Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 872

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว +349

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    - Qiilmawaaye Tour and Tourism ( +252615942144 )
    - Qiilmawaaye Golden Beach Hotel and Restaurent ( +252615942144 )
    - Numberka Masaajidka Kooyamaani ( +252618212389 ) Najmo Jibril.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 ปีที่แล้ว

      geedi sahan 13:35 adeer wuxuu kuu sheegaayo oo laga helo geedkaas dhexdiisa waa LUUL ka ama af ingiriiska lagu dhaho PEARL ( لؤلؤة )

    • @khadaryare1347
      @khadaryare1347 ปีที่แล้ว

      Wll kudhaa imow waan kuso dhaweynaynaa

    • @shamsoahmed5167
      @shamsoahmed5167 ปีที่แล้ว

      Reer qiilmawaaye lafihii hore reer kismaayo asal ah aabahay axmed cabdi saaxiibkiis illaahow u wada naxariiso j/hoose meeshii aan ku dhashay gaar ahaan kusmaayo iyo yaraantaydii xusuus iyo waayo waayo markii dadku uu san qabiil aqonin ee la isu ehelsan jiray daris daris iyo macruufo iyo reer kismaayonimo reer qiil mawaaye salaan sare from uk illahow somaali cudurka qabyaalada ka caafi aamiin.

    • @hersi_moumin06.
      @hersi_moumin06. ปีที่แล้ว

      Masha allah kheer

    • @iqraawisamataliye1730
      @iqraawisamataliye1730 ปีที่แล้ว +2

      Asc

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg ปีที่แล้ว +169

    Subxan allah soomaliya sidee u qurux badan tahay iyo sidee dadka soomalida dugaag u yihin. Waa dal an nasiib u helin dad wanagsan.

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว +2

      WALLAAHI WAA RUNTAA AXMED IBRAHIM DADKII DALKA LAHAA MALAHA WAA HORE AYEY CUNEEN SOMALI

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq kahadashay sad ya badiya dalkas kale badiya taganyihin wadamada qarkood bad mama haystaan

    • @Samira-yi1dc
      @Samira-yi1dc ปีที่แล้ว +2

      I sadly agree we have beautiful land with the most beautiful islands but we don’t have good people. May allah give us peace and tranquility

    • @khadarmunir
      @khadarmunir ปีที่แล้ว +2

      Adiga canbashada jooji ee sax wixii aad kartid

    • @hamdihersi-xz7kc
      @hamdihersi-xz7kc ปีที่แล้ว

      Waa runtaa 💯

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 10 หลายเดือนก่อน +33

    Waan ka murgay ninkaa waayeelka ah oo meesha ku cidloonaya 😢
    Ilaahow u gargaar geeri dabadeedna janno gee yaa allah

    • @DardaAbdirahmaan
      @DardaAbdirahmaan 2 หลายเดือนก่อน

      Ameen yaarabi 😢walhi ilinta Ceshan wayeh

  • @abdikadirabdullahi3831
    @abdikadirabdullahi3831 ปีที่แล้ว +88

    as I am from kısmayo, I asked myself why there is no content from these beautiful islands. Thank you, Mr Geedi for sharing this with us.

    • @chaltuShimbira
      @chaltuShimbira 10 หลายเดือนก่อน +3

      hadaa somali la hadeleeyso afsomali ku hadal

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 ปีที่แล้ว +69

    We are blessed with beautiful country alxamduallah 🇸🇴🇸🇴

    • @tuulo-cw9bn
      @tuulo-cw9bn ปีที่แล้ว +6

      But bad people. Sad

    • @Qaranwadani1993
      @Qaranwadani1993 ปีที่แล้ว

      Just horrible people, and social media has made the situation worse for our people. @@tuulo-cw9bn

  • @ciisexajidahir6252
    @ciisexajidahir6252 ปีที่แล้ว +23

    Geedi Sahan aad u mahadsantahay
    Waxaan u baahanahay jasiiradaan sida lagu tagikaro yaalala xiriirayaa cidii u baahan

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  ปีที่แล้ว +6

      Comments aan ku Pin gareeyay Telefoon ka

  • @DatUu-g9s
    @DatUu-g9s ปีที่แล้ว +20

    Mansha allah kismaayo waa magaalo qurux badan iyo guuud ahaan wadankeena Somalia 🇸🇴 dal quruxoon waan qabnaa laakin waxaan nahay dad caafimaad la waalan wax aan fahmin faquuqii oo dad ah dad Muslim sheegto balse aan diinta fahansanayn dad isla weyn dad aan aqoon qadarta shisheeye kalkaal allah xaqa tuso somali amiin ❤

    • @katar443
      @katar443 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax hadalkaaga maxaan isku dileynaa maxaan isku faquuqaynaa Dalkeena waa nagu filan yahay kheyraadkeena waa naga badan yhy

  • @rbesiroglu1
    @rbesiroglu1 ปีที่แล้ว +73

    Esselamu Aleykum from Australia!
    Masa'Allah such a beautiful island of Somalia! May Allah swt help you in developing this wonderful island! AMİN ECMAIN!
    Dr Ali Rıdvan Besiroglu
    Peregian Beach, Australia

    • @SabrinaXaaji-js6eh
      @SabrinaXaaji-js6eh ปีที่แล้ว +1

      Teşekkurler dr.

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 ปีที่แล้ว +1

      Thank you Dr Ali for showing us your sympathy and support

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 5 หลายเดือนก่อน

      You right walahi may allah bless our county 😢❤❤❤

  • @farhioyusuf7394
    @farhioyusuf7394 ปีที่แล้ว +50

    For homesick people like me these videos help me feel at peace. You are doing a great job keep going walaal🥹❤️

  • @GendersheArchives
    @GendersheArchives ปีที่แล้ว +28

    Amazing to see a video with the Bajuni locals proudly representing this beautiful Island! 🇸🇴
    Mahadsanid walaalkeena Geedi Sahan!

    • @هدى-ذ7ل
      @هدى-ذ7ل 9 หลายเดือนก่อน

      ظتازازطنتل
      عاقااا❤❤❤❤❤وةو🎉 نظمت 129

  • @istaahilali5652
    @istaahilali5652 ปีที่แล้ว +47

    Waa mahadsan tahay brother runtii meel aan garaneenin ayaad na tustay ❤

    • @sakariyefilfil6578
      @sakariyefilfil6578 ปีที่แล้ว +4

      Waa sax anagoon arag ayan ka dhimaneena qabyalad iyo qurun ayaa noo diindan

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 ปีที่แล้ว +42

    Beautiful somalia 🇸🇴 Mashaalaah ❤❤❤❤

  • @abdullahio9871
    @abdullahio9871 ปีที่แล้ว +25

    Maashaa Alah wadankeenu waa wada dahab ilaahoow nabad iyo nolol nasii aamiin

  • @luqmanbashir1897
    @luqmanbashir1897 ปีที่แล้ว +32

    That was amazing 🤩 keep showing the beauty 💝 of Somalia 🇸🇴

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allaah 🤗❤️ meshaan wa in lageeyaa Anteeno iyo koronto wa dhul aad u qurux badan wlhi ilaahow wadankeena nabad nooga dhig Somalia 🇸🇴 meel ka qurux badan ma lahaa. ❤

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 ปีที่แล้ว +28

    Waa markii igu horeysaY Ee aan maqlo koyaame, thanx brother geedi sahan oo Weli aduunka nakala baraya 🙏

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  ปีที่แล้ว +8

      Thanks

    • @Ahmed40662
      @Ahmed40662 ปีที่แล้ว

      @@GeediSahan lengend mahadsanid laakiin waxaa kuu dhiman xaafuun iyo raascasayr siiba xaafuun waa dhul taariikh ah mar soo booqo hadaa wadankii joogtid legend

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน

      ​@@Ahmed40662 intay u jirta halkan wllo

  • @MahadSheikh-yj7hw
    @MahadSheikh-yj7hw 10 หลายเดือนก่อน +10

    Somali dal Badd io Bari Qurux badanba Allaha Siiyay Ee illahay iimanka hakusugo

    • @warsameamarewacays
      @warsameamarewacays 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin waa dal taajira lkn dad iscunaya duldagan allah hakala qaboojiyo😊

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +35

    Aniga raba inaan lacag u soo diro masajidka inshallah

    • @kaltumahmed3156
      @kaltumahmed3156 ปีที่แล้ว +4

      In kasto Aay dad bajun Somali degan yihiin
      Dugaagadii dhig cabta ahaa ayaa godad ku jiran lacagta direeysi make sure i ayan dugagtaa gacanta u geli

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 ปีที่แล้ว

      ​@@kaltumahmed3156ciyaar baad ku jirtaa
      Dad wada fiican ma jiraan sidoo kale dad wada xun ma jiraan
      Mida kale halaagi dhacay looma kala harin

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 ปีที่แล้ว +5

      Abayo mesha in la tago oo ceelka loso sameyo mahane lama amini karo dad aan iyaga ehen😢!.

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 ปีที่แล้ว

      @@kaltumahmed3156bajun cayban modii jiiray walhi anaga xaga reer woqoyiga waa la isku caya bajun dhgol ban modi jiray

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว

      ​@@qalbihodon721lambarka wacee waana laxairiiree thats it

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 ปีที่แล้ว +12

    dhulkeena nimcaa fadhidaa❤ mahadsanid wiilka na baray wadanka ee aan siyasad waalan na tusayn fariid

  • @mohamedadamishak7594
    @mohamedadamishak7594 ปีที่แล้ว +26

    Maashaa Allaah. Beautiful beaches ❤

  • @samaleofficial
    @samaleofficial ปีที่แล้ว +5

    quruxdii wadan keena oo la arkin ayad natustay thanks bro meshaas baajuun iyo xawadle ayaa tagan wan garanayaa dadkaas ayaa taariiq ku leh ❤❤

  • @donib7225
    @donib7225 ปีที่แล้ว +12

    God gift us amazing land but unfortunately we don’t have strong leadership

  • @superfun1819
    @superfun1819 ปีที่แล้ว +16

    To all bahjuun people 🕊️ in please kom and build this beautiful place
    Jubland iyo Northern ilaa mu Somalia leh
    Somalia Somalia waye
    Bahjuun iyo digil Mirifle luuqada kor uqadaa saan ubaraano .
    Lamu bahjuun kunool somali
    One afrika one somalia
    From Sool of Somalia

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waad saxantahay from barawe ❤❤❤😊

  • @HamdaFarah-zr1ou
    @HamdaFarah-zr1ou 4 หลายเดือนก่อน +2

    Baajuunta waligayba cay baan u haystay waa i kow qof baajuuna oo hadlaya. Thanks geedisahan

  • @NuurtoabdiSalaad
    @NuurtoabdiSalaad ปีที่แล้ว +14

    We are very proud of to have such district like koyaama district

  • @bario1091
    @bario1091 ปีที่แล้ว +9

    Hadey somali tahay inshallah xagaa degaa it’s beautiful Mashallah

  • @caqil__apdalla7222
    @caqil__apdalla7222 ปีที่แล้ว +9

    Waad mahadsantahy bro waa markii iigu horese oo aan maqlo jasiirada koyaame waa meel qurux badan

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse ปีที่แล้ว

      Aniba kula mid wa marki igu horisey an maqlo jaziirada kooyame 26 kadib

  • @walalka_wen
    @walalka_wen ปีที่แล้ว +19

    Spectecular Video Our Country Is So Wonderful M.a❤❤

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 ปีที่แล้ว +18

    Thank you so much for visiting this island!

