Wa ka naxay ninkan wa miskiin wa dulqad badan yahay Masha allaah dadkan o kale ma mudno in lagu kaftamo xate wa qofki igu horesay on arko Sida u dul qatay masha allah
Astaan 1M coming soon directerkaan hanalaga badalo directer mayaqaano dad horaa nahay 2 sano kaamilaa ku jirnaa ilaa kabtan bara markuu dhahaay time keyga aan ku imid please dorecterka hala saxo
War Heedhe Reer Hargeyso Barnaamijkaan Fashil Ka Dhigeen Alaabtaan Kuwaan Looguma Tala Galin Reer Xamar Shaqadooda Tahay Alaabtaan Ka Leexda Xarfaaney Heeso Iyo Gabay Lee Aa Niigu Imaano Alaabtaan Ka Leexda Xarfaaney Lolz 😂
Wlhi ninkan wa legend dulqaad badan.. wn aamini la ahay in shaqsi sida Mahad o kale ah uu nagu dhexjiro somali ahan. M.a wlal Mahad👑👑
Astaan Qaraaxo xamar ayn funny ah xamaasad leh inta igu raacsan is muujiya❤❤❤
Haa walaahi been maahan barnaamij yada astaan xamar aab jeclahy ani
😂😂😂😂labada astaan aya mumusha
😂😂haa wllhi kuwaani waaba caajis
Beentaa maha dadkaan masaakiin waaye reer xamar waraaboow ee qabaan xanaaqa afka😅😂🤣
@Adna Farah haa abaayo
Wa ka naxay ninkan wa miskiin wa dulqad badan yahay Masha allaah dadkan o kale ma mudno in lagu kaftamo xate wa qofki igu horesay on arko Sida u dul qatay masha allah
Sax wlh dareenkisa ayay si dhab ah ugu ciyaaren weyka faideysten
Shaqadaada ayaa dabeecad iyo dulqaadka ku bareeyso.
The best person ever, the most knowledgeable and the most shine all created Prophet Muhammad S.C.W.❤️🥰
Wiilkan hala siiyo awaal marin qof saas udulqaad dbn ma arkeno qeybaha soo socdo filayaa Mahad 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Mashalllah waa nin ilahye dulqada siye 🥰🥰🥰🥰
Inta idiriska iitaabo ila❤sugasa like saar waaku deydeyha😂💚💯
Aniga xitaa waan sugoyaa saxibo 😂
Lagama xanaajin karo ayukuu qosol kudilaa😂😂😂😂
Maba xanaqayo😂😂😂
Waaku dee deehe waaku dee deehee 😂😂😂
Dulqaad,degenaan,daacadnimo,dhageysi,iyo tanaasul sifaadkaas wanaagsan ayuu kulansade cimaamada waa kugu tuurne mahad guuleeyso.
Wllh ben taada maahan
Lakiin gabadha inuu difaacay ahayd
Aad io aad wallo 😊
@@leylafarah3404 hhh saqaashanka dagaal maa nagaleysiin.
Sax wlh
Wlhi Somali qof saan ah wuu ku yaryahay aqlaaq daganaan manshallah waa nin wax badan xeerinaya manshallah
Excellent job team Hargeisa from Mogadishu, keep it coming 👏👏
Dowlad nimada waxe ku bartaa Dulqaad iyo daganaan Rer soomaaliland Nabad korkiina ha ahaato🥰 from muqdisho
Aaqirkana dulqaadko ka dhamaado iyo gacan qadey ku bartaa ku dar 😂😂😂😂
Waa maalaa yacnii waxaa fiican kii xamar kan waa maalaayacnii
Dulqaadku waaa wax Ilaahay bixiyo Anigu gooran xanaqay ma garteeen marhore ninka ku boodilahaaa 😂😂😂 Ilaahayow dulqaad nasii 😢 mahad Wuxu mudanyahay abaal marin gaar ❤ mahad walal guulayso if iyo aakhiriba
Maashaa allaah waa dulqaadkiiyoo qofa runtii wey ka bad badiyeen maskiinka
Mahad galin hore waa nin wayn oo degen Maasha allh dulqaadkiisa
Mahad Galinhore waa Gobonimadii oo qofa masha allh❤
Wiilku waa wiil qalbi wanaagsan wuxuu diidaya gabadha shaqada ku cusub in ay badowsadaan wuxuu is leeyahay waa miskiin shaqada ku cusub ee caawi ❤
Respect Mahad Galin hore waa ixtiraamkiiyo qof ah🙏🙏
Aqoontu wa dulqaad nin wax bartaa dulqataa ❤️👍
Waa dulQaadki oo Qof aH mahad galin hore ❤m-allaaH
Reer somaliland dulqaad iyo ixtiraam xishood ayey isku darsadeen m.a 😘🥰
Waa gob reer boorama abtiyaashay
Kan waa dulqaadkii oo qof ah m.a allah kubarakeyo dulqadka waa another level😂
Nintaan Waa Aqoonyahan Marka dulqaad Kiisa Ayaa Astaan U Eh Aqoon Tiisa✋
Waa nin samaroona abtiyaashay
Qabiil aqoon yahan majire waxaa jira shaqsi aqoon yahana
mahad galin hore waa nin aad u qalbi wanaagsan runtii mansha allaah
Masha Allah wlhi wuu dulqaad badan yahay 💯👍✅✔🥺🥀
Astaan qaraaxo muqdisho ayay xalad ku lahayd si ficana u Jili jiray inta igu raacsan in muqdisho barnamijku ku haboona
mahad waa qof ilahey dulqaad iyo dabecad siyaay dadka qaar intaas uma dulqadan laheen 💯
Alla ninkan maskin waye san mx uga gashen calosha ihurtay wlhi😢😢
Alla ninka mahad ladhahaayo dulqaad Masha allah
Meeqamar bey iska dabaceliyen😟
M.a wllhi adeer mahad qof dulqaad badan waaye❤️❤️m.a allah ku diyaadiyo aape
Mansh alleh wlhi waa qof dulqad leh weey ninku 😊😊😊😮😮😮
I’m so sorry Wlh waa ku dheereysen aad buu u daalay Mahad waa qof weyn😢
Maasha allaah waa nin dagan. Oo dulqaad badan👏
Calooshaaa i hurtay wlhi😢😢😢😢 wiilka aad ayuu u qalbi furanyhy wlhi madkiin😢
Haa abayo😢😢
Haa wlhi 😢😢
😭😭😭😭
Marku wato boorsada iyo dress ka waka naxay Wlhi
Yaa kanaxay 😢
Mahad Galinhore wlh wa Maskiin Caadi Ugu Raaxesten Maskiinka 😢😂
Haaa Aad nin maskiin ah ayay Ku ciyaareen
Wlhi Mahad waaa maskiin Aniga waaan feertami lahaaa umalayn ilko aaaa daadan lahaaa
Soonka allaha kaa aqbalo like ii saara 😂
Wlh haduu legend jiro waa Mahad Galinhore aad baan ugu hanbalyeynaa dulqaadkisa iyo daganaanta Ale ku maneestay maalinba Qof baa la bartaa mahad nin aan daganen baa moodi jiray balse hada waa ahlu sharaf iyo xilkas dhameestiran
Dulqaadka wa wax wngsn wlhi masha allah dulqadkaga oo kle ilhy ha isiyo
Astaan 1M coming soon 🎉
Wlhi ninkani waa qof dulqaad badan oo daacada Masha allah
dulqaad badana fanankaan masha allh wlhi waa samirkii oo qofa
Gobanimo way abtirsata gunise waa muuqataaa 🎉❤mahad legend adke ah🎉❤
ninkani waa dadkii hore maaha ciyaalkan danbe ee wxn fahmaya 😢😢
Aniga ahaan wxaan qawaaa abaal marin kaloo gooni ah inloogu waco runtii m.a dulqaad❤❤
Wlhi waa qof dulqaad badan mahad
Guri barwaaqo inoo ilaali sharafta gobolka ragga❤legend
Mada si cabsan Burco madar baa ka sucdi wan qof xitirama badan sidu inanti ula hadli
Reer xamar bay ku wacan tahy alaabtan😊
Mid aan xamar ehen majiro ma ogiye ii sheeg
Commentiga dhan qoraalkaaka camal Leeku argooya
@@AnasCadir7467 wxa umaleyaa dad ka badankood qaba qawinti horay ayee laqabsaneed. Marka hada meelka lageyay iyo dad cusub.
Marka jadwalka aya wax yar ka badalmay tusaale; ninka camirada waday badankodi wuuso dhexgalayay...
Balse wax weyn ma ahan dadka xumaan ayee radinoyin🙄
Anago reer xamar ah waxa ku dhahaya dadka hakaa ceeshaan ee ka qaleeya meeqo dhalin yaro ayaa shaqo abuur u noqotay
@@darishore814 😂😂lkn mawacno 😂😂
Prankiga hargeysa midka prankiga muqdisho ayaa ka fican 😅❤
Walaahi wiilka waa wanaagii oo qof ah
Mahad
1M subscribe oh my goodness✓✓✓✓✓.
Deg deg walahi sidasan karaba
mnzhlah inntu aadbey uqurux badanthy ❤rabbi ha xafidoh akhiro iyo aduunba
Director ka wax kale waaye hadl jilicsan dhan wuu iska ilaaliyay legend
Cawa rer hargeisa weyi ❤
Caloosho i huriyay wlh maskiin 😢 ka dhaafa dadkan cml inaa prank ku sameysan
War waxaan qaraaxo ma aha ee xamar noo wada yaaqay 😢😢😢
qaraaxo hargeysa, ka ilaaliya qofka aktarka ah inuu udhawaado qofka uu kacareysiiyey waxyeelo baa kadhalankarta qof careysan wax walbo kafilo, kaba siidaran kan garabka buu qabsaday.
