II WAD SHEEKADA 'Xidhiidhada aan fayoobayn iyo samaynta ay ku yeelan karaan noloshaada'' Amaal S3-E1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ‪@pod‬ ‪@FlowPodcast‬ #challenge #podcast #podcast #relationships #xidhiidh

ความคิดเห็น • 31

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaada Amal haype aadban u jeclahay podcast geeda waan ku xiranahy xalqadi ima dhaafto ❤❤

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sideedaba waxaa wanaagsan qofku inuu cilmiga uu meel kasoo dheegto waxaan ognahay umad kasti waxay leedahay dhaqan ama diin casharkaad qaadanaysaa ma saxbaa ma qaladbaa waa inuu jiraa miisaan aad saari kartaa iminka hadii lagu yidhaahdo subaxdii markaad sootoosto sadex jeer neef dheer qaado oo hiihaah dhe waxaad u aragtaa sax laakiin waa dhaqan iyo diin aran la xidhiidha cilmiga yoga-da weeyaan saas ula soco waxkastoo cilmiya saldhig iyo meel laga keenay ayuu leeyahay waxaa laga yaabaa jimicsiga dhegoolayaashu sanamyada u baryaan in jimicsi caadiya lagaaga dhigo haa qofkaasi waa qof aqoonle haaye aqoontiisu maxaytahay buugee buu akhristaa qofka uu cilmiga kasoo guuriyaa muxuu aaminsanyahay maaha inaad tidhaahdo aqoonyahan baa qoray sida in cilmi kasti quraan yahay waxdaruu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaahmed-vg8rs
    @munaahmed-vg8rs 3 หลายเดือนก่อน +2

    mnshlllh ardaa media waxaan idinkulatalinayaaa inaad inoo keentaan qofba qofkuu ka aqoon yahansanyahy waayo bulsho buu dhisayaaa
    dadka nolosha kuguuleysty baa lawaraystaaa manshlllh inantani waa mnshlllh

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 3 หลายเดือนก่อน +2

    Best podcast

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 3 หลายเดือนก่อน +1

    As a society we need women ambition

  • @Carfoon
    @Carfoon 3 หลายเดือนก่อน

    One of best couch ❤️ amaal.

  • @user-od8fg2pq8v
    @user-od8fg2pq8v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh amaal haybe🤎

  • @mariasaid3183
    @mariasaid3183 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahasanid macalin amaal wanna ku xeranahy walibo sa fican

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wll khyr Ayan halkan kuso gudbiyaa ee subscribe ta ha igala bakhayline KaalaY akharadada u shaqayso😢

    • @user-tr7uv5cz5n
      @user-tr7uv5cz5n 3 หลายเดือนก่อน

      Waan kuu subscribers gareeyay

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayaad u mahadsantihiin

  • @user-ni8gj2xl3b
    @user-ni8gj2xl3b 3 หลายเดือนก่อน

    Farom ustadah Amaal heybe

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 หลายเดือนก่อน

    Psychological ahaan ayaa ah saameynta ugu weyn ee xiriirka ku timaada

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @CarafaadJamaal
    @CarafaadJamaal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoon yahanaD❤

  • @samramahamed5545
    @samramahamed5545 3 หลายเดือนก่อน

    Mashlh xalqad qiimo leh♥️

  • @WacyiQofeed
    @WacyiQofeed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee baan ku bartaa naftada iyo sidee ayaan u maarayn karaa culustyada maalinkasta isoo waajaha
    1.subixii marka aad soo kacdo waa in aad samayso neefsasho qoto dheer

    • @prettygirlsom2628
      @prettygirlsom2628 3 หลายเดือนก่อน +2

      Tasbiixso , salaadaha waajibka suno kudar, quraan aqriso arki meysid culeys

    • @farhiyasodal
      @farhiyasodal 3 หลายเดือนก่อน

      In aad qorto maxan jeclahay maxaa i dhibo maxaa ka xanajiyo maxa ka farxiyo sidey dadka kale kuu sameyan yaad agtooda farxad ku dareenta

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 3 หลายเดือนก่อน

    Jasakllh wll

  • @nimcoyusuf5581
    @nimcoyusuf5581 3 หลายเดือนก่อน

    Woof ❤amale haybe❤🎉🎉

  • @Ghanayem23
    @Ghanayem23 3 หลายเดือนก่อน

    M.a ❤

  • @Hoodo85
    @Hoodo85 3 หลายเดือนก่อน

    Xowma cadhay😮😮

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaraka Allah ❤️ 🙏 💖 ♥️ 💓

  • @Majaj88
    @Majaj88 3 หลายเดือนก่อน +3

    Bro qofka ku xiga haboon nuura ka dhig podcast tigaga kusoo caasuun

    • @munaahmed-vg8rs
      @munaahmed-vg8rs 3 หลายเดือนก่อน +2

      inan yaroo fananada maxaad ku fali wll dad ka aqoonyahanadaha baa la dhageystaaa waayo wuxuun baa faa iidi

  • @Asiya441
    @Asiya441 3 หลายเดือนก่อน

    Naa wll hben kii sidee lol neefsankara maxd kwada

  • @claahimaxamedshire4244
    @claahimaxamedshire4244 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @moonomar4615
    @moonomar4615 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wa sugi la’ahay😢

    • @SapnaMuuse
      @SapnaMuuse หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @sacdeaqueen927
    @sacdeaqueen927 3 หลายเดือนก่อน

    Wan sugi la,ahy😂