YouTube Ismoog by Awale Aden

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @raxmamariya3597
    @raxmamariya3597 4 ปีที่แล้ว +656

    Heestan xusuus ayey igu leedahy anoo yar oo 6 jir ah ayaabay hooyo naga tagtay aniga iyo saddex kle oo aanu walaalo nahay markaas ayuu aabo heestan dhagaysan jiray markaas ayan heestan maqlay wakhti aad u xusuus badan ayey ahayd runtii mana iloobo Aabo sidii uu noogu hagar baxay mudadas ay hooyo naga maqnayd iyo sidii uu ugu dadaalay in uu noosoo celiyo hooyaday heestan ayuu xataa u shiday alxamdulillah wakhtigaas wixii ka dambeyey wax khilaaf ahi ma dhex marin aabo iyo hooyo waxanan nahay hadda qoys buuxa oo farxad kuwada nool ana hada waxan ahay 18 jir waxanan dhigta dugsi sare alx manta ayan soo booqday heestan xusuus ayan galay runtii

    • @ramla6386
      @ramla6386 4 ปีที่แล้ว +10

      Mashaa allah abayo hadeey hooyo niisoonoqote❤ waa alhamdulilah nolasha dhan aba sas ah wax walbo weyna somarayan lkn wala gudbaa

    • @hassanbile46
      @hassanbile46 4 ปีที่แล้ว +2

      M.a

    • @raxmamariya3597
      @raxmamariya3597 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ramla6386 haa sis nolosha ayaaba iska sidaas ah alxamdulillah calaa kulli xaal

    • @abdihonest2931
      @abdihonest2931 3 ปีที่แล้ว +6

      @@raxmamariya3597 Farxad ku waara walashey Adiga & oll family 🥺❤😍

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 ปีที่แล้ว +10

      manzha alah abbaha waa nin waxgarada mar hadu hooyo soo celyay weliba si kalgacayl ah uu fahmay xidhidhka qoyska

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 ปีที่แล้ว +130

    Heestaan waxan kusoo xasuustaa hooyaday macaan 2009kii ayaan maqli jiray yadoo udaaran😢😢😢😢😢😭😭😭😭hada laakin waynaga geeriyotay allah jannadiisa haka waraabiyee qabrigana haw waasiciyo🙏💔😭😢

  • @FactryMade
    @FactryMade 3 ปีที่แล้ว +258

    2021 qofkii daawani haaya liketa dhac haa kusiiya💯💯qofba aragtidhii hadii loo aqriyo waa ayaan daree❤️

  • @usaamexasan
    @usaamexasan 2 ปีที่แล้ว +106

    Hadaa dawneyso😊2023💯♥️🙄likta ha iila dhaafin

  • @BostowBostow-ci8ih
    @BostowBostow-ci8ih ปีที่แล้ว +291

    Heestan qofkii daawan doono 01/01/2024 like ta dhac ku sii❤🎉 xasuus😢😢😢😢😢😢😢

  • @adendubow5617
    @adendubow5617 10 หลายเดือนก่อน +4

    After 12 good years iam still watching and it's my favorite song🎉🎉

    • @mohamedHassan-vg9wo
      @mohamedHassan-vg9wo 10 หลายเดือนก่อน

      Still my best song and will be the best of my❤

  • @abwaankaarsheade3379
    @abwaankaarsheade3379 5 ปีที่แล้ว +355

    2020 Yaa daawanaya Like dhac iigu Sii Haddi Aad Daawanaysid

  • @kingkaliduu4513
    @kingkaliduu4513 3 ปีที่แล้ว +69

    Hestan waa hesaha aan ugu jeclhahy ee fanakn uqaday yaa ila dawanyo 2021 hdad Ila dawanyso liketa haila dhafin❤✌

  • @raage4231
    @raage4231 2 ปีที่แล้ว +57

    Hestan ma xasuusan karo Waqtigay ahyd lkin 2008/9 malahas ahyd waxan xasusta In uu Laptop 💻 ka Abahay ku jiri jirtay Aan aadna u jecla wllhey mrkay badalan ka diidi jirey
    Mar kastoo maqlo waxa soo xususta waqtigas iyo siduu Aabo noogu hagar baxay 😢 BABA Abalkada janada Allah ka yeelo cimri dher iyo cafimad na Allah ku siiyo runti waad noo hagar baxdey Aabo ❤😢
    Waxan dhagesanaya 21:54 fiidnimo Haben Isniin soo galeyso 15-January-2023 🙂
    Hadad iga dambeyso Waxan ku leyhy wad ku mahadsan thy Aqriska shekadeyda ❤🥹🙌🏼

