DEG__yuhuuda o shegay inay somaliland aqonsanayan &amankena aya kuxidhan &ilhan omar o afka furatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

ความคิดเห็น • 23

  • @RahmaIsmealMohamed
    @RahmaIsmealMohamed หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah guuuul

    • @Yusabihh
      @Yusabihh หลายเดือนก่อน

      Cajab😂😂

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน +2

    Cadowga somaliland hajabo ishalah daarood juudaan maydka cunne . Somaliland guul ishalah

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +2

    Islaamku ma cadow bay nagu noqdeen saldhig uma hayno laakiin carabtii ma somalida qudhuntay bay nagu eegayaan

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan soo dhoweynaynaa in ay Israel aqoonsato Somalland, maxaayeelay 1960kiiba iyaddaa na aqoonsatay.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน +2

    SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul Israeil 🇮🇱 Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @nimaoibrahim3105
      @nimaoibrahim3105 หลายเดือนก่อน

      SubxanAllah dadka walalaha reer falastiin saacad kasta saa u garacaya ayad Aqoonsi ka sugaysa. 😢
      Illahy u tawbad keen. Anoo reer s/Land ah hadana yuhuud Aqoonsi ka sugi mayo.

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow-kuwan-wadanka-kaqabo-waar-bal-waxa-uu-kufarax-sanyahay-yahuudu-awelba-waxay-sheegan-jireen-inay-leeyihiin-soomaalilaan-maanta-hadaan-ugargaaro-nimanka-xasuuqa-kuhaya-falastiin-waxa-inaku-dhici-caquubo-

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul jam sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 หลายเดือนก่อน +1

    israel waanu taageersanahay markasta hadaanu nahay somaliland waayo israel waa dad aanu walaalo nahay oo aanu kalalunay berihore

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh หลายเดือนก่อน

      CADOWGA GUDAHA AYAAD TAHAY!!!!!!!
      HA DHINTO CADAWGA GUDAHA SOMALILAND!!!!

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 หลายเดือนก่อน

    Alabeenweynaa indhoolkii
    Maatatana mayhuubuukeeney
    Laftanagaameekkkkkkkk

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน

    tolow itoobiya iyo yuhuuda madbaa ladhalay waa kee tolow ka la dhalay waxaase necab yuhuuda xuutiyiinta yaman armay nasoo duqeeyaan😮

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se หลายเดือนก่อน +1

    SOMALILAND GUUL

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Muusejuudaan waa ninka yuhuud citiraaf beena ah kasheegay.
    Kawaran wuu keenilahaa sidii falastiin ayey yuhuudu qabsanlahayd .

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah wariyr Allah ha ku daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b หลายเดือนก่อน

    Waar calanka nooga fogeeya nacalada

  • @user-rx8gc2pq1m
    @user-rx8gc2pq1m หลายเดือนก่อน

    Waa xaashi been ah oo lagu sheekayn dadkooda

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 หลายเดือนก่อน

    wa riyo beenta iska dhaaf

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 beenta

  • @user-qq9dz2ex5z
    @user-qq9dz2ex5z หลายเดือนก่อน

    Dagaalka-ayaa-larabaa-inloosoo-raro-soomaaliiilaand-markaa-malaa-dabb-isku-tuur-

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 หลายเดือนก่อน

    Yuhuudu namay aqoonsana waayo? Somaliland waa dalka keliyah ee dawlad iyo shicibbs looga ururiysy caawimo markaas waa beenta cadawga Somaliland, waxba kuma yeeli kartaan jaday aqoonsatana ilaahay ayaa nooga hadliyay