Allah ayaa mahadda iska leh,,, Nacam waa la kala adkaaday !! ; yaa adkaaday ?! yaasee laga adkaadey?! , waxaa adkaadey wiil soomaaliyeed oo lagu yiri orod oo walaalkaaga kuu garab ahaa difaaca dalka qudha u jar , kan qudha loo jarayna lagu yiri orod walaalkaaga cudud kuu ah ka takhallus oo si xun u dil !!!!!! ; ciil iyo amakaag iyo nasiib darro waxaan wax ka ween miyaa jira????!!!! ,,,,, Wallaahi Somalia rajo dowladnimo kama socotee Allahayow dhalinyaradaan kulligood la wada marin habaabiyay garansii tuugada ku adeegata iney cadowgooda yihiin ee u diiddan nolosha..... Aamiin .
War beenta iskadaa adoo axmed necebkad u qabtid ku cabiraya. Ciidamadaas xasan sheekh markiiba waa la jabiyey. Wiilal yar oo xasan soo qalday bay ahaayeen. Waana wax laga xumaado in wiilal soomaliyeed laysku dilo.😢😢😢
Soomaalidu waa dad aan shaxda gorfeen oo aan is weeydiinay Meesha dhagaxa laga soo tuuray Si dhulkooda loo qaato baa meel walba dagaal ga geliyey Markii la arkay Afduubayaashii on ciida ku aanay waxbadan iska dileen Baa qabiil qabiil la isugu jeediyey
Horaa loo yiri Rag Walaaloow Wuxuu Kaga Fiicanahay Ma Jirto. Teeda kale ciida qofka way ka Hiilisaa. Dabar goyntiisii ciidanka ayuu Xasan wadaa. Isaga khasaaro uma arko. Cidii dhimataa waa siduu rabay.
War, wa the same trap sida Syria. Askarta federal waddanka laga saraya, xagjiro yaashu na wa so galeyaan dhulka. U bet you shaxda wa la Isla wadda og yahey, Madobe, Kenya, Ethiopia iyo Hassan sheikh. Idinka hurda hadad rag Somali yihiin 😂
Allah wiilsha dhintay allaha ha unaxariisto kuwa dhawacmay allaha u boogo dhayo waa wax xanuun badan waxba kama qaban karno hadaan nahay hoyoyin ka somaaliyed
Xasan iyo axmed ba wa alshabab in us is difaco wa ku saxanyaha in u isdifaaco dhalin yarada somaliyeed wa in ay dantooda garten o an axmed.iyo xasan.madaxoda.kuqamarin
Xasan Sheekh waa Tuug iyo Cadowga Umada Somaliyeed walee! Waa Tuug hada raba in Aby Ahmed kula heshiiyo Turkey badeena isagoo shalay lahaa Amxaaro waa Cadowga Umada Somaliyeed!!!!!!
Adeer iska aamus xasan dhiiqo ilaahay baa jabiyay iyo gardarradiisii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Guul D5 hala jabiyo MORYANTA USC dawlad kushega
Kkkkkkk ciyaari wey dambeysaa 😅😅😅
Usc waxbaa baalahayga yaacay 🙈😂
@khadar917 kkkk adeer meeshu dowlad ayaa ka jirta ciyaarna wey dambeysaa
@@xareedproduction.7740 dhuumo nacala ku dhalay ciyaal weeradaadi baa caawa waraabe raqayaa😂
VIVA JUBALAND
iskahadle ninka edebdaro ku soo duulay meel nabad ah iyo nin dhulkii sii kooga oo difaacnaya shadadiinti isasoo bahaysatay hadii uu danka jebiyey qarana wax kama ogee tuugada isaso bahaysatya butland 👍♥️♥️
Xasan dhooqo iyo hawiyihii uu watay iyonalshabaab waxaa cagta mariyey ciidamada DARAAWIISH EE JUBOLAND RAASKAMBOONI WAA DEGMO HARTI MAJEERTEEN WAA LA XASUUQAY HAWIYIHII SOO DUULAY KENYAA LAGU SHUBAY
Insha Allah Guul Somaliya
XUSEEN WALAAL NIN ALLAAH KABAQAA UMA EKID
Dhilka Mabasoo Mari Karaan Kismaayana kamasoo Bixi karaan Ee Beenta Nagadaa ❤
Diyaarado Dagaal Ayuu ku Rushaynayas Kismaayo Xasan Shiikh Sidii Tigreega iyo Aby Axmed ❤
Masha Allsh guul Cidanka Jubaland way qalimaysten guul Jubaland
no arsnel viva ahmed modoowe ha is casilo md xasan gurgurete dooni meeno
Musiiba plus Musiiba
Unakaa Leh Muqdisho maxaa keenay Raaskaanbooni?
