Sheikha Waajidi Hada Sidan Maku Saxsanyahay?

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 373

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 ปีที่แล้ว +16

    Most Somali men they compete getting/ having more kids but they forget the responsibility of the family.

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 ปีที่แล้ว +14

    Sheikhan badanaa wuxuu ku faanaah guur badan, Alla kariim..
    shaqeyso ma ku waaniyo ragga oo kuma waaniyaan caruurta aad hooyoyinka ku daadineysan joojiyo kuma booriyo
    Alla ha Ina asturo Allahumma amiin..
    Baydhabo odoy ha hidhaha la’ oo an xitaa suuliga/musqusha kaligiis tagi Karin ayaaa 4guursada . Allahu mustacaan.

  • @nimcocali-oo4ql
    @nimcocali-oo4ql ปีที่แล้ว +6

    waa nin wanaagsan ciyaalkiisana baray diinta iyo quraanka mana aha nin xaasaskiisa xaqooda kasoobixiwaayey sheekhani

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว +7

    I wholeheartedly support your critique and touching on an extremely important social issue that we face as a community in diaspora as well as back home. We are not used to listening to our shortcomings because we view this as something that must be hidden and not spoken of - something that stay within the home. But the problem in diaspora Somalis is that we live in a multicultural countries and our tendency to easily got married and easily divorce and break up our families becomes clearly visible to everyone.bout relationships with our children and how we raise them must be examined closely. You keep doing this important job of critiquing especially from people who are using the social media platforms because of them being community leaders. They have responsibilities towards speaking out against what is wrong with our way of life but if they keep abusing their social responsibilities like this guy - good on you for calling out on them. Keep up fighting for the millions of Somali women and children who are used and abused by Somali men

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว +3

      Good on you for being one of the outlier’s amongst us walaal. My words burn most of my brothers because they normalized this pathetic behavior in our broken community. Subhan Allah

  • @user-cr1cg4ro9b
    @user-cr1cg4ro9b 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ala fariidsanayeey fatxiya ❤ masha alh

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 ปีที่แล้ว +4

    Ilhayba quranka kushegay wuuxu shegayo shekhu quranka akhiri ama dinta baro sida damerha hauqosline

  • @shukri218
    @shukri218 ปีที่แล้ว +2

    Habo mcn you are so funny 😂😂😂😂
    Ilaahay ha ku xafido 🥰🥰🥰🥰

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 ปีที่แล้ว +27

    This is very important topic Fathia, please continue. I always comment on this miserable life that Somali kids face, lack of parenting and no care for them. Multiple marriages and lack of dignity that accepts Somali women and false information about religion rules. It’s very destructive minds.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. ปีที่แล้ว +2

      I think women should educate themselves and financially independent before they get married to duleyste.also they should attend both men and women a parenting classes.what surprised me was the high divorce and autism is skyrocket. stress pregnancy and lack of nutrition or depression can lead to unhealthy mom and baby.
      Men will never support healthy families or society.
      I don't support young people with no education and financial independence to get married.

    • @zahrahashim2870
      @zahrahashim2870 ปีที่แล้ว

      @@haveaniceday365.
      Yes sister really our society we in miserable situation we need to educate each other we have to take responsibility everyone of us. Somali women have to wake up and make change

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 ปีที่แล้ว +3

    Waa ku lamay Fathia walaal meel qurux badan baad fadhidaa Masha Allaah green aad baan u jecel lahay

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah good for her

  • @faarahdakol4949
    @faarahdakol4949 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi waa runteed
    Waan ka soo horjeedaa guurka badan.
    Caqlina maahan iska guurso oo iska dhal waa bilaa tayo tiro aan tayo lahayn agtayda micno kama leh.

  • @Jannahawkhalif
    @Jannahawkhalif ปีที่แล้ว +2

    You are right habo been a father is alot of responsibility which somali man are field 😢

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 ปีที่แล้ว +6

    Ninkani wuxuu ka sheekeeyey beryo dhexdaasa naagi hiisa ayuu yidhi waxaan arkay gabadh ka quraan badan markaa ayey ogaatey naagtii aan qabay inan rabo gabadhaa quranka badan inan doonayo ayey iyada oo umula ayey ilmeheedii ugaysay markaasay 2 sano malcaamad ku xarootay ilmeheedii tuurtay oo hooyaded ku tuurtay ,si aanu u guursan gabadhaa quraanka badan markaa ninkan waajid waa shalmad raac naag uun inuu hadlio

