SHUKANSO QOF CAAN AH INDHAHA KAXIRAN CODKAGA KAGA KENSO YES

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 207

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 10 หลายเดือนก่อน +71

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫵🏻🕋😢

    • @maxamudcali3939
      @maxamudcali3939 10 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw

    • @user-df6oz6zx6e
      @user-df6oz6zx6e 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @zibkhanmaalim8698
      @zibkhanmaalim8698 10 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @zibkhanmaalim8698
      @zibkhanmaalim8698 10 หลายเดือนก่อน

      Koko

    • @sultankhaalis6429
      @sultankhaalis6429 10 หลายเดือนก่อน

      اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤

  • @aragsaneey2661
    @aragsaneey2661 10 หลายเดือนก่อน +35

    Farqiga raga iyo dumarka u dhaxeeyo dumarka ayagoo loo gefaayo ayay Mahadsanid abowe Leedahay Halka ragga marka gabadhu tiraa dooqeyga ma tihid ee qaraaraan ka dib gabadha hadal xun ku dhahaan That is why we are different

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et 10 หลายเดือนก่อน +2

      Fiiri umada ilaahey dhamantoot isku mid maaha waxaa arkee dumar xun iyo ragg xun marka labo wiil oo xun hadad arakto kama dhigna ayagoo idil iney wada xun yihiin tusaale ahaan aabaha ama walalka waa ragee ma wada xun yihiin marka saas u fahan

    • @aragsaneey2661
      @aragsaneey2661 10 หลายเดือนก่อน +2

      @@TiiriTaaara-jt2et Inta Meesha La Keenay Badi Wee xun yhn Diid ama doon Ridwan kan la dhahaayana views giisa u daran lkn ani gabadha tagtaa ila qaldan oo ogolaato in la bahdilo mida kale adi kuwaa maa ka mid Tahay maxaa ku soo kuleelay oo eey kuu soo xanuujisay hadalkayga truth hurts huuno

    • @AbdiasiisAfka
      @AbdiasiisAfka 10 หลายเดือนก่อน

      Naayaaa😂😂😂

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et 10 หลายเดือนก่อน

      @@aragsaneey2661 waxaa filaa inaadan fahmin qoraalkeyga aanba kuu raaco taada ah oo ah ragga oo dhan waa xun yihiin aabaha walalka aderka iyo abtiga waxee ka dhigan tahay ayagana iney xun yihiin oo ay dumarka ay caayaan jawabtada hadey haa tahay oo aabahaa walalka iyo aderka dumarka caayaan waan kaa aqbalay markaas ragga wee wada xun yihiin

    • @aragsaneey2661
      @aragsaneey2661 10 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiasiisAfka Yur

  • @FaaisoCali-rd7mh
    @FaaisoCali-rd7mh 10 หลายเดือนก่อน +16

    Walahi gabdho meshan wa ku gacan galeen sharaftodana way dhimatay ilahow kuwan dhalnay iyo nala dhashay noo astar 😢😢😢

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 9 หลายเดือนก่อน

      amiiin.amiiin amiii

  • @aliilyasibrahim3536
    @aliilyasibrahim3536 10 หลายเดือนก่อน +6

    Hipaaq gabadh xishood iyo diinpa ka muqato iyada u qalantey dorashada✨👸🏼🙏🏻

  • @maxamedaadanmaxamed6610
    @maxamedaadanmaxamed6610 10 หลายเดือนก่อน +1

    Anfac saan ka dareemayo wlhi waa gabar galbi fiican furfuran hadal macaan aad uqurux badan soojidasho ley dadka qadarisa waxan leyahay nolow sister sharaf iyo karamo barnamijka markey kujirto wuuba igu socdaa wlhi 👍❤️

  • @duckali7058
    @duckali7058 10 หลายเดือนก่อน +11

    ASC gabadhaha niyada ha ka Jiwan maxa dhacay masha waa public dharkaada wa ha kashaage gawar waa kulu dhalatay waa ku dhashay marka waa caab.

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 10 หลายเดือนก่อน +11

    Wiilkan isku dookhbaan nahay walahy gabadha uu doortay ayaan aniguna dooran lahaa aad bay u caqlibadan tahay waan qof iimaan leh oo xishoodbadan una qalanta in la doorto waana gabadh reer magaal ah. Codkeeda caadi xataa maaha ❤

    • @xafsazaki99
      @xafsazaki99 9 หลายเดือนก่อน

      Alla halaga cabsado saan mabanaano gabahdahaow alle waa idinsharfy ee sharafta ha iska qaadina

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan5104 10 หลายเดือนก่อน +5

    nin kaan bilaa ixtiraamka ah muxuu ahaa war dadka qalbigooda waa la ilaashaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 หลายเดือนก่อน +19

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤❤❤❤❤❤

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hani walaahi wey uqalante ubaxa qurux , farxad, asturnaan, qosol wanaag ,ixtiraam m.a ❤ 👌

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 หลายเดือนก่อน +10

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 10 หลายเดือนก่อน +8

    Anfac qosolkeed waxa ee ugu egtahay boqorad istelka😂❤❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 10 หลายเดือนก่อน +15

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂

    • @jimale261
      @jimale261 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂niyow maqarka damba ays jana ugujurta

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax 10 หลายเดือนก่อน

      ​​@@jimale261gacatiisa amuuu isla dhacay xariifkan waxa ka hadalsiiyay wax yar ma ahan😂😂😂😂😂😂

    • @Xamsezaam
      @Xamsezaam 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@jimale261wan ka qaaday

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah aad ayu u dooq wacanyahay, diin iyo farxad ayu doortay

  • @saadiaali9735
    @saadiaali9735 10 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadahan dhadki dhalay manola mia marwalbo suashas isweydiya😢

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha qosolka badan ee hada kahor raga ayaba waa doortay aniguba waanka helay qalanjo qurux iyo astutnaan farxad iskudadhay❤

  • @nimcomaxamed3699
    @nimcomaxamed3699 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi anoo gabar ah ayaa isku doqnahay jaabir❤❤

  • @harunmoge4596
    @harunmoge4596 10 หลายเดือนก่อน +2

    Legendow soo badi dadka caanka ah oo shactarada badan i.a

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 10 หลายเดือนก่อน +8

    Warkan waa bila ixtiram wllhi😂😢 qofka adoo dhibsanaya aya loodhola cadeya 😂😢

  • @mahadmaxamad6896
    @mahadmaxamad6896 8 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahan muuqalada kula duwaayo adgeesi badnaa ridwaan🎉🎉🎉

  • @IsmailmohemdYusuf-un7if
    @IsmailmohemdYusuf-un7if 10 หลายเดือนก่อน +3

    Allow naxaristada hanaga qarin gbdhaheenana xijabka jecleysii😢😢😢😢

  • @user-ik2st8dd5n
    @user-ik2st8dd5n 3 หลายเดือนก่อน +1

    ﴿إِنَّ الَّذينَ يُحِبّونَ أَن تَشيعَ الفاحِشَةُ فِي الَّذينَ آمَنوا لَهُم عَذابٌ أَليمٌ فِي الدُّنيا وَالآخِرَةِ وَاللَّهُ يَعلَمُ وَأَنتُم لا تَعلَمونَ﴾ [النور: ١٩]

  • @user-qw3rz6fe7k
    @user-qw3rz6fe7k 10 หลายเดือนก่อน

    Cajiib wallhi gabadha ubaxa lasiiyay aniga ayaa xitaa iskajeclaaday sababta oo ah way dhoolo caday kuquruxbadantahay❤❤❤❤❤

  • @user-xw7fz2xw6c
    @user-xw7fz2xw6c 10 หลายเดือนก่อน +2

    wlhi qofta aan jecla ayu dorta m.a❤❤❤

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda 10 หลายเดือนก่อน +3

    oo noo waji ciyaraayo aduunyo waxaan maqli jiray cimrigaga oo dheeraado geldhalayo kutusiyaa waaba ninkìii bilaa xidhoodka ahy hanada iska kuwiiii dumarkaan walasooqalday ee kabedel Ridwanoow

