ความคิดเห็น •

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 27 วันที่ผ่านมา +1

    Subaxaan Allah

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 22 วันที่ผ่านมา

    Ilahay gabadha s yar ilahayow xaqeeda iyo ilmaheeda sii oo cadowga ka qabo😭😭

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 28 วันที่ผ่านมา +2

    Waa gabar gob ah lakiin guun ayaa heshay.

  • @najma8198
    @najma8198 25 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadhin waxa hayo waa Streess qofka hadu heesin waalid garab istaga ama umada garab istada waxa imaan qofka inu balwada barto ama waasho alle ka magaliniye simaliya hadan ka dhalanaya ayga daadka walaal

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 27 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah 😢😢😢

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 24 วันที่ผ่านมา

    suaal iigajawaaba hadsy reerkoda sidan aykala yihiin mrkay tshriibtay yaa kadhiibay

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 26 วันที่ผ่านมา

    Horta aniga waan wareerey meeqo niin baa gabdhan guursadey oo caruurta u dhashey

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 28 วันที่ผ่านมา

    Subaxanallah😢😢

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 26 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 25 วันที่ผ่านมา

    Ha dhihin Sodohadaa shaydaamad????

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t 27 วันที่ผ่านมา

    Ilaah gabadhaan arimaheeda ha u sahlo

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 27 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah 😢

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 25 วันที่ผ่านมา

    Walee tani waa ba'adey, Dameer Calasoow baa leh anaa ku caawinaayo oo aabo kuu noqonaayo. Walaahey inuu waso oo sidiisii vedio ka duubo oo rakaato ku qabsaduu rabaa.

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 25 วันที่ผ่านมา

    U fiirsada Dameer calasoow kow qabiilkeeda majeerteen iyo kuwii qabey ee Leelkase buu kow horta cadow uga dhigaa, kadibna anaa kuu imaanaa oo aabo kuu noqonaa. Kkkkkkk tani waa ba'adey