Qorrax qeybi hoyatiyo, webigii Qallaafiyo, sida Buur Qarrood iyo midab qaansa roobaad. Muuq iyo ilqabashada qurux waad ka sidataa, qiimaha dadnimadana middii qaadataa tahay. Hayeeshee qarfaha jira, qurbo la isku guursado kugu qabatay, kugu qabatay mooyee maaha mid aad u qalantee. This is pure love language. Hit like if you enjoy the lyrics
aduunkan xasuus kamaa dhamato cawada waxaan so xasuustaay malmihii macanaa o ISO maraay abdiraxmaan xaajiigeygiii Thnks farxaadiii iyo malmihii macaanaaa ee aan soo wadaa qadanay markasta iyo Meel kastaba heeskaan Wan xasuustaa my ex love waqtigii iyo nasiibkaa nakalaa wadaay moye Markastaa on hees jaceyla an dhageysto Wan ooyaa illahay rerkaga haku barakeyo anigana haa ibarakeyo jaceylku waa macaaan ax aax 😂😂😂😂😢😢😢😢
hayeeshe qarfahan jaan qurbo la isku guursado kugu qabatey mooyee ma ahan midaad u qalantee! intaas may fahman hablaha somaaliyeed e jecel inay wadan kooda meelan ahayn ku aqal galan! i love u Somalia
Because I am bon Soomaaliya Inat gedo Somalia Speke my Language Masha Allah Xasan xuseen lafoole thank you my walaaloow Allah dha oowra dhamaan fananiinta Spomaliyeed
Heestaan wa ii xasus gooni ah qali dumar Maraym ban ku xasustaa o an marwlpa dhagysto ilaa 2012 oo an ula baxay Dhuux, wan wada jognaa misna wn kala maqanahay.
heestan waxaan ku soo xasuustaaa maxamed xuseeen kumagac dheeer ma,da koley hada afgooye ayaan ku ogaa wayadan dambe sacudi arabiyana waa leygu shegay in uu ku dambeeyo xabadoo ayuu u dhiman jiray waayo iyo waqti xasuus badan from afgooye i thing it was 2004 ilaa 2005 intaanan soo dhaqaaqin anyway xusuus time
What is the difference between inside the country and out side when it comes to Islamic marriage to me they are both the same to me what u other hand have to Allah with your answer
hadaadba heestan dawanayso anaa ku qoraya qof dookh fiican inaa tahay👌😊
Absolutely waa hees iyo badh
🥰
Aad iyo aad wll 2022
Run badanaa
Ma iga hubtaa
Wakhtiga: 16--01--2023
Sacada: 1:24 AM
Malinta: khamiis
Uk 🇬🇧 2023 still listening to this song lafole 👑
Walee dookhu waa cajiib intaas oo sano ka dib 2023 same
@@ubaxmaxamud9943Canada ka.dhageysanaya adna xagee byo
Heestan anigon gursan oon qurbe tagin ayn jacla sidina way igu dhacdey qurbe ku gursday 😭😭😭illhow mid kalo khayr leh ii keen 29/7/2021
Sorry lkn ha is dhihin dhibta maxaa kaliga ku qoray dad badan baa kula mid ah
Ka mey dho wixi ku soo garay apyo mcn ❤❤❤❤
Old school 10 sano ka dambe weli wn jecelahy heeskan Lafoole Legend ❤ inta weli dhageesata like ha ila agmarina isku dooq ayanu nahy dhamanteen 2020
2023 💔tolow ilaa goorman xasuus qornayna , bal iso xasuusiya like saara si aan dib ugu dhgysto thnks
Qorrax qeybi hoyatiyo, webigii Qallaafiyo, sida Buur Qarrood iyo midab qaansa roobaad. Muuq iyo ilqabashada qurux waad ka sidataa, qiimaha dadnimadana middii qaadataa tahay. Hayeeshee qarfaha jira, qurbo la isku guursado kugu qabatay, kugu qabatay mooyee maaha mid aad u qalantee. This is pure love language. Hit like if you enjoy the lyrics
It's fucking 2k18, heestan waqtigaan dhagaysan jirayna waxay ahayd 12 sano kahor 2005/06, anigoo yar oo 12 jir ah, maantana wan gadhaystay oo nin waynban ahay, old is fucking gold
Omg I'm in tears now 😢😭
Gabadhaan is jeclayn wakhtiga caruurnimo ayaan cawa soo xasuustay oo imika 4 ciyaala nin kale u haysa
Aduunyoy xaalkaa be'
Aduunyooy xalke waa iska sida bro me too but u duce in eebe iyada iyo qoyskeda ba nolol wacan eebe ku arsaqo
aduunkan xasuus kamaa dhamato cawada waxaan so xasuustaay malmihii macanaa o ISO maraay abdiraxmaan xaajiigeygiii Thnks farxaadiii iyo malmihii macaanaaa ee aan soo wadaa qadanay markasta iyo Meel kastaba heeskaan Wan xasuustaa my ex love waqtigii iyo nasiibkaa nakalaa wadaay moye Markastaa on hees jaceyla an dhageysto Wan ooyaa illahay rerkaga haku barakeyo anigana haa ibarakeyo jaceylku waa macaaan ax aax 😂😂😂😂😢😢😢😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ax
Canab Abdi ah sorry xabiibti
sorry xabiibti walaahi calosha i xanuuntay
axaxax canab abdi huno alle meel imanka iyo niyaduba ku dagto hakugu simo anba kula midban ahay jcylki ........