    • @fariixaali3351
      @fariixaali3351 ปีที่แล้ว +1

      Anigaa kaa danbeya 11 feb 2023 from Qatar doha xusuus 😭😭

    • @asmaabdirahman5863
      @asmaabdirahman5863 ปีที่แล้ว

      7 July 2023

    • @qadrasuleiman
      @qadrasuleiman ปีที่แล้ว +1

      24 aug 2023 anaa kaa dambeyay🥺❤

    • @ruqiyarubaabi6999
      @ruqiyarubaabi6999 ปีที่แล้ว

      2023 September hargysa

    • @Maxamed84
      @Maxamed84 ปีที่แล้ว

      Aniga kaa dambeeyo 12/12/2023 xasuus

  • @munamaxamed4026
    @munamaxamed4026 4 ปีที่แล้ว +98

    markan xanaaqo ayaan dhageysta waliba anigòo eegaya caruurteyda😭😭 l hope inay dawadan 10 sano kadib✍✍✍

    • @anaskajr4971
      @anaskajr4971 4 ปีที่แล้ว +7

      Ha abaayo caruurta eeg oo qalad kaa gala xita hakafogen aabahod oo nin kale hadax keenin abayo😥

    • @munamaxamed4026
      @munamaxamed4026 4 ปีที่แล้ว +2

      @@anaskajr4971 hye wall thnsk

    • @salatabdi8864
      @salatabdi8864 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @zawdaharaaro340
      @zawdaharaaro340 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax walba ubadka inaad ugu dulqadata waa sharaf hooyo awoodo❤

    • @hawaahaawa8709
      @hawaahaawa8709 11 หลายเดือนก่อน

      Markaa😂 xanaaqdid wax ku dajiya rabta ani xitaa sas udhagysana😢

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial ปีที่แล้ว +21

    Heestan markii iigu horaysay waxan joogay magalada Gabiley wxn jiray 9 sano imikana 2023 waxan ahay 27 jir Alhamdulilah hadaan caafimad iyo nabad kuso gaadhay wxn rajaynaya InshaaAllah inan Canada aado Allow hamiyadeena noo sahal cimri dherer caafimad nolol qurux badan iyo awlaad saalixa nagu arsaaq adaa waynoo waaxidee❤️

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 5 ปีที่แล้ว +152

    Yaa daawanayo 2020 heestan inaba caadi maaha 😪📞

  • @AsmaIbrahim-v8b
    @AsmaIbrahim-v8b 8 วันที่ผ่านมา +6

    Who is watching 2025🎉😮

  • @mustafedarajo5300
    @mustafedarajo5300 4 ปีที่แล้ว +25

    Xusuus,,,
    Heestan 2007 ayaan hindiga kusii suga ku daawen jiray
    Anoo gabiley barigaa ku sugnaaa
    Hada 13 sano kadib
    From germary
    Wakhtigu waayo badanaaaaaaa

    • @guureti
      @guureti ปีที่แล้ว

      Xasuus hore

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 4 ปีที่แล้ว +39

    2020 heestan marka maqlo aabe ku soo xasuusta anoo ilamo yar ah dugsi ka imaaday asoo udaaran maqli jiray
    Hada waa kala fognahay 😭😭

  • @MohamedDheere-v6w
    @MohamedDheere-v6w 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan so boqdey page kan 14/01/2025 si aan umaqlo heestan oo igu leh xasuus dab iyo holac ah dadka iga danbeeya waan idin salaamey🫡🫡🫡

  • @Maxamed84
    @Maxamed84 ปีที่แล้ว +12

    Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 16:48 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤

    • @AbdiAbdi-e6b
      @AbdiAbdi-e6b 6 หลายเดือนก่อน

      Sanadkii 4 bilood ayaa kaaga dhiman insha allah guuleyso

    • @SamirweyeNoloshu
      @SamirweyeNoloshu หลายเดือนก่อน

      Guleeso wlalkY❤

  • @UbdulahiIbrahim
    @UbdulahiIbrahim 10 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan aniga iYo zaxiibkay Abdi Qadir Ahmed ayaa wada dhagaysanayna sanadku waa 2024 sacadu waa 9:30 fiidnimo habeen jamce so galayso da.ahaan waan isla egnahay waxaana jirnaa 23 sano waxan rajaynayaa inaan kusoo laabto fariintayda sanado kabacdi waliba iyada oo ay nolashayadu is badashay qof kastoo iga danbeeya waxaan u rajaynayaa cafimad iyo nolol waasac ah

  • @maymunadaimond9906
    @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว +69

    Waagi macawusta lagu heesi jiray😂 awale casri noolow hero❤

  • @Cobrajey
    @Cobrajey 4 ปีที่แล้ว +101

    2021 still a bang🔥🔥

  • @AhmedMohamed-wl7tr
    @AhmedMohamed-wl7tr 2 ปีที่แล้ว +17

    Waxaan dhagaysanayaa anigoo ay i waheliyaan wiilkayga iyo labadayda hablood waxaan alle ka baryaya inuu ila garab galo amiin amiin 🤲

  • @alla-aamin4540
    @alla-aamin4540 3 ปีที่แล้ว +57

    After 14 years, I watched today this song in USA🇺🇲 01/01/2022 yaa ila daawanaya sanadka cusub

  • @suadjamasalah8619
    @suadjamasalah8619 6 ปีที่แล้ว +58

    Ano yar 208 TV kadawan jiray lazcanod iminka Des2018 from amrica

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +267

    2020 🤔ayaa dawanaya heestan😢 September 26 like sar hadad dawanayasid iga danbeyso 2021😂🏃‍♀️

    • @abdullahimohamud97
      @abdullahimohamud97 4 ปีที่แล้ว

      Ana dawanayo

    • @Zakariaurur
      @Zakariaurur 4 ปีที่แล้ว

      wan ka ogolaanay

    • @WararkaCiyaraha
      @WararkaCiyaraha 4 ปีที่แล้ว

      13-10-2020 wa marki u horaysy ee an dhagysty

    • @caamirmuuse3689
      @caamirmuuse3689 4 ปีที่แล้ว

      Anoo hees kale radinayo arkay wllhi heestan anoo yar dhakesan jiray awale wllhi hadaa soo xasuustay alla markasaaa

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caamirmuuse3689 run miyaa wll😳🙈❤😂ayyy thanks wll

  • @ayanmead5821
    @ayanmead5821 10 ปีที่แล้ว +32

    I love the song and the message is beautiful well said awale Aden

  • @umulkhayraxmed495
    @umulkhayraxmed495 12 วันที่ผ่านมา +2

    Who is watching 2025🎉

    • @mohamba
      @mohamba 11 วันที่ผ่านมา

      Heestan way kaa waynthy maxaad u waadatay😁waan ku salamay 🧕✊🏻

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว +27

    Heestan darted ayan manta carurteyda ninki isku dhalnay o iga xaday carurti ayan kucafinayey garashadeyda iyo garadka
    aqliga iyo dulqadka ilahey idhalshay ugu arxama kuna cafiyey hadi an ka arsan laha ayadanba carurtan udhalay ayan egaya kuna cafiyey 2020 ana ilahey mel qer qabta ha iso dhigo ilahey ayan kuharaa alx ilahey mahadis weyan ilma aderayal 🇸🇴🇸🇴😍✌🏼💔🤲🏼🤲🏼😭😭🙏🏼🙏🏼

    • @bakarabdinasir6025
      @bakarabdinasir6025 ปีที่แล้ว +1

      Wllo Hda kwrn xalkaga ilahy amuraha haku sahlo😢😢😢

  • @driraaqdaahirjuseebi2150
    @driraaqdaahirjuseebi2150 2 ปีที่แล้ว +17

    2022 ayan dhageysanaya anigo stress & Depression la ildaran balse malaga yaba dadkii comments ka kabixiyay qaarkood inee manta inaga hoseyaan iiiih allow u naxariso intii geeriyotay isoo duceeya walaalayaal

    • @LAJOYA70
      @LAJOYA70 ปีที่แล้ว

      Wɪsʜ ʏᴏᴜ ᴀʟʟ ᴛʜᴇ ʙᴇsᴛ ʙʀᴏ👋

  • @yasmineali9190
    @yasmineali9190 7 ปีที่แล้ว +16

    the one and only song awale heesaha somaliyed hadi award lagu qato midan aya number ahan lahayd

  • @ayaney4497
    @ayaney4497 2 ปีที่แล้ว +11

    Hestan markii iguu horeysey waxaay axaay 2009 Anigo 7 jiir aah cawanaa aniigo 20 jiro oo 2023 sadex Bari kadimantahay baan cawa TH-cam keyga ku arkey xasuus 🥺🥺❤️wale adunyo iyo orood 😭💔🫶🥺

  • @xamdicalixamdiyaano5337
    @xamdicalixamdiyaano5337 8 ปีที่แล้ว +25

    I love this song coz is my xasusuteyda long life ma Awale adan guul iyo gobonimo

  • @WilkaGalmudug
    @WilkaGalmudug หลายเดือนก่อน +1

    Who is watching 2025😂😂

  • @hamzasalih101
    @hamzasalih101 5 ปีที่แล้ว +27

    I'm from Ethiopia but I love somali song awale adan 😍

  • @liilanaz2439
    @liilanaz2439 3 ปีที่แล้ว +37

    I remember I was a kid 12 years back
    Old is gold the one an the only legend❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥

    • @fardowsaali9937
      @fardowsaali9937 3 ปีที่แล้ว +2

      Same its my childhood fav song

    • @liilanaz2439
      @liilanaz2439 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaali9937 me too

  • @hamzeabees5463
    @hamzeabees5463 11 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan yaa daawanaya 2024❤😢xasuus 🥰
    Somali maxamed alle bogiina burcad ha isku mariy0🙏🤲like dhac kusii wll❤

  • @abokorbare7201
    @abokorbare7201 4 ปีที่แล้ว +3

    Anigu waxan la dhacay erayga heesta ku jira ee ah u jeediyo siduu uurkaygu rabo alle waa ogyay aadmigu marnaba ma abaari karo qofba aragtidii hadii loo akhriyo waa ayaan daree wooow walee axyaa abwaan iga dheh heesaha cawale waa heesta kaliya ee socod siisay

  • @laylaomar5745
    @laylaomar5745 4 ปีที่แล้ว +25

    Heestan waxan xasuusta iyado laygu dilay ano qadaya wxana dhagaysan jirtay wlshy o hada shan carura haysata markasna inan bay ahyd cawa wan so radiyay wlhi hargaysa caday ban idinka so salamaya xafada xawadle 08:08pm 4 june haben salaaso ah gurigayagii
    Ilaahaw hesaha iga madobee faidona malehe

    • @shucayb1226
      @shucayb1226 11 หลายเดือนก่อน

      Ifka nolop wacan kunoolow wll❤
      Ana hadeer 2024 baan dhegeysnaya

  • @Budgethomedeco
    @Budgethomedeco 4 หลายเดือนก่อน

    Upon hearing this song in 2010, it evokes a sense of familiarity with my personal journey. These words provide solace during these challenging times. Alhamduliah,14 years later, i come out stronger and wise women ❤27/08/2024 Thank you

  • @fardowsaabdullahi1324
    @fardowsaabdullahi1324 4 ปีที่แล้ว +52

    Heestan markaan dhageysto ooyin ayaa daremaa wlhi 😭😭😭😭😭❤

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 4 ปีที่แล้ว

      😩😩😩😩😢😢😢😢😢

    • @haniqurux3342
      @haniqurux3342 4 ปีที่แล้ว +2

      Quraanka kuma qushuucdid

    • @moustaphabawaar94
      @moustaphabawaar94 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo quranka u ooy ,khalad ma lihid waa shaydanka waxa xub hawa ku galinaya oo aad la oyaysid marka shaydanka iska naar

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 4 ปีที่แล้ว +11

    Old is gold yaa halkan joga 2020 is muujiya👍🏻legend labo maha Awale Adan long life my bro

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 ปีที่แล้ว +34

    Who is watching 2023

  • @ramlaabdillahi184
    @ramlaabdillahi184 5 ปีที่แล้ว +8

    Yaa dawanaya 2019 kaa awale adaan fanaan an daar alle uu jecellahy❤😍

  • @abdikadirzurich7368
    @abdikadirzurich7368 5 หลายเดือนก่อน +5

    2024 August awale oo fanka ka fadhistat ayaa dhageysanaya
    20 sano ayuu calankisa tagnaa ala muxu Goat yahay 🐐 mid ka mida kuwi ugu ficna fanka somaliyed

  • @sheikhmohamedcabdi4462
    @sheikhmohamedcabdi4462 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan 2011 ango addis joogna ayuu mid ay inan islaayen nooshiday kolkaas baanu ku nidhi naga bakhti dalki aynu duceyne wuxu igu idhi '' nio wll jaceylku wadan bur buray ma yaqano '' waan xasuusta maantana wanu wasa joogna imikana ayaanu kala dhaqaaqnay gabadhi shaley ka caratay ayuu maanta dhixirka ka fura ❤anaguna singl ayaanu nahay ya waduuud 😭kaftan

  • @Futuresompres
    @Futuresompres 4 ปีที่แล้ว +28

    2020 bisha april xiliga carona adunka waalayo ayaan dib udaawaday 2008 di ayaan dib uxasuustay berigaa oo aan yaraa aptigay oo burcad badeed ahaa oo markaa markab lacag kasoo qaatay baa gaarigiisa ku dhagaysanaynay Anago safar ah Garoowe to Eyl 😂😂😂😂😂😂
    Old is gold

    • @abuayman5955
      @abuayman5955 3 ปีที่แล้ว +1

      Umadena matihid😂😂

    • @abdimalik2934
      @abdimalik2934 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa alx mar hadaad gaarigaa xaramta ah idinku nabad geeyay😀

  • @mohamedabyan3316
    @mohamedabyan3316 7 ปีที่แล้ว +73

    raganimo ilaah ii dhashaan ugu xamdi naqaa ,, , ayaaha dambiyo rajaan eegayaa ,,eed waxad fashayna ubadkaan dhalaan Ku ilaabayaa.........nuxurka heesta waa intaaaa

  • @hodanfree1577
    @hodanfree1577 ปีที่แล้ว +11

    1/4/2023 aan so radiye qofki iga danbeyo like ha isaro🤣🤣🤣

  • @zamiramohamed3086
    @zamiramohamed3086 7 ปีที่แล้ว +184

    ala hezta ano yar ban mobel walzhy ledahy intan ka xado ka dhagaysan jiray😢😢😢hdana Mobel an xaq uleyahy ban ka dawanya😂😂😂aduunyo
    ayah dan biyo rajan egaya eed waxd fashna Mobelkan helan ku ilawaya 2/17/2018

    • @marwomina898
      @marwomina898 7 ปีที่แล้ว +6

      Zamira mohamed 😂😂😂u made ma day wlhi
      Wad iga qoslisey wale ani radio ga inanta noshaqaysa markay dharka maydhyso ka dhagysan jiray

    • @zamiramohamed3086
      @zamiramohamed3086 7 ปีที่แล้ว +1

      Marwo Mina 😂😂😂😂 hdaynu siwacan udhagaysan qli😘gumaysigi ka baxnay hhhh

    • @isaaqbiyuurcommunityibc7517
      @isaaqbiyuurcommunityibc7517 6 ปีที่แล้ว +1

      Qalbi baadka hadashey
      Isbadel weyi aduunku barina waa ka tagis

    • @guledali9770
      @guledali9770 6 ปีที่แล้ว +1

      Zamira mohamed hhh hada intee leegthy wll

    • @IbrahimMohamed-ti1nx
      @IbrahimMohamed-ti1nx 6 ปีที่แล้ว +1

      Zamira mohamed ... U made my day lol 😂😂😂😂😂

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 ปีที่แล้ว +11

    Caawale casri legend we love you from Jigjiga!❤️🦁

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 ปีที่แล้ว +26

    Who is Watching 2024?

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 ปีที่แล้ว +1

    QoFba aragtidii hadii Loo akhtiyo waa ayaaan darreeeeee❤️😩Fv song

  • @Maan-Jama-e1o
    @Maan-Jama-e1o ปีที่แล้ว +5

    12yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜

  • @bigfun6162
    @bigfun6162 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxkle waaye
    Ninba aragtidii Hadii loo akhriyo waa ayaan daree😮

  • @hawaahaawa8709
    @hawaahaawa8709 11 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa daawanaya jan 2024 like iku muujiya thanks

  • @Quulaawi
    @Quulaawi 3 หลายเดือนก่อน +2

    heestan anigoo yar oo burco kusugan ayaan 2007 oo markaa soo barbaranaya meelaha hindiga lagu daawado sida xamarta iyo aadan weyday ayaa ku siisuga intaan filmku bilaabmin la daari jiray xasuus wlhi 17 sano kadib anigoo ku sugan nairobi kenyana taariikhduna tahay 26/9/2024 ayaan dhagaysanaya waana heeenimo 2dii

  • @Jazuu_jazzy
    @Jazuu_jazzy 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hestan edoyinky o gabadho yaryar aha dhageysan jireen hadana wa mamoyin aniga aadbn u yara jigjiga ayey jogan aniga kenya 🇰🇪 si an ogu so xasusto xiligan aya heestan so radiyey ❤️❤️

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestana gabdhaha iga weyna dhegeysan jiren 2009 ciyaal Dugsileey ahaa Asma iyo ifrax telefonkoda ka daawan jirey Allah ha u naxariisto walasheyda Asma way iga geeriyootay ifrax miss you 😘 😢 abyo

  • @najmoooYyyy
    @najmoooYyyy ปีที่แล้ว +4

    Who is watching 2024.😢

  • @CabdixakiinMaxamed-b2p
    @CabdixakiinMaxamed-b2p หลายเดือนก่อน +2

    2024 ayaan daawanoyaa

  • @ApdiasiisDahir
    @ApdiasiisDahir 2 ปีที่แล้ว +10

    029/06/2022 Arbaca Heestan Wxaa Dhagaysan Jiray Abtigay Macaan Heestan Wagaas Oon Yaraa Maanta Ayan So Pooqday Old Is Gold🥺☹️ Ilahay Cimriga Iyo Caafimadkaba Ha Inoo BarakeeyO🤲❤️

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf 3 ปีที่แล้ว +23

    2021 Qofkii iga danbeeyoow like ii saar walal😢❣

  • @yaqshiidgirl7295
    @yaqshiidgirl7295 8 ปีที่แล้ว +119

    hees xasuus mudan anoo labada ilik kamaqan 😂😘😘

    • @cartoonfilms6387
      @cartoonfilms6387 7 ปีที่แล้ว +1

      Mumtaz Farah kkkkk. ana anooo toban jira ayaaaan dhegesty 2009

    • @Farashaash
      @Farashaash 7 ปีที่แล้ว +2

      Mumtaz Farah hahhahah be more specific dear sister. ma waxaad ka wadda adoo 2 ilig ka dhaceen? wale wa iga khoslisiisay

    • @ridwanabdi660
      @ridwanabdi660 7 ปีที่แล้ว

      Yaqshiid Girl

    • @ridwanabdi660
      @ridwanabdi660 7 ปีที่แล้ว

      Yaqshiid Girl yeah

    • @abdullahimohamud97
      @abdullahimohamud97 7 ปีที่แล้ว +1

      Yaqshiid Girl jungal boy

  • @abdikadiryre1775
    @abdikadiryre1775 4 ปีที่แล้ว +18

    Hadey kugu so dhacde inad markle 2020 dawanyso like dhac kusii cafimad Allah kugu garsiyo waqti lamida intad sodhafte

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 3 ปีที่แล้ว +118

    2022 still on fire🔥🥰

  • @shukriabdi617
    @shukriabdi617 5 ปีที่แล้ว +24

    Cawa heestan ayaan soraadiyey 😰❤️

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan aad u xasuustaa heeskani anagoo yar yar ayaa waxa noogu heesi jiray wiil aan isku xaafad ahayn oo aad nooga weynaa intuu heeskani qaado ayaa ka daba qaadi jirnay qiyaasti waxaanu ahayn ciyaal primary school ah hada University graduation Yaan inyar iiga hadhsan tahay
    Great memories old but is gold

    • @samara-lm3fi
      @samara-lm3fi 3 ปีที่แล้ว

      M.a waqtigu wuu ordaya😶😥

    • @hamzethomas1686
      @hamzethomas1686 3 ปีที่แล้ว

      @@samara-lm3fi Haa muna aad waliba walal

    • @samara-lm3fi
      @samara-lm3fi 3 ปีที่แล้ว

      @@hamzethomas1686 hada xamar miya jogta wll

    • @hamzethomas1686
      @hamzethomas1686 3 ปีที่แล้ว

      @@samara-lm3fi Haa muna

    • @samara-lm3fi
      @samara-lm3fi 3 ปีที่แล้ว

      @@hamzethomas1686 m.A👍👍

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว

    Rajaan eegayaa eed waxad fasheyna Ubadkan dhalaan ku ilaawayaa😍 hadal nin rageed 💯🙌🏾

  • @bogsiiya7068
    @bogsiiya7068 5 ปีที่แล้ว +187

    Yaa ila daawnayo 2019ka
    Mrka ninkyga isku xanaaqno hestana so raadsada wlh🤣🤣

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 ปีที่แล้ว +1

    qushiyo miyuu yiri

  • @kuulemedia6239
    @kuulemedia6239 ปีที่แล้ว +3

    I'm watching 👀 still 2024 January

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 ปีที่แล้ว +5

    Inay ahayd baan u malaynayaa ama saan u badinayo inay ahayd 2008 markii igu horaysay heestan waxaa dhagaysanaysay gabadh wllshei iga wayn ah oo dhar bay dhaqaysay heestuna way u daarnayd rikoodh io cajal ayey ku dhagaysanaysay heesta waan ka helay waan iska soo agfariistay waxaan ka qaban karayey waan ka qabtay walow aan ilmo yar ahaa kasidii cawa baan heestan dib usoo raadiyey.
    Waa habeen Axad ah amintu tahay 12:48 Tariikhdu 09|10|2022

