Barnaamijka Gancsiga waxa inoogu marti ah Qadan hoodo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 หลายเดือนก่อน +7

    Qadan hoodo waa maamo Qiima leh Dubai Ayaan ku bartay wallahi talo iyo waano badan oo ey i siisay waan ku faaiiday Dubai Ayay Dukaamo dhar iyo Shobin ku laheyd

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire หลายเดือนก่อน +6

    M. A barka allaah. Abyo gabdhan nogu noqda oo waresibadan noga soqada khstan gurka iyo Hormrka nafta

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 24 วันที่ผ่านมา +1

    Talo waa Dhaxal Gal Guryihii Wad Noo Adkaysay❤

  • @sugarabdi5229
    @sugarabdi5229 19 วันที่ผ่านมา

    Masha allah i usually don't comment.but i must say this lady is very smart as somali say waayo arag weeye alxamdulilah i don't have somali friends what she said about the girls is true i have experienced it before with somali friends.

  • @wardayusuf3857
    @wardayusuf3857 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa gabadh kudayasho mudan talooyin dhaxal gala oo dhinac walba taabanayaa ayay soo bandhigtay horusoco Ilaahay haku barakeeyo ganacsigaaga

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waad mahadsan tahay hoodo waxyaabo badan oo xaqiiqa ah bad ka hadashay jasakalaah khayr❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah diricbaatahy meelfog baad kasoobilowday allaha kuubarakeeyo ganacsi

  • @salmasacad1976
    @salmasacad1976 27 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi saddex casha ma noqonkaro hadanu lix cabdi anu iinoqon nayiin

  • @HappyCircuitBoard-hv3dv
    @HappyCircuitBoard-hv3dv หลายเดือนก่อน +1

    Wax yaabo badan baa ka faaiday wllhi alleh ha ku barkeeyo❤❤❤

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 หลายเดือนก่อน

    Masha allh hawo hadalka aatiri Shantaas Waa run qer allaha kusiiyo gabdhooy maamadaan wanaderda qaata way idiin anfaceeysaayee hawo shukran❤❤❤

  • @AniisaDiriye
    @AniisaDiriye หลายเดือนก่อน

    Qadan intaasoo dhan waan kugu raacsanahay

  • @RejoTherapy
    @RejoTherapy หลายเดือนก่อน +2

    Wow talo dhaxal gala oo dhaba❤ mahadsanid qadan hoodo

  • @123natule6
    @123natule6 23 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah

  • @RoodamaxamedAbokor-qm5um
    @RoodamaxamedAbokor-qm5um หลายเดือนก่อน +2

    Saaxib waxaa ugu fiican ka ilaahy daraadi ah
    Waxan kale oo dhami saaxib fiican maaha

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 หลายเดือนก่อน

    WW maaashaaa allaah wallhi gabadhan waxaan iskaga,midnahay waxan jeclahay inaan iibsado waliba lacagtayda waxaamahaysto ayaad kabadbaadaysaa.❤❤❤❤❤❤❤.

  • @MohamedHassan-jt2gy
    @MohamedHassan-jt2gy หลายเดือนก่อน

    Experienced lady really

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 หลายเดือนก่อน +2

    Maa Shaa Allah

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 QADANAY AAD IYO AYAA KU SALAMAYAA WAA RUNTEED QADAN CREAM LAYASKU CADEEYO MAY MARSAN ILAAHAY AYAA CADANTA IYO QURUXDA U DHALIYEY MANSHA ALLAH. ❤❤❤

  • @IlhaanIdiris-jy7ly
    @IlhaanIdiris-jy7ly หลายเดือนก่อน +3

    Qadan hoodo❤❤❤❤geesiyad

  • @umuraxa4267
    @umuraxa4267 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mamadan unsigeda jeclahay dubai ayan ku aqaanay

