Ilaahay ha kuu soo hadeeyo caguurtaada oo dhan . CARUUR DHIB KU SOO KOREY OO ARLAYA DADKAA XUN EE DHALAY AYEY HIDO RAACEEN. AMA DHIB KU DHACAY AYAA BEDELAY .ILAAHAYNA HA KUU HADEEYO EE SUJUUDA KU DUCAYSO MAR WALBA
Subxanallah I hope inay gabadhaas ku waano qaadato oo hooyadeed raali galiso. Hooyo wrong or right iyadaa marwalba saxan. Waxay geysato iyad iyo ilaahay laakiin gabdhahaas haday aduun iyo aaqiro raaxo rabaan, they better call their hooyo and beg for her forgiveness!
Walee aqiro warbaajira hadaad adigu beeenshegeysid hadii caaisho benshegeeyso koleey anigu ma aaminsani in hooyo caruurteeda been kasheegeyso ee waxbaa jiro ee walee hadaan waalidka laga duceeysan in jidadka Europe laga ooynayo.
Mommadaan iyo family ka anaa aqaan storyga momada waa been momadaas gabdhahaas aabohood baa korsaday islaantaas gabdhahaas labadaa iyo mid ay ninkale udhashay bay xabsi kenya uga dhuumatay 😢Aisha Abaheed ayaa kasoo kaxeeyey oo koriyey ilaa midna la guursaday Aishana mar dambe ay tahriibtay Gabadhii kale oo ninka kale ay usoo dhashayna 3 sano bay jirtay markii xabsiga ay momadu uga dhuumatay aisha aabeheed baa koriyey ilaa ay ka gaartay 10sano Aish iyo Maryama hooyadood iyadaa afkeeda ka sheegtay inay Maryama sixirtay! Ilmahaas dhibka ugu wayn oo ku dhacay hooyo la’aan baa ugu wacan
Qiyamaha markhtii ma ka noqon karta hooyo been kama sheegayso hday hooyo xun tahayna waay dhuman lahayde qaldkay samaysay iyado og siiday intaso dad been ugu sheegi karta xaqa hooyo madan garanayn😢ilahay ka baqa somalidu waxay tidhi ceebtada kuun ogatahay kow loma sheego
Subxanalaah ilaahow anan hooyadey caayin 10k ayan ku shaqeya 8k hooyadey udira waayo ayada iga xaqleh 100$ anan hooyadey ku jaifeyn allow haibadin
Alla hooooooooogay allow carurta baari noga dhig yaa allah 😪😭😭😭😭 ilhy hakuso hadeeyo carurtada hoyo iska cafi waa ilmahagi oo kaa xumaday ha habarin ee u duceee plz 🙏
Ilahow ilmaha noxafid oo bari noha dhik in tii. Muslim ah
Wlhi marka qiyasay shekoyinka inta badn waxa igaso baxday gabshihi hore iyaka walid casi ahaa oo walidkod rag ka raci jiray oo la dhibaton jiray wlhi kuwa hadaa ayaba walidka maqla
SUBXAANALAH dadka somalidu waa dad xun oo ilaahay ka baqaneynin
Ilaahay ha kuu soo hadeeyo caguurtaada oo dhan . CARUUR DHIB KU SOO KOREY OO ARLAYA DADKAA XUN EE DHALAY AYEY HIDO RAACEEN. AMA DHIB KU DHACAY AYAA BEDELAY .ILAAHAYNA HA KUU HADEEYO EE SUJUUDA KU DUCAYSO MAR WALBA
Allhu akbar. Ilahow waalidkayaga aanan sidaa u galin
😢😢sorry hooyo macn🙏🏾💚💚💚
Ilahow ilamaha noo xifdi royalow ileen dad inkaaran sheekooyinka Soo dhiiba dadka sheega Laga sooqadayo Hala imtixaamo inshaallah
🤲🤲🤲🤲 hooyo
Caasi walidiin wligis ma liibanayo😢hooyo wllhi wxs ma mudnid😢rabbi quluubta hku qabojiyo 😢
Waleee caasho dhibka ay marayso hooyadeeyy baa inkaaar ka haystaa😢😢😢😢😢😢😢
ilhy qalbiga haku qabojiyo inkartdina waa taa hayse iska cafi Una duce
Subxnlah 😭😭😭😭
Waa ba baby 4 jiir aa.
subxanalllah
Ayeeyo mcn sorry❤😢
Wallee waa yaab maxaa balaayo qarsoon illaahow na badbaadi
WLLO CARUURTU ISKU MID MAAHA QAARBAA QALDAMA EE UDUCEE UUN. ILAAHAY HA KUU SOO HADEEYO. ILAA
Team royal ❤❤❤
❤😂🎉
❤❤❤❤
Oo inantedu hoyadeed benbayka sheegtay sorry mamo😢
SubxaAllh SubxaAllh hooyaded miyey sida ku tiri yan aminaa markaa😢😊
Aniga waxaa ii sheekaysay marayama caisha walashed dhibadan in ay soo mareen xaal allaa og
Aisha walashed sow ma walaan miyay cafimaday?
Sorry waa hooyo silic iyo dhib soo martay😭😭waalidka waa muhiim in aad ka ducaysato oo aad waalidkaaga raali geliso wuxuu doono ha ahaade😢waan ka xumahay aisha iyo hooyadeedba waxa ku dhacay😭
subxanallaah 😢😢😢😢
Allow hooyodan qalpigeda qabooji 😢
Sorry hooyo mcn 😢😢
Subxanalah wlhi waa arin laga naxo hooyaday lacagta bishi mushaharka iso dhaca anoon 0.5$ kala hadhin ayaan hooyaday siiya dadna hooyadood bay 100$ u diidayan subxanalah ilahow hooyoyinka u gargaar hooyo sorry 😢😢
Asc
Wiilka hebel royal ah waxaan kuu sheegaayaa hal dhinac kaliya lama rumaysto waligaa. You never know what would the other side tell you!
Gabdha hore wan u dhagysanay mamadana hada dhagysanay mid ben shegaya alle aya og lkn alle haisku soo jediyo hoyo iyo ilmaheda weyan
Sorry mom
4 jiir garab maa siin karto
Naagta eedadeed dhashay Ayaa sixirtay 😢😢😢😢😢
Ax sorry 😥Hoyo caruur ta la haysta waa caruur tad ayeeyda uaheed ee u ducee un habarku ma ficne aari taan maha waa wax laga xumado caruur la qaato😢
hooyo soty
😭😭😭
Sorry hoooy
Hoooyo maxaa uhabaareysaa bizinka iska cafi😢😢😢😢
Waa sixtantah caasho
Calosha😂 u day hoyo
Hooyo sorry hahabarin
Walee Ma liibaayaan caruurta waalid caasiga ahi. Gabdhahaasi uqubadii hooyadood baa ku dhacday
Aniga ma fahmin sheekadan
Islaantan hadalkeda ma fahmin
Xaal illaahay baa og
Hoyo caruurteeda been kama sheegeyso ee gabdhaha ayaa qaldan.
Royalow cwa tamandho mxa ku dhcYna
Sheekada gabdha maxaa ku qoran walalyaal
Sheekadi aisha baa ku qoran
@@MuniiraDHALGOPED meeqa beri ka hor ayaa laga sheekeyey Waa waayay
2 bil kahor abdikadir royal aisha ku qor. Aisha maxa ku dhacay …
@@faisahussein5995 Waa helay Mahadsanid abayo
th-cam.com/video/FYFo1Ibm8hg/w-d-xo.htmlsi=iKWsbH0PV0vlOHMb
qof habaran wey u ekeeyd ilahay haso hanuniyo caisho iyo inti lamid ahba
Qofki hoyadisa madax sareto le aduun ku libaano
Socodka badan mafiicna
Abasax mataqanaan qurbo joogay. Ninbay rabtaa baa lagawadaa
Ala been badana naagtu. ilmo 4 jiir aa ayey kuu ledahay garab baan kaa sugayey
14 jidh bay tidhi
Subxanallah I hope inay gabadhaas ku waano qaadato oo hooyadeed raali galiso. Hooyo wrong or right iyadaa marwalba saxan. Waxay geysato iyad iyo ilaahay laakiin gabdhahaas haday aduun iyo aaqiro raaxo rabaan, they better call their hooyo and beg for her forgiveness!
