Qaabka aan wax udiyaariyo | Tijaabo Labo sano ah | ku socoto dhalinyarada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 ปีที่แล้ว +345

    Makaroofanka : blue yeti mic
    barnaamijka aan wax ku badalo : Vegas pro 15
    codka : Audacity
    sawirika yar : power point

    • @kabtanhaaw9800
      @kabtanhaaw9800 5 ปีที่แล้ว +29

      OGAANSHO waan ku jeclahay love ii sar plz

    • @abdirahmanomar7505
      @abdirahmanomar7505 5 ปีที่แล้ว

      Wee cadahay eboow Mahadsanid

    • @shalayiyomaanta3518
      @shalayiyomaanta3518 5 ปีที่แล้ว

      Waa run shaqadaadu waaxay

    • @osmankurulus3489
      @osmankurulus3489 5 ปีที่แล้ว +3

      saaxibkaa yislam omar aa ibaray barnaamijkan AUDACITY IYO Vegas pro 15 bro umahadceli saaxiibka

    • @Janagale252
      @Janagale252 5 ปีที่แล้ว +1

      OGAANSHO omar bro vegas pro 15 free miyaa mise waa lacag

  • @sayidcumar6536
    @sayidcumar6536 5 ปีที่แล้ว +70

    Mashallah from mogadisho inta somali kadwato omar inshar like saar halkan

  • @كنداعياإلىالله-ث3خ
    @كنداعياإلىالله-ث3خ 5 ปีที่แล้ว +85

    Ku Saliya Hapipkena Muhamed 💜🍁 [ scw ]

  • @kingofhiskingdom4616
    @kingofhiskingdom4616 5 ปีที่แล้ว +67

    Horumar wacan wll
    Hadaa tagertid omar inshar liketa hayla dhaafin😍😍💪

  • @IFIYEOfficial
    @IFIYEOfficial 5 ปีที่แล้ว +33

    Audacity waa barnaamij ka aan isticmaalo qof ii ifiyayna ama aan ka arkay waa walaalkeen Cumar Inshaar aad iyo aad ayaad ugu mahadsan thy 100% mahadsanid

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 5 ปีที่แล้ว +15

    OGAANSHO, omer inshar runtii waxaa tahay wiil dhallinyaro ah maanta youtuberka somalida ugu fiican, wax tayo lehna soo gudbiyo,halkaa kasii wad deddaalkaaga 🔅

  • @abdirahmantriplea5838
    @abdirahmantriplea5838 5 ปีที่แล้ว +7

    Omar mohamed walal inta u jecel baa badan
    Waan kaaka mahad celinenaa waqtigaga qaaliga ah inaad wax noogu faaideyso
    Kun iyo kun jeeer waad mah san tahay

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy ปีที่แล้ว +1

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤

  • @intrestsom1650
    @intrestsom1650 5 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah
    Wll omar
    Aad iyo aad baan uga heley video gaan
    Waana mid ka sacida inaa prefect video aad sameso waa cidi e ubilowan tahay video editting ka .
    Macalin omar
    Mahadsanid

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 5 ปีที่แล้ว +22

    قناة مساحة
    Sahanka xogaha iyo
    Ogaansho
    Waa kuwa ugu mudan youtuber aan aadka ujecelahay

    • @Kobciye_Media
      @Kobciye_Media 5 ปีที่แล้ว

      Isku mid nhye wlle

    • @cumaraxmed67
      @cumaraxmed67 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 ปีที่แล้ว

      Isku mid nahay
      1مساحة
      2:Ogaansho
      3:Shanka xogaha

  • @Gaastourism
    @Gaastourism 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb cumar nurtii waxaad tahay qof wax badan aan ka faaido markaan dhagaysto barnamijkaayada waxaan ku leeyahay hore usoco bro

  • @hamzelabsalah7417
    @hamzelabsalah7417 5 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso sxb hore usoco qof kudayasho mudan ayaa tahy ogaansho waa chanellka ugu fcn kuwa somalidu dhehato hadabanu ahyn kan ugu wangsan

  • @fixpro7168
    @fixpro7168 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zxp omar inshaar
    Allaah ha ku sharfo. Sidaad dadka ugu faa'iidaysay.