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Daarood Guul guul. Ciidan dolad majiraan waa ciidan hawiye daacad u sheek
Naarta walle Xasan iyo Axmed idinkama badbaadiyaan
😢😢😢😢😢😢😢😢 wiilal soomaaliyeed baa isku dhamaaday xasan baa denbigaa iyo qaran jabkaa ka masuula
Qofka maanta dagaal dambe oo umada Soomaaliyeed dhexdooda ah qorsheynaya ama caadi u arkaa ma ahan qof maskax iyo maan ahaan taam ah dadnimo laga shansadaana malaha. Ee Dadkaan iyo Dalkaan Allaha faraj kheyr qaba hakaga furo dadkaan musiibada ah madaxdooda sheeganaaya.
Allahayow kala qabooji islamka
Xassan iyo Xamse ayaa dagaalka sababay, dembiyo dagaal ayayna galeen, aakhiro iyo adduuna iyagaa ka mas’uul ah wixii halkaa ka dhacay!
Guul jubbaland hadhaco moryaan gurgurte iyo usc walaiskaceliin qosool badanaa
Maalintii uu xasan gurguurte xillka lawareegay baan sheegay in wadanku dibb ullaabtay
Guuul guuuul d5 wacal ruufiyaan xuseen jaamac daba dhilif neceb dad d5😊
ASC Masha Allaah VIVA Jubaland gesiyasha D5 cabsi cabsi guleysta inan dhanteyo ayaan raba Absamo xaqa Allaha siyo insha Allah
villa Somalia maxa ku dhacay dhalinyarada somaliya uu gurgurte udhameenayo macno daro ?❤From SSC KH🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪🥰
AS wuu baqay waayo wax ay ka yaabeen bay arkeen
Waxaan la yaabanahay kuwa comment ku jira ee lakala jira labo mujrim oo dhalinyaro soomaaliyeed isku laynaya. ILLAAHAY idin gumee. Maxaad liidataan.
Soomaliyeey isdaaya tan waa museebo
Libaax Ahmed Madoobe waa I u Xamar Galaa oo Mooryanka laga saara dalka
USC WAA jabtay😅😅😅
Dawlada xasan sheekh waa ay ku fashilintay dalka mana haysto ciidan muraal leh ee xasan dalka halaga gaaro.
XASAN SHEEKH BAA KA XUN AXMED MADOOBE KANA QATAR BADN MARKA DHIACA DOWLADNIMADA LAGA EEGO.
Xayawaankaas xasan aha yaa wadanka taladiisa udhiibay
Allah ayaa mahadda iska leh,,, Nacam waa la kala adkaaday !! ; yaa adkaaday ?! yaasee laga adkaadey?! , waxaa adkaadey wiil soomaaliyeed oo lagu yiri orod oo walaalkaaga kuu garab ahaa difaaca dalka qudha u jar , kan qudha loo jarayna lagu yiri orod walaalkaaga cudud kuu ah ka takhallus oo si xun u dil !!!!!! ; ciil iyo amakaag iyo nasiib darro waxaan wax ka ween miyaa jira????!!!! ,,,,, Wallaahi Somalia rajo dowladnimo kama socotee Allahayow dhalinyaradaan kulligood la wada marin habaabiyay garansii tuugada ku adeegata iney cadowgooda yihiin ee u diiddan nolosha..... Aamiin .
Wadanka ninki lodoortay ayaa cadaslad daro qabiil iyo xumaan u jaheeyay waxhaka faa iido wataase.
Imisa baan lahen kajoga jubalnd ma ahan dab damiska iyo xafada kalunka☝️😂😂
Wcs Hussein jamac, absolutely waa nasiibdaro in wiilal somaliyed laskulaynayo, masuuliyadana waxaa iskale xasan sheik iyo xamse marxuum absolutely 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
War beenta iskadaa adoo axmed necebkad u qabtid ku cabiraya. Ciidamadaas xasan sheekh markiiba waa la jabiyey. Wiilal yar oo xasan soo qalday bay ahaayeen. Waana wax laga xumaado in wiilal soomaliyeed laysku dilo.😢😢😢
Salan walal Hussei Jama👍
❤❤wcs
Inaa lilaahi wa-inaa illeyhi Raajicuun. Dadkaan Maalinwalba Lacasuuqayo ma-ayaxbaa. Mawaan Dad dhalin ..?
Subxaanallaah. Yaa allaah waxaan kaamaganley Cawaanimo /Stupidity.
Bisiq Sarmaan
Xassan-Xaabsade waxaa u dhimman inuu isagu is toogto. Wax kale oo u haray ma leh. Waa Hadalkiisii oo aan la khaldin. 😂😂😂😂
HSM haidin bad baadiyo hee, waa laidin kari waayaye..
Xasan mooryaan baa khaldan from khaatumo
Xasan MUNAAFAQ waa u dhamatay warkale mayaalo
WAA MASIIBO
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nin dhalinyar baatahay ciilka axmed god halagalin
Asc mudane ❤
Dawlad maahe waa mooryaan mid nool iyo mid dhintay ba baaratay waa USC maxay ka dheefen doolaladii
Yaa ku wareeysanaya
Shabaab ku Waa ku jiraa wanna Layla ogaa
Xoogii ummadda soo maaliyeed baa la isku jebiyey niyadna umahayaan in ay dagaalamaan ee waa la iska hor keenay
GUULEYSO GUULEYSO GUULEYSO JUBBALAND.
Masuliyadas waxa qadaya Xasan shekh iyo Xamse aya danbiga qadaya
Fartaag ba adeerka ah sidaan u gartay o wad ka xuntahay guusha jubbaland
Kkkkkkkkkk 👇🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Maxa dan ah Waxaa khaladka leh xasan dhiiqo
Sheekadu waa inta CIIDANKA XOOGA ka haray hala SHIRQOOLO si ay u baaba'aan. hal sano ayaa noo dhimane waxba yaan naloogu iman.
Xuseen jaamacgodkii tigreega ayuu ku dhavay a med madoobe
Xassan gurguurte ilahay masiibo kugurid. Umadii buu isku laayay.
Xasan kuma jawin qabkii dowladnimada ayaa meeshakabaxay kenyaakii ayaa nagumaadeysanaayo caawa cxd ceeb
Arsenal aya cawisay wa fashil
Ka ugu xayawaansan wariyayaasha war been baad-sheegtay
Soomaalidu waa dad aan shaxda gorfeen oo aan is weeydiinay
Meesha dhagaxa laga soo tuuray
Si dhulkooda loo qaato baa meel walba dagaal ga geliyey
Markii la arkay
Afduubayaashii on ciida ku aanay waxbadan iska dileen
Baa qabiil qabiil la isugu jeediyey
Somali inla isukeno ayay ahayd inlakalageyo ma ahayn
Cod raganimole kuhadal walow danayste ad ahaatide
Adiga waxba kaama quseeyee sheeg cida badisay adeerow Waad ku daaliye ku soco
Adeer Kenya weeydii. Iyaaga kuu sheegaya
Wadanka alshabab ayugacanta ugalidona
Viva JBL 💙
Benale Husen cil ayad qabta hoyada ana wasa cilka ku haya wad la dhiman
Horaa loo yiri Rag Walaaloow Wuxuu Kaga Fiicanahay Ma Jirto. Teeda kale ciida qofka way ka Hiilisaa. Dabar goyntiisii ciidanka ayuu Xasan wadaa. Isaga khasaaro uma arko. Cidii dhimataa waa siduu rabay.
Hadalkii Xasan Sheekh ew ahaa Axmed Madoobe waa AS miyaad adiguna u rumaynaysaa
Waa caqli xumo nimanka Somalia.
Mariixana la xureenaya
Run low xassan wa iscalemo saar balse hala Arko waxii kadabeeyo
War, wa the same trap sida Syria. Askarta federal waddanka laga saraya, xagjiro yaashu na wa so galeyaan dhulka. U bet you shaxda wa la Isla wadda og yahey, Madobe, Kenya, Ethiopia iyo Hassan sheikh. Idinka hurda hadad rag Somali yihiin 😂
Axmed madoobe is not easy
Dhalinyaradaas waxay ku dhamaadeen damacii guracanaa ee uu ku rabay in uu xukunka ku sii haysto si uu u samaysto doorosho uu isagu ku soo baxa.