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 ปีที่แล้ว +3

      Acuudubillah sheekadaas markuu ka sheekaynayay waa markaan ugu yaabka badnaa. Xasbunallah wa nicmal wakiil

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 ปีที่แล้ว +2

      Oo haduu masuuliyad saaray miskiintuu qabay muu cunuga asagu ka hayo ma hooyadeed baa cunuga dhashay subxaanallah War wuxu maxay yihiin 😢

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 ปีที่แล้ว

    Your so right sister

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah waa run

  • @fahimaabdi4694
    @fahimaabdi4694 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo qaali I love you waad iga qoslisaa

  • @simplelifecooking413
    @simplelifecooking413 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aabahay bah kale oo 10 caruur ah ayuu leeyahay ismsna naqaano caruurta. Diinta ayaa ubsnaysay inuu guursado lkn anaga cuqdad iyo cslool xumo ayan kusoo kornay. Alx skuul iyo cuntaba waanu kahelnay aabaheen lkn emotional love even fatherly kiss waligeen muuna natusin. Fan ayay ugursadaan somalida iyego caruurta qalbigooda ilaalilin.

  • @user-zx1hw5jq6t
    @user-zx1hw5jq6t ปีที่แล้ว +1

    Ina cabsiiye,you’re too funny ,gawsihii baad naga daadisay

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 ปีที่แล้ว

    Topic today is good 👍

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 ปีที่แล้ว +19

    Life insurance ayaan maqlijiran sidani waa dead insurance malaha😅

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @ahmedbaraf8601
      @ahmedbaraf8601 ปีที่แล้ว

      alle mar hore ku kafaala qaaday maxa jaahilnimo iimuuqda xaga diinta ah

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

      ​@@ahmedbaraf8601 😮😮😮 jaahilnimo adinka aheen maba jirto diintina wa dumarka la dacifiyo diraceda laga shekeyo lugaheda magac yo ugu yertan dumarka la darxumeyo waxkale maba hesan iska aamus dayaca dumarka degree kuwadataan ma adinka diin yaqaano dumarka idin dhaaman diinta kudhaqmaan 😂😂😂

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 ปีที่แล้ว +4

    The way ga aad u fakarto it’s so unique Mansha Allah ❤

  • @ubahhappyabdulraman
    @ubahhappyabdulraman ปีที่แล้ว +2

    Alaaaaa beeerk😂😂😂😂😂😂 u so funny

  • @Aishah-
    @Aishah- ปีที่แล้ว +4

    Sheikh mufti menk oo waxaa kahadlayaa waligaa arki maysid Never. Dulayste thinks by wearing Qamis all he thinks about is women and producing quantity of children with zero quality 😢

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว +3

    Arinkaan adoon sheekha attack ku sameeyn ayaad ka hadli kartay. Culimada hala iska ilaaliyo.

  • @rahmacawil7252
    @rahmacawil7252 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa alaah maamo fadxiya

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh iyo shariif waa wada dulleysteyaal nimanka soomaaliyeed😢

    • @ifkanoloshuwaaallah.2341
      @ifkanoloshuwaaallah.2341 ปีที่แล้ว +2

      Waa waxa aan la quustay waadadi aya sas ah anaga qoorta nooga tagaan kan Diinta aqonin Maxa ka sugaysa waya😂

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว +3

      @@ifkanoloshuwaaallah.2341 waa waxbaba dee waa isku dir iyo daabaan dee rag la'aani inagu dhacday🤣illeen ninkasta ma rabnee nin rag ah baynu rabnaaye

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 ปีที่แล้ว +2

    The image of you, hair out and bila kensheli..😂😂 astagfirullah..I laughed hard!!

  • @bilalabdullahi2041
    @bilalabdullahi2041 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🙏

  • @simplelifecooking413
    @simplelifecooking413 9 หลายเดือนก่อน

    I couldn't agree more with u sis.

  • @hodanhussain4699
    @hodanhussain4699 ปีที่แล้ว +1

    Fatxiya cabsiiye soo funny wlhi 😂😂❤

  • @najmahassan8087
    @najmahassan8087 ปีที่แล้ว +1

    Walahi fathiya u make me laugh so much

  • @zahraadam4533
    @zahraadam4533 ปีที่แล้ว +3

    You’re so funny!

