Sidee ku ogaan kartaa nooca HDD ama SSD ee ku jirta Computer kaaga?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2020
  • Waa cashar u muuhiima qof walba oo haysta Computer ama isticmaala!
    #Nooca#HDDSSD

ความคิดเห็น • 33

  • @ahmedmuhumed1524
    @ahmedmuhumed1524 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo Aad ayaad u mahadsantahay Ustad Allah haku Xifdiyo.

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid macalin abdihalim❤

  • @abdimalekdholayare5574
    @abdimalekdholayare5574 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad aadbad u mahadsanthy sida fiican eed noola socod siiso casharada

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @abdirahmanmoallinisack7452
    @abdirahmanmoallinisack7452 ปีที่แล้ว +1

    Thanks
    Well benefited from this lesson
    Thanks again and again Teacher

  • @jamatahmed2188
    @jamatahmed2188 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ilahay haku xafido maskaxdan nadifka ah 🥰

  • @yaxyinhoromeo4768
    @yaxyinhoromeo4768 3 ปีที่แล้ว +4

    Maclin waxaad cashir nooga soo sameysa ciladaha ugu badan ee computer ka Ku imaada iyo sida loo xaliyo

  • @doublethreesomalichannel2223
    @doublethreesomalichannel2223 3 ปีที่แล้ว

    Thank you ustadi waan ka faaidnay adina Allh kaa abaal Mariyo inoo soo badi windows iyo linux ba

  • @abdinuurmohamed8904
    @abdinuurmohamed8904 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏

  • @user-hm3ic6ez6f
    @user-hm3ic6ez6f 5 หลายเดือนก่อน

    thang you very much ❤❤❤😊😊😊

  • @CLaahiCalimaxamed
    @CLaahiCalimaxamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad waxan soo Iibsadey Laptop sidee Xirfad Balaaran oo Mustaqbalkana ka shaqeysan kro ku bartaa Sideena loo bartaa Team

  • @cabdirahmanzuldaan9162
    @cabdirahmanzuldaan9162 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad Hdd ba igu jirtah ma Ka badali garaa computer geyka waa Hp oo SSD ma ubadali garaa

  • @alibashimohamudnur4885
    @alibashimohamudnur4885 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much

  • @user-ps8hc1wh4k
    @user-ps8hc1wh4k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin maxaa kukiina pc culayskaa markaan kuisticmalayoo qadkaa

  • @markastaiyomeelkasta619
    @markastaiyomeelkasta619 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdullahibashi4531
    @abdullahibashi4531 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kaa bartay cilmi badan waliba ayadoo ihaysata marar badan sida mouse ka loo furto kow ka ahayd

  • @yaxyinhoromeo4768
    @yaxyinhoromeo4768 3 ปีที่แล้ว +1

    Cashiradada mar waliba waan la socdaa

  • @abdullahibashi4531
    @abdullahibashi4531 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waad mahadsantahay alah kaa abal marsho lkn ustaad waxan ahay arday barta ICt rajaynayana mustabal wanagsan in aan ka yeesho saan markasta xog kaga kororsado Mobile kaga pleaze sigaara igu reeb saan kula wadaago ciladahaga iyo caqabada i qabsada wakhtiyo badan

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  3 ปีที่แล้ว

      @soomane waxaad kala hadashaa macalinka lastech mobile keeda 0654269864

  • @gameroftheworldmakemony8786
    @gameroftheworldmakemony8786 3 ปีที่แล้ว

    ustaad computer ssd gpu malahan miyaa

  • @cabdirahmanzuldaan9162
    @cabdirahmanzuldaan9162 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waxaan ku weydinayaa adoo rali iga ah windows 10 iyo programa dagale Sida microsoftiyada sidee internet ka gala so dagi garaa ama programada computerka u fican waa ku weee thankz 👍

    • @casaancade001
      @casaancade001 10 หลายเดือนก่อน

      Windows store istcmaal halkas kala sodeg wxd rabto

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 2 ปีที่แล้ว

    MASUUL INTEE KAALA SOO XIRIIRAA

  • @cabdiqanicolaad9880
    @cabdiqanicolaad9880 ปีที่แล้ว

    Ustaad aniga iguma jirto

  • @ahmedmuhumed1524
    @ahmedmuhumed1524 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah.

  • @siciiddhagacade9118
    @siciiddhagacade9118 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad bad u mahadsantahay mclin ilahay ha ka abaal mariyo sida fcnee aad nola shaqaynayso adiga oo aan wx manafacad ah naga donayn

  • @aliabdikarin6738
    @aliabdikarin6738 3 ปีที่แล้ว +2

    Midna kuma haayo ustaad ssd kuma qorna kayga

  • @ceydarusibrahin9603
    @ceydarusibrahin9603 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waa ii shaqeyn weysay waxaa dhahay Get.physicalDisk miyaa qaldanahay mise waa sax

  • @maxamedcaydiid4350
    @maxamedcaydiid4350 2 ปีที่แล้ว

    Eng inta GB AYTAHAY MESHA KAMA MUUQATO

    • @nuursomaliofficial1648
      @nuursomaliofficial1648 11 วันที่ผ่านมา

      Waxaad tagtaa file explorer kedibna this pc meesha ay kuqorantahay halkaas ka eegba.

  • @l7932
    @l7932 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin