Waayojoog: Goobihii Mihiimka ahaa ee SSDF ka fulisay Qaraxyada. Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac 4aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Waayojoog: Goobihii Mihiimka ahaa ee SSDF ka fulisay Qaraxyada ee Muqdisho iyo Berbera.
    Halgamaa Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac 4aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 7

  • @Abdulla336-gp9lr
    @Abdulla336-gp9lr 5 หลายเดือนก่อน +2

    Tariikhdu wa muhiim in la cadeeyo

  • @loveanimalis
    @loveanimalis 4 หลายเดือนก่อน

    Xooloh amxaaro raran jirtay, in lagu waso weeye

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 4 หลายเดือนก่อน +1

    Copy ga SNM ta iska daaye ka sheekee Galkacyo 1991 Xasuuqii kadhacay

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 3 หลายเดือนก่อน

      Snm sow urur ssdf samaysay maaha taariikhda dib ugu laabo been ba lagu sheegay

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 หลายเดือนก่อน

    Abdirahman caydiid oo ugu miisaan cuslaa ssdf waa xaqiiq inuu cabdilaahi yusuf dilay waana la wada ogaa

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 5 หลายเดือนก่อน

    Cabdullaahi Faash ka warran asaga, ma SSDF baa Axmaaro u adeegsatey si loo dilo. Saas ayaan maqalnaaye?

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 4 หลายเดือนก่อน

      Xabsi boo ku dhintay ninkasi