Lafoole New Song - Hees Cusub - Caashaqa Ha GuulGuulin 2013 Remix

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ค. 2024
  • www.deeyoo.com: Heestan waa mid uu fanaan Lafoole dib u habeyn wanaagsan ku sameeyay ee dhageysi wanaagsan. Deeyoo Music team 2013.
  • เพลง

ความคิดเห็น • 645

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 ปีที่แล้ว +187

    Aniga weligey hal qof ayaan jeclaaday ilaahay wuxuu qadaray inay xaaskayga noqoto hadana waa xaaskayga Ilaahay jacaylka iyo ehelkiisa ha bad baadiyo caawa waxaan ahay Aabo haysta jacaylkiisa iyo Afar awlaad ah waxaan ku noolahay magaalada hargaysa aniyo qoyskayga 😍💔💞😥

    • @najaxadenn3816
      @najaxadenn3816 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha allah❤️❤️

    • @saharaaxmed5838
      @saharaaxmed5838 ปีที่แล้ว +7

      Mansha aalh wllo anba waan hely lkn waan is fahmi waynay caruur waan u hay wuun iga tegey hada qalin Ban ahay man ogi meeshu joogo 😥😥😥😥

    • @amirahamse4592
      @amirahamse4592 ปีที่แล้ว +1

      @@saharaaxmed5838 waan dareemi karaa xalada aad ku suganthy wllshy ilhy haku boga dhayo carurutana allh kula koriyo

    • @amirahamse4592
      @amirahamse4592 ปีที่แล้ว +1

      @@saharaaxmed5838 wllshy samir kabadi samra sadki ma waaye

    • @saharaaxmed5838
      @saharaaxmed5838 ปีที่แล้ว +2

      @@amirahamse4592 shukrn wllo Haye

  • @faadumomaxamed8292
    @faadumomaxamed8292 8 หลายเดือนก่อน +28

    Tariikhdu markey ahayd 19/9/2013 ayaa waxaan is guursaney wiil anigoo garin da,dii guurka yacni yar oo waxbarasho dusige dhexe kujira ayuu guur iiso bandhigtey anigoo xaalad adag kujira oo markaa maciin bidaya nolosha guurka taas ooh inaan ahaa gabar aan hooyo iyo aabo midna aan lasoo korin oo ayeydeed korsatey markaas ay igaga tagtey naag uu adeerkey qabey iyada oo adey daqtar anigana aan waxbaraanayo ayaan waxaan caqabad kala kulmey naagtii adeerkey qabey taas oo dagaal af iyo adina igu haysey😢 alx u danbeyn waxaan galey nolol aan islahaa markaas waxaad kuheleysaa nolol wngsn farxad iyo ixtiraam alx waan gursadey19/9/2013 waxaana dagey magaalo kafog meesha aan kubarbaarey oo ninka reeriihiisu daganaayen markan rerkiisa leehyahay maaha kuwa isga dhaley ee waa kuwo ay isku haybta sheegtan ugu danbeyn waxaan dagey guri aan boqorad ka ahay alx waxaan joognaba waxaan noodhashey wiil alx waan farxsaneen markii 6bilood uu iigarey ayaan hadana uur yeahey alx waxaana usoo labtey familkeygii si aan farxada ula qaybsado oon cunugeyga utuso una muujiyo inaan marwo ahay alx waxaan lajoogaba waxaan kudhaley wiilkeygii labaad alx waxaan lajoogey sanad kadib waxaan usoo laabtey gurigeyga anigoo wata labadeyada wiil alx waxaan joogaba waxaa dhalney wiilkena 3aad alx waxaa nasoo galey khilaafad aan dhamaad lahayn taas oo sababtey inuu wiilkii balwad yeeshey isgoo og iney noo jogaan caruur wax walba ubaahan kena ugu weyna uu rabo dugsi quraN ayuu balwad bilaabey ninkii wuxuuna yeeshey saaxibo xun xun heer uu sida tuugada gurigiisa ugusoo dhaco waxaan sidaa kujiraba waxaa dhacdey in da,deydii afraid aan uurkeda qaado lkn anigoo wax uura isku ogeyn ayaan qaxaan iska dreemay nabar waxaan igu dhacdey tabardro dhiigbax aan wax dhaqtara uhelin😢alx ugu danbeyn ilaahay wuu icaafiyey waxaana qaadey uurkle waxaana noo dhashey wiilkle alx lkn inta uusan wiilka shanaad noodhalan maadama ay jirtey d,a igadaadatey ayaan kan shar u iri lkn waxaan isoo gashey xaalad cunugeyga 5naad inta aanan dhalin ayaa waxaa iga saqiirey wiilkii sadaxaad isgoo 2bo sano iyo bar jira alx waan kusamrey ilaahayna badalkiisa waa isii yey alx🤲😢 waxaan sidii ahaanaba wiilkii waan I hayn weyney heer aan wax daryeela uusan noofidin oo xataa xaaladayada uusan kawar qabin waxyaahaba aan kaga tagey wXaa kamid ahYd cunigii iga saqiirey dhaqtarka igama uusan cawin anigoo xaamilaa hadana aniga ayaa hayey isguna marfarshka qayilaada ayuu jogey aniga ayaa hadana latabcaaney gurigii ayaan la aadey cunigii midkii dugsiga iga jirey ayaan hadana sookaxaystey midkii klena dariska ayaan ugatagey waana kasoo kaxaystey caruurta dariskaa ayaa waxay cunaan isiiyey aniga waxaan garey heer aan far qaadi waayo hadana cunuga igaxanuusan ayaa waxwalba iiga darnaa hadana waxaa jirtey caruur dariskeyga aan wax u aqrin jirey ayaa quraan iisarey alx ninkii ayaa xili dambey iijimid alx ugu danbeyn cunugii wuu iga saqiirey alx anigana waan dhaley bil kadib alx 1sano markuu garey ayaa waxaa dhacdey in aniga ceel ila dumo alx ilaahay ayaa dariskeyga iibixiyey wexayna kamid ahayd sababihii aan ku kala tagney ilmahayga aabahood taas oo sababtey inuu caruurteyda iga qaato wuxuuna iga qaatey 18/3/2021 ilaahada waan kla maqanahay aniga iyo caruurteyda lkn waan wada hadalnaa alx ilaahay cimri dheer iyo Cafimaad haysiiyo iyagoo nabadana hana kulan siiyo🤲😭 isagana cadowgiisa hawnoolado waayo qaa ilmahayga aabahood cay iyo habaar toona igama mudna heestana waxay isoo xasuusisaa caruurteyda iyo qoyskeygii faraxsanaa siduu markaliya iskubadaley 💔alx waxkas oo dhaca aduunka ayaan imtixaan laga waayin ilaahayow aakhiro hana hoojin yaarabi 🤲 wll qisadeyda hadii ay kusoo gaarto fadlan iigu ducee ilmahayga in ilaahay imri dheer iyo Cafimaad iigu waariyo iyo cibaado suuban il bini aadan iyo carabkooda ilaahay iiga dhawro yaarabi aamiin 😭🤲

    • @user-ce3le9sk6r
      @user-ce3le9sk6r 7 หลายเดือนก่อน +1

      Gaclo😢 wn dhamysty qisadaada gobeey Lico ha jabin😢 ilmhgana ishlla wad helysa😊

    • @faadumomaxamed8292
      @faadumomaxamed8292 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-ce3le9sk6r mahad sanid wll mcn 😢

    • @buloeizeali4137
      @buloeizeali4137 3 หลายเดือนก่อน

      Ilahay wllo haysku kiin soo ururiyo

    • @qurayshyuusuf8112
      @qurayshyuusuf8112 3 หลายเดือนก่อน

      Aduunka iska waayo baddan ee alle ha idinkulmiyo adiiga iyo ubadkaaga cimri dherer iyo wx barasho ficana alle ha siiyo wllo adna aayadaha Quraanka iska akhriso waayo heesuhu wxay tabtaan boogaha ina damqanaya halaka quraanki daweeyo

    • @Daljir143
      @Daljir143 หลายเดือนก่อน

      Abaayo waa i calool xumeysay qusadada masawir camal baaba lay tusay, Illaahay ubadka hakuu deysto adne nolol qurux badan ku waaar❤😭🤲

  • @user-pg8ow4uo3t
    @user-pg8ow4uo3t 2 หลายเดือนก่อน +7

    Heestaan anni maaley qaaday 😢 reerkeyga sawabteyda ku bur buray waana ka shalaynayaa dadka iga danbeyow ilaashada jeceeladiina hadii kle ciqaabtiusa waa mareysaan😭🙏💔

  • @nimcoinamohamed4886
    @nimcoinamohamed4886 ปีที่แล้ว +44

    10/10/2022/ gacalow wanageena haku dumin garadkaaga waxan salmayaa qof kasta oo qof jeceladay♥️❣

    • @nadiagacal7059
      @nadiagacal7059 10 หลายเดือนก่อน

      😢😢

    • @maxamedyare4935
      @maxamedyare4935 7 หลายเดือนก่อน

      Gacalow waganeena haku during garadkaaga cabdulahi

  • @user-ru5nn2pf9y
    @user-ru5nn2pf9y 3 หลายเดือนก่อน +12

    17:10pm Tuesday😢23/04/2024🥺qoralkan waxan arki dona iyado 10 sano kaso waregtay hadan diman insha Allh🥺🙏isjeclada oo iscafiyaa🙏

    • @jbr724
      @jbr724 หลายเดือนก่อน

      🙌🏾 20:11pm Sunday 02/06/2024

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 4 ปีที่แล้ว +45

    Dhirta lama garaacaanka,
    Gunta xididka haw saarin !!
    Geed midhaha laga goosto
    Jiriddiisa lama gooyo !!
    Guryo samo adoo yaala ,
    Abaar reerka lama geeyo !!
    Adoon sahan ku guuraynin ,
    Geediga ha heesaynin !!
    Nantes, France .
    17:17
    8/12 /2019

  • @ugbaadahmed2562
    @ugbaadahmed2562 2 ปีที่แล้ว +23

    Heetan waa garanaya qof qiimaheeda fahmaya waa markii igu horayseen maqlo waxaan dal xiis ujooga meesha sheekh laydhaa taarikhdu waa ,2022,6.15 sacadu ,10,kiihabeenimo iyo,8 daqiiqo❤

  • @baxsanx.dheere7111
    @baxsanx.dheere7111 11 หลายเดือนก่อน +10

    Caawa waa habeen jimce ah taariikhduna tahay 17/8/2023 waxan joogna magaalada Hargeisa waxa ila fadhida gabadh asxaabtayda kuwan ugu jecelahay kamida ayaa ila fadhida business cusub oo aanu bilawnay ayaanu hawlihiisa ku daalnay heestana waanu ku nasanaynaa waxaan rajaynayaa in anago billionaire ah inaan heestan dib u dhagaysano

    • @Daljir143
      @Daljir143 หลายเดือนก่อน +2

      Labadiinuba guuleysta hablahaygii from Muqdisho❤🎉

  • @hamsemohamed8169
    @hamsemohamed8169 4 ปีที่แล้ว +121

    Still listening February 2020❣🎯
    Nabad galyo korkiisa ha ahaato qof kastoo wax jeclaaday ama la jeclaaday❣

    • @odaysoomaaliyed538
      @odaysoomaaliyed538 4 ปีที่แล้ว +4

      Labadaba ninka isku hellay janada illaahay hageeyo kkkkk

    • @kawsarkawsar6413
      @kawsarkawsar6413 3 ปีที่แล้ว

      Ilhy haw gar garo qof kasta oo qof an loo qorin jeceldy😭😭😭

    • @Ha_samaato
      @Ha_samaato 3 ปีที่แล้ว

      Hayaaay 🥰🥰

    • @awoomer599
      @awoomer599 2 ปีที่แล้ว

      (

    • @awoomer599
      @awoomer599 2 ปีที่แล้ว

      @@kawsarkawsar6413 olpll0)p

  • @nasronasib
    @nasronasib 2 ปีที่แล้ว +24

    Aduun Iyo xaalkiis Allaaa maxeey ilmo iyo hooyadood is waayeen ilmo iyo Aabahoodna is waayeen CAJIIB usrooyinka Allaah ha ha gaajiyo inshallah Raxmaan 😭😭🤲

    • @haliimaahmeddiini7652
      @haliimaahmeddiini7652 3 หลายเดือนก่อน +1

      2024 ilmahayha ayan raba inan go'an kagaaro dan ayana igu kaliftay marku dhahayo ubadkena garabkoda ha baneynin qalbiga aya qac idhahay hadana dantaa iciilayso maxuu nin xumi gabar kudheelay ax ilahow malin un wan gaari doonaa heer familkayga io ninka sas igalayna wan ka guuleysan doona oo kagacan sareyn doonaa i.n ilmaheygana wan helaya markan iskufilnanshiyo gaaro commentigagana markan arkay 3 sacadood o xiriir ah ayan iska oynayay manta waxan oohin ehen mahayo tabar mahayo cafimad mahayo dhaqaalo mahayo balse wan istago doonaa malin uun😢

    • @FilsanMohamed2024-hg1qs
      @FilsanMohamed2024-hg1qs หลายเดือนก่อน

      Strong women mcnto one day I a wan heli doonta carurtada😢

  • @kowsarjama6437
    @kowsarjama6437 10 ปีที่แล้ว +40

    gocoshada ha baar barin ha u fiirsan godobteeda guurka iyo sharaftiisa hagambiyin jacaylkena what a nice voice i love u so much lafoole

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 ปีที่แล้ว +16

    2004-2021 ayaan dhagaysanayaa balse. Maantana anigoo heestani i khusayso ayaa markale còmment ka bixinaya.
    Gabdhoow gurigiina si fudud haku burburina ee samir iyo dulqaad muujiya. Caruurtiinana garabkooda ha banaynina.

    • @amiirarayz5492
      @amiirarayz5492 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi aniba wey itabatay heestan qof xalad adag ku jiro kaliya aya fahmi karo 💯

    • @worldtoday1331
      @worldtoday1331 3 ปีที่แล้ว

      @@amiirarayz5492 haa walahi abaayo anigaba hada waxaan leeyahay gurigaga haiska dumin masayr aan jirin ìyo dadkale hadalkooda ilmahaga ha banaynin garabkooda.
      Adiguna samir iyo guul kuu rajaynayaa

  • @qaysarsaadiq2784
    @qaysarsaadiq2784 ปีที่แล้ว +16

    Dabeecadeeda wangsan darteyd ilhow calf iigu dar haduu khyr iigu jiri hadaadan iigu darina nin wanagsan oo ilaaliya sii 👸🥺❤️

    • @xafsougaas6622
      @xafsougaas6622 ปีที่แล้ว +1

      Nin rag eh boqor ayaatahay wall in illaahay calaf iskugu kiin daro ayan rajayna insha allaah

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 ปีที่แล้ว +19

    Heesta waxaan dhageeystay malin dhaweed with my husband but I am married. 10 years Alx waligeen halmalin gurigeen dagal odayaal imaadan ka ma dhicin Alx AllAh noosiyaadsho ku waan heeysan Allah siiyo Amiin

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 2 ปีที่แล้ว +25

    Hesstan wiilka cod macan ku qadey ayan ku arkey tiktok inabadan ayan radiya helay hada 😄

    • @nawalali7934
      @nawalali7934 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa anas io saamiYa 🥰anba halkaas kasoo arkY

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 2 ปีที่แล้ว +1

      iyadoo ramadaaan ah 😀😀😀 xishood la aanteenna

    • @chitopaz252
      @chitopaz252 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiashireabdiahmed7640 🤠🤠🤠🤠🤠

  • @shamsodagan4717
    @shamsodagan4717 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxaan dhageysanaya anigo ay qasaalad ii daaran thy oo seygeyga ii soo socoyo beri oo axad ah 2024/5/12/ i.a ilaahey inta is jecel ha isku keeno anne reerkeyga alle ha ii barakeeyo salaama dadkeygow❤

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 27 วันที่ผ่านมา

      Allaahumabaarik 💍❤️ Abaayo

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 2 ปีที่แล้ว +11

    Lafoole waxaan siiyey bilada fanka ee somaliyeed 👊

  • @ibraahimhusseinali208
    @ibraahimhusseinali208 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan la hadlaayaa kuwa 2050 daawan doona wxaan ahay awoowgiin nabad-galyo iyo Salaan inii sii dhigay halkaaan Waxaan Kaloo idiin sheegaa anagu waqtigeena inta ugu badan Dagaal sokeeye iyo qabyaalad ayuu ku dhamaaday, dadkowga caalamka Jiilkooda ay mustaqlka sugaayaan Taariikh iyo sooyaal ayay U reebaan balse anagu Dad nuuca aan kor idinkugu shegay ayan aheyn Naga Raali Noqda Plz🥺🙏
    Waxaan idiin dunidaan gaaabiska ah inaad wanaag Uga tagtaaan.❤️

    • @TariikMuhumed-ln8ch
      @TariikMuhumed-ln8ch ปีที่แล้ว

      Walee Waad sidaad sheegtaay Awoowayal Ilahay ha Idin xafido ee iso duuce Hdaan dhintaay😢
      18/05/2023
      Time 2:10pm
      Somalia : dhopley
      Kowaaad

  • @Aliza-pu9gb
    @Aliza-pu9gb 2 ปีที่แล้ว +28

    Adoo xanaaqsan heestan malagugu sasabay😅 Ala maxey dad badan isku heysaa heestaan 😍🙈

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 2 ปีที่แล้ว +8

      Wax isasaba ma arag anaa niyada isaga dhista🤣😅

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 2 ปีที่แล้ว

      @@loveumom2746 😀😀😀 qof adag

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiashireabdiahmed7640 adeeyga noloshaa u baaxan sxby

    • @hannabeauty2540
      @hannabeauty2540 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 Waxi dagaal aawatay dhan wlhi waa la laabty marki l ii daaray

  • @asmamaxamedey8042
    @asmamaxamedey8042 5 ปีที่แล้ว +32

    2019 7. 4
    Inti jacayl soo maray salaan zare♥️♥️♥️
    Hees qiimo leh wllahi meel bay itabatay ax yaa jacayl ♥️♥️♥️
    Guryo samo ado yaalla abaar reerka lama geeyo♥️♥️♥️

  • @suhaybgafaneh5687
    @suhaybgafaneh5687 5 ปีที่แล้ว +16

    28/7/2019 yaa dhagaysanaya,
    heesahaa Lafoole safarka wax kaga macaan ❤

  • @Ramboooooooo
    @Ramboooooooo 5 ปีที่แล้ว +84

    💚03/December/2018💚
    "Dhirta lama garaacaanka
    Gunta xididka haw saarin
    "Geed midhaha laga goosto
    Jiridiisa lama gooyo"
    "Guryosamo adoo yaala
    Abaar reerka lama geeyo"
    Waxaan salaamayaa intii maalin uun wax jeclaatey. Waqtigu ha idiin wacnaado goob kasta iyo goor kastaba.

  • @hodanhassan138
    @hodanhassan138 2 ปีที่แล้ว +13

    Gacalow wanageena haku dumin garadkaga🙏🤭

  • @ayaanabdalla69
    @ayaanabdalla69 ปีที่แล้ว +14

    Markii igu horeysan heestan bartay waxeyd 12 nov 2021 sanad la so tagay waxa ibaray wiil aan mudo asxpey ahyn saxibtinimo naga dhaxeysi malin malaha kamid
    ayuu xarir guur isoo bandhigtay markas asi xalad adag family ku jiray ani waxan ahyd dad asxp xaladihisa io teyda isla socon jirni
    Waqtigas iso bandhigty wan qadan wayay waayo muuna iqorsheysnen mana ku fikireyn wax mustaqbal ama xagisa kama fileyn layab igu noqtay igu danbey wuxu iyiri ka so fikir waqti ku siin waqtiga raali ka noqto is guursanenaa haye ku dhahay mudo malmo kadib tarikhada ahyd 12/nov/2021 ayuu ila so hadli malinkas wax badan isla hadlin wana ka aqbaly waxan ku heshiinay inan is guursano malintas ayan ka maqly heestan ushidan macnehada io heesta ma fahansanen balse asa ifahan siyay walibo heestas isoo diray wixi ka danbeyay malinkas markan wada hadleyno wuu iqaadi jiri xita vedio iska so dubay iso diri jiray kaliya heestan bis ima barin mid maxamed mamo io qamar suugani mid qaday sedexsan iqaadi jiri blse heestan waxeyd mid mar wlbo iqaado tan kale wuxu idhihi jiri hadad oorideyda noqto odayal io family qilafkena ma kaari dona mana kula digaali doono hada kala xanaqno heestan ku qadaa blse
    Nasib xumo wiilki ibaray heestan ee sas idhahay manan is calafan waxana nisku keen diiday qeyb kamid family kiiza
    Wixi qoran io calafkada la cuna maqli jiri balse calafkeyga muusan
    Blse anaga wan jecleyn in is calafano
    Ila hada qalbigeyga kama uusan bixi qof kale kadashi manan baran malinkas qalbi jab io murugta ka qaday ila waqtigan wuu ihaya nolosheyda wee is badashay dartis qof walan unoqon rabi
    Waayo waqti walbo waxa ihortagan balankii aan wada kalni io waqtiga soo doonashadeyda xiliga qorsheysani ka dhineyd hal bilan
    Malin sabdi duhur tahay call vedio kuwada hadlin waa waqtiga nisku ken danbeysi wixi ka danbeyay musan ila soo muda isbuuc been isheegi jiri in familykisa ididen wuu ika qariyay telephone meel walbo iskala xarir jirini wuu ika qabn wyay ane waxan ahyn laba qof kala fog labo magaalo kala joogo markii danbe walalkiz ayaa isheegay sida wax ijiran markan farin uqoray wrydiyy run wa idhahyy wuxuna ishegay familykisa soo qancin doona ila hada wax jawab kama helin waqtigas ila hada sidi ayan kula amusanahy
    Mudo markan ku dalay farin io wicitan ayaa walalkiz kuri isla joogan idhahy wiilkas wu ka tashtay gaber ina abtigis lagu dari raba xarirkina wuu jaray wax wlbo adi kugu sabsab wuu iska saaray ane wan quusan wayay bishii ka niyed arooskena dhan waxan ku dhameysti ohin murug in qolka ka so bixi wyay waxana dhashay sanadka cusub 2022 habenkas dhashay snadka cusub ayan go aan karay in iska saaro asiga dhan qalbigeyga ka tiro ila hadne waxan joojiyy kaliya oohinti io xaririnta asi xaririnay wax wlbo asi ku sabsan igu yaqnay samey jiri blse ila hada sidi kaliga wan ku riyoda habenkii mar mar waxan iska dhageysta heestan
    Habenanka qaar Xususihisa alabtuu aqlkena usoo gaday io sawiradisa sa udawanayo subaxdi leygu garaa
    Cawatahay tarikhada 25 sep_2022 waxan dhageysan heestan waayo wan joojin la ahay heestan dhageysigeda waqti wlbo uxiiso wan dhageysta
    Waxan rajeyn qalbigeyga ixasilo iska ilowbo asiga gaberti calafkisa noqto alle isku barakeeyo owlad salax kala siiyo waxan urajeyn farxad io cimri dheer meel walbo uu joogo

    • @xafsougaas6622
      @xafsougaas6622 ปีที่แล้ว +1

      Qalbiga allaha kuu qaboojiyo abaayo 😢

    • @CabdimahadAxmedxagaley
      @CabdimahadAxmedxagaley 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa xanuun bdan thy mrki qofka aad sugeeysay lagu dhaho wka tashaday lkn qalpiga kasoo cesho oo salaada badso ilaah hku siiyo frxd waan ka xumahy😢😢 wxi kugu dhacy😭🥺💔

  • @adamabdi3558
    @adamabdi3558 5 ปีที่แล้ว +26

    Waa hees dareen lagu qoray , si gobonimo ayuu u garqaadanaya una hogo tusaaleynaya!
    “Wixii dhacay rabi hayna garansiiyo” si dhexdhexaad ah ayuu u duceeyey.
    Ereyada yaa leh?
    2019-march
    Allah yacizak lafoole

  • @quruxsanxasa1562
    @quruxsanxasa1562 3 ปีที่แล้ว +7

    Ax hees wey dhafty 😢inta xajo gurigeda gudii odayalosary hadii lesku wada geyo boqol io legbeygadhy 😭😭😭

  • @amalinah.amalow8513
    @amalinah.amalow8513 2 หลายเดือนก่อน +4

    Still listening 2024❤️🥰

  • @sharmakeahmed7318
    @sharmakeahmed7318 5 หลายเดือนก่อน +3

    Caashaqa Ha guul,guulin Gacalooy wanaageena Haku dumin garaadkaaga ❤️21/feb/2024. Gurboodkiyo dhalaankeena Ha banaynin garabkooda❤️

  • @user-wf6bq5dh3v
    @user-wf6bq5dh3v หลายเดือนก่อน +1

    Allow iga masax heesaha
    Waxaan jeclahay wiil akhlaaq leh alle ha daaye haduu calaf i galo insha allah waxaa balan ah inaan nolosha hormarked ka talin doono waan ku jeclhy xbbi Hassan mahamed 😊😊😊allow guurkena so dhawe 🎉🎉🎉😊😊😊😊😊

  • @saaimahmed5337
    @saaimahmed5337 7 ปีที่แล้ว +18

    Heestaan Kama daalo dhegaysigeeda
    rag Ninkaan gabadhiisu goldaloolo ka ilaalin qayrkiisa garab jooga weligii magaaraayo Hadalkiyo Go'aankiyo taladiyo gudoonkiyo Rabi hayna garadsiiyo

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore 7 ปีที่แล้ว +20

    aaaaaaaaax walaahi xasuus baan galay albumkaan waxuu soo baxay 2004 gabar baan waagaas is jeclayn oo khadro la oran jiray marwalbo oo jikada ey ku jirto oo cunto ey karineyso wey dhageesan jirtay lafoole boqorka codka nooloow aniga albumka 24hours gaarigeyga ayuu ka shidnaan jiray

    • @salmansaleh69
      @salmansaleh69 3 ปีที่แล้ว

      Waayo waayo ayaad xasuusatay

  • @amiirabdale7634
    @amiirabdale7634 ปีที่แล้ว +3

    Heesta an aduunka ugu jecelahay
    Iyo fanaanka kaliya ee an dhageysto
    Lafoole
    Cimriga iyo caafimaadkaba rabi ku barakee

  • @hamthaindhacase8697
    @hamthaindhacase8697 2 ปีที่แล้ว +13

    Lafoole Qofka Noloshayda Farxad ay ka heshay baa mar kasta dhagaysta Ana waanba Jeclaaday hees kastuu leeyahay Isaga dartii baan u Dhagaysta🥰👑
    Lkin Heestan wàa heart touching 😓

  • @fatuushdahir2426
    @fatuushdahir2426 2 ปีที่แล้ว +13

    Hadalkiyo go’aanki
    Taladiyio guddonki
    Baritiyo waxi gaadha
    Rabbi hayna garadsiyo
    Ilahow Calaf nesku keen dar ❤️🤲

  • @farhioadan9074
    @farhioadan9074 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo iyo aabe kala tagoodu ma fiicna xanun ka wayna ma jiro wlhi qofkii soo arky un baa dareemi kara uma dooreen ilmahyga tas wlhi qoraalka rabi marka laga reebo😢😢

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 ปีที่แล้ว +16

    hanbaalyo walaalkay inaad hiiraan dalxiisa ku tagtay [hesaahaadaan waxaan ugu jeclaahay qurbo leskumo guursado ku qabatay mooye quurbo leskuma guursaado

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore 6 ปีที่แล้ว +7

    ax albumaankaan 2004 marku soo baxaayay gabar baan is jecleyn xasuuso badanaa aaaaaaaaaaaaah

  • @cabdishakuur4136
    @cabdishakuur4136 5 ปีที่แล้ว +64

    Qaar baa "Dislike"ta Heestanoo kale saaraya. Qalinle ayaa odhan jiray "Down load button bay mooden"

    • @iqra_sharaf
      @iqra_sharaf 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @aaminaabdi9088
      @aaminaabdi9088 3 ปีที่แล้ว

      Hhh waan kusaalamay abwan

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend lafoole fanan an jeclahay🥰🥀 hees talo iyo tusaale xambarsan👌🏾😍

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 2 ปีที่แล้ว +4

    2012 Anigoo aad u yar ayaa waxaan ka dhegaysan jiray taleefan uu lahaa walaalkay iga wayn
    Aniga koley ima taabanayn lkn inay waano tahy si wacan baan u fahan sanaa
    Midhuhu aad ayay u qiima badan yihiin qofkii fahmaya

  • @Warsan614
    @Warsan614 3 ปีที่แล้ว +14

    still watching 01/28/2021 time 11:13pm rosemount Minnesota USA

  • @sharmaarkesama-wade1395
    @sharmaarkesama-wade1395 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ten years later, still I’m listening😢

  • @suleimanahmed7977
    @suleimanahmed7977 ปีที่แล้ว +9

    "Caashaqa ha guulguulin Ha udiidin gogoshiisa Gacalooy wanaageena haku dumin garaadkaaga Garashada haweey'deenin Ha uguuxin nacabkaaga Gurboodka iyo dalaankeena Habaneeynin garab'kooda"
    Date 30 jan
    Year 2023
    Time 02:39Am midnight

  • @mohamedfuture6903
    @mohamedfuture6903 10 หลายเดือนก่อน +2

    01-09-2023 ayaanu isku dhacnay gacalisadayda imikana waanu ka heshiinay oo xal ayaanu helnay alxamdulilah gacalisadayda mcn aad ayaan ujecelahay ❤❤❤waxan leyahay adaan ku doortay mcn

  • @user-kd2dv7nl3x
    @user-kd2dv7nl3x 8 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waa jeclhy commentigan wuxuu ii noqon doona xasuus caawa oo tariikhdu thy 1/11/2023 saacadu thy 11:4 hbeen soo galeyso arbaca wxaa jogaa gurigyga heestan incha allaah maalin maalma ka mida waa wda dhageysan donaa qofka aduunka ugu jeclhy magiiciisu yhy cismaan ahmed cismaan waana habeen aan farxsaney wxa joga berbera lkiiin isagu safar ceerigaaba ku maaqan yhy🥺💍🫶🫂❤️🔐

  • @muscabramosofficial9421
    @muscabramosofficial9421 3 ปีที่แล้ว +10

    Lafoole legend wali hestaadii iyo codkagaba wan ku raaxeystaa

  • @cadoowgaruun6075
    @cadoowgaruun6075 5 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad mohamed hassan Lafoole fanan ku dayasho mudan

  • @khaliilcabdiraxmaam1510
    @khaliilcabdiraxmaam1510 2 ปีที่แล้ว +12

    ✌✌
    Hees aan caadi ahayn
    Waxah ku wada mirqaamaynaa dhalinyaro ciyaalnimadii isku koox ahayd💥💥
    Habenimo jimcahe soo galayo
    Hargeysa, somaliland
    21:57 pm
    9-12-2021
    Wixii iga danbehsa like dhac bidhac🤣✌💥

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 2 ปีที่แล้ว +5

    legend wayn one of my favourite singer lafoole horay usoco.

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 4 ปีที่แล้ว +32

    Ciyaalka 2000 dhashay ma fahmi karaan heestan, keliya waxaa fahmi kara nin guri leh oo garanaya kaska iyo maangaabnida dumarka. Waxaa sameeyey nin gabadhiisa u gar-dhiganaya.

    • @adanomarsabrie7889
      @adanomarsabrie7889 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh sax waye sxb ciyal ninka dhere wa uga dhamatay bbe rux le yaqanan

    • @aish-a2020
      @aish-a2020 3 ปีที่แล้ว +5

      Walhi wan dhashay qaraamiga io murtida aadbn ujecal 😪😪😪😪

    • @geeskaafrika5040
      @geeskaafrika5040 3 ปีที่แล้ว +2

      @@aish-a2020 (boqol iyo lag bay dhaafay) maxaa (lag) laga wadaa?

    • @aish-a2020
      @aish-a2020 3 ปีที่แล้ว +2

      @@geeskaafrika5040 mashan imtax ma iga qadaysaa hhh
      Waxay ilathy inta odayaaal xajadeena galeen 100 dhaafty as in waa wax farabadn cml

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂yaa ku yiri mafahman ana 2003 dhashay walipa bishi 7ad magalana ku korayp waligay mi iska dayr gobol man tagin wana fahma murtida badanked😉😊

  • @hassanesse3347
    @hassanesse3347 2 ปีที่แล้ว +12

    To the person who reading even though I don't know you, I wish you all the best of what lives has to over you, Allah bless you and stay healthy for everyone❤

  • @apdallaosman6438
    @apdallaosman6438 2 ปีที่แล้ว +5

    Tuesday 5 October 2021 heeso waa intii hore 😭❣️

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan Cawa Oo ah Habeen Ciida baan dhageesanaya Ramadan Waan soo soomay
    2/5/2022
    ujeedo aan udawanaayo garanmaayo🤭

  • @sumayaali6360
    @sumayaali6360 5 ปีที่แล้ว +14

    28/11/2018... malintn go.aansdey inan katago qofkn adunka ujeclaa 💔

  • @amaaljojoo898
    @amaaljojoo898 3 หลายเดือนก่อน

    War yaa igadabeeyo April /2024 anoo dhoocil ah baan jeclaa heestan oon caashaqa talo iyo tusaale kahayn😂🤣

  • @sultanfarhanetoo1672
    @sultanfarhanetoo1672 5 ปีที่แล้ว +6

    million times ka badan Ayn dhagaystay eeesh qiyazak

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhti Wanaagsan 2006.07 baan ku Raaxay jirey Djibouti, Saaka Seattle Washington ku noolahay Ilahow nimcada noo Siyaadi, intii dhibanna u gargaar Ummada Soomaaliyeed, ❤❤❤❤ Nabad iyo Jacayl

    • @xamda3436
      @xamda3436 21 วันที่ผ่านมา

      Nin so jabyy 😂❤

  • @abdirizakmohamed8266
    @abdirizakmohamed8266 2 ปีที่แล้ว +3

    Guryo samo adoo yaala abaar reer ka lama geeeyo adoon sahan ku guureynin geediga ha heensaynin #legend lafoole

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว +8

    Heestan markii ugu horaysay waxaan dhagaystay 2021 bishii April sanad ka hor markaa ex husband kaygii warqada furiin ka qaadanayay markaa dareen iguma hayn oo in la i furo bas ayaa ii cadeed laakin caawa waan ku qiirooday wllhi isagana allah haw raxmado caawa waa mayti anigana mid qayr qaba alle ha igu beego kolay isaga oo kale heli mayee😪

    • @honibro5385
      @honibro5385 ปีที่แล้ว

      Illahay caafis weydiso wllo plz

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 ปีที่แล้ว

      Marki hore ayad jacayl iyo wanaag ku bilaban nolosha ✅ hada ka fikir tan ku xigto

    • @abdinasiromarali
      @abdinasiromarali ปีที่แล้ว

      Ilhy ha u naxariisto lkn mxa iskaga furty marka

  • @hassanismail2307
    @hassanismail2307 ปีที่แล้ว +2

    Hestan adbay iga dhax baxday waxa moda in ani la I qaday mnta igu horaysa hestan ano la dalan arinta ani iyo gabar an 3sano wada soconay lkn qisadayda ma qori Karo lkn jcylkaygu wuxu Garay inan hablaho dhan iyda darted uga marmo noloshayda o dhan waxan ku so kobay iyda lkn 🥲iso ducey hada aragty qoralkan mnta tarikhdu tahay 23/12/2022

  • @mohamedbashir3861
    @mohamedbashir3861 5 ปีที่แล้ว +9

    2019 yaa dawanooyo

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 3 ปีที่แล้ว +4

    Monday night time 11:38Am habenimo allow nolol wacan baan kaa barye insha Allah ilaa aqiro

  • @burcaawiboy2948
    @burcaawiboy2948 5 ปีที่แล้ว +4

    Rag ninkaanay gabadhiisu
    Goldaloolo ka ilaalin
    Qayrkiisa garab jooga
    Wali ma gaaraayo
    Wow

  • @hiilqaran7570
    @hiilqaran7570 5 ปีที่แล้ว +8

    2004--2019 sow xasuusta qaarkeed kuma quudsho xididada...

  • @herjzanshax5218
    @herjzanshax5218 2 ปีที่แล้ว +2

    Adoon sahan ku guureynin geediga ha xiiseeynin😭
    18/4/2022
    Nairobi, Kenya

  • @nimcoqurux1016
    @nimcoqurux1016 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta waxan dhagaysanaya 2022 July 7 30 sacaduna 1200..malinsabtiya murugba Ihaysatee waligayna madhageesan😭😭😭😭😭

  • @InfiniteLightPerspectives
    @InfiniteLightPerspectives 5 หลายเดือนก่อน +1

    10 Years Leter, Still I'm Listening this amazing Song.🥲

  • @somalijacayl2076
    @somalijacayl2076 10 ปีที่แล้ว +9

    Waaaw amazing I wish inaa gurigeeya sahay uga dhigo ereyadaan Afkaada caano lagu hab Lafoole

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 ปีที่แล้ว +7

    Deeyo music was one of the best song and video productions and now they're nothing sory!😲

  • @indhacade564
    @indhacade564 6 ปีที่แล้ว +7

    ha guul-guulin waa hees mcn runtii runtii fanaanka qaaday maxamed xasan aad ayaan utaageeraa heesihiisa qaar waxaaa jira kuwo hadaan dhageysto aan ilmeynaayo

    • @absaakmahamud9498
      @absaakmahamud9498 4 ปีที่แล้ว

      waaw isimid ayeynu nahay lkiin waynu dhaanaa kuwa iska dhageysta wlee

  • @nasrilaki8hasan140
    @nasrilaki8hasan140 3 ปีที่แล้ว +5

    2020 yailadawanayaa☑️💕

  • @guuletkhadar8166
    @guuletkhadar8166 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan odhan karaa fanaanki ugu qimaha badnaa buu ahaa Mohamed Hasan Husen Lafoole ❤

  • @hoodoyuusuf4108
    @hoodoyuusuf4108 2 ปีที่แล้ว +4

    Ana caawa ayey ii shidan tahay 💔

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 2 ปีที่แล้ว +2

    Geed miraha laga goosto
    Ha jiridiisa lama gooyo
    Guryo samo adoo yaala
    Abaar reer lama geeyo
    Adoo sahan ku guuraynin
    Geediga ha heensaynin
    😭😭😭😭😭

  • @ridwaanteeriyo2153
    @ridwaanteeriyo2153 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan markii igu horaysay waxay ahayd 2009 , wakhtigaas oo aan safar ahaa , djibouti to hargaysa , intii aan ku soo gudo jiray bay ka mi ahayd heesaha gaadhiga ka baxayay , balse aanan fahmsanayn heesta sababto waan yaraa balse xasuus bay igu reebtay , ka dib meel haddaan ka maqlo heesta xasuus baan dhex mushaaxi jiray , waxay igu ka liftay inaan baadho heesta iyada oo dhamaystiran si aan u dhagaysto balse ima suuratagal inaan helo , 10 sanno ka dib baan helay hees , 2019- 08-11 maalin ciid carafo ahayd , cajiib iyo cudoon wanaagsan bay leedahay

  • @hibamohamed8702
    @hibamohamed8702 2 ปีที่แล้ว +2

    Guryo samo adoo yala abar rerka lama geyo🥺🥺😭 rabiyow saan jaclnhy ino yeel isku kaya keen

  • @HalimaHassan-mf7nf
    @HalimaHassan-mf7nf 5 ปีที่แล้ว +5

    07.12.2018 ayan dhageysanaya hees shidan iga dheh ❤️

  • @yasminmohamed5572
    @yasminmohamed5572 2 ปีที่แล้ว +7

    1 September 2021
    Qof Wax Jeclaaaday Wax Waa Arkay 😢

    • @alisalaad894
      @alisalaad894 2 ปีที่แล้ว

      12 September 2021
      Shrfey maxa iledahay dalka Uganda 🇺🇬 ♥ anka dhageysanoya wax jaceylna fara kumahayo iso jawab

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa hees murtiy KU duugantahy♥️👌💯

  • @user-ht8pd4fw5s
    @user-ht8pd4fw5s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Still 2024/5/1 😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 หลายเดือนก่อน

    Rabbiyow isii nin jaceyl reer wurux badan aan dhisto iyo Guri qurxoon oo naga duumin ❤🤲

  • @mohamedeik9965
    @mohamedeik9965 5 หลายเดือนก่อน +2

    Until now 2024 😮

  • @caynaantacabiir
    @caynaantacabiir 6 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan wxn dhagays tay markii igu horay say 02/01/2015. Maalin jimce ah
    Addis abba xafad mareexan
    Waxa dib u dhayagsanay manta oo ay taariikhdu tahay 20/07/2024. Anigo gaadhay hadafkii an maalinta Addis abba u joogay AlxmdllH waliba Anu dib isu maqal nay Qofkii Aan darteed u dhagaysanayey. Maalinta xaladan ku jiray Ee Aan ugu celceshanayey iyo tan maanta waxa u dhexeya farqii aad u weyn. Waxan Aad ugu faraxsanahay inan dib ugu nasto heestii Aan dareenka u dhagaysanayey malintas Aan manta nasiimo u dhagaysanayo ano shaqa dayda ku jira waa shay illahay Lagu mahadiyo AlxmdllH cal kuli xaal.

  • @amiinahmed9459
    @amiinahmed9459 6 ปีที่แล้ว +7

    caashaqa ha guulguulin
    ha u diidin gogoshiisa
    gacalooy wanaageenna
    ha ku dumin garaadkaaga
    Ax yaa M.X.X lafoole fanaan qaliya

  • @seynababdisalan6177
    @seynababdisalan6177 2 ปีที่แล้ว +1

    Ana iheystaa qofaad lanoleyd
    Oku qiimeyneyn ocrur udhshey
    1/8/2022 ban rajeyn oisnina in lafaristo owrqdeyda lobalnsanyahy isoo duceya
    Asxbey in alle isiiyo mid aan kudago
    Kuilwo wxn dhib marey inshallh

  • @shiineahmed5842
    @shiineahmed5842 6 ปีที่แล้ว +3

    Imka heestan dhagayasan waan ku mirqaamaya erayo ficiin baa ku jirta 😅 de votre confiance et vous

  • @aminabeaahmed7929
    @aminabeaahmed7929 2 ปีที่แล้ว +5

    Old is Gold 31/8/2021 Holland rottatam 😭😭

  • @kawsarcumar7513
    @kawsarcumar7513 ปีที่แล้ว +1

    Xasùshu waa cajiib hestan wxn u soo radiyay in an xasuusto wyhii cruurnimo xilgu wa 2006 wxn ku xsuusnyaa nolol mcanyd oo an la nolaa qoyskygi hoyady wllky abahy mnta se wayaha na kla fogeeyay 4 taydii mid wllba mid buu wyu geeyay 😭😭 wkhti dahab ahaa oò an so noqonyn

  • @maxamedyare4935
    @maxamedyare4935 7 หลายเดือนก่อน +1

    Malin inan reer noqon aniga iyo jecelkeyga ilahey hana tuso

  • @niyaalshilall5914
    @niyaalshilall5914 ปีที่แล้ว +2

    Lafoole heesihiisa mid la tuuro maleh ♥️ ina adeer magacaa ha jiro 🎤🤴🏾✨

  • @mokhtar8208
    @mokhtar8208 10 ปีที่แล้ว +5

    waaw waa hees qaaliya ninkii fahmaayaa fahmay

  • @abdifatahahmed2655
    @abdifatahahmed2655 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow hees macaan iga dheh

  • @ikraammohamudomar9376
    @ikraammohamudomar9376 ปีที่แล้ว

    Cashaqa ha guul guulin 😢💔
    Qalbiyda allaha no qabojiyo sxbul jaceyl

  • @maxamedcali2787
    @maxamedcali2787 ปีที่แล้ว

    Hada ayaa hestaan dhageeystay anoo radinaa midaa afrsaano xiriir naka dhexeyaa waan is jeclnahay ilaah calaf haniskeen daro noso duceyaa markeey masertaa hestaan uqadaa wan kusabsabaa ilvo you salmk🥰

  • @AhmedHAdde
    @AhmedHAdde 11 ปีที่แล้ว +10

    gudantaan afaynayso ha ku goonin midigtaada wooow nice hees runtii

  • @ayaancabdala4284
    @ayaancabdala4284 2 ปีที่แล้ว +2

    Guryo Samo adoo yaal
    Abaar reerka lama geeyo😥

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +7

    Always Alxamdulillah ♥//Ciid Mubarak Insha Allah Family Always Alxamdulillah ❤.

    • @najaxadenn3816
      @najaxadenn3816 2 ปีที่แล้ว

      Eid mubarak in 2022ka😁❤️

  • @apdikadirofficial8929
    @apdikadirofficial8929 3 ปีที่แล้ว +8

    Somali oo dhan ayaa jacaylku la walal yahay yahay Xidhiidhkuna uu cadow la yahay 😭😭😭😭

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta miraheedu waa kuwa cajiib new cumar dhuule
    Allow yaa laxankeeda badala ee dib usoo cus boo neysiiya

  • @hodanedebsan3709
    @hodanedebsan3709 2 ปีที่แล้ว +2

    8/ 6/ 2022 heestan wlhi Qalbiga aye ii taabtaY