Ku Dir Kana dir Computer kaga - Send File or received file your PC - AFSOOMAALI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2024
  • Muuqaalkaan wuxuu kaa caawinaya inaad Computer-kaaga wax kasoo diri karto sidoo kale isla mobile kagana aad wax ugu diri karto Laptop-kaaga
    #Soo jeedinta waa anigoo ah Cabdiwali maxamed
    00:00 Hor u dhaca Cashirka
    00:21 Promo Video
    00:30 Sharaxaada
    01:41 Sidaad Ku Ogaan lahayd Bluetooth Inuu leeyahay Laptop-kaaga
    02:53 Sidee Isku Bari kartaa Mobile-kaaga Iyo Computer-kaaga
    05:01 Sidee Computer-ka ugu soo diri kartaa File una soo diri kartaa Mobile-ka
    06:41 Sidee Mobile-ka ugu soo diri kartaa File una soo diri kartaa Computer-ka
    08:06 Sida aad u dhigan lahayd File-ka aad soo dirsatay Computer-kaaga
    08:52 Dhamaad
    #Contact
    #WhatsApp - bit.ly/37gDlGN
    #WhatsApp - bit.ly/2rDqTlm
    / @broproductiontut

ความคิดเห็น • 34

  • @BROProductionTUT
    @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว +6

    MAXAAD JECESHAHAY CASHIRKA XIGA ?

    • @macquul_7
      @macquul_7 2 ปีที่แล้ว

      Macalin waa mhd san thy waxaa rabaa inaan ku weydiiyo 🎙 mic nucee is ticmashaa sidoo kle codka App nucee ku dubtaa waxaa rajeynaa inaa igaaga soo jawabto 🙏🏽

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว +2

      @@macquul_7 Insha'allaah walaal Live ahaan ayaan goor dhaw usoo gali doonaa waana idinla soo socodsiin doonaa insha'allaah waxyabo badana ka wada jawaabi doonaa

    • @noumantraders5748
      @noumantraders5748 2 ปีที่แล้ว

      Waxan jeclaan lahaa inaad nooga sooo duubto sida cilada looga saaro bluethooth gaar ahaan marka uu soo qarayo couldn,t connect uuna diidanyhy inuu ku xidhmo

  • @abdullahihayir2175
    @abdullahihayir2175 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad

  • @rodaderejorodaderejo1855
    @rodaderejorodaderejo1855 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you ustaad

  • @abdihakimsulaiman4241
    @abdihakimsulaiman4241 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Ustaad Abdiwali wax badan ayan ka faiday marka Cilmigad baratay Ilahay hakugu an faco waxan ahay arday la socda muqal waliba aad soo gali so 🙏.

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Walaal Mahadsanid Insha'allaah Faa'ido wacan

  • @user-wl9yy9sf3p
    @user-wl9yy9sf3p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks macalin

  • @monamohmet8870
    @monamohmet8870 6 หลายเดือนก่อน

    Aad bd u mhdsnty wllo ❤

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you ❤❤

  • @user-dt5er1bb3c
    @user-dt5er1bb3c 8 หลายเดือนก่อน

    jasakala khayr

  • @mustafearab2673
    @mustafearab2673 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahadsantahay 99% bro

  • @hooyo3914
    @hooyo3914 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @user-iq8uy7gx5v
    @user-iq8uy7gx5v 5 หลายเดือนก่อน

    Best teacher❤❤❤❤❤❤

  • @kamaaludiinmahdi6933
    @kamaaludiinmahdi6933 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustaad waxa aan jeclaan laha inaad inoo so sameyo muuqaal aan laheyn background green screen, oo muuqaal caadi ah sida laga badalo background ka💯🙏

  • @user-et8vx9xy2b
    @user-et8vx9xy2b 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin wad mahdsanthy

  • @lilyjama6538
    @lilyjama6538 5 หลายเดือนก่อน +1

    Best teacher ❤🥰

  • @amaalipraahim9280
    @amaalipraahim9280 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waad maahsan tahay🎉
    Waxaa rabaa qofka computer 🖥 layga fura cml
    Inuu sawro sideen u heli karaa
    Maahsanid ❤

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Walaal maanan fahmin su'aashaada

    • @amaalipraahim9280
      @amaalipraahim9280 ปีที่แล้ว

      Hada tusaale ahaan
      Computerka jaajarka galiyay
      Qof ayaa taabtay
      Markaa siduu iigu sawri lahaa qofkaa
      Ok ma fahantay hada macalin

    • @amaalipraahim9280
      @amaalipraahim9280 ปีที่แล้ว

      Ayaan rabaa

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      @@amaalipraahim9280 Maxaa dhacay maxaa keeni karo qofka inaad sawir ka qaado qofka charger ka kaa siibay

    • @amaalipraahim9280
      @amaalipraahim9280 ปีที่แล้ว

      😢

  • @najaxshankaroon2971
    @najaxshankaroon2971 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayad umahadsanty wll

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ilhaancabdullaahiahmed
    @ilhaancabdullaahiahmed ปีที่แล้ว

    Isha yar ee la furaayo ee bluothtiga waa waaye

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  ปีที่แล้ว

      Windows ka aad isticmaaleeso waa nuucmah walaal ?

  • @ziraajimohamudabdinor789
    @ziraajimohamudabdinor789 ปีที่แล้ว

    Thanks 😊

  • @xasancali774
    @xasancali774 2 ปีที่แล้ว

    Courso wab dicenin

    • @BROProductionTUT
      @BROProductionTUT  2 ปีที่แล้ว

      Walaal qoraalkaaga ma fahmin fadlan qoraalka sax