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 ปีที่แล้ว +1

    Mshallah Illahowa inantan yaro badan no badi

  • @FarhiaAden-bd5go
    @FarhiaAden-bd5go ปีที่แล้ว +8

    I can't laugh more how good you are

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว

    yes yes❤

  • @aliasair3214
    @aliasair3214 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @shuk2022
    @shuk2022 ปีที่แล้ว +12

    Runtu waa xanun badan tahay😂.. never stop sister! Dadkan waxay wayeen qof wax u sheega motivational speaker. ALLA fiicanan lahaydaa hadii ad somalia tagto khutbo u jeediso schoolda iyo jamacadaha. Lkn yaa kuu ogol qofkii dadka wax u taraya waa la dilayaa.

  • @nimoabdi942
    @nimoabdi942 ปีที่แล้ว

    That is true habo❤️❤️❤️

  • @saadaabdikarim1757
    @saadaabdikarim1757 ปีที่แล้ว +2

    You are funny 😂😂

  • @fatmajamac7141
    @fatmajamac7141 ปีที่แล้ว +10

    Nin somali ah ayaa wuxu dhalay 33cunug, kadib waxaa la yiri mid yaroo kamid ah ciyaalkiisa oo meel ku ciyaaraya ayuu inta arkay ayuu yiri war orod xaafadiina aad hadii kale aabahaa ayaan kuu sheegayaa. Kadib kii yaraa wuxuu yiri aabo adaa idhahay waxan ahay hebel😢

  • @Hodaneey
    @Hodaneey ปีที่แล้ว +6

    Guurka 4 ta u banenay rabi qalad bay u fahmen iyagoon xaqii gabadha hore iyo caruurteda ka do bixin ,ayuu guursanaya ha guursadee tii hore ayaa lagu karbashayaa 😢😢 .sax xaqiiq runtad ka hadashay wll 😅😅guurso guurso haday fikirayaan halka my joognen ba

    • @MuxuboShikhxusen
      @MuxuboShikhxusen ปีที่แล้ว

      Maasha allh
      Wax alle baneyey
      Xumaan maaha
      Sheekhan xaasaskiisa wax dhib ah ma qabaan

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 ปีที่แล้ว +1

    fatxiya caqliga allah haku daayo wax aan ficnayn dadki diinta laha aya sas uqhaqmaya

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 ปีที่แล้ว +3

    Nin kaas fan ayuu haya afarta nagood😂ayu ku fana

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 ปีที่แล้ว

    Waleee tay kuqabaan inaanay xitaa jeel ku geeyeen ee geel bay kuraacin lahayee ee ilahay kuma bado gacalo uma adkaysan karno Fathia oo meelaha la jidjidayee❤❤❤❤❤

  • @Yaab-anaa-arakay
    @Yaab-anaa-arakay 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you habo ❤❤❤😂😂

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 ปีที่แล้ว +1

    Walalo fathia waanku salaamay waanu ku jecelahay farxad ku noolada adiga iyo ciyaalkaagu .

  • @ubahhappyabdulraman
    @ubahhappyabdulraman ปีที่แล้ว +3

    Garaadso intaadan guursan waa buug nolosha saxaayo qofkiii raba inuuu nolol qurxoon wallahi bugaaas qofkii fahmaa fahmay

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 ปีที่แล้ว +3

    Maalin uu hadlayay waxa uu lahaa gabadha aan qabaan ku idhi mid quraanka xafidsan baan arkay markaa way masayrtay oo quraankii bay xafiday 😂😂 ninkan hadalkiisa aad uma rumaysto waxoogaa san taag ah baa la moodaa inuu ka muuqdo.
    Ilaahaw iga dhaaf wixii aan ku khaldamay

  • @onestepatatime1676
    @onestepatatime1676 ปีที่แล้ว +1

    I hope this video reaches that guy

  • @Muna_Dalac
    @Muna_Dalac ปีที่แล้ว +1

    You are a funny walahi fathiya kkk😅

  • @hamodi_4155
    @hamodi_4155 ปีที่แล้ว +1

    Walahi Farxiya wan ku jeclahay farid ba tahay ragi adunka dayaxa ay tagan bay ku tartamayan ayaguna nago ay silciyan

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 ปีที่แล้ว +3

    Raga qurbaha yimid kuma daydan ninka ajinabiya ah ee wax bartay lakin waxay ku daydan mid saxibki ah oo africa gabadh miskinada durufta kaga fa’idaystay kkkkkkkk dulayste qaliga calosha iyo candhadu ka galay

