Waayojoog:"Awoowgay ayaa hortayda lagu toogtay.Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas,Macalinkii Tiknikada SNM1/5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Waayojoog: "Awoowgay ayaa hortayda lagu toogtay." Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas, Macalinkii Tiknikada SNM ayaa ka waramay sababihii uu ugu biiray jabhadda, Qaybtii 1/5
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 77

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ปีที่แล้ว +6

    Ninkani wa rer faarax caynaashe mar haddi xasan aadan wadaadiid ader u ahaa

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 6 หลายเดือนก่อน

    Geesi waan salaamaayaa tvg codka bariga afrika intaa ka dib halkankii snm geesiyada qaranka somaaliland waan salaamayaaa waa in la daryeeelaa geesiyada qaranka somaliland waa waajib in mujaahidiintii la ururiyaa oo la daryeelaa kuwa kalena dhintayna waa in xaasakoidii iyo agoontiiba iyo wxiii waalidkoidu noolyahy la daryeelaa sanduuq haloo sameeyaaa waaa mujaahidiin wadanka abaaal ku leh ilaahay ha inaa xafido inta dhimatayna ha u naxariisto

  • @mohamedfath2020
    @mohamedfath2020 3 หลายเดือนก่อน

    Alla Haku Xafido Adeer

  • @aminamahmuud7712
    @aminamahmuud7712 ปีที่แล้ว +6

    Sxp qaali waxan jeclaaan laha inaaad gopolka sanaag timaado waxa jooga halgamyo badan oo snm ah
    Waxaan hayaa xitaaa rag 1977 kii ku jiray oo soo galay jelashii itoopiyaanka

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 7 หลายเดือนก่อน

      Gobolka sanaag ma dagaal baa ka dhacay mise base snm lahayd ayaa ku yaalay

  • @yaasiinqaraash1803
    @yaasiinqaraash1803 5 หลายเดือนก่อน +2

    nin rageed , libinta raga waa la qiraa ina biixi anba mucaarad baan ku ahay umana codayn umana codayn doono , lkn waa nin doonis leh , geesinimo leh , inkasta oo uu na yara xiijiyey qoltahayagii mucaradka wadani ahaa

  • @sismail120
    @sismail120 ปีที่แล้ว +3

    Tv gan waanu fahanay bari hore wuxuu faafiyo laakiin Mujaahid ku Galbeed nacaybka iyo beenta ha iska daayo af xunoo daloola waxba kaga qaadimaysid cidnaba
    Hadaad waali hadlaysana waa lagaa waalanyahay

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 ปีที่แล้ว +3

      Inader wllhi wa runtaa tvgani wa tv cunsuuriya oo habar awal nacaayba ku jirta geesinimada muuse biixi way necebyihiin oo mujaahid umu quudhan

    • @maxamedfaarax7623
      @maxamedfaarax7623 ปีที่แล้ว

      Waar h.A kliya mha tv iyo kan yariba Gx mahe qof kle ma waraysto
      Hal nin oo sanbuur ah baan arkay wxu waraystay oo aan Gx ahayn
      Cunsuri wu dhaafay tvgu
      Burco hadu tago Gx bu waraysta

    • @sayidkabayoh
      @sayidkabayoh 10 หลายเดือนก่อน

      Abar awal rag xabad lagu yaqaano maaha inder😂

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@sayidkabayohhadaa yaa difaaca ma reer kale ayaa difaaca

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    1988 waa sababta loolaayay ragii isaaq ee ciidamada ku jiray si aanay SNM u caawin askarigii ka baxsadaaba in uu wax tar yahay bay ogaayeen faqashtu

  • @choi662
    @choi662 ปีที่แล้ว +1

    Halgama halgama lee kuhaya idoroow

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว

      75 sarkaal ayuu hal maalin ka dilay ciidamadii faqashta Afweyne

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      choi662
      maxaa kaa galay halgamaaga yaga??

  • @bashe3051
    @bashe3051 ปีที่แล้ว

    Shekow shekow shilinba dhuustay gofana sheegay! Ninku run weyna...

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 7 หลายเดือนก่อน

    ?.

  • @camaarboy
    @camaarboy ปีที่แล้ว

    Anagaa ahayn lotkaa baabile sanadkaa saban baa hubkayga ugu weynaaye iska hubso baaladhayaananu degney ee laanqayr iyo meel kale toona may ahayn mootaha xamar lagu dilay red sheegayso wiilkiisii cabdi moore ayaana nagu jiray ee sheekooyinka isla sax ragu waa noolyee

    • @yoondheermedia
      @yoondheermedia ปีที่แล้ว +1

      WAAR Muu odhan Baabuli Ayaan kasoo baxay dee Sheekhow Cabdi dhulqiyaas waa lagaranayaa Bal soo Gal adigu aanu ku waraysanee

  • @abdisamadali9011
    @abdisamadali9011 ปีที่แล้ว

    Naasir kolobia aad ayaan kuu salmaayaa sxb

  • @abdimashaari3419
    @abdimashaari3419 ปีที่แล้ว

    Bedoelde essay van vd tot fjord get Hy to check it off the app iso qabo noh Bbe you bbe do that for sure 😮😅

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว

    Basaas ayuu ahaa

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn ปีที่แล้ว

    Wariye su.aalaha ad waydinayso mujahodka lama maqlayo

  • @AsadNouh-us9rs
    @AsadNouh-us9rs ปีที่แล้ว

    sidoo kale waxanu haynaa taliyhii difaaca cirka ee snm

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว +4

    Kuwii berigii faqashta ahaa ayaa soo rogaal celiyay markale.
    Maantana dhashii SNM ayaa difaac u gashay
    Guuuuuul iyo Gobanimo Somaaaaaliland

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 ปีที่แล้ว +4

    Adeer kaa muuse shaani intaa u sheeg oo ku dheh dalka cadow ayaa ku soo duulaye dadkiisa midee???????

  • @daauudaxmed-dv5ve
    @daauudaxmed-dv5ve ปีที่แล้ว +3

    Shabac koosaar iyo siilaanyo ku soo dara wqayo joog waa dhalinyaradii 1984 dhagaweyne watay

  • @HassanFaarah-e2h
    @HassanFaarah-e2h 5 วันที่ผ่านมา

    Sadex ku waalato. Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta timawaynta caaqil iyo suldaan siyaasadaynta kheyre iyo wixii la mida jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 6 หลายเดือนก่อน

    75 Sarkaal baan dilley annagana 1 nin baa naga oo weliba cidlad annaga ah dishey!!!
    Been waxaasaa la yiraahdaa

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulqiyaas mujaahid rageedii ah

  • @shaaficimaxamuud7919
    @shaaficimaxamuud7919 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaad soo waraysataaa mujaahid axmed siilaanyo ragiii buuraha galay
    1984 iyo shabac koosaar ba

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

      Weykujiraan weliba u dhashey buurtaad shegtey iyo shiikh lkiin CBA TV gaas iyo saab TV..eeg
      .

  • @BSK24TV
    @BSK24TV ปีที่แล้ว +6

    Aad baan idiin salaamay adiga iyo mujaahidkaba

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 ปีที่แล้ว +1

    Inaadeer. Halkaaa aan kuuu saxo gaadhiga waxaa lahaa walaalay mohamoud sofe Hirad oo ah nin reer sugule ah ku soco

  • @ubaxahmed7298
    @ubaxahmed7298 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay cimirka haku dheereeyo adero

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +1

    daarood waxay qabaan cudur waayo intay belaayo aloosaan ayay hadana baqaan oo kii ay dirteen dilaan!!!! hala baadho reerku cudurkuu qabo oo caalamka haloo sheego!!!

    • @MUKHTARGAADE-l6j
      @MUKHTARGAADE-l6j 4 หลายเดือนก่อน

      75 sarkaal ka dhishay maxaad samaysay isaaq

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE ปีที่แล้ว

    Mujaahid Taariikhba haddii aad u taqaan tii 1991 taariikh ma haysid ee xog raadi,waqooyo ilayn 1991 samada kama soo dhicine, ilaa iyo xiligii saaxabadii rasuulku imanayeen rag baa joogay oo halkaa soo gaadhsiiyay haddii ay Ethiopia ku dari lahaayeen xagee xorayn lahayd

  • @AsadNouh-us9rs
    @AsadNouh-us9rs ปีที่แล้ว +5

    waxaana kuu haynaa darawalkii waday gaadhigii siday ciidankii jebiyey mandheera 1983

    • @mhussein3136
      @mhussein3136 ปีที่แล้ว

      Abdi boli doon

    • @AsadNouh-us9rs
      @AsadNouh-us9rs ปีที่แล้ว

      @@mhussein3136 maya waa darawalkii waday gaadhigii la odhan jiray dabagooska waa nin habarjecla reerdaahira waxa la yidhahdaa cumar

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว

      ​@@AsadNouh-us9rs
      Waa mujaahid geesigan ku ekow qabiil baa la inaga raqcay ilaa la joojiyo qabyaalada ayaynu horumar gaadhi

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 หลายเดือนก่อน

      Ninkaa waxa la dhaha barre hoolif

  • @mohammadyare-t3d
    @mohammadyare-t3d ปีที่แล้ว +2

    Abdi dhulqiyaas aad baan ku salamayaa' adeer. Muuse in uu fula ahaa sheegtay😂

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว

      Muuse wuu amaanay

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed ปีที่แล้ว +2

      Muuse muu caayin lkn wuxu ku sheegay:
      1. Nin go'aankiisa jecel inuu ku socdo
      2. Nin dhuljiifkii iyo ciidamadii kalee galbeedka joogay isku dubbariday oo ciidan wax u eg ka dhigay.
      3. Nin han wax xukumis leh oo asxaabtiisa nool Axmed Mire , Dhegaweyne iwm aanay laheyn, hadafkaasna ka dhabeeyey oo hadda madaxweyne ah.
      4. Nin jecel wixii jabhadu leedahay inuu ilaasho, walow hadda lagu xanto odayga in hantida il iyo aragtiyi ka dhexayso.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว

      ​@@AbdiazizSaidAhmed
      Hada waa madaxwaynaha Somaliland caydaana kursigana isla leh ninkastio yimaadaana Cay in loo miisi doono diyaar buu utahay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    raga soo dagaalamay waa ragan geesi cisi iyo sharafku nooloow

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    kawaran dadka dhulka waa laga dhamaynayay dadna waa lagu beerayay u fiirsada meeye dadkii iskala qolo,qolaynayay??????

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 7 หลายเดือนก่อน

    NINKAASI WAA CAYNAASHIHII DHALADKA AHAA

  • @SuldaankaAbdirahman
    @SuldaankaAbdirahman ปีที่แล้ว

    Adero intii asal ka ahayd intiii kanoolayd ayaaatahay

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    waran nin cibraan ah baa jira oo SNM ahaa dalka markii aynu qabsanay wuu noolaa isagoo lug ka qaban oo dhitinaya baan arkay

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 ปีที่แล้ว

    Alleh hawdanbi dhaafo intii dakan dhiiga ushubtay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    waa baliga diinle ee dhaawaca SNM la dhigijiray 1989

  • @bashman345
    @bashman345 ปีที่แล้ว +2

    SNM-tii asalka ahayd, what a hero!
    Alle ku dhawr

  • @MohamedAli-bv2jh
    @MohamedAli-bv2jh ปีที่แล้ว

    Tariikh an ahayn tii snm ma haysa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    nin rag ah

  • @craxmaancraxmaan3260
    @craxmaancraxmaan3260 ปีที่แล้ว +4

    wadanka waxa kajira jabahad sirta aayaa lalabaxaya ee jooji waraysiga xogta ah kaartata cadawga aaya ogaanaya c/ naasiraw haki

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 ปีที่แล้ว +2

    Mujaahid Abdi dhulqiyaas waan salaamayaa.

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa ragii rugcadaadiga ahaa ee loo baahnaa waraysigooda c/naasir waad ku mahadsan tahay lakulanka ninkan cajiibka ah.

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 ปีที่แล้ว +1

    Aadbaad kuugu mahadnaqaynaa

  • @maxamaddeeqshiqdon2397
    @maxamaddeeqshiqdon2397 ปีที่แล้ว

    Beenaale

    • @sagalabdilahi1512
      @sagalabdilahi1512 3 หลายเดือนก่อน

      Waad qabyaalad hadashay niiceey

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed1501 ปีที่แล้ว

    qabasho la garaye dilistu waa maxay. Imisuu dilay, KUNOQAA LAGU ODHAN.

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 ปีที่แล้ว +2

    SIDII CIYAALKII BUU NOOGU SHEEKEEYAY. DUQAAN. HAHAH

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      omarhusseen9859
      duq waa maxay ninku ma awr baa gudhuu baad tahaye waa ragii faqash kalagaabiyay geesi

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Afweyen dadkuu dilyo dad buu ku badli jirey ma la hubaa inuu idley askargii marexan ee diley Sarkalaka sarre allaya raxmee

  • @Garaad216
    @Garaad216 ปีที่แล้ว

    Beenaale xabashi hor socday bad ahayd

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      Garaad216
      mareexaan iyo dhulbahante kibray oo istooxaadhinaya buu laayay ninkani daarood kibray oo 2 maalmood qadeeyay maxaad ka taqaan?+ dhuusaday kugu dilayaan reer tanyare daarood dabaqalaal foqoro

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

    Cunfigii Burco iyo Faankii baa ku yara jira odayga, wuxuu ku leeyahay Galbeed hawlgalba lagama qaadin !!!!

    • @sayidkabayoh
      @sayidkabayoh 10 หลายเดือนก่อน

      Waa runtiisa galbeed ma ragbaa jooga

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 10 หลายเดือนก่อน

      @@sayidkabayoh Adeer anba reer Bari baan ahay, laakiin reer Halbeedku way inaga dagaal bafnaayeen intaan hubo

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 ปีที่แล้ว

    Waxa tahay qof casi ah