  • @abdurahmandamal1820
    @abdurahmandamal1820 ปีที่แล้ว +17

    Dadkan walalhena Wa in lo gargara Sidey ku heli lahayen koronto iyo biyo
    Kolay dowlad Ma haysane anaga an is cawino shacab ahan

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Ellahay Hakudeesto Waa will yar oo shaqeenaayo oo lashaqeenayo Abahiis Caamuu Ellahay haku deesto cimridheer oo Cafimaad leh Odey Somali Ah🤲🤲😍😍🥰🥰

  • @Abdirahmanshaqalle
    @Abdirahmanshaqalle ปีที่แล้ว +22

    Waad mahadsantahy aad baan u jecelahay koonfurta somalia in vlogyo laga soo duubo vlogyau aad bay ugu yaryiHiin

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M ปีที่แล้ว +3

      Koonfurta aad ayey uqurux badantahay laakin amnidarro looga baqayaa 😢

    • @xikmaawi2326
      @xikmaawi2326 ปีที่แล้ว +5

      ​@@Dreamy-Mhaday soo garab istaagi lahaayeen walaa lahooda wuqooyi maanta dhibtaan wayka adkaa lahaayeen lkn
      Dadbaa ka shaqeeyay inaysan waligood isu iman oo ay qayraadkoda ka faa iidaysan

    • @Naagishubta
      @Naagishubta 4 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Dreamy-MWay ka baxeysaa waana lagu guda jiraa insha allahu❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah waan tagay koyaama kismayo gaari ayaan la soo raacay kabacdin doonta aad uga helay abeenkii iyo malaay ayaan na siiyeen waa meel qaboow oo raaxa ah

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว

      Xaafad ladegan yahay maleedahay Koyame?

    • @FartaFinta
      @FartaFinta 24 วันที่ผ่านมา

      Haa bweh​@@musemuse1507

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +7

    Masha alh beautiful island 🏝 koyami thanks geedi sahan for this information ✅️🎉

  • @farax6361
    @farax6361 ปีที่แล้ว +5

    Waa markii ugu horeeysay een maqlo kooyame

  • @L19680
    @L19680 ปีที่แล้ว +5

    Kuwa isaga laeg ee qurvaha joiga waa loocadayaa maansha allaah

  • @rainlover9485
    @rainlover9485 ปีที่แล้ว +19

    Omg what a beautiful island 😻 I wish I was Financially stable so I can live there Hopefully one day 🥹🥰Keep up the good work

    • @Abu_Masla7
      @Abu_Masla7 ปีที่แล้ว +1

      Leave the island for it's people

    • @surad685
      @surad685 ปีที่แล้ว +2

      Do you really need money to to live this place? No ..just eat fish and farm some haruur 😅

    • @_Madridista_
      @_Madridista_ 10 หลายเดือนก่อน

      @@Abu_Masla7no

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +17

    Ilaahoow madax daacad ah ukeen oo wadaniyiin ah 🤲.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah abe fiican ilamahiisa tabo barayo ilaow wayo isu daa duni laguma wareer waxasoo kale ba abe ah runtii halka somalidi kale dayacen caruurtooda

  • @mysalah06
    @mysalah06 ปีที่แล้ว +30

    I hope this people are left alone to their culture and way of life because lamo goodle has no boundaries. Thank you Geedisahan for always producing great videos.

    • @khalidjabuuti2557
      @khalidjabuuti2557 ปีที่แล้ว +4

      Lamagodle dalkan asal uleh waxakle wa wax naguhosnol😎

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 ปีที่แล้ว

      @@khalidjabuuti2557saas looma hadlo dulmigu wa waxa na ga dhigay ku tajir eh hadana faqri cilmiga ka eh!.

    • @khalidmohamed6705
      @khalidmohamed6705 ปีที่แล้ว +8

      even being lamagodle i agree with u bro let them live their land

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 ปีที่แล้ว +1

      Anaa ah cid idiin imaan kartana ma jirto ka naso kuwaas

    • @mrgeeljir1628
      @mrgeeljir1628 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅 xaqiiqo qaraar

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 ปีที่แล้ว +5

    What beautiful place to live beautiful beach magnificent is historical place very good to be tourist place I am very glad that Al shabab didn't reach this beautiful place koyame people congratulations to you all

