Waayajoog: dagaaladii SSDF ku gashay Danood iyo Wardheer. Halgamaa Xuseen Khaliif, Qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Waayajoog: dagaaladii SSDF ku gashay Danood iyo Wardheer.
    Halgamaa Xuseen Khaliif, Qaybtii 2aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 45

  • @mhussein3136
    @mhussein3136 5 หลายเดือนก่อน +3

    Adan salebaan Ali maguubte
    Ibrahim jamac dhiif hayliqin
    Maxamed kahin Ahmed
    Habar jeclo maxamed abokar weeyaan
    Waxaye ayan 3 kornel

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan faan ahay kaama hayno
    Iyo suuro

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 หลายเดือนก่อน

    Jabhadii Snm AA is kashiga idinka dhaxeyey danbiyada ay geysatey oo ah iney reer guraga badiyaha siabiiley San u xasuqi jereen AA bal taas kawar bixi

  • @cabeeysubkane
    @cabeeysubkane 5 หลายเดือนก่อน +6

    Xuseen klhaliif ma garowsan tahay dhibaatadi somalia ka dhacday ila maanta inaad qeyb ka tahay adigo canshuurti laga qadayey shacabka wax ku so bartay hadaba cafis weydiso umadda somaliyeed

    • @saleebaannuux6869
      @saleebaannuux6869 5 หลายเดือนก่อน

      Dadka soomaalidu inay wax fahmaan baa fiican.
      Jabhadihii waa lagu qasbay inay dagaalamaan markii dictatorkii wadanka haystay beelihii soomaaliyeed ku duulay ee waxgaradkoodii daaysay, hantidoodii dhacday, gabdhahoodii kufsatay ma waxaad rabtay inay iska fadhiyaan iyadoo umadoodii la xasuuqayo.
      Bal qabiiladii isaaq iyo majeerteen waxay dawladii siyaad bare ku samaysay ogow war ma hayside.
      Dawladii dictator ka siyaad bare ayaa dembiga lahaa oo umadii xasuuqay jabhadihii dadkooda ayay difaacayeen

  • @ENG.BASBAS
    @ENG.BASBAS 5 หลายเดือนก่อน +2

    RAAS HOTEL IYO GION.HOTEL ADIS ABABA. QAMRIGA KUCABI JIREEN

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc 2 หลายเดือนก่อน

    Malahayn waxtaargad cadookusaabsan dagaalka iskanacayb reer uunbuu ahaa Laakiin ss d f wuxuulahaa wajilagarto waayo xilikusiman sideetankii ss d f waxay soogashay tuulada goroyacawl nin baatuulada dukaakaqaatay isttiig sigaar bartiibalagu toogtay

  • @AbdinasirIbrahim-y7o
    @AbdinasirIbrahim-y7o 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ibraahin jamac dhiif weeye hay liqin

    • @mhussein3136
      @mhussein3136 5 หลายเดือนก่อน

      Waa réer daahir abokar cumar weeyaan

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 4 หลายเดือนก่อน

    Snm isaq oo siyasiin ah baa ma mulayay dawladlada iyaga dhisay Mar kay xasuuqday dadkii isqa way rideyn sdf waxaba may aqoon siyada itobiyay ku socotay snm kumay Socon siyada itoobiya may saxeex in waxba

  • @dariknour6051
    @dariknour6051 4 หลายเดือนก่อน

    Ina Mxamed Kaahinku ma kan hada Hargeisa wasiirka gudaha ka ahaba?!

  • @mustapharashid2249
    @mustapharashid2249 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wa Beenaalayaal Adis ayey ku sakhraamayen

  • @HenryJack-t1r
    @HenryJack-t1r 15 วันที่ผ่านมา

    Maymie Rapid

  • @AchesonBurneJones-v9k
    @AchesonBurneJones-v9k 15 วันที่ผ่านมา

    Howell Port

  • @AngelaJones-s3q
    @AngelaJones-s3q 15 วันที่ผ่านมา

    Friesen Keys

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

    Harga maran sida maxaa la faaiiday ilaa maanta aynu joogno waxay ku ila meerayso ama ja soo bilow 1960 waxay ku jirtaa dad iyo dawlad na noqon karreee aan isla meeraysano ama ciddaad uun baa madaxweynex noqon kadha kuwa kale ama qabiilada kale maya
    maryooley loo ilbixin maayo.
    Astaqfurallah intaan qaran iyo qawmiyad aan ku faano.Astaqfurallah Allew noo dhaaf adaa CAADIL AH AAMIIN AAMIN.