  • @queendm1317
    @queendm1317 ปีที่แล้ว

    Guuleyso dear sister 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 ปีที่แล้ว +3

    Shuyuukhda wixii quraanka ka baxsan fikirkooda anigaba weligay imay soo jiidan

  • @duniaguleed9276
    @duniaguleed9276 ปีที่แล้ว

    fathia maansha alaah shactirooleey sificana u dhigtay❤❤❤😂😂😂

  • @shukriarraye6090
    @shukriarraye6090 ปีที่แล้ว +3

    War Xaq ah baa ku hadashaye Shahawo looma Noolad

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 ปีที่แล้ว +2

    Your so right sister ❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @amuu8286
    @amuu8286 ปีที่แล้ว +5

    Asalaamu celeykum, Fathiyay may Allah protect to you and your family. we love you dearly. people can not give you what do not have, most of Somali men never had love and attachment. May Allah help us all.

    • @aishasharif2359
      @aishasharif2359 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 ปีที่แล้ว +2

    Naa shekhba maha uf wiilka u dhalay oo xita 16 year's ah ayuu uguriyay

  • @Suheyla270
    @Suheyla270 ปีที่แล้ว +1

    Ur so funny walahey kkkkkkk😅😅😅😅

  • @dayowbrown4564
    @dayowbrown4564 ปีที่แล้ว

    I like u show

  • @user-jw6bv5wn1r
    @user-jw6bv5wn1r ปีที่แล้ว

    Walahi waa funny 😂😂😂😂

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 ปีที่แล้ว +13

    Fathia i don't care where you come from but one thing is for sure, in aan dar alle kuu jeclahay❤

  • @SomaliWillmarTv
    @SomaliWillmarTv ปีที่แล้ว +1

    Raga wax ay aamin sanyihiin caruurta iska dhal ka dib way korayaan oo marka uu waynaado wuu ku soo raadinaa waa fikirka raga

  • @Reenay826
    @Reenay826 ปีที่แล้ว +3

    Raga somaali qaarkood ma yaqanaan dumarka qimahooda xaqkii lagu lahaa warkiisaba daa 😏😞

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 ปีที่แล้ว +4

    Waa runteeda gabadha yar. If you want to drive, you have to learn to do so and qualify. Why isn't marriage and parenting treated like something everyone can do it.

  • @ruqiyomohamed3782
    @ruqiyomohamed3782 ปีที่แล้ว

    Masha allah fathia👏👍🏻👏👍🏻🥰🥰🥰😂😂😂😂😂

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyaabdilahi2326
    @farhiyaabdilahi2326 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤Runtaa ka hadashaaa

  • @n5tv351
    @n5tv351 ปีที่แล้ว +1

    💔🥀🙈⚽️

  • @a.k7513
    @a.k7513 ปีที่แล้ว +6

    22 caruur ah!! ma jabhad bu asaasaya 😂 wllhi aniga mid ama labo an waqti u helaayo ba ii dhaama 12 dayac ka dharkay

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 17 caruur waxa udhashey hal xaas bahwentisa weli si dhal dhaleso inta hesato hda ma Aqaano 2 years ago lahaa sidas midan tartanka quranka kenaye you tube kujirto halgabar yar udhashey 2 years jirto macalin keda dugsiga ahaa marka kashekenayey guurkodi qaabki asaga si bahdilad uga hadlaayo arkey😢😢😢leh marka guursan rabey dadka waxe ilahaayen wa faqiir agoon maxad kufalesaa kwran asaga kulaha waxan kudortey ine ilmaha quraan ibarto ayada macalin unoqotey xifdisisey guurkisa wa danesi un naagaha qabo Dan kugaley

    • @a.k7513
      @a.k7513 ปีที่แล้ว

      @@fatmaxuseenmohamed4416
      Wllhi wa yaab 😳

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 ปีที่แล้ว

      ​@@a.k7513😂😂 waxaan bili,aadan maaha yaa yidhi caruurtada iyo nqagahaga nooga sheekee waa rune ma jamhad baaa

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 ปีที่แล้ว +2

    Waa rag maran oo shahwo caabud ah oo hada afar baan qabaa buu dhahaa sow kuwa kale ayaa jira isagoo le ayaan dhagaystay wiil aan dhalay baan murutaniya ku soo tuuray oo waliba isagoo sakaraad ah ka tagay ragani waa qalbi dhagax dad jaahiliin ah maskaxdu maran tahay oo aduunkoo dhan laga yaso
    Bay dhalaan

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 ปีที่แล้ว +1

    Kolay raaxaydoonayaane ha xidhaan waxa looga hortago ilma qaadista NIN IYO Naagba

  • @hodandahir2834
    @hodandahir2834 ปีที่แล้ว +1

    I used go class with that guy mubarak

  • @samira-141
    @samira-141 ปีที่แล้ว

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺

  • @umushifaaali5790
    @umushifaaali5790 ปีที่แล้ว +7

    Imisaan sugayeey fatxiyaay inaad ninkaan kasoo hadasho meel aan kaga ciil baxo oon runta ugu sheego ma jiro adaa noo hadley❤

  • @kadraibrahim6746
    @kadraibrahim6746 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤ am so sorry reer woqooyi ragoodii doqomo ayaa ka soo baxay ceeb waynaa waan ku faani jiray lakiin hada ka hadhay

  • @ashaahmed6039
    @ashaahmed6039 ปีที่แล้ว +1

    Waa duleysto

  • @rajwa00000
    @rajwa00000 ปีที่แล้ว

    Farxiyay 10 sano ayaan nin la.aan ahay waa bastay stress ban qaaday xata mid 3 dumar ah xata hadu qabo waan.rabaa yaa na guursanaya

  • @safiadan5956
    @safiadan5956 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa runteed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @hawaismail8960
    @hawaismail8960 ปีที่แล้ว

    Asc habaryar fadxiya

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 ปีที่แล้ว +2

    Al shabaab buu ahaan jiray kadibna dalka qatar ayuu tagay halkass ayuu imaam masjid ka noqday aqrinta qur'aanka ayuu lacag ka sameeyay ayaamo ayas laga buun buuniyay warbaahinta hadana waaba ganacsade bilow ah lkn malaayiin dollar somali ka soo aruuriyay arki doone halka ay ku danbeyso lacagtaas waxaase kaaga daran naago badan ayaaba jeclaan lahay inuu guursado sidass ayuubs iska cel celina oo uu taagan yahsy afar syas hada ii taagan assga waxaa ka liito qoyanta bahalks ksls daba ordeyso

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 ปีที่แล้ว

      🤣😭💀

  • @halimamohamed2406
    @halimamohamed2406 ปีที่แล้ว +1

    Benlow waye Sheikh maahan kani wil an la korin carur xisabtodha laaqon baa kuu ducen waar qabrigaga ayey sogubi donan

  • @user-lc8jd3tw2p
    @user-lc8jd3tw2p ปีที่แล้ว +1

    Farxiyay waan ku taageeri jiray lakiin maanta maya 4 dumara raga ilaahay u baneeyey haday masuuliyadooda kasoo bixi karaan laakiin sheekhan ubadkiisa iyo dumarkiisuba waa xaafidul qoran haday gaaladu ubadkooda aduun baraan isna aakhiruu baray ubadka in aakhiro loo baahan yahay salfishnimo maaha nabigaa inoo sheegay ciilka aad dullayste u qabto yaanu ku indha tirin inader

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว +1

      Xagaad ku aragtay wax 4 masuuliyadooda qaada? Orod iska tag gacalo, wax ku hadlimayside khiyaali ayaad haysaa

    • @user-lc8jd3tw2p
      @user-lc8jd3tw2p ปีที่แล้ว

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel ilaahay baa kaa og abuurtiisa hadaanay cidiba qaadi karin ilaahay muu baneeyeen٠ Qofkii masuuliyadda gaba haduu doono midba ha haystee isagaa if iyo aakhraba ku ceebaysan.

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka soomaalidu markay maqlaan hebel baa labeeyay ama sadexeeyay maa afareeyay way wada mirqaamaan oo way faaniyaan kii wax guursaday, isaguna boqor buu is moodaa.
    Kadib kii xabada haystay baa la maagaa waa fulay way ka adagtahay way kalyo bixisay daasay guraan.