this song make me cry i have a lot memory for this song i love you lafoole
2010 when I was teneger it was my favorite song 😢 still I'm listening and I can imagine my life at that time
Hi
hayeeshe qarfahan jaan qurbo la isku guursado kugu qabatey mooyee ma ahan midaad u qalantee! intaas may fahman hablaha somaaliyeed e jecel inay wadan kooda meelan ahayn ku aqal galan! i love u Somalia
adigu miyad fahantay abaayo
Fanaan iyo nus
Qarfahan jaan wa meel magaceed
Heeskan waa heestii lagu xaday qalbigiyga anigoo arkaya waa heesta laygu geestay dhaawaca aan ilaa hada la taaho ee igu taal suntiisi waa heestan waxaan joogay markaa magaalada burco maantana ilaa meel ilaahay ogyay qoxootan Ku dhegaysanayaa wakhtigu waa giraan jacayl kaygii maxamed ibraahin ilaahay haku daayo inta dunida nooshay qosol iyo farxad Ku noolow aakhirana janada ana waan Ku ilaawi doona wakhti ay ahaataba
muhubo ahmed 😥😥😥😭
muhubo ahmed 😢😢😢😢😢
😭😭
Wad iga ooysiisay wll
😭😭😭😭😭 wlhi indhahayga ilmaaa Soo dhaaftay ilaaahay qalbiga hakuu qoboojiyo abaayo
Heestaan waxan ka dhageysan jiray 2015-kii memory 4GB ah oo aan meel ka helay. Waxa aan aad u jeclaa qeybtan;
Beledweyn qarkiisaan
Aroos kuuku qaban laa
Wabiyada qulqulayaan
Qalbi daawadsiin laa.
8 sano ka gadaal baan maanta(30\9\2024) soo xasuusaty heestan, waxa ii sawiran messhii(Beledweyne) iyo jawigaan ku dhageysan jiray.
Legend Lafoole.
Maasha allah waxaa intaasba garankaro qofkii yaqaana qiimaha ay dumarka leeyihiin aad ayaad u mahadsantahay fanaankeena codka halaasiga leh waxaana marwalba taagera heesahaaga dhamaan
asc
Heestan waaba igu socota 2019 1 march cida daawanaysa like hala saaro
Waayo waayo xasuus ayeey ii leedahay heestaan bil haafkeed aa ladhahaa caku qiyaanooleey
Khadiijo
wwww aad baan u jeclahy lafoole heesihiis
WOOOw wale HEESAHA LAFOOLE WAA WADA MACAN Midba midkay ka sii macan tahay alle kuma qaado lafooole my brother 💥💕😢💫💢 1/18/2020
mayla argty!
Dadku way is bedallaan, dareenkuna wuu qaldamaa, arrimuhu way xumaadaan, xasuusta ayaa hadhaysa, laakiin noloshu way soconaysaa😢💔
Maxamed Xasan Xuseen lafoole waa mucjiso fanankani.
Walahi heestan waxan dhagaysanan jiray waqtii uu aduunku macana macana laha saka aya afkayga kusoo dhacday dagdag ayaka gaystay 2022 xasuus qaliya
I am listening on 2023/4/22 Eid Mubarak All Muslims Gaar ahaan Somali ween 🙏✌️😥
Beledwein qarkiisan aroos kugu qaban lahaa webiyada qulqulayaan ku daawo siin lahaaa❤️❤️❤️❤️❤️
Waxaan dhagaysanayaa 3/1/2021 fanku hadduu Hadli Lahaa wuxuu odhanlahaa lafoolow Mahadsanid like dhac kusii haddaad 2021 Halkan utimi inaad lagenkan wakhti kuqaadato iyo xasuuso
Adero cabdicasis Ana waxan dhagaysan jiray 2008ki markay so baxday
Hesta Lyrics usameeya ereyo mug wayn ba kujira😕
Beledwayn Big Respect😍
Stop saying who is listening we never stop listening this song 😢
waa hes aad u macan
ankara turkey ayan ku dhagysanya
11:8:2018
aad bay iso jedatay heskank
lafoole waa fanan aan tagero heso iyo cod ahan ba
beenale tuuug wadankaad jogtay nuradin cadaylow😂😂
xabad ijecleed ayaa markasta heestan waraaqo iigu soo dirijirty wllhy wakhtigu orodbadbaa
Heeskan ereyo dareen leh baa kujira Lyrics usameeya🙁
"Ubax qaarba nooc yahey adaa qurux wax sii dheer qaaya dumarna igu filan😍
Wallhi wa hees aad u mcn maantan so radiyay wana helay❤
still listening this song❤
Waa fanaan aad u tageero heesihisa iyo codkisaba🥰
What a lovely song what a great memories what a wonderful moments I remember our marriage me and my beautiful Queen in 2012
Heestan maxan hore ugu arki wyaya Ayan is leyahay cawa waxan joga addis ababa waa ramadan 28 Friday/April /2022 1:42 am dareen aan daremayo ma qiyaasi kari😢💔
isoraca inta heestan tik tok ku so aragtay oo soradisay sideyda oo kale
hh saka ku arkey wana so radiyey😂
Ya dawnya 2017
ax ax ax
wlhi xuzuuz 2009
Shirkada TELECOM
😅😅😅😅😅😅😅
Zuhaib Tio 5 August 2017 bro Ana dawanaya cimri dher ilahay hana siiyo
Zuhaib Tio Anaa hada daawanaya markaa dareemo cidlo heesihii xasuusta ii ah ayan weheshadaa
Allow ruuxa an jecladay hadiyad iiga dhig
Zuhaib Tio hhhhhhh waxan islahaa ax qalbiga ayuu soo wada kuye shirkada telecom
Zuhaib Tio hhhhhhhh shirkadii telecom Somaliland wakgtigeedi xasuusa ayaad gashay heeskan anigaa dhegaysanaya 28/12/2017 xasuus 6/2010 ilaa 4/3/2012 markaan ka tegay dalka xasuus iga dheh
Zuhaib Tio 2o18
Waxaan caawa nasiib u yeeshay inaan liketa 1k buuxiyo iyadoo tirada liketu marayso 999 ayaan ka dhigay 1k ee fadlan liketa ila ogaada
Kula ogaanay anaguna
🍉@@noonecaresyouofficialchann4707
Tani hees wey dhaftay ayan o ron karaaa alayaa yacizag ❤❤❤❤
Because I am bon Soomaaliya Inat gedo Somalia Speke my Language Masha Allah Xasan xuseen lafoole thank you my walaaloow Allah dha oowra dhamaan fananiinta Spomaliyeed
still listening 2023❤❤❤
GOD Bless You ALL Somali Brothers and Sisters Everywhere ❤️💞❤️💞❤️💞❤️
2020
Xaqiiq ayad shegtay waxan gara oyin markan dhagaysanayo heestan
Xusuuso hore from burco 2007
Heestaan Aroskegi kowaad Aa la iga shidaay Ano yaar 13 jiro oo qaxooti jogoo😂😂 wala iso bobaay xitaa arooskaas xitaa hoyadeey iyo Ma Ma ogeen 😂😂Aniga neh waa yaraay wallhi lkn fashiil uu noqdaay arooskaas 6 bilood kadiib walakala tagaay alx hada neh reer Ayaa leyahay oo ubaad Ayaa ii joogo Mashallah guur rerkega kuwada faraxsan yahiin Ayaa galay oo ducoo lasocotoo almost 2 years Ayaa is qabnaa xajigega more Ayaa rajenayaa haduu illahey yiraahdo. Aduunyo
Masha Allah allaha kuu siyaadiyo noqo marwo dulqaad leh oo reerkeda dhaqato daruuf kasta waalaga baxaa hada dulqaadato
30/06/24
Hayeeshee qorfaha jaan
Qurbo la isku guursado
Kugu qabatay mooyee
Maaha midaad uqalantaa ❤️🔥
Madhageysaneysaa 2022
Heeskan maxay 20 milyan u gaadhi weyday.
