FAADDMO SHEEKO CABSI FARAXAD JACAYL YAAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 หลายเดือนก่อน +3

    walaal. ilaahey hakuu fududeeyo caruurta iyo ninkaagii ku soo bad baadiyey

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahoow unaxariiso walasheedna qalbiga uqowooji😭🤲

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo gabadha ilaahey ha unaxariisto gabadha dhimatey. walaahey waa calool xumo

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay qalbiga hau qawoojiyo maskiinta caruurteeda ilaahay hau sahlo maskiinta aamiin

  • @bilana289
    @bilana289 หลายเดือนก่อน +3

    Somalidu qofku haduu maryaha sito waxay u qaatan qof miyir qaba
    Ninkaasi maaha qof miyir qaba

  • @abdirashiidhusein2845
    @abdirashiidhusein2845 หลายเดือนก่อน +3

    Ax sorry hooyo

  • @Ahmednajib-gf5ow
    @Ahmednajib-gf5ow หลายเดือนก่อน +3

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi หลายเดือนก่อน +2

    Amiin wall❤

  • @MohaMs-km3fi
    @MohaMs-km3fi หลายเดือนก่อน +5

    Last two weeks sheekoyinka wa kucelis maxa idinku dhacay ma dadki shekoyinka dhintay

    • @UgbaadAbdilaahi
      @UgbaadAbdilaahi หลายเดือนก่อน

      My wll royal ayaaa dalxiiis ku maqan waa iska samrynaaa wll qofku wakhti buu u bahan yay mar walba halkaa inoo soo fadhiyi mayeee

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Ayaan daranaa Dumarka Soomaalidu
    Caquubadii laga galay ayaa Rogotey
    Dalka Madhodhowa Allah haku
    Soo salido Cadow Kaqaada dalka
    Oo gumeyeste insha Allah

  • @ArwaaàY
    @ArwaaàY หลายเดือนก่อน +3

    Illhy wxn ugu baryay odaygii hooyada maskinta libaax u xidhay ina illhy cadabta tan ugu hosaysa inu geliyo eyg eygu dhalay 😏😏

    • @UgbaadAbdilaahi
      @UgbaadAbdilaahi หลายเดือนก่อน

      Aamin wacal buu ahaaaaa

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi หลายเดือนก่อน +2

    Abti waa hooyo sifeecan ayuu sameeyay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Doqon Neefa Baad Tahaye Afweyene
    Ayaa Maalintuu Dafiray Aayada
    Quraan Culimada Intuu laayey
    Sacabka Lootumay baqadin darteed
    Caquubadii ugu horeyesey Dabadeed
    Goboka Mudug ku Xasuuqay
    Majeerteen Masaajidada Habalihii
    Galay lagu Kufsadey Isaaq na
    Dayuurado iyo Madaafiic ladhaca
    100 kunoo Qof ka dilay Xeebta liido
    Habeen badh lagu dilay Raq iyo ruux
    Dibloo arag dheer Cayenanshe iyo
    Gabay edge gawaracay Dowolad
    Mahayene Dad qal Shiico us diinta ka
    Fogaadey buu ahaa Duliyoho duligu
    Dhalay ee Garaa Nasabad aan lahayen baad Tahay Aabahaa Fataaliin
    Tii Afweye ayuu ahaa Hooyadaana
    Habarihii dhilooyin eeDurubaanka
    U Tumijirey baye ahayed

    • @nimcoabdullahi9597
      @nimcoabdullahi9597 หลายเดือนก่อน

      Waryaa dad ka ha caayin duli

    • @baarcumar7101
      @baarcumar7101 หลายเดือนก่อน

      Subxanallah qofkan miyu xanuunsan yahay muxuu kahadlaya wll qabyalad balafta kagashay

  • @HanaNima-rc6gm
    @HanaNima-rc6gm หลายเดือนก่อน +3

    ax😢😢😢😢😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +2

    Nolosha Ayuu ku Ciqaabay Cadaabta
    Allah kugu Fogeey isaguba Waa
    Bahal

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi หลายเดือนก่อน +2

    Dooladlaanta soomaali oodhan beey saameeysay

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi หลายเดือนก่อน +2

    Sheekada hanaga qasin aamus adiga aabo aa malatari ahaa kkkkkkk😂

  • @queenruwayda2825
    @queenruwayda2825 หลายเดือนก่อน

    Like tii uhoryzy iyo comment u horeyy team offline ducda ku dara abdikadir ❤❤

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping หลายเดือนก่อน +1

    Bal maxey galabsateyy oo saas loogu galeyy miskiintaas 😢Allow Qalbiga u qabooji yaaa rabbii Annagana balaayo naga hayy

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 หลายเดือนก่อน

    waalaiskushubtey.

