Barnaamijka Qaraaxo oo uu marti ku yahay majaajilistaha Guri Barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Qaraaxo oo uu marti ku yahay majaajilistaha Guri Barwaaqo

ความคิดเห็น • 900

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko ปีที่แล้ว +394

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢

  • @abdirahmanali9176
    @abdirahmanali9176 ปีที่แล้ว +260

    Caawana waxeey ahayd habeen kale oo qiimo bdn waxaan daawane shaqsi qalbi wanaagsan,Niyad wanaagsan,dulqaadkiisa aad u wanaagsanyahay,dhiirigeliye ah, aad u faraxsan, xushmad badan, m.a Guri barwaaqo sxb guuleeyso.

    • @Shucayb_mohmet
      @Shucayb_mohmet ปีที่แล้ว +2

      Maxa dulqaad ah qof bini aadam ah in dharkiisa wax laga sheego waa qalad qofku isaga ku qanacsan uf somali waa qashin wlhi

    • @abdirahmanali9176
      @abdirahmanali9176 ปีที่แล้ว

      @@Shucayb_mohmet Haa wll sax wye, lkn dulqadkisa ayeey eegayeen.

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

    • @Shucayb_mohmet
      @Shucayb_mohmet ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanali9176 zhp kaftan ma gasho waxas waa bahdil wlhi waxas prank mahan zhp qofka si kale prank loogu sameeya

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +198

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +202

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤🕋☝️😥

  • @ifraaxxalsanguutaalei2585
    @ifraaxxalsanguutaalei2585 ปีที่แล้ว +81

    Dulqaadkii iyo codkarnimadii oo qof ah illeen gobolkii ragga buu kayimiye❤️

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว +84

    Reer together waa salaamey. Form Muqdisho ❤

  • @abdinajiibmohamed8580
    @abdinajiibmohamed8580 ปีที่แล้ว +134

    Inta ila sugaysay guri barwaaqo ismuujiya 🤣🤣

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 ปีที่แล้ว +85

    Guri waa funny wllhy kulaha lacagtaydan kla qaybsanayna oon odhanaya inanka jooga iyo jamalka leh ee kabaha xidhan😅😅

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +43

    Erey Taariikhda Galay
    " Waar Anigu Lacagta Ma Caabudo "
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Guribarwaaqo Wllhi Ereyo Dhaxal Galuu Ka Tagayaa Hadaan Caawa dhinto❤

  • @nashadlove
    @nashadlove ปีที่แล้ว +77

    M.a guri barwaaqo dulqadkii oo qof alallha ku sharfo wllo ❤🤴🙏 from muqdisho 🇸🇴🇸🇴

  • @saciidothabit3482
    @saciidothabit3482 ปีที่แล้ว +33

    He is number one dulqaad Masha'Allah inta so arkay odham dulqad dagnaan ayuu muujiyey walahi Well done ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass6495 ปีที่แล้ว +30

    Wiil akhlaaq leh oo dagan qalbi saafi ah oo wada shaqaynta yaqaana weeyi mashallah

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama ปีที่แล้ว +21

    *Dadka riwaayadaha ma tala ee actor-rada ah way dulqaad badan yihiin marka hore ba waayo riwaaayada ay matalaan ugu yaraan Dhawr jeer bay ku celiyaan GURI-BARWAAQANA waa actor Filmada iyo riwaayadaha jilla Markaas dulqaadkiisu waa 100💯*

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +134

    Legendary always guri barwaqo 😆💯👍👍❤😊

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 ปีที่แล้ว +21

    Shaqo la’aan ta iyo dhibaatada dhulkii kajirta Ayey ku tuseysa qofka sida loogu xad gudbayo welina wuu dulqadanaya wadamada dawlda iyo shaqada ka jiraan dadkoodu dulqaadka inta leg malaha Illahay shaqo iyo horumar ha u sahlo dadka Somalida

    • @hamdaahmed2021
      @hamdaahmed2021 ปีที่แล้ว

      Adeer de sowdiga arkaya inu jiliin yahay oo prank lgu samynayo

    • @engabdirashidhassan
      @engabdirashidhassan ปีที่แล้ว

      Dadka comment bixinayo dhamaantood ma qurba joogbaa wlaleey wadanka anagaa joogna shaqana ku haysana qof jiifsaday uunbaana ku shaqo beela tan kale dulaqaadka iyo samirka diinta islaamkaa na faratay han nacsiinan wadanka

    • @HibaaqAadan-uo7lu
      @HibaaqAadan-uo7lu ปีที่แล้ว

      ​@@engabdirashidhassan legen 😊❤

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 ปีที่แล้ว +32

    Guri barwaaqo legend oo qof ah diintana fahan san m.a ❤

  • @hawaabdalla1463
    @hawaabdalla1463 ปีที่แล้ว +9

    Reer astaanow isku xishooda waxyaabaha qaar waa bahdilad wallhi tankale vedioyada lacag badan baa kasamaysan dadka lacag fiican siiya waa dad legend ah specially guri barwaaqo xaalmarin iyo abaalmarin iskugu dara 😢hadiikale gun baatihiin wallhi

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +175

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @ArMaanio-Lyrics
    @ArMaanio-Lyrics ปีที่แล้ว +32

    Intaan qaadanayaan kuwada siinayaaye, Waar anagu anagaa ugu deeqnay meheradda hadalkayagee, kaalay aanu kugu dul xayeysiinno kabahee. Absolutely 💯

  • @khadiijoabdi9155
    @khadiijoabdi9155 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah qof dulqaad badan guri barwqo keep going best person 😘

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 ปีที่แล้ว +44

    Guri Barwaaqo Dulqqadkaga Iyo Raganimadada Waanu Aragnay Legend 🙏❤️❤️❤️

  • @queenmaria66
    @queenmaria66 ปีที่แล้ว +32

    Ninkaan xasl marin weyn hala siiyo Reer Astaaneey, Dulqaadkisa Masha Allah❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +138

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว +14

    Dulqaad ka Guribarwaaqo is another level ✍🏾

  • @Jamilajanno8206
    @Jamilajanno8206 ปีที่แล้ว +27

    Tano kale prank maahe waaa bahdilaad iyo qalbi jab qofka la dhawacayo ,,😓😓

  • @nurshareeco9658
    @nurshareeco9658 ปีที่แล้ว +15

    Wixii hore quba one of the best pranks ever guri barwaaqo (guraynimadiiba waad iga qaaden)😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @wizer1594
    @wizer1594 ปีที่แล้ว +8

    Cadayn buuxda oo prnk markad ka xanaqdo ku dajinysa ( waar lacgta macaabudo ee idinka idin qimeynya) legend guri barwaqo ❤

  • @mohamedhersi1598
    @mohamedhersi1598 ปีที่แล้ว +15

    Aad ayuu u dulqaad badan yahay Maasha Allah

  • @burhanjacfar219
    @burhanjacfar219 ปีที่แล้ว +21

    Guri Barwaaqo waa nin legend ah oo dulqaad badan runtii . Laakiin prank kiga noocaan oo kale wuxuu u eg yahay mid bahdilaad oo kale ah runtii in Nin raga dhar dumar ah lagu raro shandadna garabka loo suro. Shaqo la,aanta ka jirta dalka ayaa ku riixaysa dhalintan in ay sameeyaan wxii laga dalbado ilaa xad dhaf ah . Ninkii Mahad ah ayan xasuustaa habeen dhexdaas oo afki qalalay hhhhhh

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 ปีที่แล้ว

      Intuu barnaamijku socday wali maanan arkin qof dharkii dumarka xidhay oo ay ku kaliftay baahi ee mid kastiba waa diiday taasina waxay kuu cadaynaysaa inaanay dadkani lacag u baahnayn waayo qofkii u baahan horay ayuu ka xidhan lahaaa

    • @muzcapmohed3809
      @muzcapmohed3809 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said ปีที่แล้ว +205