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle 5 ปีที่แล้ว

    Cumarow waxna waan kaa faa’idedaa waadna iga qoslidaa mararka qaar hadalada qaar aad u dhaheyso si fani ah runti Masha’Allah Allaha ku barakeeyo.

  • @sidra857
    @sidra857 5 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku taageersanahy Omer inshaar Guulayso Allaha haku xifdiyo

  • @Jijijangle
    @Jijijangle 5 ปีที่แล้ว +13

    Omar wllhi video yaashada waxee ka fcnyihin TV show yasha qaar 😍😍 Waku heesta channelkan M.A keep going Wll ✋👍

  • @mustafayoung4802
    @mustafayoung4802 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waa jeclahay ogaaasho
    Guul

  • @Samshorts1
    @Samshorts1 5 ปีที่แล้ว

    Intaasa juhdiya inaa galisay saxibow bina adamku ma ogyihiin way arkeen way dawadeen waaan Ku salamayaa Omar inshaar adig iyo asaxaabta Ku xiran OGAANSHO

  • @nadarnajka7764
    @nadarnajka7764 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshllh horay u soco walalkey hor mar wacan kuu rajeynaa 👏👏👏

  • @DhalinMedia
    @DhalinMedia 5 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid Walaal Omar inshaar

  • @ibraahimmahamed5278
    @ibraahimmahamed5278 5 ปีที่แล้ว +1

    Allh hakaa abaal maryo wlll mrksta wxd noo keentaa brnaaamijyo aad uwangsn oo aan aad ulaa dhcno allh hkaa abaal mriyo wll cumar inshaaar

  • @xuseensheekh7670
    @xuseensheekh7670 5 ปีที่แล้ว

    Walaal Xaqiiqatan aad bey ii cajabiyeen dhamaan muuqalada aad sameyso juhdiga iyo dadaalka aad wado ku dayasho ayaad mudan tahay hore usii soco

  • @IQRAAHMED66
    @IQRAAHMED66 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah mahadsanid wll omar
    guulahaga waan ku faraxsanahay
    cashirada aad inoo soo gudbiso waan jeclahay mahadsanid

  • @PerspectiveNarrative
    @PerspectiveNarrative 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay hakuu barakeeyo walal

  • @loolan01
    @loolan01 5 ปีที่แล้ว

    Ogaansho wlhy mustaqbal buu leyahay inta uu omar inshaar horboodayo masha allah

  • @khalidosman5708
    @khalidosman5708 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah tabarakallah sxb omer

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb mar walba muuqaaladaaada waaa ay isii dhiiro galinayaaaan mar walboo aaan wax ka niyad jabo
    Mahadsanid sxb omar mohamed

  • @abshirlaaly1678
    @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kalasocdaa somalia inta somaliya kala socota like isaara

  • @abdirashidmohamed3860
    @abdirashidmohamed3860 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad ciumar wlhi wax fiican baa kaa faaiday ilahey wax ka badan hakuugu bedalo

  • @namely5058
    @namely5058 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal Omar Inshar waad ku mahadsan tahay barnaamijyada qiimaha badan ee aad nala wadaagto

  • @mrhassansomali522
    @mrhassansomali522 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah sxb cumar si wad dadalkaga wan kugu hambalyeyna shaqada volunteerska ah e ad u heyso dadkaga ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 5 ปีที่แล้ว +21

    Intaan commentiga qoraaye 3 qof iga hormartay
    👇👇

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal subscribe ii Saar Ana waan kuu saaraa ee

    • @mohamedyussuf7133
      @mohamedyussuf7133 5 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid sxb

  • @badger_04yt26
    @badger_04yt26 5 ปีที่แล้ว

    Walahi waa shaqo
    Lkn wax badan baa kafaidaa
    Videos Kaga imbadan wan dawaday
    Si wanagsan ayada u diyarissay
    OMAR MAXAMED
    KEEP GOING
    ALLAH HAKULA GARABGALO

  • @jiimbaalcadaala9775
    @jiimbaalcadaala9775 5 ปีที่แล้ว +5

    No vius number one sxbka ogaansho noolow walaal qaali

  • @aadanwarsme1140
    @aadanwarsme1140 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad cumar inshaar rabi haku xafido walalkay qaali cumar

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakalllah walkey Jazakallahu khayra alllah haku sharfo aduun iyo akhiiro Omar inshaar horaay u soco .