  • @AshaYousuf-r4e
    @AshaYousuf-r4e 26 วันที่ผ่านมา

    Asc tiimka

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Neefkan Naagaha Qadaad weyenta
    Daaroodka ayuu iska dhaadhiciyaa
    Todobadaadii Awoow Was Khaniis
    Labeeba weeye kani

    • @MohaMs-km3fi
      @MohaMs-km3fi หลายเดือนก่อน +1

      Jaahilad aan diin iyo an aqlaq lahayn batahay. Orod wax baro xiligi jaahiladi wa lagabaxay.
      Adigana waxasba ka buuxa. Aqiro ina leedahay umalayn mayo😢 xasbunallah nicbalwakiil,

    • @UgbaadAbdilaahi
      @UgbaadAbdilaahi หลายเดือนก่อน

      Wax bilaa xishoodaa thy nayaaa ka dhamow inanka qabyaalad baaa meel walba kaaa gasheee

    • @nasteho_Beauty
      @nasteho_Beauty 11 วันที่ผ่านมา

      Naa wax yahay xanuunsan iskagaga tag inanka alle imaaanka ka qaadye uf wad xanuunsan tahay alle ha ku cafiyo

  • @FaadumaAbdullahi-h7r
    @FaadumaAbdullahi-h7r หลายเดือนก่อน

    Ax😢😢😢sorry sistar

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqo uradiya royael,dumarka haka dhexbaxo

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 หลายเดือนก่อน

    Soo badiya sheegoyinkaan waa hadaad like rabtaan

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v หลายเดือนก่อน +1

    Sorry walaahey waa qiso xanuun badan,caruurtaadii Allah ha kuu soo sahlo amiin amiin 🤲🤲

  • @fowziaabdi9487
    @fowziaabdi9487 หลายเดือนก่อน

    Hadaa timado uk waa kusodhaweneynaa

  • @InaAli-vq4en
    @InaAli-vq4en หลายเดือนก่อน

    Amine yarabi😢😢😢

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 หลายเดือนก่อน

    fuq dheere. fuq dameer yaadiskadhaadhicineysa. ?

    • @UgbaadAbdilaahi
      @UgbaadAbdilaahi หลายเดือนก่อน

      Naaa maxad inanka ka rabtaaa
      Naa nagahan jaahilkaa xagee laga soo uruuriyay

  • @UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
    @UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi หลายเดือนก่อน

    Naa ilahy ka cabsada afwayne wuxuu aha ilahybu la hor joogaye maxad ku hadlaysan subxanallah

  • @Sihaam-f4l
    @Sihaam-f4l 24 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v หลายเดือนก่อน +1

    Abti & love ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann หลายเดือนก่อน +2

    Nimankii sas yelii jiraay Allah jahanama haku casuumo amiin

  • @Maryanruncabdirahmanfarax
    @Maryanruncabdirahmanfarax หลายเดือนก่อน

    Ar waxa so arkay dad kugu qaraar san royalaw

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann หลายเดือนก่อน

    Ooday gaas hadisho eeygaa haduu nolyahay hadii kale Allah cadab hakuu Galiyo

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 หลายเดือนก่อน

    Sorry sweetie 😢😢😢😢😢

  • @SacdiyoMaxamed-d9v
    @SacdiyoMaxamed-d9v หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢soryyhooyomacn

  • @Ali-eb6xz
    @Ali-eb6xz หลายเดือนก่อน

    Adkaatay qofka sheekada kuu sheegeeso kuma dhici, waxaad rabo ha isaga hadlin.

    • @nimanashad3937
      @nimanashad3937 หลายเดือนก่อน

      Yaa waxas ku dhahay 😂😂😂😂😂

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 หลายเดือนก่อน

    Hhhh

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Habeenoo dhan Naaguu leeyahay
    Malagu FuulaaFutada malagaa
    Dhirbaaxaa qudhunle

    • @UgbaadAbdilaahi
      @UgbaadAbdilaahi หลายเดือนก่อน

      Xishood oo inan ka ka xishood wakhtigisa ino hura aan heesi iyo qabyaalada kaga raysany wad xishoonyne

    • @IlwadAbdinasir-mk2ns
      @IlwadAbdinasir-mk2ns หลายเดือนก่อน

      Na Maxad ledahay adigu Maxad ka dhagaysanaysa kabax aad yar mesha naya maxa ku shiday o ku kar karinya bila akhlaqyahy nin io nag Maxad tahay

  • @sahraiprahim251
    @sahraiprahim251 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