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf 10 หลายเดือนก่อน +2

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉

  • @Dhawredhawre
    @Dhawredhawre 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wax walba ado arka aya la iska indho tira qalbiga wa la ilaasha siiba gabadha😊

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 10 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah TabaarakAllah ❤❤❤ Raabicah

  • @finitoyt9446
    @finitoyt9446 10 หลายเดือนก่อน

    Number 1 aa ugu shidan

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ridwan issack waan kusalami marka uhoreysa marka labad masha Allah gabada daxdi Qur'an ayan kuaqrina dahdi lakin wahay ahen in aad saxdan way qaladi idinkana wad kasihi wayden mesha fadidin cill

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 10 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdo qurux badan waye gabdaha wanaji ama iska daf sharaftoda Ilali taka taka

  • @sarastyle1461
    @sarastyle1461 9 หลายเดือนก่อน

    Marka sharafta la iska qaadayo waa sidaas allaahu akbar,.... Waxaan ka yaabay dumarkaasi siday u xamilayaan in uu qof bahdilo, ma lacag aawadeed mise caannimo, omg l cant say any word really..... Qofka qaldan waa qofka barnaamijka fikradiisa iska leh ee damiirkiisu hooseeyo, kuma caayayo balse walaal caannimo xumaan haku noqon dumarkana ha bahdililn......

  • @Sahra-qurux
    @Sahra-qurux 10 หลายเดือนก่อน +2

    Uff Jabir Waba nece Marka video gi arkee😮😊

  • @user-hb1dy5ng5l
    @user-hb1dy5ng5l 10 หลายเดือนก่อน +3

    Zhp hal cilad ayuu leeyahay kan yari sida loo hadlo ma yaqaano teeda kale ixtiraam ma laha caadi ayaa loogu sheekeeya dumarka lkn jees jees ma fiicno

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct 10 หลายเดือนก่อน +1

    Horta waan idin salaamay wiilkan layidhi garsoor noqo waxaan ku odhan lahaa ixtiraamka dadka kle waa lagama maar maan shakhsiyad ataakna looma baahna saad jeclaan lahayd in laguula dhaqmaa dadkna loola dhaqmaa

  • @user-xi3mb9pr7l
    @user-xi3mb9pr7l 10 หลายเดือนก่อน +1

    Fatush mashallah❤

  • @user-xi3mb9pr7l
    @user-xi3mb9pr7l 10 หลายเดือนก่อน +2

    Doq kulaha xayawanka firaha weyn GABADA bahdilka ka dhaaf nooo ridwan waxan cml. Hano kinan niyow afadhali a endi ajuran international airport😂😅

  • @abdulahixuseen2594
    @abdulahixuseen2594 10 หลายเดือนก่อน +5

    No face jaabir keep gOinG😂😂😂😂

  • @feis9082
    @feis9082 10 หลายเดือนก่อน

    Al qadr al ahad masallah 2002 2023 xasuus mombasa nairobi tanzania somali isli yuurub arab

  • @ahmedmohamedmohamud9257
    @ahmedmohamedmohamud9257 10 หลายเดือนก่อน

    Allah sxb Jaabir walaahay Quarantäne akhriso sixun baad yeeshay Qofka hadaadan ku qancin hadal fiican ku dir

  • @sihamsiman4035
    @sihamsiman4035 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gbdha n2 qatar wyae 😩❤️

  • @saynabhussein3007
    @saynabhussein3007 9 หลายเดือนก่อน

    Manshallah wa iga qosliaye guuleso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂✅👍👍👍👍✅✅✅⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🏆🏆💰

  • @Naimomuhudin647
    @Naimomuhudin647 10 หลายเดือนก่อน

    Wxn indhaha ka sineysanayan Subxanallah

  • @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
    @FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wxn maqli jira dhilo ka indho adag hda dhiley ka indho adag🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahadcabdisalaan4774
    @mahadcabdisalaan4774 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb talo barnamijka xeer uyel cayda ka mamnuc ninka jabira wuu khaldan yahay ilaa xad mhd snd

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 10 หลายเดือนก่อน +4

    Brother koleey comment waa tirtiri doontaa balse sxb dadka aad bulshada hor keenayso ka fiirso

  • @idahmed8232
    @idahmed8232 10 หลายเดือนก่อน

    Second comment..

