Walee Masar & Urdun waxbaa heesta| Yaab Nin kaligiis ku noolaa Qasa Waqooyi & Ciidanka isra sidu uga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Walee Masar & Urdun waxbaa heesta| Yaab Nin kaligiis ku noolaa Qasa Waqooyi & Ciidanka isra sidu uga badbaaday| Azhar O boorka iska jaftay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 103

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  8 วันที่ผ่านมา +20

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Nourdaahir-j9k
    @Nourdaahir-j9k 8 วันที่ผ่านมา +12

    Reer falastiin dhulkooda xoog io, siyaasad midnaba laguma qaadan karo🇵🇸❤️

  • @CumarCUMARCABDULAAHIMAXAMED
    @CumarCUMARCABDULAAHIMAXAMED 8 วันที่ผ่านมา +4

    Walal ilahey dartis Ayan ku jecalahay wlhi wararkaga aad Ayan ula socda❤

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 8 วันที่ผ่านมา +6

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤

  • @marwo1162
    @marwo1162 8 วันที่ผ่านมา +5

    Allow gul siisi rer qaza❤

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay. Awoodisa. Ayay hoos jogaan. .. akhirka. Illaahay wuxu. Ka dhigi doona. Dhulkoodi badnaa. Ee. Xooga loo qaaday. Kusoo celiyo . Bariga dhexena. Ay xukumi doonan. Illaahay. Idamkii.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 วันที่ผ่านมา +2

    insha Allh Reer Falastiin Way Xoroowi doonaan wayna Guuleesan donaan

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 8 วันที่ผ่านมา +2

    Qisadaas waa run libiya markaa joogey bishii mar baa saxaron jirey 😢😢

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waxa cajeeb ah waxawaye rer falastin waa umada kaliya aan dihikaro waa umada duna daan ladihikaro waa wadaniyen dalkoda jiceelka eye u qaban boqolal qof loga dilaye hadana wali sidas uso boxdafiye mesha sidas loburburiyi wa wadaniyen wallahi rabi haubarakeyo dalkoda nabad wartana rabi hasiiyo inshallah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 วันที่ผ่านมา +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw sheikh mahamed dulmi diid wacaleikum salam Hamas support Palestine Gull gobonimo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 alqasam respect

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 8 วันที่ผ่านมา +1

    guule qaza jzk dulmi diid

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 8 วันที่ผ่านมา +1

    والحق سينتصر بإذن الله تعالى فلسطين
    الله أمرك بهذا اذان لن يضيعنا

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 8 วันที่ผ่านมา +2

    Al jazeera iyane rrer gaza way uhiilisay dhanka warbaahinta waay caawisay kor alle hayeeelo tvga

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 8 วันที่ผ่านมา +6

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar Allow xaqah Adaa u hiiliyah😭😭💎💎💎‼️

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 8 วันที่ผ่านมา

    Taaram ilaahayba qaban jaab iyo musibo kuuridi dag dag ah insha alaah

  • @Hiigsiofficial
    @Hiigsiofficial 8 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa allaah ❤❤❤

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 8 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ugargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi ❤

  • @lulali8651
    @lulali8651 8 วันที่ผ่านมา +1

    Trum waa ebiiliiska walaalkiis.

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 8 วันที่ผ่านมา +1

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 8 วันที่ผ่านมา +1

    alahu akbar ilaahow jabi yahud iyo nasara yarabi

  • @SabahOmar-yq1qy
    @SabahOmar-yq1qy 8 วันที่ผ่านมา

    (من ليس له قته ليس له قرار) صحيح كلامك

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 8 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 8 วันที่ผ่านมา

    Hadana Natanyahu ayuu ku cazumay aqalka cas waana madaxweynahi ugu horeeyey uu cazumo, waxaa iska cad inay rabaan inay Ka tashadaan siday falastiiniyiinta u barakicin lahaayeen laakiin ilaahey ayaa Ka weyn, waa fircoonkii zamankaan lagu imtixaamay caalamka

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 8 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ayaa utaliya reer qasa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 วันที่ผ่านมา +6

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @SabahOmar-yq1qy
    @SabahOmar-yq1qy 8 วันที่ผ่านมา

    اللهم نسألك العزة و الشهامة

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 8 วันที่ผ่านมา +1

    Insha,llah waxn ilhy ka rajeenayaa ninkan waalan ee trama hadadiisa inay xukaamta muslimiita eey hurdada ka kicindoonto waxad shucuubtu ineey baraarugeen lkn xukaamtu wali jiifaan
    Manty qasa waa taa iyadoo lai,zugu tagay xitaa iyagu ugu tageen inay cadoowgoodi ku qasbeen inuu kabaxo magalda

