Joe Biden Oo Ka Hadhay Tartankii, Iyo Warar Yemen Oo Israel Werartay Saudi Arabia Cawisay & Somali 😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

ความคิดเห็น • 102

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน +6

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

  • @fs292
    @fs292 2 หลายเดือนก่อน +15

    33 jir ayaan ku guursaday anoo fiqiirka ka cararaya, sabirkaygii kuma khasaarin Alxamdulillah

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 หลายเดือนก่อน +3

      Allaha idin barakeeyo, caruurta u hiilisey masha Allah.

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 2 หลายเดือนก่อน

    Sooo true habo❤ No men who prayers and knows Allah سبحانه وتعالى will never be fiqir🎉

  • @hawaabdullahi5409
    @hawaabdullahi5409 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc farxiyooy cod u sameeh hoyo io abe kan waa walan yahay iska xir warkiisa waa danbi

  • @djamaHouda
    @djamaHouda 2 หลายเดือนก่อน

    Macha Allah ❤

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 หลายเดือนก่อน +4

    Farxiya wad indheer tahay masha Allah anigu markan arkay ayan idhi alxamdulillah in anan waxba isku ahayn kaas hada miyaa tuugsan lahayeen hooyoyikaas u liidayaa . Ninkan sida wanaagsan u hadlayaa waa waxad ka hadlaysay mudaba .
    😂😂😂 meelaha ugu cawlan waxay u jecel yihiin way jaban yihiin somali wax jaban iyo wax bilasha laga raacay

  • @munamuhammad2896
    @munamuhammad2896 2 หลายเดือนก่อน +5

    He is married to a North Sudan woman. She was a single mom of a boy. He married her because his doctors told him he will never have children due to his injuries. He talked about it in a podcast a while back.

  • @Samar54402
    @Samar54402 2 หลายเดือนก่อน +9

    Isma u waydiin miyaa Hoyoyinkan yaa bananka uso saaray?!
    Hooyada Tamaanduada Gadaysa Sow ma dhaanto Ninka Raganimada sheganaya o aan ilmihiisa meel Ku ogayn!!

  • @faisabdirahmanabdiqani3760
    @faisabdirahmanabdiqani3760 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo run ayaad shegaysaa
    Xaqiq weye ❤❤

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ruun

  • @mygift2152
    @mygift2152 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walalo where in Australia i can find your product???

  • @munapalmer5784
    @munapalmer5784 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo south Africa ayaan jooga sideen ku helaa product

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 หลายเดือนก่อน +1

    I so love sheikh omar suleiman ❤may Allah protect him

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Good point farhiya

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 2 หลายเดือนก่อน +5

    Acuudu bilah timaha xabashida waxaa ka quruxbadan oo ka dhaadheer oo ka jilcsan kuwa somalida kuwa xashidu waa tima adag

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน +4

      Xabashidu timaha aduunkaugu wacan bay leeyihiin.Sida dadka kalena kama hoodhaan oi bidaarima gashoee badnidaas iyo haldhaagaas ayayla gaboobaan

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 2 หลายเดือนก่อน +1

      Weey naga tima adagyahiin lakiin wey look after gareyaan

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 2 หลายเดือนก่อน

      Yaan lays xaqirin. Maseer baa ku hayya cid kasta arki karta in Ethiopianku timaha ugu fiican aduunka leeyihiin. Islaanta 90 jirka timaheeda wey buuxaan weli. Jileec iyo adeegna kuma xidhna jooji yasida labadaba ilaahay baa abuuray xabashidana kuwo badan oo tima jilicsan leh wey ka buuxaan abagaba kuwo timo adag leh wey inaga buuxaan. Ethiopianku wey ka cuntada fiican yihiin Somalida canjeeradooda geed ka baxa wadankooda ayeey ka sameeyaan Teff la yidhaahdo maaha sidaa Somalida bur cad oo caafimaadka u darran canjeeradooda ku sameenayaan. Teff vitamins iyo minerals ayaa ka buuxaa, aduunkii ayaa ka istacajibay Teff SUPERFOOD bey ugu yeedheen. Waxay kaloo cabaan cabitaan ka sameesan Xulbada oo caafimaadku u fiican sonkorna aan lahayn timahuuna aad u dheereeyaa, Somali maxay cabaan oo herbal ah? Cabitaan qasaac ah oo sonkor yuururta ayeey cabaan. Kilo sonkor ayeey xitaa cabitaanadooda fresh fruits ku daraan. Waxay kaloo cunaan Ethiopianku cadasta
      (Lentils) ayeey aad u cunaan, yaa kaloo cuna cadasta? Hindida timahoodana waanu aragnaa sidey u quruxbadanyihiin. Hilibka aad bey u cunaan dumarka iyo caruurta lama qadiyo sida Somalidu sameeso intay wada fadhiistaan wey wada cunaan oo afkay isku guraan. Dhaqankaa 'gurshaa' ka dhahaa oo ninkii baa naagtiisa afku ugu gurayaa iyaduna sidoo kale ehelada iyo martidana iyo carurtana wey ugu guraan. Somali ma cunto wax aan bariis iyo baasto iyo bur cad iyo sonkor aheen waa wuxuu timihii uga wada hoodhay oo jidhkii quruxdabadan ee lagu yiqiinay faaxay gidaaradaa bey yar iyo weyne la'eg yihiin. Ethiopian baruur khasiftey oo jidhkeedu daatay weligaa ma arkaysid. Inaanu yasno maaha oo maseerno ee aanu wax ka barrano baan Somali dhihi lahaa.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 2 หลายเดือนก่อน

      Yaan lays xaqirin. Maseer baa ku hayya cid kasta arki karta in Ethiopianku timaha ugu fiican aduunka leeyihiin. Islaanta 90 jirka timaheeda wey buuxaan weli. Jileec iyo adeegna kuma xidhna jooji yasida labadaba ilaahay baa abuuray xabashidana kuwo badan oo tima jilicsan leh wey ka buuxaan abagaba kuwo timo adag leh wey inaga buuxaan. Ethiopianku wey ka cuntada fiican yihiin Somalida canjeeradooda geed ka baxa wadankooda ayeey ka sameeyaan Teff la yidhaahdo maaha sidaa Somalida bur cad oo caafimaadka u darran canjeeradooda ku sameenayaan. Teff vitamins iyo minerals ayaa ka buuxaa, aduunkii ayaa ka istacajibay Teff SUPERFOOD bey ugu yeedheen. Waxay kaloo cabaan cabitaan ka sameesan Xulbada oo caafimaadku u fiican sonkorna aan lahayn timahuuna aad u dheereeyaa, Somali maxay cabaan oo herbal ah? Cabitaan qasaac ah oo sonkor yuururta ayeey cabaan. Kilo sonkor ayeey xitaa cabitaanadooda fresh fruits ku daraan. Waxay kaloo cunaan Ethiopianku cadasta (Lentils) ayeey aad u cunaan, yaa kaloo cuna cadasta? Hindida timahoodana waanu aragnaa sidey u quruxbadanyihiin. Hilibka aad bey u cunaan dumarka iyo carurta lama qadiyo sida Somalidu sameeso intay wada fadhiistaan wey wada cunaan oo afkay isku guraan. Dhaqankaa 'gurshaa' la dhahaa oo ninkii baa naagtiisa afku ugu gurayaa iyaduna sidoo kale ehelada iyo martidana iyo carurtana wey ugu guraan. Somali ma cunto wax aan bariis iyo baasto iyo bur cad iyo sonkor aheen waa wuxuu timihii uga wada hoodhay oo jidhkii quruxdabadan ee lagu yiqiinay faaxay gidaaradaa bey yar iyo weyne la'eg yihiin. Ethiopian baruur khasiftey oo jidhkeedu daatay weligaa ma arkaysid. Inaanu yasno maaha oo maseerno ee aanu wax ka barrano baan Somali dhihi lahaa.

  • @Scrub101
    @Scrub101 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cyber attack is a new warfare. My 21 year old was working till 3 am. at the hospital, entering data into the system bcs of the crush...😮 scary. May Allah protect us all

  • @ASUMSSTORIES
    @ASUMSSTORIES 2 หลายเดือนก่อน +5

    Laba dumara ayabu qaba sida la shegay fatxiyay axadka nocasi anigu saaqid saalax ban dhaha daci shaqo kuma lehe uf

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 2 หลายเดือนก่อน +3

    Farxiya waxaakasoohadashaa please soomaaliland ayaa yahuuda soodhaweesaneyso walaahi xalay waanseexawayey qaracanka aankanahay maxayelay anaga yahud axsaan nooma sameyneyso walaalaheen Falastiin sidee ugaleen ayaan Aragnaa, midakale damiir xumadaas waamaxay midakale yahuud Axsaan uma imaaneyso xuutiyiinta ayee rabtaa ineekula dagaalnto badeena maadaama aan isku dhawnahay please dadka
    Halaga waaniyo shacabka Hakacaan❤

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wll dhageyso anagaa ku sheegayne soo uma baahnid just analysing the news of times of Israel in somaliland stratigic land,waxa waaye anagaa reer somaliland ah dadka madax ah xayawaan maaha waa dad caqli leh oo adigoo kle ah soo wax aad garatay maaha waxa jira meelo aan aqoonsi u doonan karno iyo meelo ay qadiyad ahaan mamnuuc u tahay nafsiyan ah in aad dan u doonato,yuhuud iyo somali isma maqli karaan ba mida kle Israel maxay waxaa u rabtaa waa in ay Yemen weererto maaha sida wadamada reer galbeedka ee aad adigu xukumeyso oo aad ku odhanayso ha weerarina wadan kle aniga wadankayga kama weeraysaan dad kle lakin yuhuud hayhaata weeye warkoodu,hadii xuutiyinto la weeraro iyagu ma daynayaan xuutiyiintu berbera iyo hargeysa waa may,hadaba dadka wadanka xukumaa maaha xayawaan wll.

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 2 หลายเดือนก่อน +2

    She is a Jamaican who converted to Islam!

  • @Rosefleur2012
    @Rosefleur2012 2 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah you look beautiful sis!

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน +5

    because qalbiga ayayi ka gaajoonayaan seriously

  • @burco7626
    @burco7626 2 หลายเดือนก่อน +6

    Salaam, beautiful soul 💕
    I think the real somali guys that use to get up every morning regardless of what job they did just don't exist anymore.
    The guys of today are something else. They want everything handed to them by qoyan, mum, and the gaalo like they say.
    Shameful!

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fathia markaan arkay waxan laha inta ina cabsiye aya no shegtay lkn dad bdn waxay sugayan inay nin afkisa ka maqlaan

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi4045 2 หลายเดือนก่อน +6

    Farxiyo ayuu soo dhageestay ninkaan laakiin xuquuqda waa inuu siiyaa.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 หลายเดือนก่อน

    Walaah way adagtahay 3.ilaa 4 caruura kabadan in lagu kori qur baha

  • @alhamdulillah4998
    @alhamdulillah4998 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkklll, live assurances 3 hablood oo loo guursado iyo mid dibadda ugu dhoofo

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulilah hooyo somali
    Alle xagiisay ka noo shahay
    Duquyaasha somalida dhan way xanuunsantahay 😢
    Balaayo waxa idiin dhashay
    Horta alle ayaa somaliya naga keenay Alx
    😂😂😂🤦🏽‍♀️

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 หลายเดือนก่อน

    Walaaley anakaa daris ah siiriyan iyo kurdi walaahi cunta hadal ayey ka adagyihiin diinta xitaa si fiican uguma dhagmaan masaajidka inyar ayaa tagta xitaa shaam carabta dagta sida siiriya qaarkood maaha islaam nibankooda nacnac iyo maqaayad iyo wadooyinka ayey ka qeylinayan naagahoodana sidoo kale

  • @fathiaomar-is7hr
    @fathiaomar-is7hr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa run wll

  • @munapalmer5784
    @munapalmer5784 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc quruxee waad iga qoslisay

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 หลายเดือนก่อน +3

    Midabkaaga iyo diintaada ka hayso Waa kugu raacsan ahay 🤣🤣🤣🤣,
    fathiya 2021 ayaa aroos layga casuumay habar ayaan salaamay waxay iigu jawaabtay inankii yaraa Maxaa kusoo biiray yaab!!
    My child was only 3 years old.
    Waxay rabtaa sideeda inaan 6 ilme isku xejiyo.

