part 2 \ SUBXAANALAAH AISHA HOOYADEED MAXAY SHEEGTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 134

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xaqiiqda rabaa og balse xaqwalid baad kuledahay

  • @umuminha5995
    @umuminha5995 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ala beerka😭😭😭😭😭😭 Ya Allah Ilahoooow Hooooyaday yaaanan ciilin yaanan ka ooohin Yaanan ceeben ilahoooow Hooyaday macaney Aadan Ciiloon macaney hooooooyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi hooydeed mcn xumaan iyo ooyin aan u geesay waligee intaa jiray waa la joogay hada ayaa safar aaday 9 bil ka maqanhy malin kasto markaa la hadlaayo waa ooyaaa dhibtada dareemayo inaa ka maqanhy darteeed malinta safarka soo aadayey waa ooyey ❤️😭😭

    • @umuminha5995
      @umuminha5995 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Hafsonor22 dadka Qaarna hooyadood Sixiroley dhahayan beeer Adagaaa Walahi Ikaar waalid ifkay kuso Baxdaa Ilahay Ducadooda kuwa gurte beerta Allah naga yeelo🤲😭😭

  • @iskufilan5405
    @iskufilan5405 3 หลายเดือนก่อน +9

    Allahu akbar Gabadhas ye is daalin hoyaded cafis ha weydisto

  • @badalabdile2259
    @badalabdile2259 3 หลายเดือนก่อน +4

    Subhanallah dad habaar waalid qabo ayaaa media ka buuxa 😢😢

  • @falisissahak
    @falisissahak 7 หลายเดือนก่อน +8

    Asc
    Wallahi waa ilxumo in hooyo mcn lacaayo way iga oohisay wallahi
    Haday inyar oo caqli ku haray hooyadood cafis ha weydiistaan
    Gar teeda gar
    Gardaradeedana gar
    Wallahi qof habaar waarid qaba inuu harsan uuna hoyan
    War waaridka halayska ilaaliyo oo haloo dabac sanaado
    Yaan indhaha xataa xoog loogu fiirin iskadaa aflagaado iyo cay lacaayo
    Hooyo cay malahan
    Caasho iyo maryan
    Hooyadiin intay nooshahay soo weydiista cafis
    Wallahi ilmo inaan loo soo celinayn ilaa ay hooyadeed aysan cafin

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hooyada fiican si kastoo ilmeheeda u xun yihiin ma sheegto hooyadzn iyadaa waalid caasiya bal sheekadeedz dib u eega hooyadeed bey kasoo sheekaysay markaa ilmeheeda maxay ka sugee subxaanalaah

    • @FriendsofCopenhagen
      @FriendsofCopenhagen 3 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga hadii eey caruurtaadi been kaa sheegaan " Hooyaa na sixirtey ee aduunka uga sheekeeyaan" waad soo jawaabi laheyd ee beenta is ka daa.

  • @Faiza-sr4un
    @Faiza-sr4un 3 หลายเดือนก่อน +8

    Alla hoyoy gbdhan xge lga hesta aya is leyahayay oo 2mr ilmheda lga qaty waba hbar walid😢

  • @najaxmoha6521
    @najaxmoha6521 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahoow owlaada baari noga dhig 😢

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 หลายเดือนก่อน +6

    Hoyaded haka ducatsato way libanaysa aakhiro iyo adunba

  • @Fatxi.H
    @Fatxi.H 3 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanallah ilaahow ilmaha caasi hanoga dhigin😭🤲

  • @aliizhasaidsaid9782
    @aliizhasaidsaid9782 3 หลายเดือนก่อน +5

    Yaa rabbi rxmaan mxay thy zhekadan 4bil kahor lasoo dhigay oo hadaanba moodaa 😢😢ilahow rabbiyow raxmaanow hooyadaan qalbiga uqabooji beer wx dhalay waye wlhi si kastoo kuu dhibaateeyaan ilmahaagi waad ubaahanthy😢ilaahow waalid caaasi hanaga dhigin 😢anagana naga haay ilmo nagu caasiya

    • @FayGulus
      @FayGulus 3 หลายเดือนก่อน

      Iney hoyadeed ka dhuumatay way shegtay caasho mamadana watas shegtay sas darteed ilmaha waa caaasi

  • @AminoAlisiyad
    @AminoAlisiyad 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyooyinka qaar iyaga caasi ilmaha ka dhiga 😢wllhi😮

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 19 วันที่ผ่านมา

    Yaab Waaridka Allah xaqooda meel buu saaray caasho hooyadeed waa in ay daryeesho halkaas buu wanaagu ugu jiraa inuu waaridku ku koriyo maahan xaqiisa ee Allah hana xifdiyo.

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ax hooyo macaan illaahey ha ku xifdiyo ❤❤❤

  • @caishaaxamed7715
    @caishaaxamed7715 3 หลายเดือนก่อน +4

    Subxanallah gabadha masiibadu halkaas bay kahystaa maamadu waa miskiin

  • @NaimaOsman-i8u
    @NaimaOsman-i8u 3 หลายเดือนก่อน +5

    War Gabadha Hooyadeed Cafis haweydiisato😢

  • @Xansocota
    @Xansocota 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ma hooyaday mcn miyaan hadal xun u quuraa habeenkii anoon la hadlin ma seexan karo
    Mcney hooyo cimri dheer iyo cibaado suuban ban Allaah kaaga baryey❤❤❤

  • @drshayaat555
    @drshayaat555 7 หลายเดือนก่อน +5

    alla qalbiga ixanuunay wlhi 😢😢😢😢 sorry hooyo mcn caashooy caqli yeelo abyo oo waalidkaaa intuu noolyahay ka duceyso si ilaahay adina kaaga yareeyo culeeska ku saaran owlaadade baari Kuugu noqdaan

  • @xakimamaxamad3812
    @xakimamaxamad3812 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wale habar uma yara hadiba hoyaded sidan u oyeysa 100 ma lacaga 😢😢😢😢😢😢

  • @QueenNadar-iq6tn
    @QueenNadar-iq6tn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ubadka aduunka ugu xun xita dilaa moryan cabtoy ha isku noqdo hadu done hooyada ine public ka hadasho kuma cebesato e sijayada ayay sujuuda allah ugu barida sidu allah uso hanuuniyo hooyadan iyade wax ka qaldanyihin si kasto caasi utahay aisha wala garsiyay hadi ayba hooyada cebta gabdhed youtube uso farisatay ayada iscebesay

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dhibatada jirta wa waridko qaldama iyo ilmaho qaldamo sidaa darted qaladku intuu yaryahay laysma wada garto hadhawna qofwalbo qaladki laga galay ayuu wax kusiidaraya 😢😢sorry waan ooyay wlhi iyo blhi xanunbanan kaqadigaray arintaan uqubaa socota

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyo xaqeeda wax gudi karo ma leh😢😢😢😢😢

  • @ibtisaanPritish
    @ibtisaanPritish 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhy maamada aad buu hadalkedu ii xanuujiyey ilin waa ceshan wayey😢

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga xitaaa waa la ooyey hooydaaan

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Sheeko Ka Walid socotey subxan allah

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aisha hooyada ka duuceyso waad oogtahay xanuunka aay leedahay ilmaha oo laga qaatay hooyo raali gaali 😢😢😢

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxy laa rafadeysaa ayaaan islhaaa inleen habaar waalida hesto😢

  • @Wolfiesweat
    @Wolfiesweat 3 หลายเดือนก่อน +3

    subxana allh ilmaha lama habaro wlhi aniga hooyo gabr hesado ayaa ahay ilaah ha i xafide hadey i aqon san weydo walid nimo waa iska deyn lahaa mana cayen mana habaren kaliya waa u ducen lahaa hadeyba qangar tahay walid nimda lagama baryo owlad mida kugu qanac sanen waa leska daya waxaa maqli jiire mah mah ah casi ma mogo irida walidkiis ilaah hano xafido owlada lkn ha habarin u duceya hano marey habarka ku noco duco waxbo kama darese wlhi 😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 7 หลายเดือนก่อน +6

    Aisha rerkoda ayaa baray inay sida u hadasho Aisha quruxdada waan la yabanaa qoortada dheer si baad ii soo jidanaysay ileen shan caleemod baa ku dhashay derudta uga fa iidaysatay lakiin waad ka shalaysay igow hubeer waa dad daacada oon tagin ka samrin abaha intu u gaysay itaa u gaysatay baa ka xanuun badan lakiin way ku haysataa

    • @ayaanbillan8634
      @ayaanbillan8634 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo Hoyadeed Miyaa Taqanah Abyo Mal Heshisiyo

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sax waaye aisha reerka soo koriyey baa inee hoydeed xunthy ku soo koriyey teeda kle qabiilka hooydood baa la ceeb jiray malin dhaweed bee tiri hooydee waa laangaab bee tiri

  • @Imoo5
    @Imoo5 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah casha meshana laga heysta wlh intey hooyada nooshahy cafis weydiso 😢

  • @AyaanBashiir-y6t
    @AyaanBashiir-y6t 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaan allaah marba haday taasi been ahayd cidkalo hoyadayba xun dhahda see loo aqbalayaa illaahow na astur😢😢😢😢

    • @hiboabdisalam1008
      @hiboabdisalam1008 7 หลายเดือนก่อน +2

      Sheko walbo labo dhinac by ledahy labada dhinacbo inla dhagysto ba fican dad waxa jiro inty.ayaga wax sodulmiyan iska dhigo inla dulmeyy

  • @AliaxmedCumar
    @AliaxmedCumar 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyadaan waala dulmiye casho dhanka hoyadeed laga hestaa hoyadaa u hoyo oo ucafi idheh

  • @faayo19
    @faayo19 7 หลายเดือนก่อน +5

    Iska samir hoyoy hadee xumatay xataa adiga dhalee ha inkaarin usamir

  • @asliyusuf1288
    @asliyusuf1288 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ax ane hoyadey la aanteet ayn la ooyaa dadna hoyadood ayee ka ooysinayaan allow kunxariiso hoyo mcn😢😢😢

    • @amaalxusen7796
      @amaalxusen7796 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhy isku mid ayaan nahay waxaan daremyey inaya aduunka kaligeyag ku ahaay hooyo lanataa iyo ciidilo ax Allow ku naxariso yaaa raabi🤲🤲🤲

  • @mumtazdhaimond934
    @mumtazdhaimond934 3 หลายเดือนก่อน +5

    gbdhan iyo hooyadeda illhey maslaxad ha dhax dhigo😢

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +2

      Gabdha meesha ku soo kortay baa sas ka dhigtay mar kasto saa is lee yhy hooydeed inee qof xunthy baa laga dhaadhiciyey

    • @FayGulus
      @FayGulus 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kolay gabadha inkar wax ay ku dhacday way u eg thy

  • @LoomaTaliyaan
    @LoomaTaliyaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jaanis ayeyba heystaan hade hooyadood ogoshahay in ay raali gaaliyanaa haka faaideysataan oo hooyadood ha raali galiyaan 😭😭

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +1

      Saakay beee cayneesay bee laheeed hooydee waa sixirooleey

    • @LoomaTaliyaan
      @LoomaTaliyaan 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@Hafsonor22 waan u jeday ee ilaahay nabad ha dhex dhigo ayada iyo hooyaded gbdha xita dhibaato uma yaree

  • @xamdamuuse1465
    @xamdamuuse1465 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walhi wa dhib ilahay hooyda jano gee😢

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah walaaley ha habarin u ducee

  • @sadioabdullahiali
    @sadioabdullahiali 3 หลายเดือนก่อน +2

    Casi waladin waliged ma farxeyso 😢😢sorry hooyo 😢

  • @asmahanosman8997
    @asmahanosman8997 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah hooyo mcn sorry if is true sheekada ma libanaysid gabadhay 😢

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 20 วันที่ผ่านมา

    Ala hooyo cafiyo gabadhaada caaf ha haaarin

  • @EmailNuuro40
    @EmailNuuro40 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax sorry mami😢

  • @fathimohamud3262
    @fathimohamud3262 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah walahi qalbiga ixanunay 😢

  • @SumayoHaaji
    @SumayoHaaji หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax ax sorry hooyo mcn😢😢😢😢😢😢

  • @Anabeyyyy6
    @Anabeyyyy6 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax hoooyo 😭😭😭😭😭😭💔💔

  • @Ihzaan-MaLapO
    @Ihzaan-MaLapO 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry MomM 😢😢

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar8679 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ninku isku dirbadan gabdhii iyo hoyadeed buu dabsii dhexdhigey asago arsaaq ka dhex raadsaneyo

  • @yasminhoussein1898
    @yasminhoussein1898 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mamadan haday thy casha hooyaded oo ay arintan runta thy casha mesha laga haysto waa halkan hoyaded cafis haa waydisaty waliba haa u tagto subxanallah

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +2

      Haa meeshaas laga heestaaa aisha hooydeed waa lagu diray aisha inee hooydeed qof xun thy baa lagu koriyey

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wa qof habaaran waxay la leleleyso😢

  • @Saarafilms6613
    @Saarafilms6613 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah 😢

  • @nimcohoodo7074
    @nimcohoodo7074 7 หลายเดือนก่อน +4

    ax Waa Habar Qabto ilyan Qofku 😢😢😢😢 sorry mommy 😢

  • @aminaali6290
    @aminaali6290 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadan xididka ka qudhunsan tahay waayo hooyadan hadlaysa qudheeda aya dareemayaa İnay hooyadeed u wacnayn markaa wa Sheekadii wiilki abihi waraabaha asna markisa waraabaha uga tagay Allah ha idin so wada hanuuniya odhan karaa 😢

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyada fiican ilmeheeda ma habaarto ilmahaaga waa loo duceeyaa waana la asturaa

  • @ubahibrahim5342
    @ubahibrahim5342 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan hoyadeed laga hestaa ileen😢

  • @ملكةاحساس-ه1د
    @ملكةاحساس-ه1د 3 หลายเดือนก่อน +1

    Casho weyhanaranthy ila ay hoyaded cafisweydisato illahy ilmaheda umaso cesho

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax sorry maamo 😭

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aniiga caasho markay dhahaday hooyaday aya isixirtay. Aad uga xuumaday jiirkayga diiday waalin committed ku qooray aisha iska huubi hooyada inaay ku sixirtay

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aisha inee hooydeed sixirooleey thy baa lagu soo koriyey wee aamintay warki dadka hooydood inee xunthy baa lagu soo koriyey

  • @zeinabnour6029
    @zeinabnour6029 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah

  • @idilissenour6550
    @idilissenour6550 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ax hoooyo mcn😢😢😢😢😢😢

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mamadu wa maamo bari ah waxayba rabta inay ilmahedu heshiiyaan yaarabi hooyadaa ulaabo caisho wllo😢😢😢

  • @suhailaalimohamud1593
    @suhailaalimohamud1593 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah🤭🤭🤭

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka gabadha adiga dhalay Abaaye ha habaarin 😢

  • @AyaanMaxamed-y9e
    @AyaanMaxamed-y9e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kalay reerka amarka haysta maxay tahay guys mamadana hoyded ayaa shegadeda ku jirta sartu meel fog ayey ka qudhunsantahay

  • @monaabdullah3596
    @monaabdullah3596 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah

  • @kifaax8624
    @kifaax8624 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan shaki baxay ileen waaba naag habaaran naagtu ilaahay ha uziyaadiyo dhibaatada haysata😡😡😡😡

  • @shukricabdirashiid3427
    @shukricabdirashiid3427 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallh

  • @rozyroza5228
    @rozyroza5228 7 หลายเดือนก่อน +4

    Gar iyo gardaro ba hoyoa gar leh

  • @ifrahalihassan2383
    @ifrahalihassan2383 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wa hoooyo. Wali u ogol in laga ducesto hade xuntahay xageya laga hesta ma dhahden 😢😢

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +2

      Haaa wlhi illaahy ha is fahan siiyo

  • @abdialihassan9411
    @abdialihassan9411 3 หลายเดือนก่อน +2

    gabadha hooyadeed baa heeysata wlhi

  • @NuurtoMohamed-r3k
    @NuurtoMohamed-r3k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunalah

  • @fathimohamud3262
    @fathimohamud3262 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyoo😢😢😢😢😢😢😢

  • @ifraaxxassan4708
    @ifraaxxassan4708 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah 😢

  • @naadiyamohamed7324
    @naadiyamohamed7324 3 หลายเดือนก่อน +2

    Casha wa Walid casi

  • @mumtazdhaimond934
    @mumtazdhaimond934 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢Alla hooyoy uducey

  • @ayaanxaaji6340
    @ayaanxaaji6340 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢hooyo

  • @NaziizoNaib
    @NaziizoNaib 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry mama😢

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah

  • @sabirinqaali9773
    @sabirinqaali9773 3 หลายเดือนก่อน

    Hadi ata habarato maxa kafaidi gabdadi waxa kubadalayo malhan uduce plz hooyo mcn

  • @zeinabnour6029
    @zeinabnour6029 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hasohadeyo

  • @SuperAmaani
    @SuperAmaani 19 วันที่ผ่านมา

    Caasha iyo hooyadeed waa isku qiso labadoodaba childhood trauma ayay qabaan

  • @YusufMaxamed-u1q
    @YusufMaxamed-u1q 3 หลายเดือนก่อน +4

    10 jir wa cunug wax garte hoyaded sida loga qatay wey daremikarta maxe u nabe hoyaded na hoyada ka duceso intey noshahay nasib ledahy hadey dhimato yaka cafin dona 😢

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aisha hooydeed beeba laangaab ku dhaheesay gabdha cuqdad baa lagu soo koriyey inaa hooydeeed iyo qabiilkeeda la caayo

  • @munahassanosman4958
    @munahassanosman4958 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxannallah

  • @canabquruxsan5752
    @canabquruxsan5752 3 หลายเดือนก่อน +3

    Oo maa iska cafisid marka yaa kaaga dhaw adi adaaba dhalee xasbunallaah

    • @IBRAFILMS_Afsomali
      @IBRAFILMS_Afsomali 3 หลายเดือนก่อน +3

      Maxalocafina mahooyaladhiba naiskuxishood

    • @Bedraismaaciil
      @Bedraismaaciil 3 หลายเดือนก่อน

      Inay cafis waydiisato oo hooyayaded raali geliso saw maha

    • @amira5248
      @amira5248 3 หลายเดือนก่อน

      lcg kaliya ku cafine

    • @amira5248
      @amira5248 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Bedraismaaciilthat’s a fucking sheeko somli dad badan use gareyo hada hadee iskaga duceso o ilaheyo i hanuni dhahdo so ilahey uma hanuni karo 😊

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 3 หลายเดือนก่อน +1

      Iyada laga raba iney hoyaded u timado o cafis waydisato

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyooy ha habaarin 😭

  • @MunoMaxamed-j7l
    @MunoMaxamed-j7l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Caasiwalid waye

  • @Ziihuu14307
    @Ziihuu14307 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aisha habarka hoyaded un ba heystaa lkn hada dahir haduu hishisiyo ay gbr iyo hoyaded isku faraxsan noqdan doqonki qabay bal muxu naag xun uga dhigi doona doqonka

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 3 หลายเดือนก่อน

    Ha habaarin Gabadha waa gabar istarays hayo u ducee adigaba Hooyada caasi ku tahay

    • @saynabegal6814
      @saynabegal6814 3 หลายเดือนก่อน

      Maxay ilmo u haysaa ayadaa ilmo ah oo dayacay

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 3 หลายเดือนก่อน

    14 toban jir maxay hayn kartaa

  • @SuheybYuusuf-tm9bw
    @SuheybYuusuf-tm9bw 3 หลายเดือนก่อน

    Daarodka fir maaha hooyadod iyga nacsiyay ciqdad ku abuuray

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 17 วันที่ผ่านมา

    Qofkan doqonka ah maxaa kaqaldan war maxad mamada ugu cel celinaysa deerenkagu siduu ahaa mamo ilmehede hadal ayna u qalmin ay dhehenba waa lagarnay waxay daremayan marka su'aalo habon ood dadka waydisid soobaro oo qaybata saxafada iska diwan gali

  • @ashminaabdi9887
    @ashminaabdi9887 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyo alle haku xafido qf aan hooyo xush meyneyn ma liibano

  • @kafiyaasad5994
    @kafiyaasad5994 3 หลายเดือนก่อน

    Ruufyaan namiim ah Ilahay ceebtaada ma asturo

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 หลายเดือนก่อน

      Yaadu leedahay ruufyaan

    • @kafiyaasad5994
      @kafiyaasad5994 3 หลายเดือนก่อน

      @@ashaoali8020 adiga

  • @HamdiAdan-fk7zi
    @HamdiAdan-fk7zi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax

  • @ayanmuhamedahmed1990
    @ayanmuhamedahmed1990 3 หลายเดือนก่อน +1

    ax ax ax ax sorry

  • @NIMCOAHMED-d6n
    @NIMCOAHMED-d6n 3 หลายเดือนก่อน

    Casha iyo hoyadeed iskudhibay marayaanba

  • @Mimmi50
    @Mimmi50 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @NuurtoMohamed-r3k
    @NuurtoMohamed-r3k 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyaded baa eedoyinked kudireen qapiil ahaan unacsiyen hoyaded lax wyeh tan waxa kudhacay wa istaahilleed

  • @hfsasaed6803
    @hfsasaed6803 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @abdullahiabdirahamanahmed630
    @abdullahiabdirahamanahmed630 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa beenleey qoftaaan hadayba youtube uso farisatay gabadheda haday sharaf iyo walidnimo ledahay way amusi lahayd ilmo aad dhashay miyaa lala gartamaa??

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e 3 หลายเดือนก่อน

    Taan hooyo maha quumaayo ilmahayar ee gaalado qadadaye maxaye ugo faraxsan tahaye ilmaho maxaye ka saamayan saaqirka

  • @ashminaabdi9887
    @ashminaabdi9887 7 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