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈

    • @muwaahibhassan5771
      @muwaahibhassan5771 ปีที่แล้ว +1

      Fashiban ku dawanaya wana ku sary ❤

    • @ABDIQANIFFF
      @ABDIQANIFFF ปีที่แล้ว

      Diyaar wye fiiri youtube chat maleeyahay🤣🤣👉

  • @ahmedzakiyuusufbashir1820
    @ahmedzakiyuusufbashir1820 ปีที่แล้ว +24

    Dulqaad badanaa ninku masha allah 😊❤

  • @hodanibraahim4287
    @hodanibraahim4287 ปีที่แล้ว +2

    Wallah guri barawaqo waa nin aada u duluqada badana Masha Allha

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 ปีที่แล้ว +15

    Waxaan leeyahay guriga barwaaqo bilada dulqaadka ragnimo Ayaan kuu xiray🙏🙏🙏🙏👋👋👋👌❤️

  • @hamseahmed6172
    @hamseahmed6172 ปีที่แล้ว +46

    Tani waxay caday naysa marka wax lasoo gudbinaayo dhibka laga maro masahlana. Keep going Astana 💪 ✨

  • @hodanadan6137
    @hodanadan6137 ปีที่แล้ว +22

    Walhi waa qofkii ugu dulqadka badnaa 😢😂😂

  • @ismaaciiljilcane4603
    @ismaaciiljilcane4603 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂 wlh indaan daaawaday nin ka dabeecat furan oo ka koon tarool badan kana dulqaat badan manan arak guri barwaaqo
    Xanaaqa la sheegoba meel buu iska dhigay
    Legend waaye 😎🤘

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +25

    Guri barwaaqo Dulqadkiyo Qof ah waye wallhi❤😊
    See Ugu Soo Celcelinayan Iyo Suu Hadalkoda U yeelayo😂
    Dulqaadka iga maqan ilaa guri Barwaqa iga qaatay😂😂

    • @wacanoowanaagsan6166
      @wacanoowanaagsan6166 ปีที่แล้ว +1

      iyagu waxbay uga jeedeen isna Burco laba is jeceli is canjarafeeyaan ayuu ka yimoo kamaba qasna kk

  • @abdiaziz2769
    @abdiaziz2769 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi gurey legend hal abuur iyo dulqaad baa ilaahy u hibeyay mncha alh ❤

  • @dalmarinho_09
    @dalmarinho_09 ปีที่แล้ว +16

    Odayga Dhinac Walba Way kaga Imaadeen lkn Wuu U dhaqaaqi waayey😂😂

  • @nimcocabdiwahab6813
    @nimcocabdiwahab6813 ปีที่แล้ว +21

    Dulqadki oo qofa 😢walahi ,miskiina

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว +13

    Guri barwaaqo dulqaad badanaa maasha allaah anigu barihoran afka kaga dhufan lahaaba☺️

    • @khadirakhadar4281
      @khadirakhadar4281 ปีที่แล้ว

      Same wlhi hhhh

    • @raxmoruun7912
      @raxmoruun7912 ปีที่แล้ว

      Wlhi illaa manta wilkan dulqaadkiisa la Yaabanhy mansha Allah tabaraka llaah

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 ปีที่แล้ว +46

    Inta taraawix ka imaaday like ii saara 😂😂

  • @SumishAden-ey4fq
    @SumishAden-ey4fq ปีที่แล้ว +12

    Dulqadkii o qofa mnsha allah ❤

  • @ahmedmahamud7272
    @ahmedmahamud7272 ปีที่แล้ว +11

    Waa nin qabow maa shaa alaah ilaahay ha xifdiyo asaga iyo familkiisa maa shaa alaah

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +93

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @nurmohan1004
    @nurmohan1004 ปีที่แล้ว +16

    Ani ahan 100% siiyay dulqadkisa❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +48

    The one and only guri barwaaqo legendkii duriyada rer somaliland💚💭❤♥️♥️ caawa odayga waad naga cawarten nio sidani ma sina 😡🤣🤣🤣🤣kugu dhacday gurow😁😂😂😂

  • @cabdilaahicabdilaahimuus-ws9cr
    @cabdilaahicabdilaahimuus-ws9cr ปีที่แล้ว +3

