Ciidanka Jubaland oo heegan la galiyay , Fanax oo Abaabul dagaal ka wada Kulbiyow, Xaalad Culus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • ➡ Please SUBSCRIBE 🙏‪ www.youtube.co...

ความคิดเห็น • 52

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 หลายเดือนก่อน +4

    Rabi talo ku filan guul jublaan inshaaalh❤❤❤❤❤❤

    • @SadiqabdiAadan
      @SadiqabdiAadan หลายเดือนก่อน

      😢😮😅😊😂🎉

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr หลายเดือนก่อน +3

    Fanax Insha Allah iisago maxbus ah baa jublnd lakena

  • @MoonLight-te8np
    @MoonLight-te8np หลายเดือนก่อน +1

    Axmed is not easy 💪💪💪💪💪

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr หลายเดือนก่อน +1

    Lacagii waa qadasho qadiyadu waa halkeedii guul jublnd

  • @mahamedqeys1352
    @mahamedqeys1352 หลายเดือนก่อน

    guul iyo gobanimo jubalaan markasto insha Allah

  • @shafimohamed727
    @shafimohamed727 หลายเดือนก่อน

    Guul guul. Geesi❤❤❤❤😂😂😂

  • @LeiloHassan
    @LeiloHassan หลายเดือนก่อน +1

    Acs❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Ogaadeen ma rabaan xasan yuu iswareerin madaxda Kenyana ma rabaan iney tolkood dhabarka ka jebiyaan taas haku bishaaraysto ina Shaaekh

  • @XaashiJaamacaadan
    @XaashiJaamacaadan หลายเดือนก่อน

    Waad wacdiday wax fiican baad sheegtay umada soomaaliyeed

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 หลายเดือนก่อน +2

    Jubaland guuul❤❤❤

  • @WanagaAdunka
    @WanagaAdunka หลายเดือนก่อน

    Waa meshu ku dhiman lahaa ogow iga qorfanax wa ki dayay

  • @Abduqadirdiiriye
    @Abduqadirdiiriye หลายเดือนก่อน

    Faanka iska yaree balwaanow

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud หลายเดือนก่อน

    War balwaanow ka soo hadal cerigaabo iskadaa jubalan iyo dawlada fadaraalka

  • @KhadarArsenal-d2w
    @KhadarArsenal-d2w หลายเดือนก่อน

    Hadalka balwan wa ruun

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layaab ah dowladii Somalia oo dooneysa in ay burburoyaan Mamulka Jubaland 😮 Hayaay Somaliyeey tashada.
    Rer Gedow tashada haka qeebgelina fadeexada Xasan iyo Xamsa.
    Allow anga qabo.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah waxa faraya ciidanka difaca dowlada jubland inu u diro kulbiyo dhanka xabad iyo bariga iyo garonka diyaradah in la so af jato ninkas fanax iyo waxu wado

    • @FardowsorageElmi
      @FardowsorageElmi หลายเดือนก่อน

      Waliba hala togto qaswadaha

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr หลายเดือนก่อน

    Hadii ciidmada markale soo noqdan wale waraauyal ciidmada laqabtay soo labanmayen laakiin tariikh baa Ka racitontah

  • @IlkacaseCabdi-p8l
    @IlkacaseCabdi-p8l หลายเดือนก่อน

    Ninkaa waa in ay ciidamada jubaland soo qabtaan Inga canta ayku soo dhigaan oo ay u keenaa axmed maxamed islam

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน

    Hamze marxuun iyo hassan dhiiqo

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee หลายเดือนก่อน +1

    Lacagta inta ka gurataan dhabarka ka jebiya😀😀

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed หลายเดือนก่อน

    Dowlada jubaland waxaan ka codsaneynaa ninkaas fanax la dhaho xaq daro ayuu ku socdaa waana markii malagis gali lahaa waaba u baxsadaye hada nikaas waa in la baadi gobaa oo ciida jubalnd laga ceydhiyaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน

    Allow naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin xasan waa fashilmay

