Dhulal iib ah | FURSADAHA ASBUUCA EP40 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 พ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 28 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 หลายเดือนก่อน

    M.a wax fican ayaa wadaaa

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaah walhi waa barmaid fican ku soo bro❤

  • @DamalDesigns
    @DamalDesigns หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanidiin

  • @user-zl3iy2fs4z
    @user-zl3iy2fs4z หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @hassanyusuf9977
    @hassanyusuf9977 หลายเดือนก่อน

    Lacagta mala kiskisen Kara masuul

  • @uzeir7082
    @uzeir7082 หลายเดือนก่อน

    Video-yasha ugu dambeyay add so galisay marka isticmaleso headphones, dhagta bidix kaliya ayad wax ka maqlesa. iska same intadan so gilin

  • @mohammadessaady5237
    @mohammadessaady5237 หลายเดือนก่อน

    Illaa Hargeisa miyaad hanti ka gaddaan? Waar Raggeedii baad tahay.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Guryihii iyo dhulkii ayey dadku lahaayeen ayey la,yihiin oo la haysta
    Qabri iyo Qofkiisa waa la isaga taga
    Xamar iyo kuwa dagan ha ku heshiiyeen.

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 หลายเดือนก่อน

    Telfoonaga plz

  • @niyaaladem
    @niyaaladem หลายเดือนก่อน

    BERINA UNUKAA LEH AYAAD LEEDIHIIN, KIR BALAAYO WAX IDIINKA GADATAY.

    • @mursalcismaan7692
      @mursalcismaan7692 7 วันที่ผ่านมา

      Qalbiga nadiifso cidna waxaas kuma dhihine

  • @KafiWarfa55
    @KafiWarfa55 หลายเดือนก่อน

    Sxb Jimcaale, waxan joga Nairobi Kenya 🇰🇪, waxan hayaa guryo iib ah ( Appartements) qofkii ubaahan waad igusoo xidhi kartaa, waliba xaafadaha kaladuwan ee Nairobi ee ay dagaan dadkeena soomaalida ah.
    Mahadsanid.

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  หลายเดือนก่อน

      Whatsapp: +252619874953

  • @KafiWarfa55
    @KafiWarfa55 หลายเดือนก่อน

    @jimcaale, Siaan usoo gudbiyo faahfaahin dheeri ah , fadlan ilasoo wadaag meel aan kaala soo xidhiidho.

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  หลายเดือนก่อน

      Walaal Whatsapp-kaaga halkaan iigusoo qor anigaa kusoo wacaaya.

  • @user-tg9jh9tz7m
    @user-tg9jh9tz7m หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid