Degmadii Xadaaradda ee Caluula, Gobolka Bari Puntland Somalia. 🇸🇴

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Jasiirad aad Layaabaysid 😲

ความคิดเห็น • 52

  • @AbdulkadirAbdullahi47
    @AbdulkadirAbdullahi47 7 หลายเดือนก่อน +11

    Dalkeygoow dushaadu waa barwaaqee dalkeygoow 🇸🇴❤️

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 7 หลายเดือนก่อน +6

    Gobolka Barri Soomaaliya Asagaa Ugu Weeyn Uguna Qeeyraad Baddan.

  • @SurprisedCardGame-pc2uv
    @SurprisedCardGame-pc2uv 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ma jirta meel aadan arag o hadana aad jeclaan lahayd inad aragto
    Anigo Caluula ❤️ aad ban u jeclahay inan arko waxan ranaynaya inan mar uun arko haday xaga rabi ka noqoto

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 7 หลายเดือนก่อน +6

    Dhulkaas Bariga fog ee Somalia waxa ka buuxa meelo breathtaking ah, janna aysan indhuhu ka daalayn, Alula, Qandala, Buruc, Murcanyo, Geesaley, Xaabo, Baargaal, Xaafuun, Iskushuban, Mareero beach, illaa Eyl, Nugaal, oo kaligeed meel yaab leh ah. Someday inshallah laakiin. Alle ha ina gaarsiiyo wakhti aan dhisno oo aan qurxino oo sii fiican adeegyada daruuriga loo gaarsiiyo.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Dalka dhan Waxey u garanayaan Xamar

  • @SundusNadiif
    @SundusNadiif 2 หลายเดือนก่อน +4

    cawaale abaalkaga magudi karno hada nahay reer buntland❤❤

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 8 หลายเดือนก่อน +4

    Kusoodhowow TH-cam sxb Waa Anigoo Mohamed Dalxa ah shareout kaaguna waa banaanka legend

    • @CawaleKoronto
      @CawaleKoronto  8 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid bro Sharaf iyo karaamo

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maa shaa allaah qurux badana
    Allaha xafido aamiiiiin

  • @mohamedmataan798
    @mohamedmataan798 22 วันที่ผ่านมา

    As aad baan ugu faraxsanahay magaalada quruxda badan eexeebta lah balaaran biyaha buluugana leh
    Ee soo cadee meesha ay ku taalo waan jeclaan lahaa in ay soomaaliya ku taal waan u dalxiisi lahaeyn saaxiib aaway dadkii daganaa halqof kama aadan soo qaadin please soo gali dada soomaaliyeed hawaiana arkaan qaladna ha iga fahmin

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah this soo beautiful Allah wadankeena noobdhaafo

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi 7 หลายเดือนก่อน +3

    quruxdaan waxaa noo qoonsaday qaramada midoobay iyo inta kale. ee alle ka furatay sida carabta qaar quruxda wadankeyga oo somali kuraxeysan la Wan ka qiirodaa

  • @Ninwaxbartey1
    @Ninwaxbartey1 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah 😊

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel 8 หลายเดือนก่อน +2

    Soodhawaw saaxib

    • @CawaleKoronto
      @CawaleKoronto  8 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid sxbkay

  • @nasrasaaacid3016
    @nasrasaaacid3016 8 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bro

  • @somaliahanoolato27
    @somaliahanoolato27 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gobalka Raascaseyr Degmada Caluula

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 7 หลายเดือนก่อน +6

    I want to see all this places in Somalia 🇸🇴 😢maamul gobaleed naga dhaafa walalyaal wallahi

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 หลายเดือนก่อน

      Oo Maxaa Loodhaafayaa? 30 Sanno Meel dad Dhisteen baad Leedahay Maamulgobaleed inaga dhaafa. Dee Adigu Soomaaliga Qaaddo.

    • @Puntland1
      @Puntland1 6 หลายเดือนก่อน +1

      Puntland wa mahuran 🇸🇱

  • @Puntland1
    @Puntland1 6 หลายเดือนก่อน +5

    Calaanki Puntland 🇸🇱 ban ujeeda ♥️

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 6 หลายเดือนก่อน +3

      Calalka wax ma dhaamaan calamada tirada badan ee soomali lagu kala qaybiyay

    • @Puntland1
      @Puntland1 6 หลายเดือนก่อน

      @@Cabdiraxman..Mudug. kala qaybin maha ee degaanka calankisa State kasta calan bu leyahay

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@Puntland1 Maamul goboleedyada tirada badan waa kala qaybin gaaladuna waa u farxadooda gaar ahaan kuwa is mooday aduunyadaba in ay iyagu leeyihiin ee Reer galbeedka la dhaho, Danahooda khaaska ah bay mid walbaba ku fushadaan soomali maryoolayna sidaas bay u kala hayaan😂

    • @Puntland1
      @Puntland1 6 หลายเดือนก่อน

      @@Cabdiraxman..Mudug. Maya Aqon laan ba ku haysa. Dawlad Goboleed maha mesha Somali laga hasto. Bal xususo Markay Dawladi Somalia 🇸🇴 burburtay ya soceliyey? Dadki rer Puntland ba is ababulay Mamul dhistay cansuurta mamulki ba DAWLADA FEDERAL LAGU KABAY manta dawlad Federal ah ba jirta lakin dadka mamulka haya aya Musuqmasuqa ku mashquulsana

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 6 หลายเดือนก่อน

      @@Puntland1 2 meelod baa somalida laga haystaa, midi waa qabaailadii oo la yiri state baa tihiin midina waa cadowgoodii oo arintaa ka fa'iidaystay oo sidaa ku kala haya, Cadowgaasna waa Reer galbeed iyo walaalohood ethopiyaan, Maanta hadii la dhaho soomali dib bay iskugu furmaysaa shaki la aan waxa arkaysaa cadowgaas oo dhaqaale iyo juhdi waxay hayaan ku bixinaya siday maamul goboleedyadu u sii taagnaan lahaayeen, ANIGU REER PUNTLAND BAAN AHAY HADANA MA AAMINSANI WAX PUNTLAND LA DHAHEE KWRN 😂

  • @FLYJLM
    @FLYJLM 5 หลายเดือนก่อน

    Nice vid, thx for sharing; i subscribe ☺

  • @Dahirahmed-q8q
    @Dahirahmed-q8q 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alah dhul aan u xisay❤

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 5 หลายเดือนก่อน

    ALULA WAA MAGAALO FAC WEYN KULAALEEYSA KHALIIJKA HASE AHAATE MA LEH WADDO LAAMI AH .......

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 8 หลายเดือนก่อน +1

    𝘾𝘼𝙒𝘼𝘼𝙇𝙀 𝙆𝙊𝙍𝙊𝙉𝙏𝙊 kuso dhawow youtube sxp sare mar hore ayey aheyd inaa no furto ..🩶🔥🙌🏻🙏🏻

  • @IbraahimJaarane
    @IbraahimJaarane 8 หลายเดือนก่อน

    So dhowow legend, shaqada fican aad hayso wnkugu bogaadina guleyso

  • @FatimaMohamett-wk7ff
    @FatimaMohamett-wk7ff 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.a❤

  • @maryankarood9620
    @maryankarood9620 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gacanta allah haku barakeyo wll

  • @SOOME29
    @SOOME29 8 หลายเดือนก่อน

    Cajiib ❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 8 หลายเดือนก่อน

    Waraa wax igasaniixun majiraa koleey aniga waan isogahee 🌺🌸🌺💙🥲

  • @ruweida9590
    @ruweida9590 8 หลายเดือนก่อน

    Walal tiktok ta link youtube ka so dhigo halkaas bay dadka u badanyihiine haka so racane

  • @ruweydarasmi9662
    @ruweydarasmi9662 8 หลายเดือนก่อน

    Kusoo dhowow youtube gacmo dahab❤

  • @cabdikarincali3717
    @cabdikarincali3717 7 หลายเดือนก่อน

    🌟 🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 8 หลายเดือนก่อน

    Guleyso saaxiiib hana ka cajisn

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 7 หลายเดือนก่อน

    Wonderful video 📹 👏 ❤️

  • @ubahkajolhassan9877
    @ubahkajolhassan9877 8 หลายเดือนก่อน

    Qurux♥️

  • @abdiwalidhabbake
    @abdiwalidhabbake 8 หลายเดือนก่อน

    ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @haf597
    @haf597 7 หลายเดือนก่อน

    Well done

  • @abdillahisaleh4116
    @abdillahisaleh4116 8 หลายเดือนก่อน

    wonderful

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninaa jeclahay inaa shaqadiso kale qabto baa tahay

  • @AyuubAbdifaarax-qu5to
    @AyuubAbdifaarax-qu5to 8 หลายเดือนก่อน +1

    so dhoowo bwe

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 8 หลายเดือนก่อน

    Soo dhawaw bro Adoo hadlaa inaad ka dhigtid rajeyna hesaha daysid👍