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk ปีที่แล้ว +3

    Dhulkeenu waa nimo dhulkeena hayno ilaashano somali weyney❤❤

  • @realabdimn5767
    @realabdimn5767 ปีที่แล้ว +11

    My favorite Somali TH-camr no doubt

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah
    Untouched beauty ❤
    Thanks Geedi sahan
    Hawsha halkaas ka wad

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wadankeena waa beeylah illahay hanoo ilaaliyo 😢 dadkii dagana hadhistaan

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 ปีที่แล้ว +3

    Jaziiradan jacaylkeeda igu badan wana rajayna maalin un inaa tago❤❤❤❤KOOYAME 😊

  • @Koyama548
    @Koyama548 ปีที่แล้ว +10

    Gedi sahan legend waligey waxan raje ya Ina Koyama tago ila hada manta live aya i tus tay thanks wana tagi dona insha Allah 🇸🇴🇸🇴👍

  • @farxanabdi7914
    @farxanabdi7914 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah alla somalia quruxbadana love from NFD

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi waa cajiiib video runtii MashaAllah Awoowo illaahay haku xafido amiin yarabi😢🤲

  • @Boss-el-patron
    @Boss-el-patron ปีที่แล้ว +10

    Keep making these amazing videos about our beautiful land and you earned a subscriber ❤❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +4

    Allah qurux badanaa dhulkeena.dadkiisii baa gabay ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️.

  • @intisaralifidhin5059
    @intisaralifidhin5059 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waad mahdsantahay shulka Somaliyeed inaad na bartay❤

  • @marwancashaq6325
    @marwancashaq6325 ปีที่แล้ว +3

    Hadan ka yelo koyama leyga Keenan maqli jiray lkn geedi sahan awgi ayan ku arkay thanks bro and all the best 🇸🇴🙏

    • @Kaligiisduul5
      @Kaligiisduul5 4 หลายเดือนก่อน

      Waxyar mamaqlin wllhi hhhh

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +14

    Beautiful touristic land

  • @mohed7950
    @mohed7950 ปีที่แล้ว +3

    Masha alH walhi dhul aad u qurux badan ayynu leenahay alle nabad heynooga wada dhigo wadankeena 1:00

  • @املايمان-م8م
    @املايمان-م8م ปีที่แล้ว +10

    Masha'Allaah
    Wa meel nabada waar dee amaa loo guura
    Thanks brother ❤

  • @saidaali412
    @saidaali412 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaha wiilkeena meelaha quruxda badan noo tustid

  • @wargall2
    @wargall2 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtiis waa laga ganacsi jiray. Koyame .

  • @xamiidadiili
    @xamiidadiili ปีที่แล้ว +7

    Jaziirada koyama waa jaziirada ugu quruxda badan ee kutaala jubbada hore❤

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      Ma Jubooyinka ayay ku talaa mida kle ku ogi ku ma dhanka keny ayay xigaan

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว

      @@maproukamahamed4464 kenya shaqo kuma lahay sxb. Kismaayo beey ku aadan yihiin

    • @zakikonde5566
      @zakikonde5566 ปีที่แล้ว

      ​@@maproukamahamed4464haa an jogi jire o kudhashe kismayo hosted kutaala jaziirada waye raskamboni lamu akusixigto

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah, dalkaas quruxda badan ayuu ilaahey nasiiyay, dadkeyniina baahi u dhimanayaan

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah qurux waye ma loo ogal yahay in u qof kasta oo somali ah dhisto. Illahay ha ka hayo dadka somalida ah ee dagalka quuto yaasha ah Amiin, Beautiful Island

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว

      Waad dhisankartaa wll soo somali ma tihidoo

    • @aminaomar6271
      @aminaomar6271 ปีที่แล้ว

      Somali wa ahay lakiin barigi hore oo dadka nabad u daganayen ma ah meel habal anag iska leh aa maqle illahay nabad ha no keeno aan nimacada wadanka ku helno.@@dailycontent3955