  • @user-gu3xu9ez4f
    @user-gu3xu9ez4f 10 หลายเดือนก่อน

    Ridwaanow sxp ninkan jaabir ah wn tageryaa muqalo badan ka soo duub br

  • @hamzeeg3673
    @hamzeeg3673 10 หลายเดือนก่อน +1

    Woow she is beautiful number one 1⃣
    I like

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Ridwaan la baxay waxu risiq ku radiya si xun o dinta islamka ka baxdan Dis like

  • @kingabdullahi2668
    @kingabdullahi2668 10 หลายเดือนก่อน

    Kan lambarad ayevlasocda lambarada kalabadal sxb

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdaha si wanagsan ula hadal wara waxan hadal xuma ma arki karo wlhi qof gabar somaliyed niyad ka xumeynayo waxan mesha hakenin ridwanow 😢😢

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o 10 หลายเดือนก่อน

    This is so funny wllhi😂😂

  • @queenmaruu3284
    @queenmaruu3284 10 หลายเดือนก่อน

    ridhawan isack tagero lambar 1

  • @AbdiweliHalane-lj9ht
    @AbdiweliHalane-lj9ht 10 หลายเดือนก่อน

    Anfecey M.a i Like Your Smile

  • @nuruzizania5806
    @nuruzizania5806 10 หลายเดือนก่อน

    Wlh Jabiir waiga qusulsiyay wlh 😮😅😅😅😅

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 10 หลายเดือนก่อน

    Asc, ladies with HIJAB NO.1

  • @AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb
    @AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb 10 หลายเดือนก่อน

    War qofta barashalka ayaakabaty

  • @Adesh_242
    @Adesh_242 10 หลายเดือนก่อน +3

    The smile of an anfac love it 😍

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog... 10 หลายเดือนก่อน +2

    Geeda sakaarka weyn salfuuc da eh iyada mesha ugu xun balaayo wab weyn ha dishe o folxumo bdn dhulka kula go kansar kgu dhac Dhunta nabar kga so bax Shuban io matak kgu so bodaa corona virus kgu dhac cudurka apola Allha kgu rido

  • @AliKhan-fr8jt
    @AliKhan-fr8jt 10 หลายเดือนก่อน

    Number one

  • @11naa44
    @11naa44 10 หลายเดือนก่อน

    War kan mxa laga shukansanaya wu isceebeyey

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha 18 sano 19 sano 17sano ma dhafan miya😅😅😅

  • @saynabmusse8568
    @saynabmusse8568 10 หลายเดือนก่อน

    Wa ma ad raka ma leylatul gadri kaboday abaayo

  • @Umumaryama
    @Umumaryama 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dumar wey udhamaatey saanaaaaaaaaa

  • @user-rt1wq3ju9c
    @user-rt1wq3ju9c 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wah😂❤

  • @farhanbarre9509
    @farhanbarre9509 10 หลายเดือนก่อน

    Ma jecli naag qosol badan

  • @sagal4877
    @sagal4877 10 หลายเดือนก่อน

    Baruurti intuu iga tagay 😂😂😂 ayadan sugayay wlhi

  • @fardowsa5958
    @fardowsa5958 10 หลายเดือนก่อน

    Kano cml Haa kuso dariiin meshaan ridwan

  • @hamzeeg3673
    @hamzeeg3673 10 หลายเดือนก่อน

    Number two she is normal

  • @user-ms6tt9oc5l
    @user-ms6tt9oc5l 10 หลายเดือนก่อน +1

    Isago bila sharaf bu gbadh sharaf le oo xijaab xidhn caynaya wxani waa sid3

  • @amranali6867
    @amranali6867 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dooqa waa gooni lkn inu gbdhaha saa ula hadlo aad bu ugu qaldanyhy kumana raacsani doqonimo ayuu sameye gbdhaha laftirkoda ine iska dhiciyan aye xaq u leyihin mxe u amusanyihin .