My legend kama daalo hesihiisa
✌💕
p
8jxll7hnpn v
Waa hees aad u qiima badan
Beledweyn qarkiisa aroos kugu qaban lahaa wabiyada qulqulaya aan ku daawadsiin lahaa cizak yaaqaaay legen lafoole😍😍😍
Waxaan dhageysanayaa 22:43 11th July 2022 habeen talaada ah ❤️💯hees aan inaba caadi aheyn
Ilaahay amarkii lafoole heesihiisa dhaman waan jeclahay waa fanan aan taagero
30-july-2024 (08:13)subaxnimo ayaan dhagaysanaa heestan inkastoo heestanoo kale goor habeena ku wacantahay.
Hadii fanka inta heesta laygu odhan lahaa fanaan kasoo reeb, maxamed xasan xuseen lafoole ayaan kasoo reebi lahaa, sababtu waa hibadiisa jaad gooniga ah iyo waxsoo saarkiisii tayada lahaa ee aan duugoobi doonin, da’ walibana la jaan qaadi doona.
Habeen aan Djibouti ka soo socday ayaan dhagaysanayay saas awgeed ma ilaawo heestan .
Listening 2024 🇺🇸
First time 2012 🇪🇹
love this song and I can't get enough of it!
Qurbo laysku guursado kuugu qabatay mooye maha mid aad qalantiid❤❤gabdho badan ayaa intaas taabanaysa
HestN waxa dhaaysatHy 8 sano kahor wana hes Macan oo an cawa xusay
I'm watching 2023😢❤
Waa qaali shartuye wooooooooow nolow inader qardho hargysa inaad qalacd noga dhustay baan moodey
Stil wachting 1 sep 2018 whithout boring🤗🤩
Ada qurux dumar wax sii dheer qaayo dumrna igu filan🤍
Wlhi heestani waxay isoo xasuusaa nolol adag oo isoo martay
Aniga Dalkii hooyo
Fanaaninta fanaankoda lafoole your the legend of all by OSMANETO in the house
Xiligasan dhageysanayaa wayo heestii iigu horeysay weeyi een maqlo heesba
Hees aad u macaan nasiib baad leedahay wll
Qurbo leysku guursado
Kugu qabatay mooyee ma aha mid aad uqalantee
Lafoole axsan fanaan
Nasiib Yare hhhh
Jan Kaka lafoole waa runtii
Qurbo leysku guur sado waa dani kugu qabatay 😂😂😂
jacaylii yurub baad casuusatay 😁😁😁😁😁
Jan Kaka haa wlhy 😂😂😂😂😂
Heestana waan geystaa
Ma jacaylkii nimco mise yurub keed udhagaysataa 😆😆😆😆😆😆😆😆ina damage
Hestani sirop cml wayee,iyo heeso oo kale Waxa xasusta jaceylka uu hayo my bb.
11 sano kadib ayaan daawanayaaH heeskaan markii uu qaadaayey 8 jir baan ahaa xqq
Heestaan wa ii xasus gooni ah qali dumar Maraym ban ku xasustaa o an marwlpa dhagysto ilaa 2012 oo an ula baxay Dhuux, wan wada jognaa misna wn kala maqanahay.
