Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 455

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 10 หลายเดือนก่อน +35

    Absolutely I agree with this gentleman 100% on his words.

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 10 หลายเดือนก่อน

      Thenks brother

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 10 หลายเดือนก่อน +13

    Saaxiib Sola mar walba wa ku arka Jazeera hotel, mar mar Guryasamo at same time halkan ba aad kala socda! Thanks for such programs.

  • @MrGengad
    @MrGengad 10 หลายเดือนก่อน +31

    Sola Portal, I agree with everything you've said. I left the UK in 2012 to pursue better opportunities elsewhere, and I am now self-employed, currently working in Zurich, Alhamdulilah. I believe we need to change how we think and also associate more closely with like-minded individuals. Every time I visit London, I feel sick to my stomach and can't wait to leave. Unfortunately, I don't associate with Somalis as they often carry a heavy load of problems. My friends are my books and those who have achieved success in life.

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 10 หลายเดือนก่อน

      Mr gengeed full of bs you and him

    • @comsicrblx
      @comsicrblx 10 หลายเดือนก่อน

      True, waan kugu raacsanahay, my husband working I am graduating. UK need 2 professionals. I am accountant true

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 5 หลายเดือนก่อน

      I think it's a cultural and identity problem. Compare Somalis with Turkish or Pakistani people. Somali people are completely lost. Our youth are adopting Arab or black culture. And there is no unity amongst Somalis everything is about qabil. Even this so called journalist Sola is creating problems in Somaliland promoting more division.

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 หลายเดือนก่อน

      Wll fikirkaagu waa kugu kaligaa soomaali waa malaayiin ee dhagahaaga iyo indhahaaga ilaali intaadan alin ka fiirso

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 หลายเดือนก่อน

      ​@timowayne6993
      I think you don't know what you talking about

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 10 หลายเดือนก่อน +13

    It's a true good point. Thanks, Macalin.

  • @sb9191
    @sb9191 10 หลายเดือนก่อน +7

    I think you're spot on about many things you've highlighted regarding British Somali community. However, there are few things I disagree with:
    1- many practicing Muslims don't want to take on a mortgage with interest so don't access home ownership;
    2-for same reason many don't access govt backed finance (with interest) provided to small and medium size businesses; and
    3-you're comparing us to other communities that have had a presence in UK far longer than ours.
    For the rest I agree with 💯.

    • @hajirdalaal3028
      @hajirdalaal3028 10 หลายเดือนก่อน

      Thank you

    • @montanasharif
      @montanasharif 10 หลายเดือนก่อน

      I get your point but Interms of homeownership however we are very much capable of saving up for our children to have a start in their lives rather than focus in countries that we don’t live in e.g back home sending money etc, integration is very important how are we meant to guide our children to the right path for success when the language is still an issue like he said in this video! In general we can do better and should call out this laziness of the benefits system it’s to entrap us into being under them for years and this is toxic for our children.

    • @sb9191
      @sb9191 10 หลายเดือนก่อน

      @@montanasharif I agree with you regarding removing the language barrier and stopping or reducing benefits to go back to work. Universal Credit is doing that. We should definitely get involved in business ownership, that's key to wealth. Most Somalis earn on average between 20k/40k. UK properties prices will continue to rise. Also, don't forget inflation. Whatever we're gonna save in the next 30yrs won't be enough to help our children own a property. At least not without a mortgage involved. I would rather build or invest in property, land or businesses back home where it's more affordable. I could live in it during my retirement and leave them inheritance. You noticed the UK weather is depressing and society is divided so you never know about the future.

  • @lob1798
    @lob1798 หลายเดือนก่อน +1

    We grew up in Ireland in the early 90’s and had a wonderful childhood there. There was just 1 other Somali family there at the time, recently found out I could have been the first Somali child in Dublin❤

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 10 หลายเดือนก่อน +9

    Walaahi , wiilkan waa runtii. Macha Allah. Canada 🇨🇦 waa sidaa. Saacada ayey waliba kaa ridayaan. Hadii aad lahadli waydana way ku eedaynayaan. Subhanalah. Dhib iyo been ayey u tageen wadamada qurbaha. Markaan ka soo guuray dadkaa waan nafisay. Wakhti lumis koodi ayaan karaystay. Keep going. Runta u sheeg dadka somaliyeed kuwa si xun u socda ee kuwa kalena khasaarinaaya.