  • @loulaahmed3343
    @loulaahmed3343 หลายเดือนก่อน

    Masha' allah very strong woman

  • @zuhrahindi1558
    @zuhrahindi1558 หลายเดือนก่อน +3

    War wuxu fariidsana maanshalh

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v หลายเดือนก่อน

      MANSHA ALLAH WAA GABADH U DHALATAY GOBOLKA RAGA.😂😂😂

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq หลายเดือนก่อน

    ManshaAllh wle waxay sheegayso dhaan waa ruun waana waano aanu qofkasta bixiin

  • @faizam523
    @faizam523 หลายเดือนก่อน

    Subxaan, ee bal is astur eedo, timahan qaawan asturo.⁹

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +2

    Nin ahan , Mamadasi waa Hooyo Qaaliya oo u Nool si Sax ah ilaahay ha barakeeyo Maashalaah

  • @AniisaDiriye
    @AniisaDiriye หลายเดือนก่อน

    Qadan Gabadh caqli badan

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 21 วันที่ผ่านมา

    Walle anigay igu dhacday Saaciibtinomo waekeed daa

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 หลายเดือนก่อน +2

    Raaliyinimadii baa i ag fadhida iyadoo qosleysa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @justhaveafunn3904
      @justhaveafunn3904 หลายเดือนก่อน

      Aadbay u qaldanthay raliyonimadu inay qososho maaha😂

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 หลายเดือนก่อน

      @@justhaveafunn3904 hhhhh

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkkk

  • @hudaahmed7523
    @hudaahmed7523 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah ilahay haku barakaayo maskaxda

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q หลายเดือนก่อน

    True story hadal keedu guuleeso wllo

  • @XamdaMaxamed-i9h
    @XamdaMaxamed-i9h หลายเดือนก่อน

    Waa runteed horta aadbay uwanasgsanthyoy muhiim uthy inu qofku naftiisa. Aad uqurxiyo inuumaskaxda koriyonna waa muhiim xoog taasaa

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 หลายเดือนก่อน +1

    Dumar somaliyed waxan kala yaabay tooda heer gaarto iyo midooda kaleba nin uun bey ka sheekeyan waalidki dhalay ilmahooda wallaalahod iyo naftoodaba ma yaqaanaan bisinka war waxan wax halaga badalo islaantan waxeeda waaba ka bad badis ku teh haduu guurku kaa xumaado iska dhimaa dhaanta yaab anagaa aragnay

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 หลายเดือนก่อน

      Ragu ayagaa nacab noday qaar khayrumasuul ah kuwo aan dhaqan lahayn baakujira gabar yar buuguursan hadhawto goortuu dhawr kadhalo ayuu furin meel ay fooda saarto maleh fakar bay faceed ugaharin marka ragow eeda laydin soojeedin iyo warka laydinka sheegayo qaarbaa sax ah

  • @user-em5rr6tp1f
    @user-em5rr6tp1f หลายเดือนก่อน

    Mansha allah qadan hore u soco❤

  • @user-go2fg7pf9o
    @user-go2fg7pf9o หลายเดือนก่อน

    Waa runteed qadan dharkaaga inanad tuurin ee aad ilaashato oo aad kula labisato

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib dumar waa bishoo sadex ah

  • @user-gq8gy7nv2w
    @user-gq8gy7nv2w หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah ❤❤❤

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah hoodo aqli

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h หลายเดือนก่อน

    Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawoali6544
    @cawoali6544 หลายเดือนก่อน

    Waaw. Maasha,allaah

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q หลายเดือนก่อน +3

    Dumarow aynuu caruurta iyo nafteena ka adkaano ninkana waxaad kataqaana waxàd isku qurxiinlayd iyo nadaafada ku dadaala no foona ituus iyo xageed kumaqnayd inaga ilaaliya allah subxana watacallah raliyooyiin haynaga dhiigo no buq iyo istaray isna qurxiya halaydiin xiise please

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    Familyyyyyy system farac jiilbajiilba beecmushtarad Minyarooy bahbahbah bahbahyareey

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน

    MAANSHALLAA ♥️

  • @RoodamaxamedAbokor-qm5um
    @RoodamaxamedAbokor-qm5um หลายเดือนก่อน

    MashAllah

  • @kowsarnuurmohamed2506
    @kowsarnuurmohamed2506 หลายเดือนก่อน

    Mansha allhaa

  • @naimahassan3668
    @naimahassan3668 หลายเดือนก่อน

    Wa Gabadh. Wax badan fahansan

  • @alinoor-r8b
    @alinoor-r8b หลายเดือนก่อน

    Jahzahka.Allaah

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 หลายเดือนก่อน

    I don’t know if you know but sister the chain you have it has Jewish logo.