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 5 หลายเดือนก่อน

    Mushkiladda ku dhacday SSDF waxay ahayd iyagoon dagaal u gaara qaadi karayn markastana ciidanka Ethiopia la dagaal geli jiray. Hubkii badnaa ee Libya siisay ayaa Ethiopia shaki geliyey. Waana sababta ugu weyneyd ee SNM u diiday inay la midowdo SSDF

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 5 หลายเดือนก่อน

    Xirsi magan kaligii barnaamij kasamee niyow waxan kale waa maalayacni😂😂😂😂😂

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 หลายเดือนก่อน +2

    It's called deciphering an encrypted a military radio communication

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 5 หลายเดือนก่อน

      Dee wll afsoomali iigu sheeg aan kaa faaidaystee

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel 5 หลายเดือนก่อน

      @@SAYFUDIINBAIBARS waa marka codka ninka radioga kuhadlaya labadalo si aan qofwalba ufahmin. Morse code waa waxa dhiidhaa somalidu utaqaano. Morse communications waa lafarsameeyaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 หลายเดือนก่อน

    Nin kan wan kusalamey runtii SSDF Waa jabhad keliya AA and shacabka reer miyiga ah wax dhibato ah ugey San oo nabad gelisey

  • @prince4057
    @prince4057 5 หลายเดือนก่อน

    Nimankan ugu dambayn faqashtay isku dhiibeen oo dib garaado u siisay.hubkii ugu badnaa ee jabhad somaliyeed la siiyo ee libya iyo ethiopia siisay kumayna dagaalamin.fulayo isdhiibay bay noqdeen marka ethiopiana kii usareeyey oo isu dhiibay iyaga ayay xidheen fashilkiisa

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 4 หลายเดือนก่อน +1

    32:00 😂😂😂

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 5 หลายเดือนก่อน

    Hi waayo jog walaahi watariikh qimobadan waxan kugubabinaya inuraadiyo hadiyojeer dadka tariikhda haya islamarkaana aqoontale alive alive

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa laga wareystaa Dalkiisa Dumiye,

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 หลายเดือนก่อน

      Dalka siyaad barRe dumiyey oo diidey in xukunka lagl tartamo dadkiina diley

    • @mariamsaeed7538
      @mariamsaeed7538 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahiomarali5241
      Cabdi Raahiid yaadikey ?
      Maxaase lagu diley?

    • @mariamsaeed7538
      @mariamsaeed7538 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahiomarali5241
      Soomaali waxa kelida ka dalooliyey SSDF.
      Waxa madaxa ka toogtey USC
      waxa dhiiga kanuugey SNM

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@mariamsaeed7538lkn snm qac weyn bey yeersiisay oo dal dhan bay goosatayba kuwaas kale maysan goosan

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 5 หลายเดือนก่อน

    Hi walaahi waa nin haya tariikhbadan oo fa,iidole hanoolado dadbadani majeclaysanayan tariikhdan hase ahaate walagamamarman

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ssdf hal tuulo oo ay qabsadeen ma jirin

    • @WardheerWalwaal
      @WardheerWalwaal 5 หลายเดือนก่อน

      Dhakhlo ha na noqon dhalaankii Waayeelkii dhalmadda baray!!!!!!. SSDF SNM iyadaa aabe u ah xumaan iyo samaanba inta aad Majeerteen ka rooraysid nasan maysid meelkasta waad isku qaaday ilaa Abaagadhaa Laftinagaa.

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 5 หลายเดือนก่อน

      @@WardheerWalwaal waxaa cad qoraalkaaga in aanad hal tuulo qabsan 1978 ilaa 1986dii oo ahayd burburkii ssdf haddaad dhul qabsatey ismaad dhiibteen nin guul ku naaloonayaa isma dhiibo madaxdaadiina xabsiyada itoobiya laguma gureen ee cidii aad siyaasad ku hogaamiso u sheeg lkn aniga maya

    • @abdinasirali5453
      @abdinasirali5453 5 หลายเดือนก่อน

      Waxba ma ogide SSDF waxay ahayd Jamhadii Soomaaliya ugu xooga badnayd

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdinasirali5453 kkkk haddii ay ahayd tii ugu xoogga badnayd xaggee bay ku dambeysay saw may noqon mid guuldaraysatey soomaalidu runta way way ka naxdaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

    Astaqfurallah intii aan qaran iyo Qawmiyad magac iyo maamuus leh aan doonay.

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 14 วันที่ผ่านมา

      Faqash iyo afweyne.waxa cunay ....s .n .m

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 5 หลายเดือนก่อน

    Xirsi Magan, AUN

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 5 หลายเดือนก่อน

    Ssdf guul guul