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 10 หลายเดือนก่อน +41

    Jazakallah khairan walal waa ruuntaa waa noolasha dhabta ah ee kaa jirto uk 🇬🇧 waa Ku nolahay wadanka ingariska warkada oo dhan waa ruunta lakiin hadan nahay somali maa jeecliin ruuntaa waxaan nahay dad qayali kuu nool caruurteena waa kuwa ugu badan xabsiyada wadankan uk 🇬🇧 siba wilasha waxaas na waxaa ugu wacan qosaskii oo burbureey abe iyo hooyo gabeey masuliyadii caruurtooda kaa sarneed iyo iyagiiyo hilmameey mesha eey kuu noolyihiin iyo iyagiyo dhalayo caruur fara badan oo xadkabax ah aniga hooyo ayaan ahaay alxamdulilah 4 sano ayaa caruurteeyda kuu so barayeey diinta masar Egypt 🇪🇬 waxaan kaa kaxeeyey uk 🇬🇧 iyago yar yar alxamdulilah waan bareey diinta hadana uk ayaan kuu soceliyeey waxaa geyeey private school alxamdulilah hooyada iyo abaha iskuu dubaan hormar ayeey garsiinkaran caruurtooda waxaa rajeeynaya ineey somalida indhaha kala furan thanks walal

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 10 หลายเดือนก่อน +2

      Masha Allaah💖💖

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 10 หลายเดือนก่อน +1

      Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak masha Allaha waxaan ku waydiiyay
      Foziyoahmed3945
      Sideen ugu sahalan Ee lagu heli karaa Visa UK ah 🎉🎉 thanks

    • @cabdihaybe5942
      @cabdihaybe5942 10 หลายเดือนก่อน +3

      Uk 🇬🇧 keli maahane qoys bur buray ilmahooda waa eber soomaaliya xitaa waa joogaan.

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 9 หลายเดือนก่อน

      Masha alha 💕

  • @sabrinaHirad
    @sabrinaHirad 10 หลายเดือนก่อน +2

    MashAllah we need more of this guy. This so true, as Somalia we are struggling here

  • @xjadiidxjadiid2821
    @xjadiidxjadiid2821 10 หลายเดือนก่อน +21

    Absolutely right

    • @sahroali1967
      @sahroali1967 10 หลายเดือนก่อน +4

      Masha allah wll shukran

  • @maoali4544
    @maoali4544 10 หลายเดือนก่อน +7

    Soolo waad mahadsantahay speechkaas ookale marwalba soo sar thanks

  • @dubkaxaaji9698
    @dubkaxaaji9698 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi on the spot! Believe me or not waax badhaan ayaan kafaxmey your presentation. JAZAKAAllah

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 10 หลายเดือนก่อน +15

    hadii aan qurbaha joogi. laha anigu meel somali joogto maam dageen waayo nolosha ayad ka dhacaysa waxa ay wakhtiga kaga luminayaa qabyaalad iyo waxbarasho la aan

    • @guledali9061
      @guledali9061 10 หลายเดือนก่อน +1

      sax sxb

    • @abdirahinhassanabdi815
      @abdirahinhassanabdi815 10 หลายเดือนก่อน

      Sababta kugu qasbayso mataqaanaa weligaa ma dhoofin adiga

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 10 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks Sola portal… puufi mashaqeystayaasha

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 10 หลายเดือนก่อน +4

    Jazakumullaahu khayr Ad Iyo Aad Ayaan Uku Baahanahay War Bexendaada

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 10 หลายเดือนก่อน +3

    you are absolutely good point Lkn Maah Maah " Runtu Dadka Ma disho Balse Way Ka Nixisaa "

  • @oasis5683
    @oasis5683 10 หลายเดือนก่อน +13

    Aduunka oo dhan baa adkaady nolosha

  • @nasiribrahim2344
    @nasiribrahim2344 10 หลายเดือนก่อน +2

    Stay focus dont let somebody distract you from your position

  • @somalilegend3864
    @somalilegend3864 10 หลายเดือนก่อน +9

    Walal I agree with u but the reason y somali kids end up in prison because they are fatherless even if he lives with them he’s more interested in other things then mentoring his kids
    Fathers need to be in his children lives physically rather than letting mothers do everything on their own
    Also we need to learn the rules & legislation of the country we live in .

  • @hdnabdi8302
    @hdnabdi8302 10 หลายเดือนก่อน +6

    Macalin Waa runtaa, maahaa taraarax WAA XAQIIQA JIRTA

  • @AbdifatahMohamed-bq2lh
    @AbdifatahMohamed-bq2lh 10 หลายเดือนก่อน +9

    Waaa shaqaysanaa sxb alhamdullahi dadka kahadlayso waa jiraan

    • @NimcoHazzan-c6o
      @NimcoHazzan-c6o 10 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah ha ku barakeeyo ❤

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 10 หลายเดือนก่อน +2

    Is so true ex Uk but now living in Somalia wakusalamey mr Sola sa

  • @MrGengad
    @MrGengad 10 หลายเดือนก่อน +5

    The most distressing part of his conversation was when he said if you don't have a home, being overweight, or lacking a stable career, see yourself as worthless.

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 10 หลายเดือนก่อน +6

    MASHAA ALLAH
    Good job 👏 👍 👌 ❤

  • @somalitech102
    @somalitech102 10 หลายเดือนก่อน +3

    Well said eng solo talo waad siisay cidi waxku qadanaysa thanks alot

  • @shay2022
    @shay2022 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa. In runta laysku sheego waa wax wanagsan thanks

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 10 หลายเดือนก่อน

    Waa iney professionel( Qualification) Leeyihiin, Taasi waa yurub oodhan. Xamaalasho Shaqo Maaha 👍

  • @KhaalidCali-er1wk
    @KhaalidCali-er1wk 10 หลายเดือนก่อน

    Absolutely good point 👉 👈 👍 👏

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 10 หลายเดือนก่อน +4

    Maraa waxid aleylehee runi waa kama rays Masha Allah

  • @ahmedhirye2973
    @ahmedhirye2973 10 หลายเดือนก่อน +2

    You absolutely spot on brother ee kusoco

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 10 หลายเดือนก่อน +5

    Run sheeg waa ceeb sheeg well done ustaad

  • @abdulfatahhassan1008
    @abdulfatahhassan1008 10 หลายเดือนก่อน +7

    Macalin Abdinaasir, 1 maalin ayaa fursad ku helay inaan is aragno muddo 2 daqiiqo ah ayaa su’aal aan ku waydiiyay ayaad si wacan iigu dhiirigelisay aqoonteyda iyo xirfada shaqadeyda. Allaha ku sharfo waxaa tahay nin aad u hal-abuur wacan.

  • @m4aus445
    @m4aus445 10 หลายเดือนก่อน +4

    Damn this guy completely obliterated and exposed the Somalis living in the UK and elsewhere.The sad part is that everything this gentleman said is factually true!

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel 10 หลายเดือนก่อน +10

    Legend waxbadan baan kaa faaiday waliba video gii dadka cadaanka ay heesehena copyright ku xidhay sida loo despute loo galiyo horo soco legend

  • @QISO_SHEEG
    @QISO_SHEEG 10 หลายเดือนก่อน +24

    Wadan keena anagoo jooga ilaahay xoola badan oo xalaal ah hanagu siiyo

  • @tolmoon693
    @tolmoon693 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sola portal, asaga ah ma shaqayste. Hotel jazeera ayuu siyaasiyiinta nacam leeye u yahay

  • @moonerhasler4135
    @moonerhasler4135 10 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely true.🤙👏