    Guri madax dulqaadka wlhi weeye waa qofkii kowbaade ee aan arko ee reer burco ah oo madax dulqaadka ah✋😌

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 ปีที่แล้ว +7

    27:25 adke, anigu lacagta ma caabudo waa hadal nin nool guray waan ku wadanaa.👏👏👏

  • @AndirahmaanSaleebaan-jq8cd
    @AndirahmaanSaleebaan-jq8cd ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo waa madaxa xayaysiiska
    Legend guri barwaaqo burco ayan ka so Salamaya zhp ❤

  • @iqrohussein8615
    @iqrohussein8615 ปีที่แล้ว +19

    Lacagtu anigu macaabudo nin rageed ❤

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว +4

    Maskiin waa nin ilmo sugayaan oo is leh wax haku siiyaan

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +15

    Guribarwaaqo Wllhi Waa JiLaa Waar Ninkan Haku Daalina 😂😂😂

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL ปีที่แล้ว +66

    Dulqaadku micno yeelan maayo marba qofka haduu qalbiga kadhaawacanyahay oo shaqsiyadisa lagu xad gudbayo qaab walbo ayaa kuu furan ood qofka kaga xanaajin karto taasna waxaan ku sababeenaya camal la'aanta wadanka taalo waayo wadanku haduu camal lahan laha maanta ninkaas looma gafeen😢

    • @Ahmett_updi
      @Ahmett_updi ปีที่แล้ว +1

      Wax qurx badan mhn wlhi

    • @abdiaziizosmaan3428
      @abdiaziizosmaan3428 ปีที่แล้ว +1

      Adi Lee kugu cusub tahy aduunka dhan laga sameeya just for fun lpx

    • @niciimaahmed1157
      @niciimaahmed1157 ปีที่แล้ว +1

      Waabilacamalka inuu udulqataba ma hayn

    • @lakiosman3953
      @lakiosman3953 ปีที่แล้ว

      Ani qalbiga ixanunay sorry wlh dhawaca hore rali ahow may dawayn prank but aha

    • @najuu439
      @najuu439 ปีที่แล้ว

      Kaga daranooo waaaba bilaa caqli weeyba iska wadayaaan waxa inyar xitaa maha niyoo prankigan yaa noo kenay duco ma qabeee kaaso😂😂

  • @abdiwahabdaahirofficials8615
    @abdiwahabdaahirofficials8615 ปีที่แล้ว +4

    Cwaaa waxaan arkaaaa qof nasab ha ooo dul qaad iyo ixtraam leh zhp guri barwaaaqo allha ku sharaf zhp❤

  • @abdifatahdrabdirahmanabdis7679
    @abdifatahdrabdirahmanabdis7679 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi guri barwaaqo wuu iga dulqaad, dabeecad Badan yahay , Hadalada qaar waan dareemayaa inuu iska ignore gareynaayo weeyna kari la'yihiin inee ka xanaajiyaan waa qof Aad U dulqaad leh Allah barakeeyo Masha Allah
    Big Fan ayaan U ahay

  • @farxiyamaxamuud9249
    @farxiyamaxamuud9249 ปีที่แล้ว +84

    Dadka lama hungeeyo guri barwaaqo si dacad ah ayuu ushaqaysanayaa idinkuna waydun ku xarabaysanay saan teda kale laga yaaba inu islaha reer biilka ugu so saar Lacagta yar eed wax ku xayaysiinayso 😢

    • @abdikanikayse5312
      @abdikanikayse5312 ปีที่แล้ว +11

      Wllo way siinayaan wayo waaba kan xayeysiiyey dee iyaguna intaasun rabeen markaa isagu wuu helayaa lacagtiisii

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +12

      Aad Iyo aad Wlhi Waxan dadku leeyihiin dulqaadkiisa Waa 100% dulqaad maaha Waxaasna guri barwaaqo maqaateen mar hore is dagaali lahaayeen ama iskaga tagi lahaa Meesha ee Wuxuu islahaa shaqaa Meesha kujirta ee bal dulqaado hafududaan oo ha isaseejin lacagta yare 😢
      Bal kan ku cel celinayay Maxaa waynidiisa naga galay eeg ee aanu halmar jawaab iska dhaafe Xataa jaleecin isagoo maqla sorry bro waxan Dadka halaga dhaafo Waa bahdilaade ilaahoow wax qof gacantii kujjra ayaan kaa magan galnay

