WA dawarka sidu kugu sameyo

    • @user-mt6kp8ss5p
      @user-mt6kp8ss5p หลายเดือนก่อน

      Nasiiba way is asturta balse wad gaadhi wayday aayadna been kamay sheegin

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh หลายเดือนก่อน

      Mashaallaah tabaaraka rahmaan illahow ku janee diin iyo daganaasho meqaa Dhar weyn oo dad han eber kaga siiyey wan Ka helay Say u dhuhday diinta❤

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤❤❤

  • @user-zr4xl6uq6v
    @user-zr4xl6uq6v หลายเดือนก่อน +2

    Allah Ka rali noqdo wlshey nasiiib😊

  • @CaashaMaxamed-s9n
    @CaashaMaxamed-s9n 28 วันที่ผ่านมา +2

    Maaasha Allah wll

  • @user-pt4nh5uf2u
    @user-pt4nh5uf2u 29 วันที่ผ่านมา +2

    MASHA ALLAH

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu mubarik

    • @BasraHana
      @BasraHana 27 วันที่ผ่านมา

      Qor fj en uqi

  • @user-zg7fi8nb8s
    @user-zg7fi8nb8s 20 วันที่ผ่านมา

    جزاکم اللہ خیرا❤

  • @user-yu8dj2wk1x
    @user-yu8dj2wk1x 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah tabarakallah❤👑🤲👑❤❤❤

  • @ridwaanartan925
    @ridwaanartan925 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa allah ❤️ 💖 ♥️

  • @RoodaAbdillaahi
    @RoodaAbdillaahi 20 วันที่ผ่านมา

    Mnsh allh nasiba sh adan siro❤❤❤

  • @user-gg7qe7fv9w
    @user-gg7qe7fv9w 29 วันที่ผ่านมา +1

    Jasakalaahu khayr ❤❤

  • @AyaanMahamud-on6fg
    @AyaanMahamud-on6fg หลายเดือนก่อน +2

    Alle rali ha ka noqodo sheekhadaydii nusayma sheekh adan ❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 23 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah.Jazaakillahi khayran

  • @BasraHana
    @BasraHana 27 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah❤❤❤❤💖🧕

  • @Asiacllaahicl
    @Asiacllaahicl หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah ❤❤❤

  • @user-ly8bi7cu7x
    @user-ly8bi7cu7x หลายเดือนก่อน +4

    Mashaa aallah

  • @caliyaamiira
    @caliyaamiira หลายเดือนก่อน +4

    Sheikh nasiiba sheikh adan siiro Illahay haku jeclaado sidaanu ku jecelnahay ❤❤🎉

  • @AaminoxuseenshariifSahil
    @AaminoxuseenshariifSahil 28 วันที่ผ่านมา +1

    M.a❤❤

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 หลายเดือนก่อน +2

    Baarakalaaaaa fiik ilaahaw na cafi oo inoo danbi dhaaf muslika oo dhan s.c.w. ❤❤❤❤❤

  • @FardowsaMahamed-u7d
    @FardowsaMahamed-u7d หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allh ❤❤

  • @jccmahdaristudio4797
    @jccmahdaristudio4797 หลายเดือนก่อน +2

    Msha Allah Kaliya Rabigaa Raali Gali Dadkana Dantaada Ka Raaco

  • @SaadiaAhmed-ib4yy
    @SaadiaAhmed-ib4yy 29 วันที่ผ่านมา +1

    Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mk3cs3qf4h
    @user-mk3cs3qf4h หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @HiboYuusuf-d4l
    @HiboYuusuf-d4l 21 วันที่ผ่านมา

    Masham Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyaMohamed-h6e
    @SacdiyaMohamed-h6e หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤mnsha aalh allh yubaarik fiiki murabiya mucalima

  • @salmmuuse5158
    @salmmuuse5158 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاءالله الله يبارك فيك جزاك الله خير وأرجو ان ينجحني ادعو الله ان يحقق حلومي ❤😢🤲🏻🥹😳

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallah tabarakallah ❤❤

  • @FalisCabdirsaaq
    @FalisCabdirsaaq 27 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @user-rp4nj6mq7p
    @user-rp4nj6mq7p 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rl4um7jt1e
    @user-rl4um7jt1e หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw

  • @MunaCalidiriye
    @MunaCalidiriye หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allh. Mnsha allh ❤❤❤❤❤

  • @user-zr9jk7lg9f
    @user-zr9jk7lg9f หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خير يا اختي الغالية ❤😍

  • @AsmoAbdulahiGabow
    @AsmoAbdulahiGabow หลายเดือนก่อน

    M.a kheyr aan dhamaan alle Haku siiyo sh.nasiiba❤❤❤

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 หลายเดือนก่อน +5

    Ale khayr hasiiyo walaasheen nasiipa sheekh aadan siiro lkn wllo hal qodop ayn kuleeyey xijaapku mahaa qofku wuxuu isagu dooran karo mana aha shalmad wayn iyo haaf iyo shaadh waa ayaad quraana wllo asc

  • @HaboonJama-ty5cz
    @HaboonJama-ty5cz 20 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-no3pq6xd1e
    @user-no3pq6xd1e 10 วันที่ผ่านมา

    Jasaki laaah qeyr❤❤

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan หลายเดือนก่อน +2

    Insha allaah gabadhyda curaded ayaan kugu magac dari doona jacylkan ku qabo darteed❤

  • @sumayamaxamed3344
    @sumayamaxamed3344 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAlleh ❤❤❤❤❤

  • @MarwaIprahim-e6v
    @MarwaIprahim-e6v 29 วันที่ผ่านมา +1

    Gabdhaha haka walin xijaabku wxaa maahe

    • @smile-db6bv
      @smile-db6bv 24 วันที่ผ่านมา

      Wll Allah ka xishoo wayo xijaabka waa ayad Alle

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah, Allah yaxfidag.

  • @HanaCabdi-os4kq
    @HanaCabdi-os4kq หลายเดือนก่อน +3

    Scm wll ala ha ku barakeeyee waan
    Ku jecelnahay waanad noo nasteexaysay waan qaadanay
    Ana waxaan kugu.nasteexaynayaa
    In aad aayada qur aanka aad sideeda u qaadato xijaabku
    Sideed shuruudood ayuu leeyahay
    Kuma dhaliilayo marna bal adaaba
    Iga khayr badan ee xijaabku waa aayad qur aana

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 19 วันที่ผ่านมา

      Aayada sifican ufahan wllo
      Ayada disen laguguma xidhin
      Waxi ku asturaya waa xijaab
      Sido kale macnaha xijaabna baro
      هو الستر والحجب والمنع
      ويسمى الحارس أو البواب
      Markaa xijaabka mahan qaab tolmedka aan utolono bas
      Maradas aan tolney
      Hadaynu garbasar ahan uqadano sow iyadi un mahan mawaxba iska badalay

  • @KhadijahIbrahim-uq9fl
    @KhadijahIbrahim-uq9fl หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله الله يحفظك

  • @user-su6in3yu5m
    @user-su6in3yu5m หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله تبارك الله ياختي الغاليه ❤️❤️

  • @user-tw7ug4ox8m
    @user-tw7ug4ox8m หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m หลายเดือนก่อน +1

    صلى الله عليه وسلم ❤😊

  • @deeqagopey1580
    @deeqagopey1580 หลายเดือนก่อน

    Wa calaykum Salam waa raxma tulahii waa barkatu❤ wad mahdsantay qali alle ha in jeclad0 dhamnteenba danbigenan ha dhaf0❤

  • @HawaAbdillahi-y1o
    @HawaAbdillahi-y1o 13 วันที่ผ่านมา

    CMnsha Allah

  • @maryamomahamud6164
    @maryamomahamud6164 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Alle hanagu xifdiyo diinteeena 🤲

  • @UmuMaaida-sm2zh
    @UmuMaaida-sm2zh 29 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahyowu naga raali noqno

  • @foosiyaabdirahman6606
    @foosiyaabdirahman6606 หลายเดือนก่อน +2

    السلام عليكم ماشاء الله

  • @MustafeYousuf-u6x
    @MustafeYousuf-u6x หลายเดือนก่อน +2

    Manshalah

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 หลายเดือนก่อน +1

    maan shaa allaa alle haku xafido❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 หลายเดือนก่อน

    Ma Sha Allah khayr Allah ku siiyo Walal

  • @asmacali111
    @asmacali111 หลายเดือนก่อน +1

    Masha llah

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m หลายเดือนก่อน +1

    شاءالله ❤

  • @user-jc2ii6xv7g
    @user-jc2ii6xv7g หลายเดือนก่อน +3

    Xijaabku shuruud buu leeyay ee halkaa dib ugu noqo !!!
    haaf iyo shaadh goormuu xijaab noqday!!
    Sheelad iyo shalmad goormay xijaab noqdeen.

    • @fariaomar1986
      @fariaomar1986 หลายเดือนก่อน +1

      Waayabanaa😢 ee maila yaabteen

    • @user-jc2ii6xv7g
      @user-jc2ii6xv7g หลายเดือนก่อน +2

      @@fariaomar1986 yaab naguma hadhin.
      Laakiin markay cid walba diintii ka hadasho sidan iyo wax ka daran ba way dhici doonaan

    • @fariaomar1986
      @fariaomar1986 หลายเดือนก่อน

      @@user-jc2ii6xv7g أكيد

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 27 วันที่ผ่านมา +1

      Miyaanad arag wadan waliba dumarkiisu inay xidhan yihiin xijaab iyaga u gaara

    • @user-jc2ii6xv7g
      @user-jc2ii6xv7g 25 วันที่ผ่านมา

      @@halimadirie5301 xijaabku shuruud buu leeyay wax walba oo la xidhana xijaab laguma sheegi karo.

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jazaakalahu khayr walashe qali

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah ❤

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 หลายเดือนก่อน +3

    Wllo xijaabku waa mid uun maaha midwalb
    Oola kookoobay

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 21 วันที่ผ่านมา

    Nimcada gabadhaan ka muuqato aabaheed baa u sabab ah ilaahaye janadii haka. Waraabiyo

  • @hamdiguedi355
    @hamdiguedi355 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @Subeyra
    @Subeyra หลายเดือนก่อน +1

    Maan shaa alah

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrwb xabibti

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke หลายเดือนก่อน +6

    xamuurada waad marsan kartaa lakin guriga kula ekow gabadha muslimka ah uma banaana quruxda ay isku siyaadiso inay debada iyo ajaanibta ula baxdo iska jir waa tabaruj xijaabkan a sifaadkiisa saxa ah gabdhaha usheeg وبالله توفيق

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 หลายเดือนก่อน

      Sheegtay xijaabkii ee bal adna kaaga sheeg

  • @MunaCalidiriye
    @MunaCalidiriye หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw ❤scw ❤scw ❤scw scw ❤scw ❤scw ❤ scw ❤❤❤❤❤❤❤yaa maxamedaa ku jecliyaa

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sahraali1032
    @sahraali1032 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @maryansaleebanadaan7391
    @maryansaleebanadaan7391 หลายเดือนก่อน

    masha allah shiikh nasiba ❤❤❤❤❤

  • @Unknown_woman169
    @Unknown_woman169 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @anisaali5451
    @anisaali5451 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرًا يا اختي الغاليه ❤❤❤❤

  • @atika5785
    @atika5785 หลายเดือนก่อน +2

    Ikhawaan war ma leh ,"hawada inaad wax ku sheegto lama Rabo anagu kitaab iyo sune ayaan wax ka qaadanaaa

  • @Ahmed-vm1lw
    @Ahmed-vm1lw หลายเดือนก่อน

    Alxamdu lilaah sheekhada❤❤❤

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 หลายเดือนก่อน

    اللهم بارك وزد وانعم عليهن ❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyoow naga yeel kuwaas

  • @qadanxirsi7751
    @qadanxirsi7751 หลายเดือนก่อน +4

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gb9dz6zx4h
    @user-gb9dz6zx4h หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @horseed3152
    @horseed3152 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalaahukhary,

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm หลายเดือนก่อน +1

    🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @MariamAjab
    @MariamAjab หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar. ❤❤ Scw ❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 หลายเดือนก่อน +1

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @nimohodan5374
    @nimohodan5374 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير الجزاء أختنا الغالية ❤💕

    • @kawsarmuxumed7814
      @kawsarmuxumed7814 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahow barakee gabadhena🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂

  • @AmishaDahir-f1m
    @AmishaDahir-f1m หลายเดือนก่อน

    شاءالله

  • @user-it3rt4qp9r
    @user-it3rt4qp9r หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤

  • @abucubayda6265
    @abucubayda6265 หลายเดือนก่อน +3

    Xijaabkaa haafka iyo shaadhka ka koobani muxuu ahaa

    • @MunaCalidiriye
      @MunaCalidiriye หลายเดือนก่อน +2

      Maba jiro wlhi xijaab haaf io shaadh ah ee xijaabku waa ilhy quraankiisa ku sheegay

    • @Kaaftoon_ilyaas
      @Kaaftoon_ilyaas หลายเดือนก่อน +1

      Wixii jidhkaaga asturayaba waa hijab

    • @Binthlm
      @Binthlm หลายเดือนก่อน +2

      Wxn umaleynaa iney ula jedo xijaabka isku days ka ah oo goonada lagu xidho cadey

    • @Its.su3da
      @Its.su3da หลายเดือนก่อน

      @@Binthlmhaa saas waaye

  • @rayaancabdilaahi-ny9km
    @rayaancabdilaahi-ny9km หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @FalisCabdirsaaq
    @FalisCabdirsaaq 27 วันที่ผ่านมา +1

    S cw