  • @AbdiAli-s5d
    @AbdiAli-s5d 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah bro you are talking truth and always truth hurts please my Somali people walk up and smell the coffee it's never too late

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 10 หลายเดือนก่อน +4

    Kkkkkk jiisnimadaa Waa Ku Qoslay Waa Run hadalkaasi Subxaanallaah

  • @SalmaancabdiCabdulle
    @SalmaancabdiCabdulle 10 หลายเดือนก่อน +6

    Sola portal nin mas uul aabe somaliyed sharaf leh abti horay usoco

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 หลายเดือนก่อน +7

    Xornimo dhaqaale ayaa muhiim ah. Uk or US is not important

  • @abdiabdi1926
    @abdiabdi1926 10 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely right ❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abdinasir SOLA alle ha ku xiftyo Masuuul waaaa nin aaaad barta Tuiterka Ku Bartey Runtiii Waaa Aqooonyahan Somalida magac Iyo Meeeqaam muuQda ka dhex-Leh Runtiiii.

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks. The truth shall set you free. We over socialise alot to an extent we forget integration and our role as mentors

  • @yaaskagaraad6418
    @yaaskagaraad6418 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa wax wanaagsan in aan is uruursano waayo diinta iyo dhaqanka ayaa lugu ilaalinayaa laakiin waa in waxlabarto lana shaqeyso laisdhiirigaliyo

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 10 หลายเดือนก่อน

    2006 I have seen the same problem in Eastleigh in Kenya, Somalis don't go to school entrepreneurship alone is enough to run and manage life of communities /individuals.

  • @abdiazizkaabehassan6397
    @abdiazizkaabehassan6397 10 หลายเดือนก่อน +2

    Gudoomiye adoo mahadsan qaab wax barasho seen ugu aadi karaa UK sir jaamacada ugu raqiisan waliba ❤❤

    • @ahmedabdisamad-lj3gf
      @ahmedabdisamad-lj3gf 10 หลายเดือนก่อน

      sxb study visa raadso jaamacadaha UK labxidhiidh . lacag deposit ah haddaad bixiso jaamacadda visaha itoobiya ama kenya baad ka dalban kartaa. haddii lacalla visaha laguu diido lacagta jaamacadda waa laguu soo celinayaa

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedabdisamad-lj3gfthank you ❤

    • @ahmedabdisamad-lj3gf
      @ahmedabdisamad-lj3gf 9 หลายเดือนก่อน

      @@AnuuAbshir welcome sxb. dhalinyarta dalka jaamacadaha kaga baxday fursadahan waà ka faaidaysan karan, dadka aadka uga faaidaysta waxaa kamida pakistani iyo bagladeshi.
      tusaale qofka màster dhiganaya sannadkii waxa laga rabaa 12,000£. kala badh haddii uu isaga oo dalkii jooga iska soo bixiyo ama ka yarba inta kale marka uu UK yimaaddo ayuu shaqaynayaa waaana loo ogolyahay shaqo.
      marka uu master dhammaysto wuxaa la siinayaa Graduate visa oo la siiyo dadka UK kaga baxa jaamacad. shan sano buu ku joogayaa visahaa oo ku shaqaysanayaa 5 sano kadib citizenship buu dalban karaa.
      waa process lkn ninka uu ka baxaya uu ka faaidaysan karo.

  • @ashaa.mohamud4752
    @ashaa.mohamud4752 10 หลายเดือนก่อน +3

    Runsheeg walee waa Xaqiiq Waxaad ka hadleyso❤

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 10 หลายเดือนก่อน

    Yasir alle for every difficulty there is ease. Fear allah everyone.