    • @abdikanikayse5312
      @abdikanikayse5312 ปีที่แล้ว

      @@wehelashaq3368 dee taas lafteedu soo dulqaad maaha dadka qaar baa iyagoo u baahan lacagta hadana aan dulqaadanayn oo markaba ay is dili lahaayen

    • @muwaahibhassan5771
      @muwaahibhassan5771 ปีที่แล้ว +5

      ​@@wehelashaq3368 realy wxa lgu ducaysta ilahow bini adam hanoo baahin😢

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 ปีที่แล้ว +2

      ​@@muwaahibhassan5771inuu lacagta u baahan yahay iyo inkale makala cadayn kartid shb Erayga Ah lacagta anigu ma caabudo markuu leeyahay halkeed ku maqnayd maanad fahmin wll
      Ramadan mubarak

  • @wacanoowanaagsan6166
    @wacanoowanaagsan6166 ปีที่แล้ว +6

    Reer Burcoow Ninkaasi si wacan buu idiin meteley
    # Lacagta ma Caabudo
    # Inaan mid Reer Burco ah kaa jari
    # Laxankan ugu danbeeyey qaadi kari waayey
    # Dee iimaana ma leh waana gaalo
    # kaalay xidho anagaa kugu dul xayeysiinaynaa
    # Directorkaa ugu caqli xun kk 30:30
    # Mid ma ku tijaabiyayaaba wlhi kk 31:15
    iyo qaar kaloo badan

  • @cabdinaasirsiidcalicabdina7951
    @cabdinaasirsiidcalicabdina7951 ปีที่แล้ว +20

    Aniga waxaa ila muhiimsan in madama qofka niyada lacag laga galiyay in lacagtisa la siiyo madama dadkad ku sameyneysan ay yihiin dad qiimo leh adinkaba lacag ayad ka sameysan video ga ✌

    • @lifeaspectschannel9846
      @lifeaspectschannel9846 ปีที่แล้ว +1

      Waa lasiiya lcg sxp

    • @jamiilaabdirahman6016
      @jamiilaabdirahman6016 ปีที่แล้ว +1

      Intaaan odhan laha ayad tidhi wlhi sidan wa ceeb in lacag la siiyo way istahilan😢lkn wa bahdilad dhar lo xidhay sidan wlhi😢

    • @cabdinaasirsiidcalicabdina7951
      @cabdinaasirsiidcalicabdina7951 ปีที่แล้ว +1

      @@jamiilaabdirahman6016 haa inad dantada keliya inaa fiirsato waa laga fcnyhy marka qof bulshada qiimo kuleh sidaan waa ku bahdilad

  • @zotv6950
    @zotv6950 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo nin rageed weyan dulqaad badan wlhi ragad wax dheertahy legendow

  • @libanmohamedali9001
    @libanmohamedali9001 ปีที่แล้ว +7

    Ninkii ugu dulqaadka badnaa ilaaa hadda aan arko ❤❤❤

  • @cabdinaasirsiidcalicabdina7951
    @cabdinaasirsiidcalicabdina7951 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi barnamijkan waa bahdilad wan gud gudbiyaa toos uma dawan karo😓😓

    • @Ahmett_updi
      @Ahmett_updi ปีที่แล้ว +2

      Caloshaa wlhi i xanuunty wax qaldan wye maskiin wye in uu diido ahyd sorry wlhi

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 ปีที่แล้ว +86

    Guri barwaaqo best person 🥰🥰🥰

  • @mohamedhusseinomar2675
    @mohamedhusseinomar2675 ปีที่แล้ว

    Guri Barwaaqo waxaan dhihi karaa waa niki ugu Cajiibsanaa ee Qaraaxo soo gala sanadkaan