  • @mohammedabdullaahi6004
    @mohammedabdullaahi6004 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah barnaamij muhiim ah mahadsanid sxb Omar.

  • @shaymaayaan3712
    @shaymaayaan3712 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allh wllo alle ha ku barkeeyo barnamjyadada Wan LA socna noo zoo badi

  • @waxkaogoowchannel7075
    @waxkaogoowchannel7075 5 ปีที่แล้ว

    Sxb waad nagareysay 1m like aad u qalantaa waley geey waan daawan jiray video yadaada facebooka ilaa youtoubka waana ku taageeraa horey u soco omar inshar

  • @hudeifaabdalla9194
    @hudeifaabdalla9194 5 ปีที่แล้ว

    Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahy bulsha sida wcn eed aad ugu so godbiso muuqaalada faaiidada u leh

  • @Danx329
    @Danx329 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a asxb inshar horo usoco ayaan kuleeyahay

  • @caruurtv7922
    @caruurtv7922 5 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليك شكرا إستمر جهدك
    وأكثر مثل هذا البرنامج

  • @kariniyoqurxin7663
    @kariniyoqurxin7663 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah walaal

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal subscribe ii saar

  • @zaahircawaalemedia9714
    @zaahircawaalemedia9714 5 ปีที่แล้ว +3

    Omer Mohamed inzhaar Horu Mar balaadhan kusoo rajeynayaa Wlloh Qlih Jazaaka Allah

  • @deeqsaaid8650
    @deeqsaaid8650 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah nin howl kar ah baa tahay ilaahay haku xafido

  • @hawamaxamed2544
    @hawamaxamed2544 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah cumar videoyadada disklike wax loo cuudhoba kuma jiraan hore soco aya ku leeyahy liketa iyo dadka inta wanaagsn baaka badan ee disiketa 🌹🌹🌹🌹😘😘💪💪💕💕💔💜💗💞👍👍👍👍👌👌👌👌💕💞💝

  • @malaak10le
    @malaak10le 5 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Ustaad my Role model❤

  • @caliyare753
    @caliyare753 5 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsanatahay
    Macalin Omar Inshaar

  • @Khader315
    @Khader315 5 ปีที่แล้ว

    Ogaansho aqliga iYo cilmiga alla hakuu barakeyo aadban barnaamijyadada u tagera👏👏👏

  • @SalaamaMedia2
    @SalaamaMedia2 4 ปีที่แล้ว

    Barakallahu fik Omar Inshar nin umada ufaaideya

  • @abdiraxmanqadar2356
    @abdiraxmanqadar2356 5 ปีที่แล้ว +1

    Sabbti Wcan Oo wangsan 😍 channel wax badan ka faidey Wlhy Omaar wllky Hoore usoco ilahay haku siyadi0 Aqoonta mzha allah

  • @ahmedabdinur1041
    @ahmedabdinur1041 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar
    Riyadeyda adaa rumeeyay
    Jazakallah

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi1649 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءاللہ 👂
    Ilaahay haku bara keeyo my teacher👑👑

  • @canadatronto7549
    @canadatronto7549 5 ปีที่แล้ว

    *Zhp runtii waxaad bulushada uhaysaa shaqo aaaaad uficaan oo wax tar leh ilaahay haku sharfo Mr Omar inshar*

  • @kanaalkaalxikma745
    @kanaalkaalxikma745 5 ปีที่แล้ว

    Alle qayr haku siiyo omar inshaar wallaahi waan kuu duceeyay

  • @iamdarboweyne8926
    @iamdarboweyne8926 5 ปีที่แล้ว +4

    FIRTS MEN KU FIIRSADO WAA ANI WAN IS HUBAA OMAR

  • @Engismaeldiriye
    @Engismaeldiriye 5 ปีที่แล้ว +9

    Thanks brother , aniga inkastoon editter ahay , hadana waxaan aad ula dhacay Qalbi furnaantaada iyo sida aad walaalahaa ula jeceshahay ineey heerkaaga soo gaaraan , Nooloow Brother

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 5 ปีที่แล้ว +3

    ZasakalaaH Runtii wax SaHlaN Maaha 👏👏👏👏

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare6024 5 ปีที่แล้ว

    Aaad baad u mahadsantahay ustaad, Jazaakallaah

  • @hanadsnippertheking7418
    @hanadsnippertheking7418 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxp hore usoco

  • @idriisosman7843
    @idriisosman7843 5 ปีที่แล้ว +1

    Cumarow habeen aan fogeyn waxan kuriyoday anago kulmaya waxana ilaahy karajaynaya inaan kulano insha Allah hadii aad qoralkeyga aragtay like saar si,aan u,ogado

  • @engkhadaryusuph3537
    @engkhadaryusuph3537 5 ปีที่แล้ว

    Fadlan barashada progrramkan waa muhiim way fiicnan lahayd inad nooso duubto inkastoo ay ka baxsantahay barnaamijyada Ogaasho

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 5 ปีที่แล้ว +7

    Mazhlh jasakalah

  • @qulasadaqays
    @qulasadaqays 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah cumar wad mahadsan tahay wall
    Thanks

  • @riyaadullhcabdi8765
    @riyaadullhcabdi8765 5 ปีที่แล้ว +1

    mSha allh ustaaad qaaliyh🙏🙏

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo inshaar hore u soco qof walbo maankiisa intuu la egyahay ku tix gali dadku waa kala maan

  • @naadirfilms3572
    @naadirfilms3572 5 ปีที่แล้ว +6

    KEEP GOING ogaasha

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah brother Allah haku barakeeyo.Ogaansho"

  • @hindaqueen4276
    @hindaqueen4276 5 ปีที่แล้ว

    omar inshar waad mudantahay like iyo wax kabadan ee ha iga niyad jabin sxb hore inoo wad

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaarakal llaaah ,illaahey hakuu barakeeyo cilmiga aad baratay walal horayna usiisoco illaahey haku xifdiyo.

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Wllkeena Omar Mohamed Inshar
    Aad iyo Aad kaaga mahad celinaa guuleeyso sxb
    Waxaan rajeynayaa inuu aad noo caawin doono Insha Allah

  • @ahmedadan4651
    @ahmedadan4651 5 ปีที่แล้ว

    mnsha allah wll cumar aad ayaan kuu taageeraa allah haku barakeeyo

  • @mohammedakadiryoungest3615
    @mohammedakadiryoungest3615 5 ปีที่แล้ว

    M.A wlhi ad ayn ugu hely wxdna thy qof lagu dayn karo Allah ku xifdiyo😮

  • @cumaraxmed67
    @cumaraxmed67 4 ปีที่แล้ว

    Nin rageed tahay wllhi cidna adon qasbayn inad u caqli caliso allah haka abal mariyo raali ahanshaha dadku waa yoolasha an la gaadhine . Allah ajar kaga dalab walal 😍

  • @mrkeepgoing7959
    @mrkeepgoing7959 5 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid cumar jazakallahu khayran

  • @turjunchannel9661
    @turjunchannel9661 5 ปีที่แล้ว

    Runtii anigoo quus ku dhow baan muuqaladaada la kulmay!!. alxamdullilah noloshayda waxbadan baad ka badashay
    Abaalkaaga hadal kuma gudi karo aakhiro iyo adduunba liiban waalal cumar.

  • @abdimaajiddekabdirahman6619
    @abdimaajiddekabdirahman6619 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh Shukran Omer mohamed

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi1829 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad oinshar waxan fiicnaa lahed mawadiicda ad noso gudbiso inad kudarto casharo technologyda laxariiro
    Mashllh sharaxad nadiif eh iyo codmacaan😍😍😍

  • @عبدالعزيزعلي-ب5ت
    @عبدالعزيزعلي-ب5ت 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masuul omar Alle haku anfaco cimrigaga

  • @LearnWithDiamond
    @LearnWithDiamond 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Bro thanks

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal subscribe Ii saar

  • @c.raxmanmaxamedhersi3462
    @c.raxmanmaxamedhersi3462 5 ปีที่แล้ว

    In badn muqaladaada wa kuwa na xiisa geliyo
    Wana ku mahd santahy sidad inogu so gudbisid 👏👏