  • @amal-4c3
    @amal-4c3 4 ปีที่แล้ว +3

    Anyone 2021
    Ur watching this song after 9years ur legend
    Hit me like🖤😍😭fav song awale🙂💜🥺

  • @samirmohamed9529
    @samirmohamed9529 4 ปีที่แล้ว +20

    Ujeediyo siduu uurkaygu rabo alle waa ogyahee☝🏼
    Aadmigu marnaba ma abaari karo 🙅🏼‍♂️
    Qofba aragtadii haddii loo akhriyo waa ayaan darree🤷🏼‍♂️

    • @jikookrelated5154
      @jikookrelated5154 3 หลายเดือนก่อน

      4 years ago,u still alive😅

  • @doolistudio3977
    @doolistudio3977 5 ปีที่แล้ว +23

    Naago Badan oo heestan market soo baxeysey la qabey2005 aya caruur iska dhiga dhahaayo anigoo yar aya dhageysana been Badanaa 2019

    • @fardawsocali9310
      @fardawsocali9310 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi hestan hadan maqlaya 2005 tii sand hir ban aha hada igu horaysaba ga bigedaba

    • @zamzammohamed1521
      @zamzammohamed1521 4 ปีที่แล้ว +1

      2005 shan jir ahaa ama diid ama yeel dadkoo dhan ma 1990 bay dasheen hadaa adiga weyntahay wayjiran kuwa ween ee gabdhaha yar yar laleexo

    • @shamisshafici0fficial839
      @shamisshafici0fficial839 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh

    • @amirah4768
      @amirah4768 4 ปีที่แล้ว

      @ausink mo 😂😂iyo adigana oo 1970 iskuul dugsi sare kala baxday ayeeyday👌😜

    • @hamdisiciid29
      @hamdisiciid29 4 ปีที่แล้ว

      7 jir ban ahaaa walahi 😂😂hoyaday waxaraha igu ma halaysan jirin ader aday kutal😜

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 3 หลายเดือนก่อน +2

    Who is here 25/10/2024 💔🙌

  • @bisharomohamed4441
    @bisharomohamed4441 7 ปีที่แล้ว +49

    kkkkk xasuus wlh ano 7 sano jira maqli jirey😂😂 hdnh 17 sano jira😂😂😂 cawaale legend ilaa hda is muu bdalin codkisa go forward our legend😍😍😍😍😍

    • @mustafeahmed1303
      @mustafeahmed1303 6 ปีที่แล้ว

      bazuu mohan balkawaran 😂

    • @Saad-ds6lu
      @Saad-ds6lu 6 ปีที่แล้ว

      Wlhi 2009 iyo schoolkii nuuradiin anigoo ah class 3 ayaan soo xasuusta

    • @abdiazizkhalif4146
      @abdiazizkhalif4146 5 ปีที่แล้ว

      So you are 17 yrs now😂😂😂😂😋

    • @intadhibkajacelwalalkod8387
      @intadhibkajacelwalalkod8387 5 ปีที่แล้ว +4

      hhhhhhhhhh iska ahaw ileen dhumrka 17 ma dhafan ila iyo 20 ayee uu dhaxeyan

    • @anoneofyabusiness9561
      @anoneofyabusiness9561 5 ปีที่แล้ว

      bazuu mohan hahahha me too

  • @sakiyaahmed6997
    @sakiyaahmed6997 4 ปีที่แล้ว +95

    hadaad 2020 daawanyso like hayla dhaafin🤣🤣🤣🤣

  • @abdiqanimohamed2493
    @abdiqanimohamed2493 7 ปีที่แล้ว +10

    I Remember this song bcz my he always lisening 2007 when iwas 8 years ....................xasuuus mudhan

    • @claahiaskari8441
      @claahiaskari8441 3 ปีที่แล้ว +1

      20 7 heeso ma ma Aqoonanyn walhi 3 jirAyaan Aha

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 2 ปีที่แล้ว +16

    Old is gold 🥇 I was really kid when I was listening this wonderful song 🎵 still on fire 🔥

    • @hamzaki7488
      @hamzaki7488 ปีที่แล้ว

      𝑂𝑙𝑑😂😊

  • @xinowcade9541
    @xinowcade9541 3 ปีที่แล้ว +13

    12 sano kadib caawa ayaan soo xasuutay 😭😭😭

  • @HasnaSamireh
    @HasnaSamireh 11 หลายเดือนก่อน

    Hestani cawa iyey igu tahay xasus an xasusan dono labo mid ten yela iyan leyahay mar waxan egaya carurta marna qofta sidey Ila dhaqmeyso iyan igaya laba daran mid doro iya tagan. 2-6/2024