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w หลายเดือนก่อน

    Shaqala aaan badanaaa ma awooodo mana layla guursan labis mar walba mayaaa😄 laaakiiin nadiiif hadana waaba daaalanahay faaa di ma ahi i

  • @MileySuheyr
    @MileySuheyr หลายเดือนก่อน +1

    Ina adeerey mamadaan noso celi

  • @user-ld9pc7xb3k
    @user-ld9pc7xb3k หลายเดือนก่อน

    Sheekadu gacsigii bey ku qurux badneyd farax naga daaya ha nagu wareerine

  • @Asma-hc1lz
    @Asma-hc1lz หลายเดือนก่อน

    Anu waliga saaxiipad maan yeelan aduunka ugu necbayhy naag aan is daba munuusno😅 wllalhy way ila yaabaan runriii

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    LE Ya Yartaana tana wa lagu YaqaanE QatraayEEy QaranEEy wax barashadayda dugsi school yashayda

  • @filsanmataan5274
    @filsanmataan5274 หลายเดือนก่อน

    Qadan hoodo waa fariid talo fican ayaad na siisay

  • @RidwanCabdi-ot8hh
    @RidwanCabdi-ot8hh หลายเดือนก่อน

    Wa Dhabi wll

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku หลายเดือนก่อน

    Ani asma uun ahy waxa iga dayee saw shaqo kale ma lihi qadaney😂😂😂😂

    • @asmafarax7311
      @asmafarax7311 24 วันที่ผ่านมา

      Asma Dhago Adag😂

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 หลายเดือนก่อน

    Qadaney nagda dee waa nalga delete garyay ariinka ninku ka tegi mayo hanagu so celin 😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน

    BEcmushtaratan Ya, YariisEey dagan fariidad on an 3ad oo YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi lE dumaar iyo Rag 5 ban ku aheyna lE Ya .Yartayarta

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 หลายเดือนก่อน

    DUMERKA AYAA LA USKU DIRAYAA WAXAA JIRO DAD YER OO XAASID AH LAKIIN GABDHAHA SOOMAALI SAAS MAWADA AHA

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq หลายเดือนก่อน

      Wlhyi waa iinyar oo ilahay u naxariistay waa isku xaasid dumarku ilaa kuwa ciilmiga diiniga bartay waxyalo badan baan ku aarkay dumarka bisinka saxiib ahaada lkn sirahaga qarso taasan kula talinayaa gabaadh kasta

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 หลายเดือนก่อน

    Qadaney hayna walin

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 หลายเดือนก่อน

    Nolashu nin mahan hadu rabo hatago 😮

  • @Abdinasra-ee5hk
    @Abdinasra-ee5hk หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @fowzia1abdullahihaji156
    @fowzia1abdullahihaji156 หลายเดือนก่อน

    That is true

  • @suusansiman7453
    @suusansiman7453 หลายเดือนก่อน

    Been ma ahan taas Aniga arkay Saxiibtey inaa ka shidnoma igalo wlh wlh taas caato cayil iyo qurux

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x หลายเดือนก่อน +1

    Gaban no so celi bilis

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 หลายเดือนก่อน +3

    Islaan tii qadan oo butgis isla soo dhacdy
    Eeyaa qadan dhalin yarada ha waalin is qaba ee masaa kiinta adigu qadany ma kii lixaad ayaad iska dhaa dhinaysaa

    • @SamiyaCumar-u6v
      @SamiyaCumar-u6v หลายเดือนก่อน +2

      Ala wall cilmiga eey raga uledahay bey noga faideysay cashar dhaafay beyrabtaa inaan saxno ee noo daa inanata❤❤❤😂😂😂

    • @ilafaaidayso3380
      @ilafaaidayso3380 หลายเดือนก่อน

      😂🎉

  • @khadramacalin5901
    @khadramacalin5901 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h หลายเดือนก่อน

    Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimahassan3668
    @naimahassan3668 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah