PART 2 \ AX AISHA MAXAA KU DHACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 143

  • @nadar_janooyyyy
    @nadar_janooyyyy 3 หลายเดือนก่อน +46

    malin un wa arki donaa aisha oo 3deda cunug hesato farax san alle ha iitusiyo malin tas ❤❤😢😢

    • @hoodoGini
      @hoodoGini 3 หลายเดือนก่อน

      Inshalaha😢

  • @istarehibrahim2719
    @istarehibrahim2719 3 หลายเดือนก่อน +18

    ❤waxas dhan waa qadar qadarta kasokow way is dayacday luqad ma baran nin fican oqimole ma gursan wan ku arkay wanku cashaqay unbay ahayd marka midlaga qatay e mid lagugu dafiray ayaad goan qadan lahady nin ilmo kugu inkiray maxad ilmaha uga tagtay asxaab ayaad udhiban lahayd

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 9 หลายเดือนก่อน +8

    Alle ha kaga soqado ciyalka laga qatay nolosha inta danbee alle ha ku qurxiyo ❤🤲☝️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 หลายเดือนก่อน +15

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😭❤

  • @madamhasmah2771
    @madamhasmah2771 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ha ku gargaaro caisha xbbti rabbi isku xidh dikriga badi wllo salliga nabbi badi suratul baqra akhri laasim rabbi xal waaro allah ku siyo xbbti samir rabbi u noqo salaadana badi 😢😢😊 waan ku soo ducaynaya wlkshy waxan rajanayna maalin adigo faraxsan hslkan ku kulano

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 9 หลายเดือนก่อน +10

    Masha alaah C/qaadir wall Ilaahey ajar hakaa siiyo Aboowe walaalkey baa tahay lkn waxaa iga Ayaan fiican gabdhaha aad walaal la tahay masha alaah wlaal ilaahey wax ku dhibo ilaahey kuma tuso walaalkey qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ma shaa Allah Royal wa qof wanagsan 🫶🏽 Casho 😮yarna waxan leeyahay ducan kuso diray

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 7 วันที่ผ่านมา

    Marka hore illaahay u noqo, marka xigana Hooyadaa Ma caan ka duceyso, waxana illaahay kaaga barya yaa culeyka in illaahay kaa qaado ✌️❤️

  • @Ximbilo
    @Ximbilo 9 หลายเดือนก่อน +8

    Kudar iney cafis weydiisato qofkasta oo wax katabanaya specially ask forgiveness your eedo aad ka xaday lacagta una gud hadey macquultahay.

  • @fo8708
    @fo8708 18 วันที่ผ่านมา

    Subhaanallah! She is psychologically damaged due to all the trauma she has gone through and needs so much therapy. May Allah help her get her kids back and put her life back together for the better.

  • @hoodojamalaar
    @hoodojamalaar 9 หลายเดือนก่อน +6

    Guurka waligiiba laguma dagdago ilaahay adina nolol fiican hakusiiyo caasha yar

    • @BisharAli-gk4qo
      @BisharAli-gk4qo 3 หลายเดือนก่อน

      Degdeg baa dilay qoftaan

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 9 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha xariirka Rabbi ha adkeeso si nolosheeda u hagaagto hadi kale sida ayey ku dhamesan😢

  • @XamdiMaxamed-f1o
    @XamdiMaxamed-f1o 3 หลายเดือนก่อน +7

    Gabartan nabsi ba heysta ninkii hore heysta😢

    • @kaltuunabdinasir8735
      @kaltuunabdinasir8735 3 หลายเดือนก่อน +1

      May nabsi ma hayste nolol adagbay dhexda u gashay
      Qofku waxna u nici kara waxna u jeclankra

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 3 หลายเดือนก่อน

      Ma kii postiyada mise kii shuwarmada😂😂

  • @NimcomuxumedNimcomuxumed
    @NimcomuxumedNimcomuxumed 16 วันที่ผ่านมา

    Casha alaha hakuso celiyo ciyalkagii alaha hakusoceleyo yaarabi dhibtana alaha hakasaro yaarabi

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wax kasto kuugu dhacay Waa Qadar rabi miskiinta Hal marba ma aysan farxin guurka eey guursaneysana farxad ka hel beey is laheed gabadh na mar hadey bila Aabe noqoto waarabe kasta iska haweysanaya walhi 😢😢

  • @hananqurux01
    @hananqurux01 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u gargaro gabdha wllshen. Xadhiga Alle swt qabso waxba ka xumnmayen Insha'allah

  • @BisharAli-gk4qo
    @BisharAli-gk4qo 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wlhi gabadhaan waa buug

  • @TahaaniAadam
    @TahaaniAadam 3 หลายเดือนก่อน +3

    Akhas kaas inuu qabiil ila sheegto waa igu ceeb caashooy dadkii qabiil bay kaaga hiiliyeene Rabi baa hiil leh rabi bari😢

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 9 หลายเดือนก่อน +2

    Talo ficn wuu ku siyay royal ee alle hakuso celiyo carurtada guur dambe haku dagdagin wlshay wlhi nolol adag ayad so martaye

  • @TahaaniAadam
    @TahaaniAadam 3 หลายเดือนก่อน +6

    Rabiyow adaa hiil leh uhiili

  • @Zusan15
    @Zusan15 9 หลายเดือนก่อน +4

    Hadu abe fiican yahay kaligi buu korsan laha ilmihisa walhi yurubu jooga meelo ilamaha lagu haya jiirta oo dadka shaqeya ilamah logu hayo maha abee fiican waaligay waa niinki igu horeyey ilmihisa gaalo gaanta uu gashay casha qalbiga ilahay haku qabojiyo wllo

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 3 หลายเดือนก่อน +5

    SUBHANA ALLAH, 🤲☝️❤️‍🩹❣️😭

  • @IqroXayle-qe8nn
    @IqroXayle-qe8nn 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilhey dhibka haka saaro Aisha wlhi wala oyaa markasto 😢😢😢😢

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 20 วันที่ผ่านมา +1

    Waa alxamdulillah hadii wiilasha luguu soo celiyo mahadsenid 😂😂

  • @Mamoyonis
    @Mamoyonis 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allah hakaga sooceliyo catuurtada wllo Amiin yarabi

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 9 หลายเดือนก่อน +5

    Inantaan waa fariid lkn ninka wacalkaa waa ujabtay maahee

  • @Zusan15
    @Zusan15 9 หลายเดือนก่อน +10

    Wllo anaga swiiska dagan ilahay kaso kale magama hoor keeno lakiin sawiirkiisa so dhiiga sii usaan gabdh kale uu lugayn habar qabaha ilmihisa cadawga siyay ciid kale uma dahaye gabdha ilahay qalbiga haa uu qabojiyo ciyalkedna alaha uso sahalo 😢

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 9 หลายเดือนก่อน

      Sawirkisa waa la haya tikka wuu isticmala ninku

    • @FardowsoAadan-lh4il
      @FardowsoAadan-lh4il 3 หลายเดือนก่อน

      Tiktokga ka So eeg iyada so dhigtay😢😢

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 9 หลายเดือนก่อน +3

    Team adkaatay iney tahay gabadha waxaad ku garan kalimaadka ay isticmaaleeso sida call, fasixid, xaaladaha i jeexjeexay ……🫣😂

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 17 วันที่ผ่านมา

    Rabow ku caawi aisha oo ku caafi waxaan rabi kaaga baryayaa inuu caruurtada gaalada ha kaaga soo cesho ax ax

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 19 วันที่ผ่านมา

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Ilaahey ha kuu naxariisto 😢😢😢😢

  • @XanaanYaasin275
    @XanaanYaasin275 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horta allha kuu soo nabad celiyo caruurta lkn midta jirtaa waxa weeji wax walba adaa hore u qasey wlhi waad fututataey dhirbaxada ilmaha iyo guurka ninkab 😢anyway allha culeyska kaa dul qaado

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 9 หลายเดือนก่อน +4

    Gabdhan yaranteda ila tahribki fariid ayay ahayd maxa helay imika bisinka

    • @BisharAli-gk4qo
      @BisharAli-gk4qo 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qofwalba meel ayuu ka jilicsan yahay raga ayey u jilicsanayd

  • @sudiaanush9684
    @sudiaanush9684 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhan qisadeda waxan ka fahmay uquba haysta wa tan kowde hoyaded ay ku adkeed wa tan labade edadey lacagta ka xaday wa tan sadexde wa ninki asgo wxba u dhimin ay iska furttay dhamaantod cafis waydiso hoyadaba ha ugu horeyse ubadkaga Allah kga so qado cadowga haysta o galda

  • @foosiyafaarax4086
    @foosiyafaarax4086 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay hakugaragaaro

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 3 หลายเดือนก่อน +1

    War dumaroow 2sano ama 3sane u horaysa ninka ilmo haw dhalina acudubila😢

  • @kaltunabdi2252
    @kaltunabdi2252 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ilmaheda ha u soceliyo wa gabar karti badan 😢

  • @burhanahmed18
    @burhanahmed18 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha alaah cabdikadi waxa sizes talo fiican weligaa ugargaar gabdhaha Adiga ayaa walaalkood ah allaha kaa abaalmariyo insha allaah.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 19 วันที่ผ่านมา

    Maxaad ka jeclaaneysaa bahalkaas. Miyaad xanuunsantahay?

  • @umuasma97
    @umuasma97 19 วันที่ผ่านมา

    Nin xabsi la galiyay oo wuxu sameeyay aad garaneeynin miyaad xabsiga kasoo siideysay ood guursatay hadana. Habar kaad qabto mayaro.

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy qalpiga haku dajiyo wll adi io ubadkaagana ilaahy haddu kuu qoray maalin uun waad midoobaysan 😢😢

  • @ZacdiyoAlli
    @ZacdiyoAlli 2 หลายเดือนก่อน

    Yaarabi ufududey nolosha inta udhiman 😢🥲🥲

  • @yoonismohamdahmed
    @yoonismohamdahmed 9 หลายเดือนก่อน

    Illahay hawgargaaro inanta abdiqaadiraw adigana ajar iyo hazanaat Illahay hakaa siiyo

  • @Shugriaden-n2h
    @Shugriaden-n2h 16 วันที่ผ่านมา

    Waa shoko yaab leh

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 3 หลายเดือนก่อน +1

    baro diinta islamka dhagayso tafsiirka quraanka illahayba wax walba kuu qaban karo

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 3 หลายเดือนก่อน

    Ilhy dhibka haka saaro xogaa nabsi yar baa meesha kujira ca isha ninkiii hore ayka gashay😢

  • @HoodiyoAyaanlay
    @HoodiyoAyaanlay 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sheeko cajiiba

  • @tasliima
    @tasliima 3 หลายเดือนก่อน

    Jcylki shuwarmada
    Jcylki postiyda
    Jcylki call la 😂😂😂 updyow funny bad tyy wlhi wllo 😂😂

  • @maariyamaxamed7406
    @maariyamaxamed7406 3 หลายเดือนก่อน +2

    ilhy how gargaro waa maskiin

  • @Nastehokalif
    @Nastehokalif 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyooy tan maxay rafaday allow u gargar 🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️😢😢😢😢😢😢😢

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dhibka dhan waa fudedka in aaad wax kaste ka firsato ayaa wanagsan in kastoo qadarta alene jirto guri ayaa lasiyay nin ayaa qabay uron way dhaqned bal maxaa walay

  • @fatmamohamedchannel6659
    @fatmamohamedchannel6659 3 หลายเดือนก่อน

    İlahooooow usooo celi ilmaheeeeda🤲🤲🤲🤲🤲🤲😊

  • @khalidsomali3026
    @khalidsomali3026 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi wan calool xumaday
    Ninkas mayna gabadh la dhalan😢😢

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilmaha yaad kaga tagtay marka Swiss tagtay

  • @hoodojamalaar
    @hoodojamalaar 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hakuu boogo dhayo wax danbe oo kudhiba kuuma tuso

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha kuu gargaro caisho abaayo dhib danbe alle kuma tuso😢😢😢😢😢

  • @saladaawed6283
    @saladaawed6283 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kula talinayaa eedooyin ama habo ilaahay ilaah ka dhigta oo dhalinyarada idin leg oo aad isudhiibaysaan iska daaya ilaahay isudjiiba

  • @HafsoSahane
    @HafsoSahane 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nagtan may idinla quman tahy wa xolo hadi la caweyo iyo hadi kaleba hooyaded inkar tedeba dabo socoto

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 19 วันที่ผ่านมา

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil

  • @YasserAbdoulrahman
    @YasserAbdoulrahman 19 วันที่ผ่านมา

    Subhallah , bisinka

  • @YasserAbdoulrahman
    @YasserAbdoulrahman 19 วันที่ผ่านมา

    Amazing jacyal 😂😂😂😂😂

  • @saladaawed6283
    @saladaawed6283 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw gabdhaha u gargaar meel walboo aduunyada ku dhibaataysan

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs wr wb

  • @AbdallaHajio
    @AbdallaHajio 10 วันที่ผ่านมา

    Waxaso dhiba waxa ugu wacan koridii hore e waalidku dayacay iyadoo yar ayay dhamaj noqotey ale how gargaaro

  • @hazalahmed7791
    @hazalahmed7791 3 หลายเดือนก่อน

    Ax aisha nolol adeg soo
    Martay😢😢😢😢😢😢

  • @fadumaabdullahi5090
    @fadumaabdullahi5090 9 หลายเดือนก่อน +2

    Poliska may ugu wa do😒😤😤😡😡

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 หลายเดือนก่อน +1

    10:31 👈🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @GjgjgjgjhGjhigihg
    @GjgjgjgjhGjhigihg 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy haku gargaaro

  • @ZamzamShurow
    @ZamzamShurow 27 วันที่ผ่านมา

    Sorry Aisha😢💔

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 หลายเดือนก่อน

    Dawooyinka depresion ka aad bey u xunyihiin ha qaadan iska daa baa talo ku oran lahaa aad iyo aad bey u xunyihiin

  • @MuuseYusuf-yn9ng
    @MuuseYusuf-yn9ng 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢

  • @AishaAbdirahin
    @AishaAbdirahin 3 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮

  • @mahadkimikoh1509
    @mahadkimikoh1509 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah 😢😢😢

  • @AminoMohamed-d1d
    @AminoMohamed-d1d 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy dhibta hakasaro walashay

  • @ZamzamShurow
    @ZamzamShurow 27 วันที่ผ่านมา

    Sorry aisha😢

  • @NahlaAhmed236
    @NahlaAhmed236 3 หลายเดือนก่อน

    Nimanka qaar abaal malahan😢

  • @hafsaabdi9645
    @hafsaabdi9645 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc

  • @shamsomohamedosman5265
    @shamsomohamedosman5265 3 หลายเดือนก่อน

    She is funny waa caadii hadad adiga guursatay inaad iskaga sabarto lewaye hadad ilma isu dhasheenba

  • @ayaanmohamed2252
    @ayaanmohamed2252 3 หลายเดือนก่อน

    Aisha Ilhy il hku furo iyo farxad waarta
    😢

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Luqad ma baran nin un bey daba ordaysa nolosha dhanba nin bey moday

  • @saladaawed6283
    @saladaawed6283 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyooyin ilaahay baa karaamo idinsiiyey ee karaamadiina ha iska ridina .ilaahay haduu idinkeenay dhul aad wax ka kordhisankartaan wax kororsada oo aduun iyo aakhiro labada gacmood kukala qabsada nina hadanaynina.ciilbadanaa bal meel walba ma gabarbaa lagu canaadayaa?gabdhayahoow is qiimeeya hooyo igana raali noqda hadaad idhibsateen

  • @MunawarsameJamac
    @MunawarsameJamac 3 หลายเดือนก่อน

    Qofka mizkiinkaapa la dhipaa 😭😭

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 3 หลายเดือนก่อน

    wll dadku ma wada xuma adigaa xun is waydii wuxuu ninkaad nolosha la wadagtaba kuu naco.xishoo dhaqankaaga bedel.

  • @rodaabdi
    @rodaabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Ilahey caruurtada ha kaaga so celiyo galadan dhib kana ilahey ha ka saro sis

  • @RuwaydoDaahir-bv3no
    @RuwaydoDaahir-bv3no 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wa ilmeye 😢

  • @sucaadnuur5709
    @sucaadnuur5709 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aisho maskin😢

  • @ifrahomar7190
    @ifrahomar7190 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ciyalka haogo so celsho

    • @nashaadabdi1627
      @nashaadabdi1627 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiin yaa rabbi 🤲🤲🤲

  • @NimcoSalaad-n4p
    @NimcoSalaad-n4p หลายเดือนก่อน

    Wlhi tan waa funny 😂

  • @foosiyafaarax4086
    @foosiyafaarax4086 9 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @Mssholac123
    @Mssholac123 3 หลายเดือนก่อน

    part 2

  • @tash7356
    @tash7356 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub away noloshey u doonatay

  • @jibriilc.rizaaq1675
    @jibriilc.rizaaq1675 หลายเดือนก่อน

    Saa ujoogo kulahaa😂Ninka baa daremay inaan jecleen😂

    • @Hamda-s8d
      @Hamda-s8d 22 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

  • @fatimanour625
    @fatimanour625 19 วันที่ผ่านมา

    Safriso 😂😂😂😂😂

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aishaa asiis miya gabdha wll😢😢😢

  • @burhanahmed18
    @burhanahmed18 9 หลายเดือนก่อน

    1:09:32

  • @qnline9179
    @qnline9179 21 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @HodancismanHodancisman
    @HodancismanHodancisman 9 หลายเดือนก่อน

    apyo allha ku caawiyo carurad allha ku so caliyo wad guuley sanesa insha allha qalbiga qer usheg wll

  • @KaafimaxamedGaraad
    @KaafimaxamedGaraad 2 หลายเดือนก่อน

    Wad sheekada

  • @mxamdi306
    @mxamdi306 9 หลายเดือนก่อน

    Ax walshEyy😢

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 9 หลายเดือนก่อน +3

    Iyada guurbadaa luuqadaba waa looturjumayaa

  • @foosiyafaarax4086
    @foosiyafaarax4086 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aabahaa me