  • @user-kz2ib1dq9e
    @user-kz2ib1dq9e 10 หลายเดือนก่อน

    Hibaq ma former...classmates from habaswein 😢❤...I miss yah

  • @feisalnuh6580
    @feisalnuh6580 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sumeya williged niinba mayulibasn😂😂

  • @SacidMohamud
    @SacidMohamud 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha da,dooda lama weydiyow neefow 😇😀

  • @user-zt2zd5ep7v
    @user-zt2zd5ep7v 10 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha waad bah dhisheen

  • @nooradinfarah7563
    @nooradinfarah7563 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan Nairobi ayankamasafurina haduu dambe cayaaaa gabdaheena usheega

    • @raxmiita6
      @raxmiita6 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi wa runta Kani xoola waye sharafta dumarka waxba ka aqon

  • @fuaadabdishakur9078
    @fuaadabdishakur9078 10 หลายเดือนก่อน

    Waa Yo

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 10 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhh jaabir waji malahan jinoooole 😂😂😂😂😂

  • @user-df6oz6zx6e
    @user-df6oz6zx6e 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 war gabdaha hacayin

  • @seed3966
    @seed3966 10 หลายเดือนก่อน

    Asc hoow timaha siwacan ugooso 😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-gg1fr5nb4g
    @user-gg1fr5nb4g 10 หลายเดือนก่อน +1

    ala garacsanaa wuu u dhex raacinayaa😂😂😂

  • @muniraahmed6521
    @muniraahmed6521 10 หลายเดือนก่อน

    Gacanta ayu ugubaqay ya ila arke

  • @MuhumedHaji-hv1sp
    @MuhumedHaji-hv1sp 10 หลายเดือนก่อน

    Jabiir isn't easy

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 10 หลายเดือนก่อน

    Ridwan qof kle inta noo kentit ficned

  • @canabcismanmaxamed9560
    @canabcismanmaxamed9560 10 หลายเดือนก่อน +1

    Naagaha maxa habi maxa kawada dhigay asba waxbo Uma rebane😮

  • @ubaxdiite3269
    @ubaxdiite3269 9 หลายเดือนก่อน

    Ridwaan saan aqlaaq maha habahdilin gabdhaha adaa ninka aqlaqda lahen ukenay

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 10 หลายเดือนก่อน

    Ceeb walaal gabdha kadaaya
    Hafasahaadinina

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda 10 หลายเดือนก่อน

    maxbuuskii raxeeatay ahay

  • @asmaahmed5744
    @asmaahmed5744 10 หลายเดือนก่อน +1

    qofkan dhadhaaanka ah maa mntana noo kentay ridwaanow

  • @mohamettjamaal1752
    @mohamettjamaal1752 10 หลายเดือนก่อน +2

    Big fan❤

  • @abdullahihashimohamud2926
    @abdullahihashimohamud2926 10 หลายเดือนก่อน

    Qatar waaye

  • @AasiyomaxamedCali-yv4iw
    @AasiyomaxamedCali-yv4iw 10 หลายเดือนก่อน +2

    Nin walaba saqajana naag asturan buu rabaaaa

  • @ckafi688
    @ckafi688 10 หลายเดือนก่อน

    Wu arkayay gabdhaha 😂😂😂😂

  • @princemohamed254
    @princemohamed254 10 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhahan sidan loo bahdilaayo aaway wixii dhalay ileen iyaga ma,ahan kuwa toutubeka lacag ka samwynayo maxa faaido ah oo ugu jirta arinkan inay sameyaan yaab wlhi 🤔🤔🤔

  • @user-ty9ps7ob4j
    @user-ty9ps7ob4j 10 หลายเดือนก่อน

    Hage kukaimana ridhwanow

  • @user-xi3mb9pr7l
    @user-xi3mb9pr7l 10 หลายเดือนก่อน

    Adiga hada ayadhoo hijaab wadha ayas lakulmii waxas waydisaba waxay kuledhaa subxanaallah walxamdulilahii😅😅😅😅😅😅

  • @anizaosmsn4993
    @anizaosmsn4993 10 หลายเดือนก่อน

    Qul wale ubadalaty wlhi😂😂😂😂😂