Waayojoog: "Dawladdu si badheedh ah ayay u xasuuqday Majeerteenka" Taxanaha SSDF 1/7 -Xuseen Khaliif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 เม.ย. 2024
  • Waayojoog: "Dawladdu si badheedh ah ayay u xasuuqday Majeerteenka"
    Taxanaha SSDF 1/7 - Halgamaa Xuseen Khaliif X. Jaamac.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 45

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht หลายเดือนก่อน +1

    Taariikh muhiina runtii mahadsanid abwaan

  • @deeqaadan8686
    @deeqaadan8686 หลายเดือนก่อน +1

    Ssdf halgamaa abwaamm khaliif sheekh maxmuud tariikhdiisa hadii uusaan ku xusnayn buuga huseen waa taariikh khaldan

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikh muhim ah salaam from beledweyne

  • @khayrysuf9254
    @khayrysuf9254 2 หลายเดือนก่อน +4

    Jamhadii xaq u dirirka ahayd SSDF

  • @deegandeegan
    @deegandeegan 27 วันที่ผ่านมา

    Acww cba xagee kahelaa sida ay isuguxigaan wareysiga xuseen khalif

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 2 หลายเดือนก่อน

    Thankz CBA

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he หลายเดือนก่อน +1

    23:23 Majeerteen-Maxamuud Saleebaan-Cumar Maxamuud.

  • @Mohed9686
    @Mohed9686 หลายเดือนก่อน

    Waa taariiq mugdi ah, jabhadihii burburiyay waddankeena. Haddii ay qiima lahaan lahayd kama uusan shalaayeen C/laahi Yuusuf. Adigoo kale isqari oo ka dhuumo ummadda, wejigaa gubaye.

  • @Safiya-lm3kr
    @Safiya-lm3kr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa taxane xiiso leh tusaalena u ah in dawladii kacaanku dhamaan soomaali gacanta saartay maalinba reer iyadoo adeegsanaysa reero kale

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 หลายเดือนก่อน

    Geedkaasi uu sheegayaa Quwaax ,xagar iyo xoday midna maaha ee waxaan u aqaan (Tobog) waa geed biyo macaan leh oo la calaashado dabcan quwaaxa ayay isku dhawyihiin waana isku wada eegyihiin dhirtani waxaanay caan ku yihiin Hawd iyo reserve area

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 2 หลายเดือนก่อน

    Congratulations to CBA.. aad baad uugu mahadsan tihiin in aad bilowdaan Taariikhda jab-hadii SSDF.. waayo hore ayaad in badan uuga soo sheekayseen taariikhdii SNM.

    • @samataridan6404
      @samataridan6404 2 หลายเดือนก่อน

      War kuwani maba ay guulaysane.
      Maxaa looga sheekeeyaa .
      Reerkani waa faan jecel yihiin.
      1986 ayay is dhiibeen.
      Hadana wuxuu ka dhigayaa niman khatar ah

    • @togdheer-boy4111
      @togdheer-boy4111 2 หลายเดือนก่อน

      Guul iyo guuldaraba waa wixii ina soo maray

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jam had walba Waa la laayaa ha la laa yo xukun bay u dirirayeene ma siin bay difaaca teen mise dal

  • @user-xs2ws5vq7h
    @user-xs2ws5vq7h หลายเดือนก่อน

    Mujad aadan saleen ale hawnaraisto geesi ahaa aderkay

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 2 หลายเดือนก่อน

    Cba tv mad madow baa ku jira is cade

  • @rhxahr3680
    @rhxahr3680 2 หลายเดือนก่อน

    Namndn

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl 2 หลายเดือนก่อน

    Waayo arag

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 หลายเดือนก่อน

    Khibrad iyo waayo arag weeyi

  • @engnajmudiinabdirahman8347
    @engnajmudiinabdirahman8347 2 หลายเดือนก่อน

    Wr maxaa xikmadoo nogu jiro in maalin malinkasta wax hore ka shwekyno .wixi hore tage hada nolol iyo nabad iyo cadalad hasameyan ssdf iyo snm hdy cadalad daro ka cararen

  • @rukiafoos9414
    @rukiafoos9414 หลายเดือนก่อน

    ASC
    Booga halkee ayaa laga helaa

  • @ibraahimabdalla-rg1st
    @ibraahimabdalla-rg1st 2 หลายเดือนก่อน

    SSDF JABHADII XAQ UDIRKA AHAYD

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 2 หลายเดือนก่อน

    North East waxay ka koobneyd Togdheer, Sanaag iyo Sool.

  • @ibraahimxiis359
    @ibraahimxiis359 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waqooyi,bari,waa,boosaaso

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน

    Jamhad wareysigeed waji maleh

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 2 หลายเดือนก่อน

    Barnaanijka noo bal balaadhi. From Hargeisa.

    • @ajmalutilaawaat
      @ajmalutilaawaat 2 หลายเดือนก่อน

      Nio taarikhda baara dawladu uma waydawa xasuuqday kawarn reerka maalinkii 1000 qof laga dilijiray

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ssdf

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 หลายเดือนก่อน

    North East iyo togdheer maxaa isu keenay somali pantu

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 2 หลายเดือนก่อน

    Inqilaabku kuma iman jabkii ciidanka Somalia, wuxuu ahaa qorshe ka horreeyey dagaalka. Cabdilahi Yusuf iyo rag kaloo badan

  • @awilali3904
    @awilali3904 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan illaahey hortii ku marag furayaa in uu been aan raad laheyn Ka sheegayo kuliyadda Jaale Siyaad, wakhtiga uu ka hadlayo. Tan kaliya oo sheekadiisa Ka run ah waxay kuliyadu baa ba'dey intii ka danbeysay 1984.

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 2 หลายเดือนก่อน

    HADALKA AYUU ISKU DHEXDARAYAA QODOBEE KU DHAHA HADALKAAGA ...CABDINAASIR QOFKA U SHEEG AAD WARAYSANAYSID ..

  • @Mohed9686
    @Mohed9686 หลายเดือนก่อน

    Qaa’inu waddan been badan, dabadhilif ah. Haddii ay jiri lahayd dawlad awood leh Adiga iyo kuwa xanuunsanaya adduunkaa lagu cadaabi lahaa.

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 หลายเดือนก่อน

    Horta aduun waa lasoo maraye, maxaa majeerteen ka & isaaqa balaayo u aruursadaan, hade ogow mareexaan waa la, iska beegsaday mana sheegaan

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii la laa yo soo ma dagaalamayn ayaagaa khaldanaa oo dagaal bilaabay maxaa uga dhigayaa nin laga gardarnaa

  • @MaxamedCandulaahi-zm4hy
    @MaxamedCandulaahi-zm4hy 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed siyaad barre ayaa masuul ka ahaa dagaaladdii sokeeye

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht หลายเดือนก่อน

    Runweye Boon Mareexaan oo jaahiliina ayaa lonacay wadanka

  • @moadam7003
    @moadam7003 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nin qiranaya dambi wayn oo umada Somaliyeed uu ka galay oo ah duminta qarankii Somaliyeed. Wuxuu ku fiicanan laha shuute in logeeyo oo tiirka school bolisia la taago isagoo indhaha loo duubay lakin manta heer kaa maynan gadhin

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wax laga qoro gabood faladii SSDF ay dad maras ah oo fara badan ku laysay Ceelhabred iyo Balanbale

  • @user-cu6rk6me9w
    @user-cu6rk6me9w 2 หลายเดือนก่อน

    Ssdf maxa laga sooo gaabiyey

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 หลายเดือนก่อน

      Jabhadda Dimuqraadiga Badbaadada Soomaaliyeed ''Somali Salvation Democratic Front''

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Bala dhaafa sheekadaas nag maleh ee taariiq ma aha waxaas na dhaafiya fitno anagaa bilownay Bala dhaafa

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qorta buugtiina dani a boo saas uu weeraray ka badan baana ku dhimatay

  • @qoorc499
    @qoorc499 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka. Xanuun. Ayaad. Ugasheekaysaa. Waxan. Iskadaa. Wax. Kale. Keen

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 หลายเดือนก่อน

    hadimada garoobiyo hanaq gu'a nugaaleed colka bari haraatiyey hubka mudug ku talax-tagay alleylehe hubsiimiyo haki buu u baanaa
    hadraawi (heelliyo