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 หลายเดือนก่อน +1

      Habari dhib badana, ina dariiqey mareen laga leexdo ma rabaan.😂

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reerka haysta 5 ilaa iyo 6 ilmod waxa loyaqana dad yarow baa ladhaha

  • @sweetlife2327
    @sweetlife2327 2 หลายเดือนก่อน

    Nabi Mohamed Said: Whoever dies not associating anything with Allah will enter Paradise , and whoever dies associating anything with Allah will enter Hell.
    Please walalo don’t misinterpret the Hadith claiming Allah will regardless enter them to Jannah on the purpose of their goodness.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน

      What hadiith did I miss interpret? Allah can do whatever he wants, that I know!

    • @sweetlife2327
      @sweetlife2327 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@FatxiyaCabsiiyeChannel Allah (SWT) has the power to do whatever He wills. However, it is crucial to understand that He does not disregard the teachings or warnings of His last Messenger. It would not be correct to assume that Allah (SWT) would change His mind and allow those who associated others with Him to enter Jannah simply because they were 'good people.' The teachings of Islam emphasize that faith in the oneness of Allah (SWT) is fundamental and cannot be altered. Please read the Fundamentals of Islam by Bilal Philips, which is also recommended for revert and Muslims.

  • @kinzdarwish9010
    @kinzdarwish9010 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salam Beautiful. Could this be a dry run for what's to come, in regard to the glitch?!!. It affected selective entities, one or two banks, few small business and some airlines , airports in UK across the Western world and may few others.. Was this just a coincidence with events happening on the day or a well planned event?!!.

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 2 หลายเดือนก่อน

    L'Oreal Paris Revitalift does the same something as Hinda products and it's 29.99 at the Safeway 😂😂😂😂

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dumar waweyn oo caruurtii hore ka koreen waxay aadan heydarabad si caruur laysugu bero.
    Waar dhib u taag badana

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 หลายเดือนก่อน +1

      Iney rarnaadaan ayey jeceyihiin.

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xishood ma jiro.

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayeydey baa ba aabahay ku dhashay

  • @kinzdarwish9010
    @kinzdarwish9010 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC Beautiful. Just quickly responding to the subject of avoiding marriage to a poor man, the young lady was quoting a Hadith etc. I would suggest that you and other watch Sheikh A bdi Hersy's response in which he agrees with Mona and enlightens the ignorant hounds and their blind herd. Would have forwarded the video on whatsup but don't have a number to do so. Ciao bella

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน

      Of course we know she was quoting the hathiith and Sheikh Hamda testify to it as well. I did watch Sheikh Hersy and he did a fabulous job at it. Such a dignified sheikh. One of the few we have. May Allah bless him and protect him

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @UbahAbdelkarim
    @UbahAbdelkarim 2 หลายเดือนก่อน

    yuhud Morocco na jirta

  • @A380ABDIRAHMAN
    @A380ABDIRAHMAN 2 หลายเดือนก่อน +2

    Akhee Ayman wife is Sudanese

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farhia somalidu waxay graduate school u adeen qalalasa, qabiil baa qabiil eryaday so waa haygu daaline samir

  • @hawaabdullahi5409
    @hawaabdullahi5409 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassansaeed2161
    @hassansaeed2161 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa HaLa Yaa HaLa Yaa Fathia

  • @aminamahmoud4382
    @aminamahmoud4382 2 หลายเดือนก่อน +2

    Achieve Ayman wife is Jamaican

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 หลายเดือนก่อน +1

    Car wakaase ciid wax dhahaysa majirto sheikhadi muna waa arkeysen wixii kudhacay

  • @siraad8026
    @siraad8026 2 หลายเดือนก่อน

    Alool weeye maaha salool saaxiib

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farhiya shiicada ha ahaato xisbullaah ama xuuti waa xulufada hoose ee yuhuuda waxay dhigayaan film hindi way isla og yihiin iyaga iyo yuhuudu way isla og yihiin meeshay gantaalaha ku dhufanayaan