  • @maxamedadancawad2220
    @maxamedadancawad2220 3 ปีที่แล้ว

    Waa khalad ustaad inshqar allah haku barakeeyo

  • @farhiaabdikhayr2072
    @farhiaabdikhayr2072 5 ปีที่แล้ว

    omar wll allha ku dhowro runtii wad noo faa iidaysaa allha wx wanagsan ka ku siiyo hory u soco wllky

  • @himillomotivation8628
    @himillomotivation8628 5 ปีที่แล้ว

    Cumar inshar IlahaY kheyr Haku ziYo wad ii faidayzaY pro
    Go forward ❤❤❤👏👏

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 5 ปีที่แล้ว

    Sxb omar inshar bilaadanka isku mid ma ahan kuwo xaasidyal wey ka buuxan oo jecleyn hormarka uu walalkoda gaaray .
    Marka ha u joojin waxana ku leeyahay keep going.

  • @zuoakmal
    @zuoakmal 5 ปีที่แล้ว

    Omer video gaaga waxyalaha xiiso badan u yeela waa codkaaga dagan aadkana u macaan. Keep going bro..

  • @mudalibbarre5426
    @mudalibbarre5426 5 ปีที่แล้ว +5

    Brother May allah bless you🙏

    • @sert4792
      @sert4792 5 ปีที่แล้ว +2

      Walaal adna subscribe ii Saar

  • @taaa820
    @taaa820 ปีที่แล้ว

    cajiib mahadsanid ustaad omar

  • @diyomwachizi5446
    @diyomwachizi5446 5 ปีที่แล้ว

    Shukran walaal Omar inshar

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 ปีที่แล้ว

    Shukran wallo ogaansho aadban uga faidnay walalo allah haku barakeeyo walalo😍😘🥉

  • @saadaqcabdalla1854
    @saadaqcabdalla1854 5 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad noo cajabiyaan muuqaaladdaada horay usoco wll👏👏👏👏

  • @Baashiyare10
    @Baashiyare10 5 ปีที่แล้ว +7

    Qeebta dambe ayaa iga qoslisay runtii hhh
    Masha allah

    • @FarasVideoProduction
      @FarasVideoProduction 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa sax adigoo juhdi badan galiyay ayaad la kulmeysaa dislike markaas cml waxaa ku qabaneyso qofkaas yaa kuu keeno aad aashito (kiimiko) cabsiisidee😈😈😈😈

    • @Baashiyare10
      @Baashiyare10 5 ปีที่แล้ว

      Hhh sax lkn marwalbo waa lakulmeesa mucaarad

    • @Baashiyare10
      @Baashiyare10 5 ปีที่แล้ว

      Mo kn dulqaad ayaa looga bahan yahay

  • @صفيهنور-غ2و
    @صفيهنور-غ2و 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalkeen illaahy haku xifdiyo wanaga aad nala jeclaatayne Allah haka abalmariyo

  • @jamashamal466
    @jamashamal466 5 ปีที่แล้ว

    Omar onshar boowe haduu comentigu cod ahan lahaa waxan so duubilaha wax badan lkn ma dhicin ugu damayn waxan ku leyahay wll guuleydo oo horay usoco hambalyo markasta iyo meel kasta

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allh ad ayan uso dhoweyneynaa sxb waxan kale o jeclan lahaa in aa so sameysid barnaamijyo kale oo u qaas ah Edditinka

  • @briftechnology6848
    @briftechnology6848 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga xiatta waxaaan rajaynayaa ina aan naqdo adigoo kele
    inshallah

  • @amiiramawliid7401
    @amiiramawliid7401 5 ปีที่แล้ว

    I really like your channel mahadsanid waxwalba oo aad usoo galisay dartayo si aan uga faidaysano الله يجزيك

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad ayaan kuula socda ustaad alle haku sharfo waxan ku odhan lahaa business online xog ku saabsan mar nooso gudbi wll min fadlika

  • @ismailibrahim98
    @ismailibrahim98 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waxaan kugu abaal gudo ma aqaano kaliyata qof waxaan tahy ilahy nimco siiyey xaqiiqdi
    Dar ilaahy ayaan ku jeclahy brother.

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 5 ปีที่แล้ว

    Well done howl badan aya ka horeysa in aan daawano video-ga sida aan ujeedno meshaada kasii wad bro