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 8 วันที่ผ่านมา

    اللهم صلي على مابينا محمد

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masar , Jordan, Morocco iyo UAE madaxdooda carab maaha ee shaqooyinka loo igmaday way hayaan

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 8 วันที่ผ่านมา

    Faalaastin ilaahayba duufaaci dhulkoda way kudhimanayan melna kamatagayan dhulkoda way udhinten ilaahayba kaadufaaci cadawga maraykan iyo israil ilaahayba qaban cadawga insha alaah

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 8 วันที่ผ่านมา

    Maraykan taaram iyo israil ilaahayba baabin jaab kuuridi iyo musibo dag dag ah taaram haadhinto haabakhtiyo insha alaah

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 8 วันที่ผ่านมา +2

    Scw

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 8 วันที่ผ่านมา

    سبحان الله سبحان الله سبحان

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 8 วันที่ผ่านมา

    Cajiib

  • @marwo1162
    @marwo1162 8 วันที่ผ่านมา +1

    W.salaam sh

  • @SabahOmar-yq1qy
    @SabahOmar-yq1qy 8 วันที่ผ่านมา

    لا يغير الله قوما حتي يغير ما بأ نفسهم

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 8 วันที่ผ่านมา

      Quraanka baro ama iska amuus hadaadan aqoonin inad qalad wa kugu ceeb adigo Soomaali ah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 8 วันที่ผ่านมา

    Waa qarway odaygaasi!!

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 8 วันที่ผ่านมา +1

    XINIINYAHA LAGA SAARAY WAA JAAMACADA CABSIDA

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 วันที่ผ่านมา +2

    Traam Gaalka Gaalka dhalay Allha ku ciqaabo dunida Guudkeeda

  • @halimamohamed1133
    @halimamohamed1133 8 วันที่ผ่านมา

    Asc waxaan ka baqayaa in ay soo weeraraan
    Allaha ka qabto

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 8 วันที่ผ่านมา +1

    Xamaashanoolaato

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 8 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw ❤

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 8 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢 yaarabi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 วันที่ผ่านมา

    subxaanallaah

  • @suldanka
    @suldanka 8 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 8 วันที่ผ่านมา

    Illahow ada caadila

  • @SabriyeAadan
    @SabriyeAadan 8 วันที่ผ่านมา

    Insha. Allah kariim. Urdun. Iyo masar. Kama. Yeelayan. Trump

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 8 วันที่ผ่านมา

    Waa haad race

  • @mohamedtaakow3455
    @mohamedtaakow3455 8 วันที่ผ่านมา

    Warmaxaa nootusiweysay gaadiidka mucaawinada sida

  • @SuleymanAhmed-hi7qc
    @SuleymanAhmed-hi7qc 8 วันที่ผ่านมา

    Sh.nadhaf xumatada dhukeena ayashigta si ay waxkaayiheen ma ugiye ?

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 8 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay tahay jaamacada carabtu ma cidkaalaa miyaanay ahayn siisiga masar ka emaratka iyo ka sacuudiga iyo kuwa kale eela midka ah

  • @Hibo-t7c
    @Hibo-t7c 3 วันที่ผ่านมา

    Wareega anaguu nagu hada trump siriya waaka soo guuray cawaanta somalida rabaa khairaadkooda iska dhuuqo rag baa soo galay siriya

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 8 วันที่ผ่านมา

    Turkiga waa runtiis wuxuu arkay rag somaliyeed oo Ethiopia wato iyo kuwo kale oo badooda Ethiopia ka gadaneynaya leh Somali yaa isku haleen karo hadaf ma laha mid kastana madaxweyne ayuu sheegtay

  • @AbukarMohamed-h3j
    @AbukarMohamed-h3j 8 วันที่ผ่านมา +1

    Carabtu waa dameer faras is mooday maba yaqaanaan aduunku meeshu usocdo hadba meeshii ay farduhu usocdaan ayay iyana qooraansadan

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 8 วันที่ผ่านมา +2

    Mareykan dadka oo dhan carab miyuu mooday

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 7 วันที่ผ่านมา

    Somalia hogamiye geesi ah oo Caqli Badan umada isku keeni karo ayee u baahantahy

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkaani hadduu kaligiis ku noolaa north gaza xagey ka yimaadeen ciidamadii xamaas eed laheed waxaa lala yaabanyahay halkey ragani ka yimaadeen?