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 2 หลายเดือนก่อน

    Nahoy carab waxba noma galin

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan wuumaran yahy oo xoolow wixi dhalay waa khasaren 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo waxaa looga baahanyahay inay ilmo wanaagsan soo saarto
    Tii ilaahay baday maahee tii kale ninku hau shaqeeyo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน +1

    taram so naqo mayo madaxweyn marekanka inshallah kamala haris aya naqa dont inkast waxb isdamin rer galbedka mida kaleh carabt odan yahuda ayey iska gadan wa nacm leya yal ileh aslkod wa yahuda carabta qurunk reer Palestine 🇵🇸 mahan carab wa reer sham wa diden carabnimad😅

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fatxiya dulaystoo idil dhegaha ka raac qaali gabadhii caruurteeda corsanaysay haduu carabkiisa wayn micidiiisa sixth f ka horaysa buu is mooday inuu wax fiican sheegayo duli calooshiis u shaqayste buu ahaa iyo kuwa kaloo la midaba ciidaas bay ka badan yihiin dhulka ku jiid walaal macaan , kii caleen ka dhargaba caqligoodu xibintooda carjawda buu ku jiraa yaah walaal waad la heshay dulayste

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fathiya xafadaha cawlan😂😂

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @munapalmer5784
    @munapalmer5784 2 หลายเดือนก่อน +3

    Shactiro Miran ayaa tahay daaci iyo carib

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน +2

    Noociisoo kale waxaa layidhahada siil naag waayayi

  • @safiyowarsame50
    @safiyowarsame50 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮🎉🎉🎉🎉

  • @fs292
    @fs292 2 หลายเดือนก่อน

    Maxay macaasheen, dekaddi yarayayd ee hore sucuudigu ka burburiyey bay ka werssreene. Gaajaa dishay masaakinta.

  • @mariakhalif3615
    @mariakhalif3615 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marocan qaar waxa jira jewish ah

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 2 หลายเดือนก่อน

    I thought he said his wife is jameican in one of his lectures

  • @hodan112013
    @hodan112013 2 หลายเดือนก่อน +1

    His wife is Jamaican

  • @fs292
    @fs292 2 หลายเดือนก่อน +1

    They are probably Moroccan Jews, could be propaganda sis!

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marocanka caraba ma ahan waalaga dhigaaa

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa Berberis iyo Carab isku milantay. Carab uun baana lagu tiriyaa

  • @Zakhiya
    @Zakhiya 2 หลายเดือนก่อน

    Kan wuu bukaa intuu hablaha caayaya ayaaba laqaatee hadal maamooyinkii ddulmanaa soo dhigtay

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sax weeye abaayo
    Shame on somaali
    Qabyaaalad ayey caruurti saywalahi bareen shyt

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน

    Maya maya moroccan yuhuud bdn bey leeyhn not all muslim

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiBadal-u8t
    @CabdiBadal-u8t 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk haaaa

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 2 หลายเดือนก่อน

    Carab garicyo of tham

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah run badanaa ❤waa run wallahi faqrigii bay is badeen waa rag jaaahiliin low iq ah
    Talo xume if

  • @fs292
    @fs292 2 หลายเดือนก่อน

    Sudan isn’t in east Africa!

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daaci salaax waa salaax uraayee dulayste daaci doqon abihii wase uuf

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 หลายเดือนก่อน

    I gave up on Somali women when this qooyan told me to not leave my ex till I at least had another kid with him as the one we had maybe lonely after our divorce lol I laughed at her and told her that I wasn’t born to carry on the bloodline on this earth 😂😂😂

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 2 หลายเดือนก่อน

    how’s the Michelle Obama?

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e 2 หลายเดือนก่อน

    Gofku gaalnimo haguu kudhintonaarta ayuu galayaa

  • @nimam7846
    @nimam7846 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daaci doqon wa narcissist

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน

    he got 2 wife's indhah fur

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas Somaliga ah markan dawaday ayan idhi Kani sure fadxiya ayuu soo dawaday copy howsha ugu badan ayadaqabata wanna looma dirsanjirin kkkkkkk walalo melaha qar aya ragu waydiyan Lakin Maha Somali Yoo dhan

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน +2

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407