@@adams8968 walaaloow Scandenevian ka waa ka fiican yihiin dad yoowga Germalka ah amaba Germany 🇩🇪 waa dad wax badan kuu ogol cuunsuriyadi haku jirtee dalka ugu fiican waa Sweden 🇸🇪
@@salmanpalle1632 Netherland, wanala nolaan kara sharciga 5sano pasporkoda ku qaadane shaqo wa leedahay also i have some families sweden ,norway, finalnd all good so not only english speakers countries
Switzerland waxuu ahaa wadanki igu horeyay ee yurub 1999 so maray dhamadkisa geneva ,zurich only 3 month wa wadan qurux badan sharciga kuwa iyaga keenen ama guursaday swiss siiiyaan kadibna holland uga sii gudabay and now living in UK
jaml ha iksu keen dilin anaa inaaan cmarman noqdaan raba a school dag daga u galo adiga waabad atehy miyaa iga a qalee intaan wax soo baranyo haa waa ka dharey dalxis walee
Switzerland wadan qurux badan weeye lakiin anaa ku nool stress Rechnung fara badan shaqo ciida ka badan wadankan waxa ku raxaysan kara qof lacag haysta kuna jooga dalxiis
0939420303 Miftaax waad ku noolan karta ka shaqaysan kartaa waa wadan ku ad adag qaxootiga soo galotiga ah lakiin hadad u samarto aad helayso dheeftisa .sido kale dhibtooyin waa layahay fara badan iyo stress ciida ka badan
mansha allah waa wadan qurux badan lkn c/salaan waxaan ku waydin lahaaa wadan kasta oo aad tagto camera manka muu ku raaaca mise kolba wadanka aad tagto ayuunbad camera man ka wadata
Cajiib dad isi salaamaayo oo European ah waligeey ma arkin waxaan joogaa Finland salaan qofku in aad is garaneysiin ma ahane salaan kale lcg ayey ka joogtaa kan ku garanaaya ayaa xitaa mar mar kusalaa meynin waa wadan fcn swiss ka lkn ma jecli aniga xitaa in aan salaano dadka hadii aanow african eheyn aslanba
Yurub afka un ayee ka tahay lkn way kala fican thy anigu waxan jeclhy in aan Ireland 🇮🇪 iska dhibo i.a adiga wllky ah ama washei ah waxan kugu talina in aad 3 meel
@@zakahaji143 LOL Ma I Luminaysaa Walaal Chur Baan Google gareeyay Saa Waaba New Zealand lol Switzerland Buu Jooga Wariyuhu, Magaaladan Baan Rabay Magaceeda. Thanks anyways.
Harero sida Aad utidhi Dad badan oo donaya inay Nolasha ka nastan baa halkan yimada Lakin ma ogtahay In dadka naftoda nacay in isku dilan si sharci ah oo ay jiran melo qurux badan. Zwasirland waxay can ku tahay oo sharci ah in aad isu dilikartid waxa logayimaada Adunka Odhan waxad kiraysanay Hudhaleka ugu qalisan cutada ugu macaan iyo Dhakhtarkii ku dilahaa marka iska jir dhaxiska iska Eeg kkkkkkk
Ilaahayow Mar uun I gee 🇨🇭
My favorite country 🇨🇭❤
Hahaha 😂
@@invisiblehandsmaliby3266 heee🤔
@@Inna_mohamet xage jokta hada
Tahriib makuu wadaaa
Dalxis Adunyo iyo Aakhiro qofkii rabo ha aado makah iyo madinah.
Adeer sharciba mabixiyaan waana Land locked country I am so happy in aan Vancouver, Canada 🇨🇦 daganahay the most beautiful in the world 🌎
Dadka afka jarmalka ku hadla wa cunsuriin neceb madowga iyo hormarka. Eeg jarmalka Austria swiska dhamaan sharci ama passport ma siyaan so galotiga.
@@adams8968 boowe gaal lala noo lankaro waa Ingiriis ama English haku hadlaan sida Uk 🇬🇧 Canada 🇨🇦 U.S.A gobta cadaanka iyo New Zealand 🇳🇿 Australia 🇦🇺 waa yara cuunsuri laakiin nolol iyo sharciba waad kahelin
@@salmanpalle1632 can't agree anymore xog ogaal ba tahay ka waran kuwa Scandinavia Somalida bdn ba noga maqane
@@adams8968 walaaloow Scandenevian ka waa ka fiican yihiin dad yoowga Germalka ah amaba Germany 🇩🇪 waa dad wax badan kuu ogol cuunsuriyadi haku jirtee dalka ugu fiican waa Sweden 🇸🇪
@@salmanpalle1632 Netherland, wanala nolaan kara sharciga 5sano pasporkoda ku qaadane shaqo wa leedahay also i have some families sweden ,norway, finalnd all good so not only english speakers countries
I miss you Swizerland it’s so beautiful
🤣 wad jogi jirtay miya
Amazing information
Kkkk
Haaye haaye haaye
Not only one, repeat 3 times.
Qof aan lacag haysan ma jecla wadankani 2016 baan soo dhexmaroo caagada biyaha ahi waa sadex jibaar intay jarmalka ama france ka joogto
Waa khaali miyaa
Hello saaxib ma I caawinkartaa inaa kula hadlaa Rabaa 🙏
@@CN9west0meshan ma usocota
That's my favourite place for tourism especially geneva♦️.
Sxb anaa jooga Geneva meel maaha
Waajoo haday tahay maxaa iga reebay anoo galkacyo jooga
War sxb bayaal ana Geneve ayaan joogaa meel maaha balayada qaboow baa igi dilay inkastoo TB halkaniini loo cuno
@@MohamedHassan-in7rn Minnesota ma ka qawodahay?
@@MohamedHassan-in7rn 8
@@anwarcirro5773 r
Kpý 6ç nķ8
C vhh57trfc
Mu ?m08ùi
Dal rag dhisteen aan tagno oo amaano, keeniina I jiid aan ku jiido waqtiga ha nooga dhamaado saw dhib maaha?
Dadkii Lahaa Baa u imanaaya, Insha Allah, Soomaalidu waa Ku marti
Wa sidaas
@@MohamedHassan-nw4yo asc waa sax wadan adaan u dhalan marti baa ka tahay
Martibad thy sharafna kumalihid
I love my Switzerland 🇨🇭❤️🌸🌷🌺🌹❤
Wadanka waxaan booqday 2019 , November, wadan ugu quruxda badan Aduunka weeye.
@Siyaasi adiga maxa ku geliyay badahaa wuu qurux badanyay keliya dhahee kumuu odhan anaa lr
Asralia aya ka shidan
@@imanhusseinali5005 adu xgad jeeda
@@zaruu._Moh Australia ayan ayada ka shidan
@@imanhusseinali5005 wllhi adu xagad joogtana
Barnaamij aan aad uga helay. Good job hereri
Masha Allah hormar wacan aad iyo aad baan idiin salamey waan jeclahay barnamij yadaa nocaan so badiya aad iyo aad baan tageerah
Insha alla wan so socda wxan so goosanaya visaha waxbarashada talyaaniga kadib wxan galaya Switzerland insha Allah 🙏🙏🙏
Duni tagtay oo talaabsatay. Somalia 🇸🇴 dal haray.
Switzerland waxuu ahaa wadanki igu horeyay ee yurub 1999 so maray dhamadkisa geneva ,zurich only 3 month wa wadan qurux badan sharciga kuwa iyaga keenen ama guursaday swiss siiiyaan kadibna holland uga sii gudabay and now living in UK
Zxp waxbn rabaa inan Ku weydiyo Instagram ii so dir ama meel Kala so xariro
Sxbow UK iyo Switzerland ya ficn sxb
@@Cabdullahicade-bt2gisxp uk
Top intelegence topic
One day; i'll visit there I.A.
Msh allh Haboo ilhaan allh haku xafido I missed you ❤️❤️
❤️❤️
Hareri waa maray dunidaba
😂😂😂 insha Allah mesha mustaqbalka ku noolada rabo I like this country
Mecat iyo madin ku duceyso
Ma tagtay hada😂🤞mise wali riyada ku jirta
Ma tagtay kkkk
Hereri keep going from Cardiff
My namesake abdisalam legend go forward and my Allah make our motherland peace and harmony
Waxaan dhihi karaa wadanka aduunka ugu qorxoon waba yahee m.a alaw wadankayna noogu dhig saas cml in
Qabyaaladna waa qabnaa haayoo haaye 😂😂😂😂
😂😂😂 qabyaalada waa wax xun lkn qabiilka waa wax fiican walaashey
😂😂😂 qabyaalada waa wax xun lkn qabiilka waa wax fiican walaashey
@@deeqsiyare708 labaduba waa wax xun, waana tii Soomaaliya burburisay
Switzerland 🤩🤩🤩🤩🤩🤩
ADI maa joogo wll
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA IDIIN HAAFIIDO
Waa wareer! @4:47 gabadha waxeey ku hadashay luuqda lagu wado banaamishka, ayadoo kahadleesa farmaajaha ama burcadka. Laa kiin Hereri wuu qaldayoo ingriisbu ku badalay "cheese"... Ha iloobin bulshada barnaamijka fiirsan waa Soomaali.
Nin.taarikhdu.qori.doonto.wariue.soomaliyeed.ee.aanu.ku.faano
Somalia dal wey qabtaa lakiin dad maqabto I love 🇸🇴❤🥰❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Madaxweyne Siyaad Barre ,eraygiisii ugu dambeeyay 1991-kii "Somalia dal wey qabtaa lakiin dad maqabto"
Dee ordaha dalkiina qurxsada somaliyey
Cabdi salaan hereto dalxiis ayuu Ka dhargay, camera man waa inaan u noqdaa
jaml ha iksu keen dilin anaa inaaan cmarman noqdaan raba a school dag daga u galo adiga waabad atehy miyaa iga a qalee intaan wax soo baranyo haa waa ka dharey dalxis walee
SWitzerland waa degaan ahaam way Qurux badan tahay,lkn waa waddan cunsuriyiin.
Wadaankaan ayaan ugu jeclahay yaa ila mida❤✌
Ani nio lkn waa wadan passor lisaa siinen
@@yuusufsalaad7148 adi maa joogo wll
My favorite country
Sxp adi maajoogo
Nice beautiful thank you and Ilhan and Herari
C.salam hareeri nin culus Guuleyso🙏
Wadankaas si wacan baan ukala aqaanaa 10sano ayaan tagaayey oo xiriir ah Family ayaa ii joogey lkn mudo 5sano ah hada maba aadin sorry waana Aduunyada meesha ugu Qurxan Kriens Stans. Luzern. Aargou Zug. Zurich. Bern. Basel. Solothon. S.Gallen. Geneva Loussane. Schaffhiusen. Masaajidka Kriens baanku dukan jirey ama Güsch. Ebikon.somali badan baanka aqaanaa oo aad u fiican xushmad leh thanks wadankaas haduu sharcigiisa jilicsanaan lahaa waan dagi lahaa sorry Haduu Free Ahaan lahaa sida UK iyo Belgium camal lkn waa dad ad adag jaahiliin ah waxaa laga dhaadhiciyey dadka ajinabiga ah wey idinka dgacayaan dhulka swisska yarkooda iyo weynkooda sidaas ayey qabaan sorry
Zxp anaa hada rabo inaa ado..plz Instagram I Soo dir ama meel Kala Soo xariro
Sxp hadda xakee jooktaa
Switzerland 🇨🇭 waa rejadaa aan ku nolahay insha allah mar uun waan imaan doonaa 🇨🇭😞 passor swiss ilaa meeqo asi lagu helaa
Ilaa 18 sano😂😂
@@amirabukar2913 adi maa joogo wll
@@abdulahiibrahin
May Lkn family keyga jooga
wan kugu sodhaweyn Swizerlan🇨🇭
@@HafsaHussein-ec7oe dhanke ka joogta wll Swiss
Switzerland wadan qurux badan weeye lakiin anaa ku nool stress Rechnung fara badan shaqo ciida ka badan wadankan waxa ku raxaysan kara qof lacag haysta kuna jooga dalxiis
Qof jkale kuma Nooolaan karo miyaaa wll waan jeclahaybee malaha waa wadan dhib miidhana
0939420303 Miftaax waad ku noolan karta ka shaqaysan kartaa waa wadan ku ad adag qaxootiga soo galotiga ah lakiin hadad u samarto aad helayso dheeftisa .sido kale dhibtooyin waa layahay fara badan iyo stress ciida ka badan
@@mideeyeoffcial3876 wllo stress-ka maxaa keenaya waaba waddamada ugu nolol wanaagsan adduunkee?
Midna kudarsoo dhulkani laxaysiinayo waxaa jira guryo badan oo laga dhisay hantidii umada somaliyeed gaar ahaan macdantii somaliyeed
mar hadaad shaqo haysto alxmdlh dheh haben alin shaqee ma lay dhaho
Inshalah I hope one time I will visit soon .
meeshaas wariyihii caanka ahaa ee hereri oo intaas oodal maray uula yaabay
Good job, Abdisalan hereri.
Somalidu waa wada gudoomiye iyo jago doon
hehehehe siyaasada ayaa madax martay
bal ma ayakaa dhistay quruxdiisa maxaa kagalay adeer caydhiina qaata oo afkiina haysta
Masha Allah
mansha allah waa wadan qurux badan lkn c/salaan waxaan ku waydin lahaaa wadan kasta oo aad tagto camera manka muu ku raaaca mise kolba wadanka aad tagto ayuunbad camera man ka wadata
Kolbah wadankuu tago ayuu camerad man Ka helaa example Malaysia waxa canerad man u ahaaa arimaheena youtuberka caan Ka ah
QALMAADA HAAYE HAAYE WAAKU HEESTA MAASHAA ALLASH
Hanti qarameedyadii dunida sedaxaad madaxdeeda ay soo boobeen baa lagu dhisay. Markay dhintaana Switzerland banks dib uma celiyaan hantida lasoo boobay.
asxaabey magaalada magaceeda soo sheega inaan tago ayaan rabaaye ma zurich ayey u dhawdahay mise geneva
Waa konton chur wuxu u dhowyey Bern
Swezerland baa qurux badan maxaa iiga gidhiisha ninba meeshii ilaah kubeeray wax udhaama lawaa
Hereri mazul ku dayasho mudan
Waa riyadeyda mustaqbalka in aan ku nolado wana ku haminaya I.A❤
Hada xage jokta
@@abdulahiibrahin wadanki 🇸🇴
@@nimconiahmed2012 insha Allah. Allah Ku so fududyo. Ana hada U socdo ii so ducey
Wan kugu suge don🇨🇭
@@HafsaHussein-ec7oeadi maa joogo
Deegaan wacan
Habaartaan been badanaa
Swiss
Waa 26 gobol waye
Mid mid ka Dhaca Male
Lakiin Maxay kugu Taal
Swiss life waa Qaali Xad dhaaf Ah
sxb Adi miyaa kunool waan jeclahay wadan kaas Runtiii
Lkn waxaa lagu shaqeeyo lacag macquul ah
@@xalaawatiloos1229
Haa
Laakiin canshuur Waali ah
Iyo nolosha oo qaali Ah
Hada sanadkaan si dhamaanaya
Dunida magalada ugu qaalisan Zürich
Notay
Haye Haye hareri cadi mahan
Horta Somalidu xagee ka dhohantay? Kulaah waa wadanka Aduunka ugu qurux badan sidan iyo sidaa Masha Allaah! Iyo illaahay wadnkena sidan hanoga dhigo kulahaa. Oo mawax isbedela jira ilsaa aad bedesho Mahe. Yaab badana. S, qola kale jecel, Afku xoglayal xagee u soconaa tolow.
Waarun. Waxaan iska rabnaa inaga oo fadhina inuu ILahaay hooya nicmadan iska keen yidhaa waxaasna maba dhacaan Ilaahay baa quraanka ku sheegay cid aan isbadalayn inaanu badalayn.
Nio Lausanne kaalay bal🤣😂🤣😂
Ma sadiiq walalkiiba
SOMALIDA DHUL AANAY LAHAYN AYAY FAANAN AMA AY AMAANAN
HAYBAD WAXAD KU LEEDAHAY DHULKAGA HOOYO WADAN AAD QAXOONTI KU TAHAY WAXABA KUMA TIHID CAQLIGU HA SHAQEEYO
That’s true
but this plase wonderful
Dawlada waa na aqoonsatay 😀😀switzerland somalia ayayna aqoonsanayn Jaaliyada somali ha dhihine jaaliyad reer dheh wadankan somalida dagan reer kastaa intuu qabiilkiisa isku ururiyo ayuu dhahaa jaaliyada somalida ayan madax u ahay somalidu yaab ayay leeyihiin 😀 dadka swissku waa dad wanagsan oo dadka jecel weeyi ku yeh waxa dhacday in wiil somali ah loogu diiday sharciga dadka dariska ma salaantid intay iyaga waji xun ku tusaan ayay hadana ku dhahayaan muxuu noo salami waayay aniga waxa igu dhacday guriga aan faganahay meel babauurta la dhigto oo ay dawlada leedahay iyo meel kuwa guriga dagani leeyihiin marka meesha dawlada ayaan kiraystay sanadkii ayan lacag bixiyaa ka bacdi kuwa cadanka ah ee isku guriga nahay ayagu meesha guriga ayay kiraysteen marka parkinka guriga waa dhulka hoostiisa wuu ka qaalisanyahay ka kale marka iyagu kaas ayay kiraystaan iyagoo baabuurtooda udanaynaya macanaha barafka udiidaya in parkinka bananka aan babauurtooda laga jabin dawlada ayay la hadleen waxay dhehen kan afrikanka ah waa inuu kiraysto parkinkka guriga si uu lacagta aan bixino oo kale ubixiyo ka bacdi dawlada ayaa iso dirtay warqad ay leeyihiin parkinka guriga waa inaad kiraysato keena contract wuu ka dhamaday sabab aan dhahay waxay dhehen dadka lacag badan ayay bixiyaan adigana lacag yar marka xaq maaha waxan dhahay kuwaas ayaga baabuurtooda ayay u danaynayaan waxay dheheen waa sharci kuwaas maa dad jecel marka somalida naaiif waaye.
Wadamada ugu qurxoon caalamka
1 Singapore
2 Switzerland
Quruxda waxeey ku darsadeen
Dhaqaale wanaag, siyaasad wanaag, amni wngsn
Anaga 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬 somali JAAHILIIN IS ARUURSATAY NAHAY
sharecada carbeed meel haku geyaan
Swiss waa wadan qurux badan
ADI maa joogo wll
Sxp Switzerland sharci mabixiyaan baa maqlay run miyaa
Hereri wellcome to switzerland herzlich willkommen
Xage jokta adi zxp
Casimada kaley herari Bern Switzerland halkasa ka qurxon melahad soo aragtey
Adiga halkaas maa joogtaa sxb
@@Geyre02 Geneva ka qurux badn xarunta bankiga aduunka & Maxkmada kubada cagta & Xarunta labaad qarmada midoowe
Shaqo ficny bay haysan halka ka sii wada
BIIYAAHA SOCONAYO BEERAHA BEEY ADA YAAN IYO MEELO LOGU TALAA GALEEY HADA MASKAXDEEDA KA SHAQE SIIYEEY
C salaam gacanbuu u taagaye
Swiss hadaa jgto gobalked jgtaa
Kee jogta adi
Schwyz🖐😁
Winterthur
@@sharmarkey.5165adi maa joogo
Cajiib dad isi salaamaayo oo European ah waligeey ma arkin waxaan joogaa Finland salaan qofku in aad is garaneysiin ma ahane salaan kale lcg ayey ka joogtaa kan ku garanaaya ayaa xitaa mar mar kusalaa meynin waa wadan fcn swiss ka lkn ma jecli aniga xitaa in aan salaano dadka hadii aanow african eheyn aslanba
Mamada kulahaa wadanka waxaa kuyaala 150 haro gobolkaan kaliya waxaa kuyaala 300 oo haro‼️‼️ mafahmin meshaas
14:30 meeshaan waxaa u baahan Deeqo Afro inla keeno ee madaxa ku dajisato stress waaka bixi lahaay runtii 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Greeca booqo saxafi
Better work on your own country, than praising countries that look down the on you.
Soo kama fiicna in aad luuqadaada wax ku qortit adigaba... Luuqad ajnabi ah ayaad wax ugu sheegi barnaamij soomali lagu wado!
Damn right
Waa mahad Ilaah nimcadan uu nasiiyey
Waa been somaliya cawinaa kulahaa
Yurub afka un ayee ka tahay lkn way kala fican thy anigu waxan jeclhy in aan Ireland 🇮🇪 iska dhibo i.a adiga wllky ah ama washei ah waxan kugu talina in aad 3 meel
Gabadhu waxay u jeedaa
150.000.oo haro ee maaha 150 haro
Waxay kaloo tidhi anigu magaladan daganahay oo kaliya waxay kuyal 300 oo haro
Wax hubsada soomalay
Haaye haaye haaye❤️
Magaaladan uu booqday yaa garanaya asxaabeey bal soo qora ?Thanks
chur
@@zakahaji143 LOL Ma I Luminaysaa Walaal Chur Baan Google gareeyay Saa Waaba New Zealand lol Switzerland Buu Jooga Wariyuhu, Magaaladan Baan Rabay Magaceeda. Thanks anyways.
@@aminaaden3777 Germanka chur ayey dhahan fransiskana: COIRE
Mesha kalana wa Davos Swiss
Waar anigu gobolka ragaan jooga sigaa indhaha naga tuurtaye
Boqol kon heroyin ayay leyin 10:48
Goblka ay degntay 300 heroyin ayaa kuyal
Beenta nagadaa ee sobaro horta intaad wax iska odhan
waddankeenna baa ka qurux badane allaha noo xasiliyo
Tolow somaliya sidan manoqon doontaa
Aarau
Cawska magicii English
Grass
Bal firi waxey ku hadleyso ma ayatabo leh wadanka miise dhulke somalida bey moday
Doogan magaciis magaalada magaceed plz plz I need answer
Switzerland aya ladaha wllo
Hereri iyo swiss ka barnamijkii labaad booqashasii labaad
War Naga joogso sowta Netherland ba leh waxba war uma heysid
haayo haaye hhhhhh
Haaye
Agteeduu fadhiistee
Yay ahayd Ilhaan?
Kkkkkkk
somali qiiro jaban, mee any lahyn jecla iny amanaan. fadhi ku dirir, iyo qabyald.
Runtii dhulkeena soomaliya ayaa ka qurux badan.
Keena ku faana
Dalkeeni raga somaaliyeeda ayaa ku cayaaray
Harero sida Aad utidhi Dad badan oo donaya inay Nolasha ka nastan baa halkan yimada Lakin ma ogtahay In dadka naftoda nacay in isku dilan si sharci ah oo ay jiran melo qurux badan. Zwasirland waxay can ku tahay oo sharci ah in aad isu dilikartid waxa logayimaada Adunka Odhan waxad kiraysanay Hudhaleka ugu qalisan cutada ugu macaan iyo Dhakhtarkii ku dilahaa marka iska jir dhaxiska iska Eeg kkkkkkk
Waddankan waa waddan aan waxba dhaamin khaliijka carabta waxay isaga mid yihiin in qofka waddanka yimid aan loo ogolayn dhalashada haddii uu 20sano joogay
5 sano sharci yar ayad qadeneya 12 pas ayad qadaneysa lakin wad in ad shaqaysa 20 sano waa ben walal
Mask ka xidha maxuu qabanayaa mask ka gadh la sudhey
asc
waar kii herri illahey shaqo fican buu siiyeye dalxiis illahey ha ku barkeeyo abdi salaan wadinga addunak marey maalin noo daa meshad jaclaanlaheyd inaad ku noolato addunak oon aheyn somaliland iyo somala
Graubend gobolka 5 sano ayaan dagana
Walaal meel aan kaala soo xiriiro iisheeg, wax ayaan ku weydiin rabey.
@@Naaji__21 ma aniga ayaad iwaydin sxb
Haa adiga sxb
@@maxamadsilva1maxamadsilva133 sxb isoo waydii wax usaala haddaad iqabto mustafa barkadle fb igala Soo xidhiid oki sxb