Asw cabdi salaanoow waan ku salaamay masha Allah sida qeymaha badan aad barnaamijyada horumarka noo soo gudbiso horusoco lkn markaad biyaha & caanaha cabeysid dee gacanta midigta ha iloowin shukran
cabdi salaanow walaalow bal kheyr alle ha ku siiyee gacanta aad wax ku cabee gantaada mid ha ahaato aakhiro iyo aduunba taas ayaa kuu kheyr roone adoo raaliya
Wa runta walal ben maha anigo kuu hadlayo affka reer Djibouti marka loo xaaga baxo borama dire dawa hargeisa ayey reer Djibouti oo dhan raaxo iyo caano cunto wax walba so arkan wlh
Somali gar ahan ganacsatsdu caqiligoogu ma siiyo dhalinyarta usameeya wax soo sar lkn hadi nin kaso jeda qoyska madaxwaynaha u sameyo hal abuur way dhalilayan wana waxa ay somalidu hor mar ugadhayn manta waxa kashaqeya dhawr boqol oo qof canuhuna wa kuwa tayale waxan aha dadki la yabi jiray 2016 canaha ay so saran lkn hada waxa fahmay in canihina ka dhigen kuwo tayo leh ta 2aad wadanka waxbadan kuso kordhisay guul insha allh wadankaasta oo warshado samaysta wa waxa baahi tira dhalinyarta bila shaqada ah
Horumar umadeed iyo shaqo abuur dad weyne ayaa laga hadlaya, laakin, mar kasta lama waayo mid noocaaga ah oo aan waxa wanaagsan ee meesha yaalo aan u jeedin, e sheeko alshabaab iyo xagjirnimadii Carabta mooyaane aan wax kale xiisaynin.
@@AbdulkgaDumarka in la salaamo ilahaygii ku lahaa baa mamnuucay, ilahay ma xagjir baa markaa❓, kuwa reer galbeedku miskaxda ay xaakada kaga tufeen baa kamid tahay sida kaa muuqata 😂

C/salaanow ninkaan soo ma ahan ninki Tuutsiga ahaa ee Gabadha Reer Djibouti ee Luul qabay ee Aad Kigali aad ku wareysanayay sow ma ahan? Mise waa indhahayga
Vos boissons contiennent-elles du lait provenant de fermes locales, ou utilisez-vous des ingrédients laitiers alternatifs ? Est-ce que des additifs ou des ingrédients chimiques sont utilisés dans vos processus de fabrication ?
Dadka ree Djibouti on ognahay dhaqala xumada haysata siday ku heli karan 350fr liter badhiki iyo 750 hal liter ah..tas umada aya gajo lagu dilaya Europea ayayna inta ka marayn war dadkan ma dad walanba wadan fiqira inay ku nolyihin manay ogayn manay dadka in lo naxo ahayn
Abdisalamow caano qasab aya la dhaha reer Djibouti oo dhan wey oogyihin ismail omar wilkiisa aya iska leeh lacaagti reer Djibouti oo dhan iyaga aya haysta tuugtu uuf caano qasab bila vitamine
Caanuhu haday soo dhaafaan xoolihii laga soo lisay iska iloow. Gaday biyi ama any type o chemical na taabtaan, it will create fat, no matter how it says “zero fat”. Same goes for fruits. Caano all ba subax iyo fiid kii cabi jirnay, straight from the cow and never ever had belly. Qurbaha ma imi oo ma cabay cano, bal ani iyo calool jala celi. Hadaad waraysatid Reer miyiga cadaan kana iyo nutrition doctors. They will tell you, especially those that have farms
Masha allah waxaa halkaa iiga muuqdo hablo soomaliyeed wax bartay xirfadooda iyo aqoontooda ku shaqaysanaayo waan farxaa markaa arko habla soomaliyeed wax bartay 🎉
Asw cabdi salaanoow waan ku salaamay masha Allah sida qeymaha badan aad barnaamijyada horumarka noo soo gudbiso horusoco lkn markaad biyaha & caanaha cabeysid dee gacanta midigta ha iloowin shukran
Masha allah wariye abdi salaan hereri aad ban uxiiseeya barnamijyadada keep going
Masha allah waxan ka codsaneyna maamuulka warshada iney dhadhalka xojiyan sii eey warshad kaleey uu keenaan wad mahadsantihin
Cabdisalan Hareri saxafi professional ah oo aan aad iyo aad utageero ilaa BBC Somali aan kuso dageysan jirey barnamijyadisana aad jeclahay wan kusalamaya mudane cimri deer,cafimad iyo cibado subaan Rabi haku siiyo Insha Allah guuleyso.
Maan sha alaah. Waryha ugu caansan. Soomalida. Wuxuu noo suuragaliyay inaan waxbadan ogaano ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah waa dad dedaalay. Illahay Barako badan ha idiin galiyo Ameeen
Mashallah. Keep going Douda factory!
Masha Allah. Warshad casri. Eng. Asma , dhamaan shaqalaha wariye . Herari salaan sare 👏👋👍💕
Allow uguurmo ummada réer Djibouti
cabdi salaanow walaalow bal kheyr alle ha ku siiyee gacanta aad wax ku cabee gantaada mid ha ahaato aakhiro iyo aduunba taas ayaa kuu kheyr roone adoo raaliya
Masha Allah tabarakalah kalsooni ayay kucabayaan dadku caadifad kana waa laga taxadiray hambalyo shaqalaha ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Warshaada douda wa warshaad taayo sarayso waana ku faana inu wadankeenu yeesho warshaado siidan oo kala ah horow socood wanagsan
Masha Allah Félicitations Dubri Qali Ingenier ASMA MAHAMOUD İBRAHIM NOLOW intay nololi jirto harow soco ❤❤❤🎉
Wariye Abdisalaan Waa wariye allow sahal Waa duugan yahay Waa isaaq somaliwaynee isha ku haaya iskana ilaaliya
Keep going masha allah
Guuleysta reer djibouti
❤❤
Thank you ❤
Caano Qasab baa la yidhaahdaa markay borama imaadaan Bay ka raysteen caano qasankaasi reer jabuuti wlhi dhib Bay kala kul maan ismail Omar Geele😢😂
Wa runta walal ben maha anigo kuu hadlayo affka reer Djibouti marka loo xaaga baxo borama dire dawa hargeisa ayey reer Djibouti oo dhan raaxo iyo caano cunto wax walba so arkan wlh
Waa qali 4.5$ weyan wax an litre dhameyn walahi wa nolol ad qali u ah
Masha allaha
Mashallah warshaduu way weyn tahay 😅😅😅😅
Runtii Waa Hanbalyey Mudanyihiin Walaalahaas
Ustaad hareri waa ku baahna xagee kala soo xidhiidha arin ayaa rabay inaa kala hadlo
Ma cannot khasabkii baa
Gabdhaheena ilaahow noo barakeey 🤝
Mshll keep going my Sister Asma
Cabdoow kabanaka wuu soo dhaweeyay inkastoow xargaha qaba shada qalad ka jiro
Colors hadaa aragtid waa sun dadka caanaha saafiga ah wax kafiican majiraan
Colors ka Caanaha laguma daraayo si fiican muuqalka ufahana waa sharabyada kale oo loo yeelaayo flavourka
Somali gar ahan ganacsatsdu caqiligoogu ma siiyo dhalinyarta usameeya wax soo sar lkn hadi nin kaso jeda qoyska madaxwaynaha u sameyo hal abuur way dhalilayan wana waxa ay somalidu hor mar ugadhayn manta waxa kashaqeya dhawr boqol oo qof canuhuna wa kuwa tayale waxan aha dadki la yabi jiray 2016 canaha ay so saran lkn hada waxa fahmay in canihina ka dhigen kuwo tayo leh ta 2aad wadanka waxbadan kuso kordhisay guul insha allh wadankaasta oo warshado samaysta wa waxa baahi tira dhalinyarta bila shaqada ah
Bisinka waar benta naga daya Jibuti gueel ba malee e Wa canihi dasadaha waxani 😂😂😂😅😅😅
Dumarka lama salamo walal hereri
Horumar umadeed iyo shaqo abuur dad weyne ayaa laga hadlaya, laakin, mar kasta lama waayo mid noocaaga ah oo aan waxa wanaagsan ee meesha yaalo aan u jeedin, e sheeko alshabaab iyo xagjirnimadii Carabta mooyaane aan wax kale xiisaynin.
@@AbdulkgaDumarka in la salaamo ilahaygii ku lahaa baa mamnuucay, ilahay ma xagjir baa markaa❓, kuwa reer galbeedku miskaxda ay xaakada kaga tufeen baa kamid tahay sida kaa muuqata 😂
@@Abdulkga khawaarijta alshabab diinteena ma matalaan ficiladooda wax xiriir ah lama lahan diinteenna suuban wax kasta oo eey mamnuucday diinteenu xikmad ayaa ku jirta walal
Kuwa cadaanka ee lacagta caydha ku siiya so adiga salaama
Oo goormuu salamay
Qasab ku cabtiibaa, caanaha qasabka ayay reer 🇩🇯 u yaqaaniin.
Somali gar ahan ganacsatsdu caqiligoogu ma siiyo dhalinyarta usameeya wax soo sar lkn hadi nin kaso jeda qoyska madaxwaynaha u sameyo hal abuur way dhalilayan wana waxa ay somalidu hor mar ugadhayn manta waxa kashaqeya dhawr boqol oo qof canuhuna wa kuwa tayale waxan aha dadki la yabi jiray 2016 canaha ay so saran lkn hada waxa fahmay in canihina ka dhigen kuwo tayo leh ta 2aad wadanka waxbadan kuso kordhisay guul insha allh wadankaasta oo warshado samaysta wa waxa baahi tira dhalinyarta bila shaqada ah
Caano qasab reer jabuuti qasab ku iibsadaan waayo caano kale wadanka maso gali karaan
Mashallah. Waa warshad casri ah
Warshad saa ah baan ka shaqeyaa waa top wlh
Macha Allah 👏 viva Djibouti 🎉
Now caano aan warshad so marin baa haysanaa somalia
Caanahaaga inaa suuq gasoline hadaa rabto waqti bfn jiraan rabtana in dalka dhan gaarsiiso iyo calamka washed waa muhiim
@SomFunny8
Caa o original ah ba haysanaa
Warshad iyo cimiko looma baahna
Djibouti xoolo bdn mahaystaan marka caana Warshad ha iska cabaan 👍👍
C/salaanow ninkaan soo ma ahan ninki Tuutsiga ahaa ee Gabadha Reer Djibouti ee Luul qabay ee Aad Kigali aad ku wareysanayay sow ma ahan? Mise waa indhahayga
Mr abdi salam jooji gaalada dalka. Aad keeneysid oo diinta masiixiga fidinaayo dalka Somalia ka joog gaalada caanaha geel kusoo dhuumanaayp
Aaway gaalada uu keenay
Warshad falmy maha Warshad qaran. Caano Qasab weyaan
Cajiiib weeyo ilahay ha ubarakeeyo hana ubadiyo noorna alahaa usaaro
The best plant ❤❤❤❤❤❤
👋 Weriye C/Salaan Hereri& Mas,uuliyiinta Warshada Caanaha Ee Douda.
Gacan qaadka gabdhaha maxramkaaga ahyn jooji waa xaaraam
Adiga Daawade Caana Geela See isku Tihiin?
War mey diinti hablaha ajnabiga ah ayusalamaya😢🥹😭😭
djibouti bigup
Vos boissons contiennent-elles du lait provenant de fermes locales, ou utilisez-vous des ingrédients laitiers alternatifs ? Est-ce que des additifs ou des ingrédients chimiques sont utilisés dans vos processus de fabrication ?
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
Good job lakin waa in iibka u gaaro dhamaan gobolada somalida
Legend waye Abdisalam ibrahim hereri
Masha allah horomar wacan
Coming soon 300k
Mashallah caanaha Douda
Abdulsalam bisinka u qabo oo midigta ku qabso
Abdisalanbhwreri aqoonta diinta ayaa aad ugu yar,waayo weligii diinta islaamka muu baran oo waa old school
Amazing innovtion.
masha allah horimar wanaagsan
Masha Allah ♥ ♥ ♥
SALAAM JAALE ❤
MASHA ALLAH
caanuhu warshadba haday soo maraan kuwaygii maaha
Waa run fresh baa fiican
Machallah ❤
Canaha geelu aad bay qali u yihin Djibouti
350 faran = 2.5 $
750 faran =4.8$
War geela somalia kajaban waside
Aad bay qaalimu thahay, dad kana wax bar baa awoodi kara
Hargaysa 0.5 dollar ba ku helaysaa
Maasha Allaah
Guul masha Allah
Horrrmar hormar ❤🎉
Dumar yaa u baneeyey in u salaamo😅 herariyaw inta naga soo sax 😂
Assalamu Alaykum dheh...subax wanaagsan maxay tahay hereri.
Waaz saxxxx wayeeee haaaaye haaaaye hereriiiiii
guul guul djbouti
caanuhu wax kiimiko ka ilaalinayo iney halaawan miyaa lagu daraa? mise warshada wey karkarisaa oo kaliya?
Inantaasi maxay wax baraty mashaallah
Keep going ustad
caanaha qasab ku cab miya?
maansha Alaah
Ninkani miyaanu seedigeen ahay?
Keep Going🎉
Waa caano qasab caano qasab
Ree Jabuti xaarkaa ku dhagan ma xaaraan hada caanaha geela markay ku barjeeyaan kiniifka way galayaan
850 ml for 750 fr waa qaali...easy on the pricing.
Keep going 💪
Somalia ayaa ubaahan warshadan oo kale
Dadka ree Djibouti on ognahay dhaqala xumada haysata siday ku heli karan 350fr liter badhiki iyo 750 hal liter ah..tas umada aya gajo lagu dilaya Europea ayayna inta ka marayn war dadkan ma dad walanba wadan fiqira inay ku nolyihin manay ogayn manay dadka in lo naxo ahayn
Haadaad xumaan uudalatay waxbaa kaa maa bedeli kaarno,somali waxa dib uudikay waa aado kaleh,hablihi aan Europe udirnay wax kaso bartay waad uujeyda inaay dalko kaa kashey sanayan,Europe malaha adaa fursaad kuu radinaya. halka aad dakeen tahay inaa kuu aarko hormar any waa iifarxad.
Somali haa nolato❤from dj.
Maschallah ❤️❤️❤️
Machallah
Vive djibouti
Waa bilow fiican lkn aad ayee u yaryihiin
Waar reer Djibouti gajoo bakhtinayane adnaa maa dollars baad soo donatay HERERI yow laa illaillaAllah
Dhaama caanaha douda
Cabdi sallanow hoow diigi xerada gela ee usa ku dhadhamiyey hayo hayo😅
Somalidu may sidah wax u sameystan maxaa u diday horumarkah sorry somalidu horumarkah mah jeclah inay dhulkedah kah sameysoh warshadah okaleh
Guuleysta 🇩🇯
Caano qasab ileen waa laso wexeeyey waxay calosha dadka uu joojiyan 😂 😂😂
Abdisalamow caano qasab aya la dhaha reer Djibouti oo dhan wey oogyihin ismail omar wilkiisa aya iska leeh lacaagti reer Djibouti oo dhan iyaga aya haysta tuugtu uuf caano qasab bila vitamine
Hantidii ummada réer Djibouti.
Warshaad guelleh hantidissa.
Cznno qassab
laaqid=walaaqid = qasid intaasi waa isku macne cidi fahmi wayday
Dowlad dhiigyo cab ah waaye madax weeynaha willkiisa ayaa iska leh waa meel dhimatay
Gabdh madw m a Way
Caanuhu haday soo dhaafaan xoolihii laga soo lisay iska iloow. Gaday biyi ama any type o chemical na taabtaan, it will create fat, no matter how it says “zero fat”. Same goes for fruits. Caano all ba subax iyo fiid kii cabi jirnay, straight from the cow and never ever had belly. Qurbaha ma imi oo ma cabay cano, bal ani iyo calool jala celi. Hadaad waraysatid Reer miyiga cadaan kana iyo nutrition doctors. They will tell you, especially those that have farms
les produits sont essentiels, et excellent
Un dossier accablant pour détournement des deniers publics
Muusigan si buu ii jiidanaya waxaad mooda inuu xasuus fog igu abuurayo oo waliba dareen leh
ABDISALAMOW HAMAAD TIDII BISMILLAH 😂😂😂
Xagay ku taala?