  • @hamodi_4155
    @hamodi_4155 ปีที่แล้ว +2

    Waxay ba ku mahmahan ba dhulka iyo dhalmo ba marti lo yahay noloshiba dhalmo bay kuso koben

  • @roodaomer8855
    @roodaomer8855 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkk fadxiya waad iga qoslisey

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALAAH NAA CULIMADA SAAS HAWLA HADLIN CAYDU WAA XAARAAM

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 ปีที่แล้ว +1

      Yuu culimo u yahay ma adiga? Ninkan waa dulayste lambar wan. Meelkasta shahwadiisa iyo siduu hablaha ugu ciyaaro ayuu kaga hadlaa ma wax kale oo faaiido leh isagoo ka hadlaya ayaad aragtay?

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

      Waa Duleyste Rimiyye Dulmiile Orgi Dayace. Candhadiisaas shaaxiday meel u xuluulinlahaa intaa ka fekkarayya. Diintiiba shahwad ku soo koobay oo caruurtiisa xitaa garanwaayeey "wiil baa lay keenay oo leygu yidhi adiga dhalay" illahay ha madhiyo isaga iyo intaa la mid ah ee diinta sumcadeeda kharibay caruurtii agoomo aabahood nool yahay ka wada dhigay oo nimankana ku dhiirigelinayya inay sidaa caruuertooda u galaan.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. ปีที่แล้ว

      Waajidi wuxuba ahaa Khawaarij oo lagusoo qabtey asagoo dad dhibataneya.waxana u fadwoodey Ummul joy Xasaan.
      Ninmankaas Culumo maahan ee dhar Culumo ayay xirtaan.

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

    Fatxiya put his name in your title.

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

    Wll hadalku hakuu dambeeyee xabdkada qarso ilaahey kabaq

  • @ismailahmed673
    @ismailahmed673 ปีที่แล้ว +3

    Walaashay ilaahay kabaq wadaadka family giisa inaad caydo xaq uma lihid adigu dantaada iyo reerkaaga kafeker kuwa kuu sacbinayaana waa kula mid balwaxa aad ninkaas ucaayaysid ee uu kugu sa. Sameeyeg sheeg isaga uunbaad ajar ushaqaynasaa hadii aad wax rabtid inaad sheegto wax wanaag San sheeg

    • @bashirqasim7054
      @bashirqasim7054 ปีที่แล้ว +1

      Asc hala yaabin nacaykii ayaa xaqa ka indha tiray, ee Allah xaqa ha tuso. Hadah run ka tahay waxa ay sheegayso may ka gaalada ku nolosha caruuraha Asia ama Afrika, waxay ovtahay in warqad yar loo soo qoraayo oo ay ku filan tahay. Mind your on business. Oo aysan ku dhicin inay dib danbe uga hadasho, ama masayr ayaa ka keenaya, maxaa nolol ayaa samaysan lahayd oo ka maarmi lahayd dadkaan.

    • @historynerd7549
      @historynerd7549 ปีที่แล้ว

      Subxana allahi cadiim
      Hilib ka Culimada waa qadhaadh

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว

    ok, well, don't I hear you, I give you every time I'm here for you, this is TH-cam nice one martial law, thank you, see, you see, ya see ya, my name is beautiful, you know my name is for here, you know your name is for❤

  • @iqrayacquub
    @iqrayacquub ปีที่แล้ว

    Hayey Liinta waye ma Aamus 😂😂😂

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 ปีที่แล้ว +2

    Farxiyo waan kugu raaxayasata 😂😂😂😂runtu waa lama huraan soomaali ilmaha waa ska dhalaan macono uma dhalaan

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 ปีที่แล้ว +3

    Dulayste is not easy 😂😂😂

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤ your so right sister ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

    • @raxmagaaxnuug725
      @raxmagaaxnuug725 ปีที่แล้ว

      Farxiya alle kabqa oo culimada dad musinimiita dad

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว +1

    This is culture of wenlaweyne

  • @sahidaabokor-cp6qj
    @sahidaabokor-cp6qj ปีที่แล้ว

    Bushaaro xadhigu waa sax lkn dilku waabeen

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว +3

    dadka waxay leeyiihin wa been waa wax gacan ku samaysa lama garacin lamana taban Allahu aclam

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 ปีที่แล้ว +9

    Allah maxaa runta ka hadashay ilaahow carabka kuu barakeey

    • @asiamohamoud6288
      @asiamohamoud6288 ปีที่แล้ว

      Slam clkun wallahay wa runta illahay Kuwa sharkoda dumarka haka illaliyo jelku wa arin xanunbadan