  • @Walleeeeyy
    @Walleeeeyy ปีที่แล้ว +3

    Barnamijka Qaraaxo kuwa muqdisho lagu sameyay baa ugu xamaaasad badan wlhi🇸🇴😂😂😂😂😂

  • @saaraqurux5264
    @saaraqurux5264 ปีที่แล้ว +2

    Aniga kgu dul xayeysiinaya 😂😂😂inanka joga io jamaalka leh ku yiri wllhi wa funny

  • @hamsegeelle7031
    @hamsegeelle7031 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi waa wada dulqaad gurey ❤❤

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka bisinka wlhi waa wiil aad iyo aad dulqaad badan maaaash alllh caloosha ihurtay

  • @kaapechannel5351
    @kaapechannel5351 ปีที่แล้ว +11

    inta sugaysay Guri barwaqi ismujiya

  • @idresawdaacad7206
    @idresawdaacad7206 ปีที่แล้ว +2

    Inta bilaa dulqaadka ah like saara wxn uma dulqateen wlhi anu😂😂

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid ปีที่แล้ว +11

    Waa hurdadii wuu ila dhalaalay kulahaa 😂😂😂😂

  • @abdiiboorajrofficial8331
    @abdiiboorajrofficial8331 ปีที่แล้ว +8

    Wax walba waxaa iiga daran qofka lagu sameenayo siduu daacad u yahy 😭🙄😂😂

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 ปีที่แล้ว +3

    Guri barwaqo waa dulqaadkii oo qofa👏🥰🥰

  • @AbdikhaliqCali-wg7nr
    @AbdikhaliqCali-wg7nr ปีที่แล้ว +42

    Ilaahow xoolo gondaha bila aadanka ku jirtaanu kaa magan galney bal eeg gumeysiga intaa leeg 😢😢

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 ปีที่แล้ว +1

      Barnaamijka caadi ma u fiirsatay

    • @AbdikhaliqCali-wg7nr
      @AbdikhaliqCali-wg7nr ปีที่แล้ว +2

      @@dalxamedia5769 haa wlaal waan u fiirsadey daawadey waliba waan dhameystay,waxa iiga soo baxey in dhalintan la yidhi kaalay wax noo xayeysii kadib iyadoo la handadaayo,la bahdilaayo hadhowna la odhanayaa qaraaxey ahyd, qofna ma aqbaleen wxyaabaha noocas oo kale ah ee camal la’aanta baahsan ee jirtaa u geysay 🥺

    • @umsalwarecipes
      @umsalwarecipes ปีที่แล้ว +2

      @@AbdikhaliqCali-wg7nr wa bila ixtiraam anigiba dulqaadki iga dhamaday

    • @najuu439
      @najuu439 ปีที่แล้ว +1

      Waa waxaan u diiday shaqooo dhan anigoo xirfad aan leeyahay sameeysta ka doorbiday wllhi

    • @dhamestirandumar9966
      @dhamestirandumar9966 ปีที่แล้ว

      Wlh been maahan illahey bil Adam nooma baahsho

  • @khadiraahmedciye1153
    @khadiraahmedciye1153 ปีที่แล้ว +13

    Masha allh dulqaad badan guri barwaqo

  • @nafizaothman7341
    @nafizaothman7341 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allh boqor waaye guri barwaaqo ale ha usiyaadiyo dulqaadkuu u hadyeeyay ❤

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto ปีที่แล้ว +4

    Hadalkii ahaa lacagta ma caabudo adan uga helayvwlhi iyo marku leyahay haraagaygaan bar kusinayaaye adigu kaalay xidho🙏🙏🙏🙏🤙💓

  • @mcisomalia3469
    @mcisomalia3469 ปีที่แล้ว +8

    Sanadkaan fikirkiinu Waa hooseeyaa Xaqiiqdi Kaptan baara iyo sanadkii Ku xigay muzeyga ayaa roonaa 😂😂

  • @Mrfunnyqp
    @Mrfunnyqp ปีที่แล้ว +35

    Nabiga ku saliya❤❤❤❤

    • @maxamadwardi1189
      @maxamadwardi1189 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد

    • @hodanhakiya
      @hodanhakiya ปีที่แล้ว

      Salahu calayhi wasalam 🥰❤

  • @hodocabdiraxmaan-rr6fw
    @hodocabdiraxmaan-rr6fw ปีที่แล้ว +1

    Labadii qofe ugu dulqaadk badna Mahd galin hore iyo guri barwaqo❤❤❤

  • @asmokhalif4959
    @asmokhalif4959 ปีที่แล้ว +10

    Wllta iga dayo xapipi io qaama kudar kulaha guribreaqa mucjisa waye😂😂

  • @nimcomahamed5573
    @nimcomahamed5573 ปีที่แล้ว +1

    Wlh guri barwaaqo waa shaqsi dagan oo ixtiraaam badan❤

  • @abdurahmanhersi9343
    @abdurahmanhersi9343 ปีที่แล้ว +3

    the best one in qaraaxo weliba wuxu yidhi "anigu lacagta ma caabudo"

  • @suleekhaaadan3884
    @suleekhaaadan3884 ปีที่แล้ว +1

    I like his patient😫god bless him

  • @xamsecabdilaahi4980
    @xamsecabdilaahi4980 ปีที่แล้ว +3

    Qaraaxo lama dhihi karo axadiga ee bahdilka qarsoon weeye barnamijkan ha loo bixiyo😢

  • @sagalkaaba8475
    @sagalkaaba8475 ปีที่แล้ว +5

    AstaN legend waad ku gafteeN😢 duLqaadkiyO qoFa❤

  • @Ismailkhaatumo199
    @Ismailkhaatumo199 ปีที่แล้ว +6

    Inta barnamijka daawanaye ninki ugu dulqadka badnaa 😮😂

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi guri barwaaqo Waa daacad waana nin dulqaad badan 💯

  • @farhanmahamudchannel
    @farhanmahamudchannel ปีที่แล้ว +17

    Asc Astaan iyo Dhamaan Umadda Somaliyeed Ramadaan Kariim. Guri Barwaaqo wn ku salaamay bro, Mansha Allah Allah haku Xafido, Jilaa, Abwaan dhamaystiran 🙏💯

  • @shukrimohamedd8265
    @shukrimohamedd8265 ปีที่แล้ว +1

    Anaa kugu dulxaysiinayee inankaa jooga iyo Jamaalka leh baa xidhan ban leyhy kulahaa Guri Barwaaqo legend 😅

  • @raliyo005
    @raliyo005 ปีที่แล้ว +12

    Gurey wa garac wllhy😂❤only nin reer burco

  • @faizamohamud5321
    @faizamohamud5321 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah niinka ugu duulqadka badan buu ahaa wlhi ❤🎉

  • @mascuudmaxmedmascuudmaxm-bj5nt
    @mascuudmaxmedmascuudmaxm-bj5nt ปีที่แล้ว +7

    Guri barwaaqo wllo dulqaad badnida😂😂

  • @xafsosharif3513
    @xafsosharif3513 ปีที่แล้ว

    Waligey ma arak qof ka dulqaad badan guri wlh naagtii heshaa nin bey heshay

  • @xoormaxamed-tx7gq
    @xoormaxamed-tx7gq ปีที่แล้ว +6

    Ninkaan waa legend weyn

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 ปีที่แล้ว

    Dulqaadkiisa iyo hadal wanaaga iyo eray helida dadkii ugu tala galay in ay Ka xanaajiyan aya iska qoslaya wow Guribarwaqo legend. Xusad badan ayan ku hayaa

  • @jabert8221
    @jabert8221 ปีที่แล้ว +6

    WAA BARNAMIJ LIITA , WAXA LAGA KEENAY HALKA MUQDISHO , 😢😢😢

  • @hamseilyaas449
    @hamseilyaas449 ปีที่แล้ว +2

    Islaantayeda isku dhakaanahaye 😂guri barwaaqo legend 😂

  • @zermubarikbakal4212
    @zermubarikbakal4212 ปีที่แล้ว +13

    Waa teeniye manad burco ka iman legend guri😂

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 ปีที่แล้ว +2

    Dulqaad iyo codkarnimo wllhy❤️❤️🦁