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE หลายเดือนก่อน

    Fanax Waaaaa la dilaa markaaan

  • @abdirahmanali9867
    @abdirahmanali9867 หลายเดือนก่อน

    Kulbiyow wax garoon ah malahan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Jubaland gacan ku dhigimaayo yuu ceeb isu so sharixin mar labaad oo lagu qoslin

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 หลายเดือนก่อน +1

    Fanax xoolo ayaa ku maqan marka ma quusanayo, xoolihii la cunay bood boodkooda ayaa la iska rabaa, tuug waaye fanax waana la qaban insha Allah

  • @AbdirazakMahamudMahamed
    @AbdirazakMahamudMahamed หลายเดือนก่อน

    Dhul uu ibsado ayuu rabaa

  • @yussufmidow9872
    @yussufmidow9872 หลายเดือนก่อน

    Benta daa fanax asaga utaliyaa kenya yaa xiraa

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam หลายเดือนก่อน

    War fanaxalashegayo iyo marxunka maloosoodiry cidaka qaraka io dhiiga wiilasha soomaliya malaa waamushruuc lagusooqaty nacalaa idin dhaly😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 หลายเดือนก่อน

    38 qof ayuu markii hore laa yamiid digaalka kaa hor Xaal wuu diintay , 37 wuu ku waareji Dowlaada kenya.Timiirti hore ayaad daab loo waayaay

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul jubalan

  • @BileAhmed-b2h
    @BileAhmed-b2h หลายเดือนก่อน

    Fanax sosocodheh😂😂😂

  • @abdikheer1103
    @abdikheer1103 หลายเดือนก่อน

    Addunka beenka weyn

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Hadii xasan dhiiqo mardabe soo raro malleeshiyadkii inaa mardabe lla cafiyin idinkay idiin taalla hadaa soo noqotan👁️

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 หลายเดือนก่อน

    Fanax waa laangaab wax kasta haduu abaabulo boqol wiil oo birjeex ah ayaa ku filan fanax waa markii gacanta lagu dhigi lahaa kulbiyow iyo badhaadhe dadkii daganaa xeryaha qaxootiga Kenya ayay ka buuxaan kulbiyow iyo badhaadhe waa cidla mida kale fanax waa muqaabul laangaab ah fanax ayaa axmed madoobe wax ka qaadi kara waa wax lagu qoslo

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 หลายเดือนก่อน

    Axmad geeda naar must go

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 หลายเดือนก่อน

    Funax waa maskiin liita dadna ma heesto waa sida xamso oo kale.

  • @cashatini
    @cashatini หลายเดือนก่อน

    warni yohow aaway mudaaharaat kii bada war ileen yaab kismaayo ayaa lagu mashuulinayaa war xasan ku mudaaharaada war reer xamarku dhiigla aa

  • @Farmayoo
    @Farmayoo หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 หลายเดือนก่อน

    yaa is gaaray hal xiro ciidan hal dagaal iyo hal guul miyaa wax lagu go,aamiyaa see u fikireysaa waxa hada kadhacay raskamboni waxa so socdo oo ku dhici dooni ahmed madoobe ayaa kabadan marka loo eego raskamboni wixii kadhacay raaskamboni oo jano ah

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse หลายเดือนก่อน

    Fanax inu qabto aya ahayd madobe in meshas lagu hayo

  • @saynab7503
    @saynab7503 หลายเดือนก่อน

    Markan haduu werar soo qaado markal wuxu lakulmi doonaa jab iyo naasa beel haday modayan mar walba inay jimca tahy maaha jimce waalidiinta wiilashoda hareebtan uu gar guurte kushubayo dabka

  • @ApdyAziizMahamed170
    @ApdyAziizMahamed170 หลายเดือนก่อน

    Fanax waa tuug tuug dhalay

  • @FardowsorageElmi
    @FardowsorageElmi หลายเดือนก่อน

    Hala so qabto ey ga

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t หลายเดือนก่อน

    Waa in lasooqabtaa fanax oo lasoo xidhaa waayo waa horgal horgalkana waa ladilaa xalkale . Malaha