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 8 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️👊👊

  • @ahmednurcawale7499
    @ahmednurcawale7499 8 วันที่ผ่านมา

    Asc sheeq inuu nacaawiyay ma waa run ma beenbaa mise waa caay runta ayuu ka hadlay sheeq waa sidee.

  • @AbismanNoor
    @AbismanNoor 8 วันที่ผ่านมา

    Sheeq shicibka masar iyo kuwa urdun ma ahan waa kuwa falastin oo karti leh so makula tahay in labara kicin karo 15 bilood ayey kudhega naayeen dhulkooda

  • @CumarMuse-hy3cj
    @CumarMuse-hy3cj 8 วันที่ผ่านมา

    Madaktari somalida waa waliita poaayaga qaatay lidashada

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 8 วันที่ผ่านมา

    Falastiin qasab miyaa lagu kaxaynaa hadaanay rabin inay wadan kooda ka tagaan

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 8 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow Trump cudur xanuunjiyo oo calaamad u noqdo caalamka ku rid oo umadaas muslimiinta ka badbaadi shartiisa

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 8 วันที่ผ่านมา

    NINKA AMEY QOLADI KENTAY OO LA YIRI NO JAAJUS AMA WA KU DILEYNA MACQUL MIYA IN I YAR BUR SANAD IYO BAR KU NLADO😮

  • @FatimamohamedHassan-l5j
    @FatimamohamedHassan-l5j 8 วันที่ผ่านมา

    Baalayo ilahey haa u biixiyo Trump dameerka dhargay weye ilahey hakugu ceeliyo sharta ad waadid

  • @fayecooking
    @fayecooking 8 วันที่ผ่านมา

    Trump dhulkiisa qaxooti wuu u diiday lkn wadan kale ayuu rabaa in uu qaxooti u raro Gaza 😢

  • @nurkaxiyalkaxafada6426
    @nurkaxiyalkaxafada6426 8 วันที่ผ่านมา

    Herka inlagugu dhaho waxey raban waxa iskukenay anaga wayo hadii an halmel oga sojedsan lahen cadowgena sidan meydhici lahen halke mamulada ushaqeyo shisheye dhunta laqanlaha sidan wan dhami lahen balse adiga an kuweydiye mamudan buqawado oo dabadhilafka ah maxad kaaminsantahay inosheg

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 8 วันที่ผ่านมา

    Waxay ila tahay hadii reer qasaba weli noolyihiin, masar iyo urduna kaalmo maraykan ka timid inay ka maarmaan, Waa inay dhahaan kaalmadaada iska hayso.

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 8 วันที่ผ่านมา

    Dee waa rune dawlad miyaa mesha kajirta iyadaa somali mesha isdhigtaye

  • @itzManha125
    @itzManha125 8 วันที่ผ่านมา

    Shiikh wax jaamacad carab la dhaho ma jiraan ee eeyasha carabeed dhex xawaano carbeed dhah dad aqli leh maba imaadan meesha tuugo xoola ah aan fakireen baa usku yimaadah so kuwii keenaye maha kii suuriya laaye xoola carab aduunka wee nagu ceebeeyeen kaligood maha xitaah islaam ama muslimiinta aa waye kulu waa qaainiin dowladheena

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 8 วันที่ผ่านมา

    Jaamacada Carabtu Armay ka Amar qaadataa Boqoradan Carabta haday Saas tahay waxba kama ma,hadli karto magac uyaal ayauunbay noqonaysaa hadii ayna umadaxbanaanay jamciyad ahaan

  • @falisdahir3348
    @falisdahir3348 8 วันที่ผ่านมา

    Allaaha unaxariste maxamed siyad bare waxuyiri nin bahaan goob maahaa marka inu urtugan sida yirahdo wa gartis maxayeelay madaxdeniba tugsanaysa dawladaha calamka maxa kaindhotiray khayraadkoda may lasobaxan intay iskutashadaan sorry wan diciifnay meyaay hankayagi

  • @NimoAli-s1p
    @NimoAli-s1p 8 วันที่ผ่านมา

    Somaali waxay noqotay laxdhukani abaar ma oga

  • @FaraxAhmed-j4q
    @FaraxAhmed-j4q 8 วันที่ผ่านมา

    5 salaa dood. Halwayso miyaa

  • @itzManha125
    @itzManha125 8 วันที่ผ่านมา +2

    Mida aoomali iyo turkish ka waa dad xun wax ee sheegtaan lee yaqanan dadnah ma caawiyaan aan dan ugu jirin muslim iyo fillmka walaheen run mahaa soomali warkaa ee markastaa dhado walalaheen carbeed turkish walheen maha asxaan ma qoraan