Allah wiilsha dhintay allaha ha unaxariisto kuwa dhawacmay allaha u boogo dhayo waa wax xanuun badan waxba kama qaban karno hadaan nahay hoyoyin ka somaaliyed
Axmed. Lascanod iyo ceergaabo. Hubka iyo cidanka qayib u soo dir
He is a President of Somalia mate have respect is not the same as a warlord how bring our enemy ethiopia
Hasan is tuug not the Somali president. No one outside his clan believes his words
Tell us who is Somali president to begin with
@Onceuponatime-f7h Somalia is broken, every region has it's own President, no overall leader.
Beenaale bad tahay brother runta sheg dowlad ma aha waxan Hassan munaafaq dhalinyaradu babin adi dhexdhexad matihid
Ader nikada iyo buran burka jojiya farda ax maro iyo axmed qalbi madobe wa laysku danbeya
Waa sharci darro sii siyaaday.
Amaa Itoobiya jidka loosii Xaadhayaa?
Hassan qar umaa soo wadoo dalkaa cidankii wuu baa bi ii.
Mxaa uu harey hadaana wxuu dalka udibi dona Ethiopia
Aduunyadena iyo aakhiraba Darood iyo Hawiye naseejiyay😒waxaan kabaqi inay xabashida dhulka kuwerijiyaan nacalad baa idinkutaalo🤬
sorry
Xasan iyo axmed ba wa alshabab in us is difaco wa ku saxanyaha in u isdifaaco dhalin yarada somaliyeed wa in ay dantooda garten o an axmed.iyo xasan.madaxoda.kuqamarin
Sawdigii laascanod degaladii kasocday hurinayey ee dadka wada degan isku dirayey Marka gudaha kadilaacday ayaad barooranaysaa
Oo ma runbaa dawladii dhexe miyaa la baacsaday been ayan u qabay e yaaa oo dawladii xasan maxa helay
😂 😅AAD & AAD AYAAN UGA XUMAHAY, IN LEYSKU LAAYO:: WIILAL SOMALIYEED... LOONA LEYNAYO DAN SHAQSI..
** HASSAN SHEIKH : WAA DAKANE QABE, LAAYAY DA' YARTII SOMALIYEED..SHALAY : WAXA AY AHAYD * CAWS WEYNE & MASAAJID CALI GADUUD...MAANTA A: WAA RAAS_GAMBOONI.
HASSAN DALKA HA LAGA QABTO, INTA GOORI GOOR TAHAY....HAASAN : WAA KHAA'INUL WADDAN.
WAXA UU MUDANE YAHAY: IN LA DEL_DELO AMA XABSI ADAG OO AH, CIMRIGAA KU FURAY AH...MEEL KA SOKEYSA MAYA.
HASSANOW : NAARAHA KALA CAWDA BILEYSTA : HOOYGAADA AAKHIRO: ALLAHA KA DHIGGO:: AAMIIN.
WAA CIRIB TIRKA DA' YARTA SOMALIYEED.
70 JIR KU FIKIRAYA : KANI WAA DAROOD, KANINA WAA HAWIYE, DIGIL & MIRIFLE IWM. CIMRIGAA ALLA KUU SOO KUUS:::AAMIIN
NOLOSHA INTA AAN JOOGAY: NIN SAAN U FIKIRAYA SOOMA ARAG...KUWA DAROOD AYAA YEELAY LEH, BAL MAANTA HADLA AAN ILKIHIINA TIRINEE.
**MOHAMED SIAD BARRE ALLOW KUU NAXARIISTO.
DUGAAGAAN AYUU 21 SANO. NAGA HAYAY....
HASSAN QABTO: NAARTA ALLAHA KUGU FOGEEYO.
ADDUUN & AAKHIRO HOOG & KHASAARO KU NOOLOW.
**WAR SOMALIYEY::WARSAN & WAR KHAYR LEH
Sida aad u fahamtay maaha
alla maxaaa kadigtay arinkaa
Hadalkaagu Waa Faankii iyo Beentii Daaroodka ❤
Mooryaan yohow runta faan baad u taqaanaa.
Hassan Sheikh aniga oo caayin waa in la so qabtaa
War beenta meesha ka daa
Xusen jamac sxbow wayahan TikTok ayaa naga dortay walaahi aniga TikTok qabyaalad baan kunacay ee nalasoco o Hana ilowin
soo daa warkaa
I don't believe axmed madoobe 6 kun. Oo ciidan ah. Geeyay raaskabooni.
Ma aqaan. Hadii. Argagaxiso. Soo raacday
Xaqiiqda oo la iska indhatiro waxan ayay dhashaa. Nin wax og matihid
Alow nadhaafi xassan