Wiilkan Abaal Marin siyaaa plz walh waa maskiin ax😢
Wow astaan 1m coming soon intan la gaarin 10 bisha bara keysan ramadaan ka in shaa allaah hambalyo hambalyo hambalyo
Miskin walahi waa qoof wanagsan waa dulqadki oo qof ah Mahad mansha allah waa inaad sisaan abalmariin wanagsan waayo wuu u qalma🎉🎉🎉❤❤❤
Aqas waxooda qaraxo maha waa bahdil😥💙😏
Muqdisho qeb teda ayan ku hesta dadka rer xamar aya fani ah nio kuwan wa bila dha dhan
Qof walipa luqadiisa ayaa hodan u ah😊
Haa wlh
Luqad ma ahan ee lahjad dheh horta naga sx wll luqad wa wax kale marka kala baro luqada iyo lahjada waxa ladhaho
@@axmednuur161 taas mid aan adiga ku waydiinayo maaha saxayga iyo khaladkayga
Maaha shaqadaada
Astaan tv waa I qalad qofka xanuuno gaar ah leh in barnamijka laguso casuumo
xariifkaan asoo marqaansan ayay soo wadeen waxoow ku xisaabtamaa lacagta xayeeysiinta 😀😀😀😀
War ninku dul qaad baddanaa, masha allh
Masha allh dabecad wanagsan😊
Cwa wa rer waqoyi shekadu wa funny 😂😂wnku hysta video dan
Anagu idinka idinku haYsanaaa😂😂
waa kii ugu wacanaa ee so mara barnaamijka qaraaxo
Miskiinkan duruuf baa haysa baan u malayn😢😊
Hmmmm
Waxaan waa eynimo dan baa baday wayo inu shaqada yar is dhafiyu diidaya iyana xarabay ka dhigteen 😢
Dulqaadka iyo samirku waa deeq Alle bixiyo waxa u dheer aqoonta iyo garashada galin hore wan wataa
Wlhi waa kii igu qosol badna intan qaraaxo daawanayey 😂😂 mahad Wuu xanaaqay Wlhi directorku Wlhi waji malahan
Waxani qalbi adaga gabadha u naxarista 😥😥👊
Professor mahad 🙏 respect
wllhi wilka wa qof dulqad badan ila xad wu dulqadanayay wana dacad wll mHad allah haku dayo
wlhi dulqaadki o qof ah a hihi kra ani dulqaad xoogleh u muujiye👏
Alah walhi waaka naxay ninkan waa dulqad badan yahya m.a
Astaan 1M coming soon directerkaan hanalaga badalo directer mayaqaano dad horaa nahay 2 sano kaamilaa ku jirnaa ilaa kabtan bara markuu dhahaay time keyga aan ku imid please dorecterka hala saxo
Waxaanaa Qaraaxo ah hadaba waw😢😢😢
Wr ninku dulqaad badanaa maasha'allah
Alla gobsanaaaa oo dulqaad badnaaaa mash allh👏👏👏
Waa neef xoola ah bal muxuu gabadha u difaaci wayay allaylehe kani wa xoolo caadiya
1m coming soon❤🎉
Alla ninka sabar badna masha allah wlh mar aan ku duufo lama garan leheen 😂😂
Idiriska😅 cunuga waa ku dey deyhaa😅😅😅😅😅
Reeer muqdisho fani waye ❤❤❤
😂😂😂😂I can’t stop laughing
😂😂😂😂😂
wlhi mahad waa legend dulqaad badan
War Heedhe Reer Hargeyso Barnaamijkaan Fashil Ka Dhigeen Alaabtaan Kuwaan Looguma Tala Galin Reer Xamar Shaqadooda Tahay Alaabtaan Ka Leexda Xarfaaney Heeso Iyo Gabay Lee Aa Niigu Imaano Alaabtaan Ka Leexda Xarfaaney Lolz 😂
🤣😂🤣😂
wlhy waaruntaa waxan waa shaqadiina e raali ahaada nio
Reer xamar anago ah fiirsaneyno ee dadka Ha idinka ceeshaan ka qaleeya marax yahay
Marnamijkan rer xamarka ku fcn rer wuqoyigu jilin mesha kum haayen hhhh
Sas waaye dulqad an ku dawada maba lihi waxan hhh
Cabdi Yare Soo Fasaxa Abti✋🙋♂️
Daruufta aad bey i qaraartahay wlh😢
yacni camera 🎥 kadib leen ognahay lkn ma ogin qofka waxa haysto
Alla muxuu dulqaad 1m keenay
Waa inan dulqaad badan Masha allah 😁
1million coming soon🎉🎉❤
Maskiin wayeh kan😢😢😢sorry wlh😢
Qof aqooni ka muuqato oo dulqaad badan❤
Aad buu udulQaad badnyahya masha ALLAH
Kuwan qaraaxo mawa aha Hal mar ma qoslin wlhi 😂
The best actor hargeysa meesha hadaarda
Ninka other ka samaynaya waaba sow funny toos buu u waabsaday walahay
alla dul qaad badnaa maazha Allah Alleh hakuu siyaadiyoh dulqaadka
Fadlan iska hysta qaraaxo dina🤣🤣
Miskiinka waad bahdisheen caawa subxaanlah 😂😂
😢😢😢