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 8 วันที่ผ่านมา

      wxaas qaf ku dhaqmey lama qaato nabiga scw wxa dhahy al muslim aqul muslim nabiga scw ma dhihin al carab aqul carab
      Turkida wa dad calmaniyin ah diin heysan badi

  • @safiaafrah1248
    @safiaafrah1248 8 วันที่ผ่านมา

    Waa runtood turkiga inuu saas u hadlo. Ithiopia waa wadan dad kla af iyo diin ah daganyihiin hadana waa dawlad. Anagana madaweynahaa dooranaba lugaha uga dhagenahay.hogaamiyo kooxeedyo ithiopia ka wada amar qaato oo aan qabiil ku taageerno aa nå xukumo

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 8 วันที่ผ่านมา

    Soomali dad ma aha, ee dhiiga ha isku karin, Kenya ayaa bahdil ugu filan

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 8 วันที่ผ่านมา +1

    warka trump nina dhag ooma dhigago

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 8 วันที่ผ่านมา

    Tramp waxa lagu matalaa??? Gafuur cawo ninkiisuu dhibaa??? Gafuur maalinse ninkii dayo ayuu dhibaa???😂.

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 8 วันที่ผ่านมา

    Qofkii gaalo qud karaadiyo sas loo gumeusana

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 8 วันที่ผ่านมา

    Kan masar haduu trump warkiisa yeelo hala dilo bakhtgaintaan dhan hadii lacaawiyey lacagtisa muu kaydsado

  • @Maxamed-e3j
    @Maxamed-e3j 8 วันที่ผ่านมา

    Adiga erdogan waad necebthy maxaa sababay

  • @abdirisaknuribrahim6743
    @abdirisaknuribrahim6743 8 วันที่ผ่านมา

    Manta waxaba la dhihi karaaba in ay reer falastin ay yihiin Manta wadan xor ah oo dagaal ku socodo dhanka kale carabao oo dhan waba lahaystaa maxaa yeeley maba hadli karaan ugu yaraan carabtaan waxa ay la amunsan yihiin waxa ay u egyihiin kuwa faro laga hayo

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 8 วันที่ผ่านมา

    sck wariye horta reer gasa ama reer falastiin waa umad tiro ahaan dhan labo milyan iyo bar in kastoo aysan israacsanayn oo dhibka meesha uu ku haysto reer falastiin ay tahay isku duubni la aan dawlad ku sheegtay maxamud cabaas iyo kuwa taageera ee meel aan dawladiba jirin leh dawlada falastiin dad la gumaysto sidii la doono Laga yeelayo hadana dawlad sheganaya kuwan ka hor lama arag hadabo reer falastiin bariga waqooyiga iyo koonfurta mucaaradka iyo kuwo la gumaysto ee daanta galbed isku daroo waa in ay midoobaan gumaystaha diidaan is xoreyan. waa labo milyan iyo bar haday israacaan cidi kama xoog badana yuhuud way iska celin karaan odayga cabaas ha iscasilo ileen xilba ma hayee gumaystaha ha ka hoosbaxo reer falastiin umad israacda ha noqdeen dhulkoodana iyagaa lahoo cidi ma khasbi karto beenta taram way dhamaan run baa imaan taasi iyadu ma jirto waa la rari no. iyaga daayoo anagana ogolayn ee xaga xornimada ayaa la rabaa in ay israacaan

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 8 วันที่ผ่านมา

    Tramp hadduu qaza maalgashi karabo ??? Dariiqad loosoo maro ayey leedahay???😂 haddii kale timir lafbaa kujidha???

  • @AliAhmed-qt4iy
    @AliAhmed-qt4iy 8 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ku weydiinayaa maxaad aga warami wayse dagaalķa socdo Puntaland ?

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 8 วันที่ผ่านมา

      sheekada somalia wa xarig jiid wa laga hadlo mayalan halkas 😂

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 8 วันที่ผ่านมา

    Faham hadalka siyaasada

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 8 วันที่ผ่านมา

    Maya maya wey ogyihiin ee waxaa la yiri gacan gadaal ka baqeysa horay wax uma gooyso.