  • @ishwaaqcady37
    @ishwaaqcady37 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestii iigu horeysay ee barto 2008 wiilal iyo gabdho habo yar dhashay dhageysan jireen ayadoo qax lagu jiro waxar cade dagneen xasuus maanta 9 March 2022🥰

  • @cabdixakinmaxmed848
    @cabdixakinmaxmed848 ปีที่แล้ว +1

    Heestan said ujclhy sabbta ne wa ina habr yarty kuso xasusto ango yaryar be noshidi jirty lkn sanad kee ahed ma xasusto hda we dhimaty ilahow janatul fardowso gay habar yartey 😢😢

  • @abdifatahibrahinyousuf2590
    @abdifatahibrahinyousuf2590 4 ปีที่แล้ว +27

    caawale casri 2020 yaa daawanaya like saar

  • @maxamuudaxmed-xk6df
    @maxamuudaxmed-xk6df ปีที่แล้ว +1

    Heestaan anoo 6 sano jiro AA maqlaye waxaa dhageysn jiry Wil wlky oo hada leh labo xaasle ah hada ay sanadku thy 2023/9 /4/September 5:23

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 4 ปีที่แล้ว +9

    Hees Xasuuseed.
    This is a Song I used to watched at a "Village Cinema"

  • @nuuradiinjaamac41
    @nuuradiinjaamac41 ปีที่แล้ว

    Heestaan waxaan dhagaysan jiray 2007.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +7

    Hestan markii laqaadey 2 iLig baa iga maqnaa😊kkkkkk when i was child

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 3 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa daawanaya xasuus ayey igu laheyd anoo yar ayaan la inamadayada iga waaweyna xasuus wakhtiga tagayow salaama 🙏

  • @xajiinaxajixajiinaxaji
    @xajiinaxajixajiinaxaji 4 หลายเดือนก่อน +3

    WHO IZ WATCHING 2025

  • @stress1474
    @stress1474 ปีที่แล้ว +2

    2023 🎉yaakale OO daawanaayo

  • @kafinhoo9356
    @kafinhoo9356 5 ปีที่แล้ว +18

    2019 dhagaysnaya legend awle😍

  • @samarasamara2841
    @samarasamara2841 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ahay gabar 19 jir ah oo nolol kala duwan so martay waxan sokoray hooyo laan nolosha aad ayey igu adkeed 😩manan helin qof igarab istago manan helin qof wax ii qabto marwaliba ciil iyo murugo ayan kujiray marka aan arko gabdhaha facey oo wax baranayan wan iska ooyn jiray wayo manan hesan qof wax😩 barasho igeya rafad dheer kadib wan guur saday alx hada waxan leyahy uur 7 bilod ah 😩

    • @abdiqadirali1562
      @abdiqadirali1562 2 ปีที่แล้ว

      Illaahay awlaad kheyrqabta haku siiyo walaal

  • @karaamayare5545
    @karaamayare5545 5 ปีที่แล้ว +87

    Hadiii aaan magafoow kaa aarsan lahaa
    Somalida dambiyo rajaan egayaa eed waxaad fashana yurubtaan halaa Ku illawayaa

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 ปีที่แล้ว

    Heeskaan qofkii dhagaysan jiray2007 ilaa 2008 dhac like kusii

  • @khalilshurkigaas6078
    @khalilshurkigaas6078 5 ปีที่แล้ว +16

    9.1.2020 😂😂😂
    Qof wlba yaraantiisi hadii dib loo fiiriyo waa ayaan dareee kkkkk

  • @mukhtaarbaashe3508
    @mukhtaarbaashe3508 ปีที่แล้ว +1

    08/12/2023 baan dib u dhagaystay
    Halaka 2007 igu horaysay

  • @rahmaduale1165
    @rahmaduale1165 8 หลายเดือนก่อน +9

    Who is watching 2024🔥

    • @djamolodinekhalid2608
      @djamolodinekhalid2608 4 หลายเดือนก่อน

      ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @abdiqanihasanomar3592
    @abdiqanihasanomar3592 5 หลายเดือนก่อน +1

    25/8/2024 ayan soboqdey hadii 2024 dawaneysid like saar

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 ปีที่แล้ว +7

    Old is Gold😢still 2023 Allow cimri dheer iyo cibaado suuban🤲🏿