2024 ,3 7 ayuu ii soo diray wiil aanu is jecelnahay
Wardheer that’s my wife’s hometown
Sedi♥️
Th best Always 2024
love this song it will be my wedding song soon........love you lafoole keep it up
Golden voice
salmo c/laahi
asc
Qurbo laysku guursado kugu qabatey mooyee maaha mid aad u qalantide😢 gabadho badan intaasi tabanaysaa
30/1/2024 11:10 maalin salaasa ah
Ax yaa hees muuqiyo ilqawashada qurux waa kasidataa qiimaha dadnimadana midii qaadataa tahay my sweetheart asma qaali thanks lafoole kama daalo heestaan bilaahi
heestan raad tv kadawn jiry mrkaasaa mrkysoogasho dalacaay 😂😂😂🤣 xasuuus wleee
oo my waaw 1/1/204 baan dhageysanyaa
Best song 2020👂
Alla maxu qurbo dad is jecel kala geeye 😭😭😭
Qurbo iyo daruuf Kuma fiicna guur allaha nagu Simo dalkoo nabad iyo barwaaqo
Qurbo nacalaa kuyool jacaylo badan ayuu burburiyey wllhi
😢😢😢😢 true wll
noolaaw lafoole,nin wadani aa taheey,masha allah
Wakhtigu iz badali ogaaaa 😢
Hees aan aad u jclahy
@2024 Still at Hargeisa, Somaliland
Legend ❤️😍😍
Waaa halka hees an dhageyso malintey sobqxde ilaa hatan lafoole fanaan ween
19th Feb, 2023
00:56
Sun.
yaa ilaa dawanayo manta 4/12/2018 lafoole lenged runti hestan in ay dhiga igu socotan mooda
Qofkasto o so maray jacay dhab ah wu xasusanaya sida ano kaleh qoftan jecla nala kala geyay ila hadna wan radiya wa 9 sano ka dib
Mohamed Hassan Hussein
Fanaan igu qaliya
WAA QAALI SHARAFTUYE QARDHO IYO HARGEYSIYO XAMAR QAARARKIISAAN QALCAD KAAGA DHISILAAA WAXAAS AYAA FANAAN LAGA DHAHAA HADII KALE HAKAA SAQIIRO CALEEK CALEEK YAA LAFOOLE
asc
asc
sac
Farxiyo Abshir
Farxiyo Abshir . Beledweyn qarkiisaan aroos kuugu qaban laa webiyada qulqulaya aan ku daawa siinlaa !
Heestaan wqtigi iigu horaysay wxy ahayd 2012 xasus iileedahay
My first love sing this song to me 🥰🥰🥰😍😍🥰😘😘🥰
Adigoo ninka ragi ah oo boqorada aad jeceshay wax walba la jecel hadana caqabado fara badan iska jiraan.
Rag calaacal kuma fiicna laakin Qurbo leysku guursado 😭
Qurux waad ka sidataa qiimaha dad nimada midii qaadataa tahay
ax as hees dareen leh
Mustafa Karama
Sax
Wow lafoleh
Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ❤
b/weny qarkisan waw axsan fanan nolow
markaan balaadweyne taago oo aaan wabiigii ku teesteeyo ayaan shidanaaaya heestaaan haduuw ilaahaay yiraahdo maar dhaaw ayaan baxaaya
codkii.lafoole
wabiya ina raacdo ma u xiiso qabtaa
@Fadumo123, 7 sanno kadib ma baxday?
War Webiga ka joog rag af dhaadheer ayaa ku noole
True music nicely hhh qurbo laysku guursado iyo kugu qabatay
September 2017 hees iyo badh
heestan waxaan ku soo xasuustaaa maxamed xuseeen kumagac dheeer ma,da koley hada afgooye ayaan ku ogaa wayadan dambe sacudi arabiyana waa leygu shegay in uu ku dambeeyo xabadoo ayuu u dhiman jiray waayo iyo waqti xasuus badan from afgooye i thing it was 2004 ilaa 2005 intaanan soo dhaqaaqin anyway xusuus time
asc
wcs
What is the difference between inside the country and out side when it comes to Islamic marriage to me they are both the same to me what u other hand have to Allah with your answer
oooooooooooooh my beloved song,love love love this song,"atha qurux wax sii deer qaya dumarna igu filan"..
buura aqqbnood waaligeey ma araag laakiin waa meela u dhaaaw B/weyne
Wa hees mcn pune India ayn ku dhegysanaya 17/11/218
Hestaan xasuus gooni bey igu leedahay
🙏🙏🙏