Dhibka ay Maryama ugaysatay waxaa ka mida iyadoo gabar laqabo ah bay maamadu qasab ninkeeda uga kaxaysatay kadibna nin bay mamduwaxeey kula heahiisay inay gabar uu guursado uhayso ninkii bay lacag kaga cuntay sidii maryan markay ogaatay wixii bay tiri hooyo waxaas macquul maaha kabacdina sixirkii Aisha ka sheekaysay baa loo sameeyey Maryama maalinkaas sidii ay ujirratay bay wili tahay waana dhowr iyo toban sano kahor sidii baa reerkeedi iyo may staqbalkeedi iyo awlaadeedi ukala sateen…teeda kale Islaantaan jiko luguma aroosine been bay sheegysaa guri baa ukiraysay oo sharaxnaa familka ay sheegayso oo wax ukari layirina waa been shaikhaan caruurtiisa iyo hooyooyinkood bay Nairobi lajoogeen umaba baahnayn islantaan iyagaana dad waawayn hadana waxay usoo wactamaysaa wax kala maahee lacag raadiis waaye iyo sorry haluguu dareemo
Waa sanadkee markii maryan xanuunsatay
Walee aqiro warbaajira hadaad adigu beeenshegeysid hadii caaisho benshegeeyso koleey anigu ma aaminsani in hooyo caruurteeda been kasheegeyso ee waxbaa jiro ee walee hadaan waalidka laga duceeysan in jidadka Europe laga ooynayo.
Mommadaan iyo family ka anaa aqaan storyga momada waa been momadaas gabdhahaas aabohood baa korsaday islaantaas gabdhahaas labadaa iyo mid ay ninkale udhashay bay xabsi kenya uga dhuumatay 😢Aisha Abaheed ayaa kasoo kaxeeyey oo koriyey ilaa midna la guursaday Aishana mar dambe ay tahriibtay Gabadhii kale oo ninka kale ay usoo dhashayna 3 sano bay jirtay markii xabsiga ay momadu uga dhuumatay aisha aabeheed baa koriyey ilaa ay ka gaartay 10sano Aish iyo Maryama hooyadood iyadaa afkeeda ka sheegtay inay Maryama sixirtay! Ilmahaas dhibka ugu wayn oo ku dhacay hooyo la’aan baa ugu wacan
Qiyamaha markhtii ma ka noqon karta hooyo been kama sheegayso hday hooyo xun tahayna waay dhuman lahayde qaldkay samaysay iyado og siiday intaso dad been ugu sheegi karta xaqa hooyo madan garanayn😢ilahay ka baqa somalidu waxay tidhi ceebtada kuun ogatahay kow loma sheego
Xaashaa lilaah xaqa hooyada waa aqaan lkn adigu iswaydii waxay haday hooyo suuban tahay maxaaba gabadheeda iyo iyada afaarahooda keenay facebook iyo social media mideeda kale hooyonimadu ma basharnimada bay kaa bixinaysaa maamadaan waa bashar bashar kastana waa uu dambaaba waloow uu hooyo ama aabe yahay anigu cidaan iyo gabdhahaan aad baan ugaranayaa maamadaasi kalaan run ah ma aysan sheegin iyadaa ilmaheeda jail uga dhuumatay kenyaati dhexdooda wiliba ilmaha ay ka dhuumatay waxaa ka mid ahaa min kale oon Aisha aabeheed ahayn ay udhashay Aisha familkeeda ayaa qaatay mini aabe gooniga ahaa iyo aisha iyo Maryama iyagaana koriyey
😭😭😭😭😭