Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso wll
😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂😂😂😂 I love my people. Xattaa kuwayaga waalan ayaa ka laandheeraysan ummadaha kale. Professor Xalliye isagu waa an other level! Heer kale, horay u soco. Habalaha waxaan odhan lahaa, waar dee ninkani waa inoo wadq macaline hala taageero. Habalaha iyo raggaba wuu dhiirrigelinayaa dhab ahaan
Ma Jiro Aduunkaan Nin Naag uusan Qabin Lacag bilaa Micno ku siiya aan Raga Soomaalida aheyn Tusaale Raga Africantakale iyo Hindida Hadii eey Naag Lacag Siinayaan waa mar eey ka Xaajo gudanyaan Yacni Sharmuuto Raga Soomaaliyeedoow Qiimahiina ko u soo Qaada Lacgtiina isku dhisa oo Isku maal geliya Naag adan Qabin yeey ku Baaran
Macalin kayga Macalin Xaliye waa ku jeclahay walaahay Daanyeer ayaa ahaan jiray laakiin intii aan kugu xirnay lacag badan ayaa ii badbaaday khayr allaha ku siiyo guulayso
I am boy but ninka ma taageri fallow like midna ma siiyo sababtoo ah erayga naaya uu ku dhawaaqayo ayaa eray lagu dhihi karo hablaheena soomaliyeed aheen haduu walanayahy ani ima waali karo👍🙅🙅🙅
Ninkan indhoho noo furay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣
Wad iga qoslisay bro 😁
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso wll
Mn
Riyaq your laughter makes you guilty on the many men you've told them wankuxisay, Wankujeclahay. 😂😂😂
Baba xaliye danyeero badan baa xal u keentay
😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂😂😂😂 I love my people. Xattaa kuwayaga waalan ayaa ka laandheeraysan ummadaha kale.
Professor Xalliye isagu waa an other level!
Heer kale, horay u soco. Habalaha waxaan odhan lahaa, waar dee ninkani waa inoo wadq macaline hala taageero. Habalaha iyo raggaba wuu dhiirrigelinayaa dhab ahaan
Kkkkkk waan ku wataa macalin xaliye
Xaliimo Kuusey iska qabta Ragoow.🤣
Dil Daanyeerka.🤣🤣🤣
Xaliye is the best teacher 🥰🥰
Wlhi waa run, dumarku raga ay jileec ka dareemaan way ku tuntaan..nin adag unbaan wax maamuli kara🤣🤣🤣
Naa madaanyeerkaagii baad waxba kawayday markuu xaliye arkay saas darteed baad xaliye garab siisay hhhhhhhhhhhhhh waa kharaar waxaagu
Hadda maa ogaarey😂😂
Ka hor intaanan maqal Xaliye, waxaan ahaa Daanyeer lagu daneysto. Hadda waan xoroobay, alxamdulilah
Guuleyso
Macalin xaliye,waa nin illahay noo soo diray, danyeeradan ku jiray hada waa ka baxay
Wlhi waa runts f&f xalye❤️
Macalin xaliye ilahey ha xifdiyo
Ilahaybaan kudhaartee waa Runtii waxa uusheegayaana Xaliimo aan waligeed koob siijeeda soojeedin oo waliba khaayimada ayaa rabta inay xoolahaaga burburisa
Maxaa waye wlly codka eyeydeey ayaa kaa weyn be 😂😂
Xaliye gabar walbo loyal eh weyku haysata marka generally lagafiirsho sidaba anaga ragena okale anyway big up sis 🤣🤣🤣🥳🥳🥳💪🏿📿
Kan wuu waalan yhy naagtii saan u xaluufisay wlle lacg ayaan siinaaa🤣🤣🤣🤣🤣
