Cabdisalam waa orod yahan caan ka ah Switzerland, maxaa hadaba u diiday inuu qaranka u safto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    (وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة
    ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama
    Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara
    ILAAHAY(SWC)
    Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY
    SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS.
    ADEER XUSEEN

  • @abdikarimbarkhdale4768
    @abdikarimbarkhdale4768 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going brother

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad Wlh waa nin adag Ninkaani guul ayaana u rajeynaya wuuna u qalmaa guusha. Wuuna guuleysanaya Insha Allah waadna gaareysa hamigaada waqti dhaw waanse ka xumahay inaadan lahayn wadan aad matasho oo uu noqon waayo wadankaadu. Wadan u qalma in loo dadaalo oo la matalo

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน +3

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Orodyahan C/Salaan Cali(Switzerland).

  • @xamsesuudhi9243
    @xamsesuudhi9243 หลายเดือนก่อน +2

    Reer nuurku waa xadaarad miidhan meelkasta iyaga samaroonka kale uga horeeya waanay isjecelyihiin sidey isku garab qabtaan waan yaabey waa dad aan lasoo dhaqmey from jibraacin

    • @updyrahman______________6931
      @updyrahman______________6931 หลายเดือนก่อน

      Waxa kabax oo naftada wax uqabso walalkeyow qabiil ba meel kasto hala jogine ilahow somalidan caqli uyel dunidi tagtaye

  • @cabeeysubkane
    @cabeeysubkane หลายเดือนก่อน

    Masha alah wlle guuleyso

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 หลายเดือนก่อน

    Waa idin salaamay Asxaabta hereri.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน

    Masha alllah❤

  • @Shicibudoode
    @Shicibudoode หลายเดือนก่อน

    Keep goin bro oo dadaal.

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    Guuleyso wll 😊

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 หลายเดือนก่อน

    2 Cabdi Salaan oo is heley guuleysta.

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 หลายเดือนก่อน

    Keep Going brother ❤🎉

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 หลายเดือนก่อน

    Guul, walaal!
    ❤❤

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy หลายเดือนก่อน

    Rag rag dhaleen. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shiineahmed8441
    @shiineahmed8441 หลายเดือนก่อน

    We know abdisalaam

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q หลายเดือนก่อน

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 หลายเดือนก่อน

    War ninku waa boqortooyadi reer nur ee sidaa ulasocda.😂

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 หลายเดือนก่อน

    Orod yahan aya ahay
    Lakin mela kuso bandhigo ayan wayey😢

    • @Max20600
      @Max20600 หลายเดือนก่อน

      Xageed joogtaa walal hadey runkaa tahay

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 หลายเดือนก่อน

    Calanka soomaaliya wa ku khadaare 😂

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahi SOMALI 🇸🇴 KII U ORDO KAAMA DIGO ,BECAUSE YOU WILL BE CHEATED IN SOMALIA IN THE NAME OF TRIBE,PEOPLE WILL START CRITICISING YOU BASED ON YOUR QABIIL ,THEY CAN EVEN ATTACK YOU IF YOU GO TO 🇸🇴 INSTEAD OF APPLAUSING YOU

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    (وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة
    ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama
    Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara
    ILAAHAY(SWC)
    Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY
    SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS.
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    (وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة
    ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama
    Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara
    ILAAHAY(SWC)
    Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY
    SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS.
    ADEER XUSEEN