  • @FarhanZaciid
    @FarhanZaciid 7 หลายเดือนก่อน

    Sola portal waan ku taageera nin aqoon leh waayo arag xaqiiqda kawarama tahay xaasid matihid masha allah nin weyn warkiisa lagu kolsoonyahay

  • @Qaali12
    @Qaali12 10 หลายเดือนก่อน +1

    Bangladesh, waa dad shaqaysta. Somalida waa dadka ugu lita calamka marki lajogo qurbaha, lkn waxan ku amanaya hablaha somaliyed way asturan yahin😊

  • @maryanhassan2951
    @maryanhassan2951 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waalal dad waxaa jira carry an qaadanin waligo

  • @saadaqhassan2256
    @saadaqhassan2256 10 หลายเดือนก่อน

    Wax badan oo run ah noo sheegtay kin ani maalin na fadhiisan maqayad iyo meel fadhi ku dirir ah isbadal badana waa jiraa waa sax macalin

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sax aniga ma dageni meelaha somalida waxan ku noolahay nolol quruxbadan u dhawaanshahooda waxba ka faaidi meysit

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 10 หลายเดือนก่อน

    Ruunta Rabbi baa kugu jeclanaayo. Mahafsanid. Warbaxiintaada ❤

  • @ash-cw1wz
    @ash-cw1wz 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah absolutely waa run xaqiiqa

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 10 หลายเดือนก่อน +4

    👍ماشاء الله🎉🎉🎉

    • @shataakhan6113
      @shataakhan6113 10 หลายเดือนก่อน +1

      waa xaqiiq war kaas pro

  • @Barre371
    @Barre371 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sola portal maxa laga wadaa walaal 🤔

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ramdan kariiim ❤

  • @HELLO-b1p
    @HELLO-b1p 9 หลายเดือนก่อน +1

    I lived in the UK since my childhood, things are getting harder now days I think most of it is due to inflation

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad nollasha dhaabta ee qurbahaa noo baadii barnamijkas Mahad saniid ❤

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilka somaliga ah ee Uk horumarka ka gaadhay oo profku sheegayo magaciisu waa Hashi Mohamed

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 10 หลายเดือนก่อน +11

    Hadalkaga wa ku hadashay muxu badala hee dadki is badal samen laha away wa dhagta ka maqlal dhagta kale ka bixi

  • @MohamedAli-g1q8b
    @MohamedAli-g1q8b 10 หลายเดือนก่อน +1

    aad iyo aad ustad thnks

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 10 หลายเดือนก่อน +1

    You're right bro thanks for sharing bro keep it up good work.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 10 หลายเดือนก่อน +5

    Asc Sola porta dadkad kahad lay so somaliya ayey qarax kayihiin.
    Waxay helan wasiir iyo xil dhibaan ama agaasime .
    Ayagoo kuso saqiday qurbaha.
    Oo masuliyadii rerkoda iyo caruurtii dayacay.
    Fadlan kuwa nocas ah yaan shaqo dalka Somali laga siin.
    Waayo waa qay ral ma suuliyiin kuwas

  • @AliAhmed-h8e6q
    @AliAhmed-h8e6q 10 หลายเดือนก่อน +3

    Machallah Machallah Good job ❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan mubarak ❤👍

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 10 หลายเดือนก่อน +1

    You talking reality
    My prother

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 10 หลายเดือนก่อน +3

    he is right 100%

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 10 หลายเดือนก่อน

    SOLO SXB FACEBOOK AA LEYGA JABSHADAY EE MA,I CAAWIN KARTAA?

  • @banaadirboy5695
    @banaadirboy5695 10 หลายเดือนก่อน

    You are right 👍👍

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 10 หลายเดือนก่อน +3

    Where do you live now?

    • @CilaanQurux
      @CilaanQurux 10 หลายเดือนก่อน

      Somalia he said

  • @yarka4574
    @yarka4574 10 หลายเดือนก่อน

    Somaliyadan Cusub wa Federal System... 21-sano Afweeyne iyo Mareexaan oo Qabiil Gaajo ah iyo 34-sano Mooryaanta Xamar ee dhaqanka xun wa lagagudbay. 2024🇸🇴 Federal Horumar Nolol ✌️

  • @cumarcismaan-v9d
    @cumarcismaan-v9d 10 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkk walaahi waa sax I agree with you

  • @xasansiciid9816
    @xasansiciid9816 10 หลายเดือนก่อน +4

    From Airland ❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs welcome Brother 👍

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wadankas baa u socdaa waa mhdsnthy wllo inad xog iga sii siisaye 🙏🏻

    • @xamdidhoodi2708
      @xamdidhoodi2708 4 หลายเดือนก่อน

      @sahraosman2640 abaayo xagee joogtaa hada ma tagtay

    • @leaderdermo69
      @leaderdermo69 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal qaabke ayaad ku tagaysaa ila wadaag 😢

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 10 หลายเดือนก่อน +3

    Cidlo lagama hadlee bulshada dhextag oo wacyi gelinta cidlo lagama buuqoh dadka dhextag oo wax u sheeg

  • @claahihuseeb220
    @claahihuseeb220 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mr sola portal thanks

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 10 หลายเดือนก่อน +1

    Welfare kii miyaa laga joojiyey ileen inay shaqaystaan ma rabaane

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 10 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely true Solo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sola xaqiiqdaad taabatey ❤😊

  • @miskiin2272
    @miskiin2272 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wallaahi run baad ka hadashay

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 10 หลายเดือนก่อน +1

    From german but its bets countery of the world❤ i bliefed

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 10 หลายเดือนก่อน +2

    Thankd wll

  • @axiddig5486
    @axiddig5486 4 หลายเดือนก่อน

    Portal wiilka la baxay adigu buug ku seexda hutelada ayaan ooga oo mashaqaysta ah maxaa is bedelay .? Sidan aad ugu hadlaysa si sax ah mahaa ee aad dadka somalidda hoos ugu dhiigaysa duurufaha dadku way kala duwanyahiin waxaanse arkaa kibir baakugu jiraa malaha waxooga cash ah baad heeshay dib isugunoqo Mr Solo

  • @anabseed7970
    @anabseed7970 10 หลายเดือนก่อน

    True wadankaan
    Waa sii xumaanayaa

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 9 หลายเดือนก่อน

      Lkn mx😢

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 10 หลายเดือนก่อน

    Somalida kaguura oo finish daris lanoqda weeye talada mr zola 😂
    Priceless advice

  • @c58pro50
    @c58pro50 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad mahadsanid hada ayaannusocdaa inaan uk tago qush fican isiisay markii hore ba anoo necbaa inan tago melaha somalida ku aruurto hadan talo fcn isiisay

    • @leaderdermo69
      @leaderdermo69 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb qaab nooce ah ayaad ku tagaysaa

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you mr. Hollywood tell these normad the truth you are right .... Nairobi

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 10 หลายเดือนก่อน +4

    Dad waxaan aqaanaa 50 -55 jir ah shaqeeaya khaatana lacagaha dadka xanuunsan war dadka runta u sheeg.!

  • @MOHAMEDMOHAMED-p7x6c
    @MOHAMEDMOHAMED-p7x6c 10 หลายเดือนก่อน +3

    Please nolosha America ka so hadal

  • @shukrihussain3468
    @shukrihussain3468 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah run sheeg solla

    • @shukrihussain3468
      @shukrihussain3468 9 หลายเดือนก่อน

      Zolla waxaad hilmaantey meeshaad ka soo bilowdey

  • @itznamira3844
    @itznamira3844 10 หลายเดือนก่อน

    Dadkeenashaqaysta nolol fiican bay ku nool yihiin alxamdu lilaah

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 10 หลายเดือนก่อน +1

    in runta laysu sheega waa sax

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks brother lam in Oslo

  • @AbsameShideMohammad
    @AbsameShideMohammad 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb marka hore ramadaan mobaarak waa maxay mar walba waxaad haysataa dad kaliya waana wada ognahay dadnta aad koleedahay

  • @sofiyaelmi448
    @sofiyaelmi448 10 หลายเดือนก่อน

    MASHA LLAH Jazakallah qeeir ❤❤😂🎉

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 10 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu ma joogo lakiin dadka rer UK wadad aad iyo aad u dhisan xaga wax barashada yar iyo wayn

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 10 หลายเดือนก่อน

      Sidee ku ogaatay hadaadan wadankas weligaa tegin?

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@MusaMunyivaLaga yabe iney cided jogan❤