Ma Jiro Aduunkaan Nin Naag uusan Qabin Lacag bilaa Micno ku siiya aan Raga Soomaalida aheyn Tusaale Raga Africantakale iyo Hindida Hadii eey Naag Lacag Siinayaan waa mar eey ka Xaajo gudanyaan Yacni Sharmuuto Raga Soomaaliyeedoow Qiimahiina ko u soo Qaada Lacgtiina isku dhisa oo Isku maal geliya Naag adan Qabin yeey ku Baaran
😅😅😅😅😅wllhi ninkan wu iga qosliya
Macalin kayga Macalin Xaliye waa ku jeclahay walaahay Daanyeer ayaa ahaan jiray laakiin intii aan kugu xirnay lacag badan ayaa ii badbaaday khayr allaha ku siiyo guulayso
I am boy but ninka ma taageri fallow like midna ma siiyo sababtoo ah erayga naaya uu ku dhawaaqayo ayaa eray lagu dhihi karo hablaheena soomaliyeed aheen haduu walanayahy ani ima waali karo👍🙅🙅🙅
Fake skin Farah
Ninkaan naag iska celi ayaa kujirto balse dumarka same ma ahan akhii
Wa kabto iyo kala tuurto marka ilaahay weydiiso naag raaliya ah 😂
Nabiga scw wuxu kuyiri mucaad kudadaaal mida diinta leh walahi inaadan abid cabaneen 😍
WAX WALBA RUNTA AYU KA TAABTAY XALIYE INTA UU SHEEGAYA WAA WAX SAX AH
My teacher Xaliye❤
Ilahaa labarya ilahayo daher isiii israqad igusodib😂😂😂
Allaha ku caafiyo abaayo macaanto
Xaliye
Ma guursaysid😂😂😂😂
Wll Dayeerka iskadil😂😂😂😂😅
Riyaq wan ku wadana reaction ka sugeyna 🥰🥰🥰noo soo badi
Powe gormaa kugu danbysy inaa perfome gadto gormee kugu danbysy inaa cunto 50$cunto dila daanyerka anu ninkan waa wataa😂😂😂
De nag somatihit walalo..Alla kadige
maashaalah waxaan ka heley sida aad ulabisan tahay horey usoco quwn qaawin markaan arko waan ku matagaa
Aabayo dalxiis fican baa lugu geeyay alha kudayo Alabama
Mn
Sheydaan xaliye faaiido ma leh quruxeeey waxuuna ka hadlaa jab ku soo dhacay waayo hore waa doqon waxu 😂🤣😂🤣
Riyaq abdi wadada liibanta no sheg😂
Papa xaliye💯❤
aniga ninkan hal eray ban ku nacay waa
NAAG! who is Naag😡😡😡😡😡
Naag is or means fake skin Xalimo’s
Naag gorme caay noqote
Naag waa lidka nin
Rag : dumar
Wiil : gabar
Marka wax caaya mesha ma yaalan naag nimada waa u amaan gabadha
Wiilkana nin nimadiisa waa u amaan
Abaayo mcn mashallh
Horay usoco dumashi🥰
*Naagaha Nairobi inta badan waa kuwo raga qurbojoogta xaalufiyey*
Hhh Walashey Riyaq zaid ban uquslay
Xaliyow wixi ku taado kuma dhigan 😁 😁 😁 😁 aniga waz ma ugu dirin Horay ayuu daanyeer igu ahay hadane waa xajigeyga
Hhh😂😂edo
Waa runti wallahi
Walahi wan ku tagera xaliye
riyaaq abayo intadan mombasa ka sotagin routinkaga noo sooduub
Mxa ka faaidi
@@Xalkeen mid daanyeer ah bay lacagta ka gurataaa kkkkkk
Kkkkkk. Ninka Raga ahi. Wuxisaabtamayeyae ma lacagataa bilaashkusoohadhay wuu usoo dhidayen oo. Bishii Buu Halmar wax yar Soo iibsadaa
ama diid ama hadiidin araga naaaaaaaaag wax sax
tan waa danyer ta xaliye hhhhh
CAsharo badan ayad qadaty manta ada macalin ah
Gabdhaha Baaba xaliye dhaho maku jirtaa.🤣🤣
Hadii shinidu Ogaan lahayd
Macaanka labadaada dibnood
Malabka wey ka soo tagi lahayd
Oo dibnahaaga ayey ku noolaan lahayd
{ Riyaq Abdi} .
