Dowlada Fedaralka oo diiday in loo soo celiyo Ciidamadii Jubaland ee iyada ku biiray Dagaalka ka hor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 31

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +1

    Jublaan jublaan guul guul insha Allah jublaan

  • @Kamilyare-s9o
    @Kamilyare-s9o หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +2

    Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 หลายเดือนก่อน

      Ilka case iyo Avocado guul guul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 หลายเดือนก่อน

    Jubaland guuuul❤❤❤❤

  • @CalicumarMaxamuud-d7o
    @CalicumarMaxamuud-d7o หลายเดือนก่อน +1

    Dadka waxaa ugu xuna qof iskadhigaay aqonyahan hadan waxab kalugeen xuxuu uhadlaay afkaa ijeexan

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk หลายเดือนก่อน

    Askartaas yaan lasoo celin waxay ka carareen Alshabaab. Waxaa ay lahaayeen ujeedo ah in ay isdhiibaan waxaa ay islahaayeen qaxooti noqdo ee Mareykanka loo qaado.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    XAGEE LAGU ARKAY DAWLAD DIIDA CIIDAN KEEDI ⁉️ CIIDANKA DALKU HA ARKAAN SIDA XASAN ULA DHAQMAYO ASKARTII KA BADBAADAY DHIMASHADA😢. "

  • @MohaCumar-o6f
    @MohaCumar-o6f หลายเดือนก่อน

    Guul jubaland

  • @saynab7503
    @saynab7503 หลายเดือนก่อน

    warkaasi waa War kale wuxuu Rabaa inay Howsham meshedii ka sii wadan

  • @abdinasirdahie4107
    @abdinasirdahie4107 หลายเดือนก่อน

    Way fcn thy xasan shekh iyo moor yaantisaba in reerku waxay yihiin la baro

  • @BaabkaSheekh-fr4vy
    @BaabkaSheekh-fr4vy หลายเดือนก่อน

    Weriyaal:wad riyooneysan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Kismaayo raba in ku noqdo wuu sheegay hasan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    YAAB😱. CIIDANKII DALKU MA "PERSONA NON GRATA " BAY NOQDEEN😢❓️ XASAN DUUFLOW ALE KU INKAAR😡

  • @mohammedwarsame1734
    @mohammedwarsame1734 หลายเดือนก่อน

    Sheko ciyal ayad ku haysaa meesha, ciyar wa galin dambe, dadka re kismayo cadaalad bay heli mardhaw insha allah

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 หลายเดือนก่อน

      Xassan dhiiqo kuwa muqdisha guryaha ka barkicyey iyo qabuuraha uu fagtey muqdisha cadalad ha u sameeyo😂

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e หลายเดือนก่อน

    Waxsni xssan waa uu inuiu kala ceyriya waxani ciidan methane waxani waa dabadhilifyada ithopian weyweye

  • @saynab7503
    @saynab7503 หลายเดือนก่อน

    Arinku sidaa wuu ka badalan yahay markuu yimid wuxu uyimid inuu sii wado howshiisi wuxuna la hadlay muqdisho wxuna ushegay inuu sidii uyhay dowlada laguna sobiiriyo kuwo kale

  • @mohammedwarsame1734
    @mohammedwarsame1734 หลายเดือนก่อน

    Habeen madow okiyaal madow soo xirataye sidi axmad madobe yad qalbi madawdahaye yaan lagu waayin marki axmad lasoo afjaro warkaan war ayaa ka danben doona😂😂

  • @abdisalanhashimahamed5876
    @abdisalanhashimahamed5876 หลายเดือนก่อน

    Rabbi yassir

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e หลายเดือนก่อน

    Xanse iyo ogadeen waawsda itopian

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @BaabkaSheekh-fr4vy
    @BaabkaSheekh-fr4vy หลายเดือนก่อน

    Somalia xamzo madaxuu usaaran yahay

  • @abdikarinali294
    @abdikarinali294 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AfrahAli-d9q
    @AfrahAli-d9q หลายเดือนก่อน

    Been raadmalahan ka dhin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk ciden niyu bolis ee aan hablaheenu Iyo hooyinken oromada cafarta ku hor leeysa miya duulan u yimi iyago higaminayen sarakiil itopiya hor ka ca yaan iyi axmed madoobe wata guutada Abu subeer ee isqariska higaminaya ayaa ku duuley cidankii qaranka ee xuduuda joogey bal Waa la arki kismayo hadey qabridahara Iyo fiiq noqon heer warfa halkan waxba u maya laan kuumadana waad suurad xumeyseen

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhh qofka an xishonayn waxa lagu yaqaan hoyoyinka iyo gabdhuhu afkagadeeyaa ,
      Midda kale waxa ciidan Uganda, Burundi, Kenya iyo itobiya jooga gobollada konfured miyadan arag iyagu maxay qabanayan ,
      Midda kale ciidanka dawladda sababta u raskamboni utagey muxu ahaa saw inu axmed madobe so qabto mu ahayn axmedna wa iska celiyey ,
      Xasan haddu dad cadow ka dulqadayo kuwa dariska xamar la ah mu shababka ka xoreyo balcad iyo afgooye agagaarkoda jooga

    • @abdinasirdahie4107
      @abdinasirdahie4107 หลายเดือนก่อน

      Liyuu polis kismaayo iyo juba lan yaa loo taba baray ku darsoo 50 kun oo horleh ee maxaa lqga qadii iyagaa leh juba lan ee

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 หลายเดือนก่อน

      @abdinasirdahie4107 gabdheeni oromadu xooga ku waseysey maxey u difaaci wayeen

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 หลายเดือนก่อน

      @abdinasirdahie4107 jubalan kilinka lixaad adoomo Oromo maka dhigi kara wale meyd kago waden baan arka hadhowdi ha booyin kuumade Waa dowlada marnaba hanagu tashen heer warfa