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 ปีที่แล้ว

      Yaa kuu diidi kara walaal so somaliyad ma tihid

    • @Abu_Masla7
      @Abu_Masla7 ปีที่แล้ว

      Only Bajuni allowed

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว

      @@Abu_Masla7 beenta isak dhaaf

  • @shariifomar
    @shariifomar ปีที่แล้ว +4

    Masha allllah sxb keep going wllllhi shaqo culus waaye alllle haku garab galo

  • @maxmin926
    @maxmin926 ปีที่แล้ว +4

    Videoga wax badan aya sugaayay thanks geedi sahan sxp jasiiradaha kalena buuqo

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว +1

    Waa jasiirad ubahan in lamaal gashto waa jasiirad dalxiis oo inaba caadi ahayn❤

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว +3

    Best Somali TH-camr ❤

  • @somaliforex7744
    @somaliforex7744 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah geeedi sahan magaca iyo shaqada hayso wa isku mid horay u soco sxb😊

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 ปีที่แล้ว +4

    MashAllah qurux dhulkeena,inshallah one day

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdullilaah ilaaheey nagu manneeystay dhulka an quruxda badan looga a faaiideeysankaro dalxiiska caalamka oo daqlibadan waddanka kasoo gelikaro shacabkana shaqo looga abuurikaro ganacsatada soomaaliyeed waa inay maalgashadaan dhulkaan iska bannaan oo u baahan inla maalgashado

  • @MohamedMohammed-jk6pl
    @MohamedMohammed-jk6pl ปีที่แล้ว +2

    Masha allah bro geedi sahan dalka si fiican nogu so gudbi si qurba joogtu u maal gashadan dalkooda hooyo

  • @AbdulahiAb
    @AbdulahiAb ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allah
    Maxamedyare soo barbaar
    Walalaheen Baajuun soomaali asal Ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinurshire2082
    @abdinurshire2082 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaan ka faaiday muuqaaladaada ku saabsan quruxda wadankeena. Many thanks 🙏 ❤ you are the legend

  • @woowe2
    @woowe2 ปีที่แล้ว +7

    Love u brothers keep going.
    U really deserve a great respect

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน

    Waligay xita ma maqan jasiiradan qurux badana mashallaah alle nabad na sii aan ku raxaysane wadankeena

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah reer SL iyo qaatumo waxey isku dagaalayaan meel boor badan oo saxaro ah dhulkaan iska soo daga joojiya dhiiga islamka aad iska daadineysaan

    • @mohamedsalah9186
      @mohamedsalah9186 ปีที่แล้ว +3

      Soomaalida indho ay ku arkaan kheyraadka wadankooda allaha siiyo

    • @abdulmoaw7304
      @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @Abdikarim_baayo
      @Abdikarim_baayo ปีที่แล้ว

      Oo meshas yaale matiri horta adiga waxa donto iskasoo qoraye hh

    • @Abdikarim_baayo
      @Abdikarim_baayo ปีที่แล้ว

      That's the Green Goojacade❤

    • @abdulmoaw7304
      @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdikarim_baayo oo ma adaa leh

  • @husseinigal9029
    @husseinigal9029 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kooyaame allaha igeeyo haddaadan kashallaayin hooyooyinka qaarkood oo ilmahooda ugu dhaaranaya ayaan maqli jiray

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว +9

    Jasiirada kale ee somalida laga qaatay ee socotra barnaamij nooga soo diyaari geedi sahan

  • @MaeyamAdan
    @MaeyamAdan 12 วันที่ผ่านมา

    Geedisahan maansha Allah.. I could say the best TH-camr who shows the hidden and beauty places in our motherland ❤ 🎉 keep going brother
    I always watch your videos

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Masha'Allah walahaay wameel quruux badaan weligeey markiin somali ilahay wadankeena hanoo meceeyo

  • @liibaancaliibraahimnaabiil5971
    @liibaancaliibraahimnaabiil5971 ปีที่แล้ว +1

    Masha'alaah kariim mabruuk reer koyaama aadbaan ugu farxey inaan arko jaziirada koyaama dadkeena iyo dalkeenaba iyo Nimcadiisa Alle ha'a Noo macaaneeyo Insha'allaah Aamin Aamiin Aamiin

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour ปีที่แล้ว +1

    Waa Paradise cadiya, awaay hee dadkii ka faa'idi lahaa

  • @cabdaladaahir8539
    @cabdaladaahir8539 ปีที่แล้ว +1

    Maash.laah jaziirada gudhaa iyo w madhawaa aya ku dhiman

  • @mohacali1617
    @mohacali1617 ปีที่แล้ว +6

    Big lpx geedi sahan xasuus gaar ah bakaaro mar aan wareysi gaab ku siiyay waa TH-cam in badan jaceyl dadnimada io dalka waxuu Lee yahay dadkisa tuso lpx hore u soco waxaa rajeeynaa kulan dabe inaan kula yeesho insha allah❤

  • @sahraxajicabdi3952
    @sahraxajicabdi3952 ปีที่แล้ว +3

    Frist Commenta Tageero1 one 6 video Ugu danbeyeye just Niw 🎉🎉🎉

  • @cabdallacadde2461
    @cabdallacadde2461 ปีที่แล้ว +3

    Legend muluq ah

  • @SuleimanAbdi-ru9di
    @SuleimanAbdi-ru9di ปีที่แล้ว +2

    Wlx unbelievable somalia

  • @balabanxasan9880
    @balabanxasan9880 ปีที่แล้ว +2

    Rntii magaaldeeda kismaayo rntii wxy leedahy jaziirado qrx bdn ❤️❤️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +5

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤎

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 9 หลายเดือนก่อน

    GEEDI SAHAN SXB U DOING GREAT JOB WAAN KAAGA MAHADCELINAYNAA QURUXDA DALKEENA AAD NOSOO BANDHIGTO MALAAYIIN QOF OO SOMALI AH AYAAN OGEYN ANIGA KOW KA AHAY 👏👏👏. THNKS AGAIN

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wale Alle wa nabarwaqeyay qurux maxalodage wayey

  • @fatal2340
    @fatal2340 ปีที่แล้ว +2

    MaanshaAlah, horey u socda.

  • @abdiabdi4694
    @abdiabdi4694 ปีที่แล้ว +2

    Geedi sahan somali sax ah

  • @abdikarimabdulle215
    @abdikarimabdulle215 ปีที่แล้ว +2

    Wax badan bay u baahan tahay ❤ ha ugu horeeyo masaajidka

  • @abdinasirwarsame3991
    @abdinasirwarsame3991 ปีที่แล้ว +2

    A very peaceful islands.thanks gedi sahan

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah
    What a beauty
    This is wonderful

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah waa meel aad u quruxbadan ❤🎉🇸🇴thank you

  • @xklihore3613
    @xklihore3613 ปีที่แล้ว +3

    Guuoeyso sxb muuqaal.qiimo leh❤❤

  • @املايمان-م8م
    @املايمان-م8م ปีที่แล้ว +3

    Gedi sahan brother laasqoray booqo

  • @drdhuuxjaarjaar7177
    @drdhuuxjaarjaar7177 ปีที่แล้ว +4

    Maash Allah walaalayaa waa dhul qaaliyee halagu fara adaygu dhulka yaan laynaga qaadin waa reer burco taladaasi

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว

      Cidne ma qaadan karto. Waa dhul soomaaliyeed. Kenya gafuurka baa laga tumayaa.

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim ปีที่แล้ว +1

      Dhulka koonfurta fog ee soomali da waa dhul aad u qurux badan jaziirada 8 garayo kuyaalo wana dhulka ugu roobka badan guud ahaan somalia keymo waa wayn ayaa kuyaalo xawanada duurjogta ah nooc walba way jogan lkn cullumada aya kataliyo 😂 kenya sidas ayey u hunguriyeysa

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 ปีที่แล้ว +1

    Somalida heshis maha udida. wadan runx wa masha Allah.

  • @aaladiini8270
    @aaladiini8270 ปีที่แล้ว +1

    mashaa alaah. waad mahad satahay wll. wadankeena quruxdiisa adaa natustay