Xaliye runta ayu ka hadla wali ma arkin isako wax khaltan sheegaya lkn adiku codkaaga lama maqlayo wa daciif
Xaliye iyo danyer🤣🤣🤣🤣🤣
Xoolo aanad lahayn ayaad rabta in aad cunto miyaa
Wan idin salaamay awoowe
Allah ha ku caafiyo Abyo Mcn 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waxaad ka hadashey waxa runta ee jira guuuuleyso walaashey qaali waan ku tageraa
qof yahey aniga waan kahiley riyaaq waxan kase heley dhoolacadentaad wan kugu heystaa atriisho
Lacagtaa shopingaa kuu imsanayaa xalkee ayeey kaa keneen 1000 dollars😮
Dayeer😮
Guulayso walal waan kugu cusubahay from hargeisa ❤
Masha allaah caadi mahid abaayo runt waxkale
Kun ka dollar daabyeeraday kaqaadayaan
Ma guursty aby👸🏻😍🌎
Adigu mxaa udideysaa naag miyd ahyn mise ninbaa tahy bal isoosheg
Kalmadaa (NAAGAHA) ma qurux badna Macalin inta kale waan kugula socdaa
Asc abayo iwaran wa aniga Ahmednur ee xldaha kwrn M.Allah horay us0co abay0
*Wlh maba haleeli jirin inaa iska fakaro balse wasiirka daanyeerku intuu imid waa laytoosiyey.*
maba lagu maqlee, microphone maad soo gadatid
Hada kadib dayerada walaguba 😂
Adigaa meqaa lags qadhi xaliye hada le bararugte miyaa
m.a dumashi ilxun kma aragto from puntland🥰🥰
Halyeey macalin xaliye
War Xaliyow ANIGA Riyaq Abdi qarash wan galinayaa from Canada Riyan please ilaso xariir aniaga qarash ku ogol
Maxay ku dileen 😂😂
Xalimo kusay shaqayso😂😂😂
Lovely reaction..love it.
Tani qalbi adakaa say casharada udhagay sanaysaa macalinka
Sooy ku dheh...wiil iga dheh
Xaliye walhi naag somali ruutuu ka sheegay Jamaican free ku sii wiil somali lacag ka qaad danbe dhici meyso ninkii somali ah oo danbe oo naag lacag ka bixiyo walhi bilahi dhiig maleh
Macalin xaliye buufi daayeerada
ABAAYO KACSI MAA KUHAAYO GOR U HADAL CODKADA
Walaashay funny baad tahay
Dila dila dila dila waa daanyeeree dila
Masha Allah quruxley caadi matihid daayeerka buufi
Sidaan qabo ereyga naag hadduu iska deynlaha oo oran laha gabar xitaa hablo badan ayaa taageerilaa. lol 😂
XALIYE CEEB HABLUHU WAA UWAAYEEN
KALIYA WAXAY SHEGAYAN NAAG
Alxamdulillah my friend
Kkkkkk ninbaan xasuustay hada kahor tukaan laga kiciyey
Ninkasta oo diida in aay xaliimooyinku furtaan waa daayeer
Wallahi dhiikar marabo
Dil Daayeerka Naclad ba Ku Taale😆😆
Riyaaq naaya inla dhaho gabadha yasme umuuqata lkn naag waa magac dumarka leyihiin somaliduna isticmaasho
Gabadhuna waxeu tiraah naag nimadeyda ilaashan , hoyada waxey tiraah naag nimadada dhowro marka naag erey xun maaha
waan shaqeeyaa alxamdululaah dharna magato 5 shansano kahor ayaa iigu dan beey say dhar aan gato
Anagoon hore usiin jirin ba difaca galay mahadsanid niyaw qoriga walaga fahmee #dil #dil dil danyerka😁
Haa ilamid sxp
Papa xaliye🥰
Volume very low we can barely hear you. Get a microphone.
Naag ycni waxuu u adeeg sanayaa naagaha yaxaska ah kuwasna wayna istahilan in logu yero .
Thanks macalim
10:42 niyo ragow xaga fav ayaa ka jirta kalay chopping ayaan u bahanahay bisha markay tahay 5/20/22 sawiro qaliya waa inaa lasoo galaaaa 😁😁😁
Hhhhhh danyeeenimada duqaaga miyaa ka yaabtay riyaaq
Waa runtiisa xaliye
Lol your make laugh hard 😂😂😂