XANUN! WA KARESTAY ADI IYO GAAJADADA QOF IIKAFIYA HELEY P19

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 497

  • @Zizey
    @Zizey ปีที่แล้ว +232

    Walal cajis iyo walwal sabab la'an ah wa salad la'anta😭Salada aynu ilaalino somaliyey.

  • @Cadeey
    @Cadeey ปีที่แล้ว +122

    Masha Allah gabar go’aan adaag nin kuxumeyaay waliga laguma so laabto raga weey arsi badaan yihiin 😅😅😅😅

    • @omaraaniomaraani81
      @omaraaniomaraani81 ปีที่แล้ว

      Waab hada sheyee qosolka maxaa waaye aniga yaab argani

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +156

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🤲☝️

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +3

      Scw 🥰🥰 scw scw scw scw

    • @saadaqcalimaxamud2145
      @saadaqcalimaxamud2145 ปีที่แล้ว +3

      Scw

    • @maryamaabdikadir7029
      @maryamaabdikadir7029 ปีที่แล้ว +3

      Salallahu caleyhi wasallam

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍

    • @sumyowfaysl198
      @sumyowfaysl198 ปีที่แล้ว +3

      scwl

  • @furkacadde3729
    @furkacadde3729 ปีที่แล้ว +56

    Lama arkaan lama maqlaan lama helaan
    Qofkaas qof kale maaahan waa gabar gu aan leh
    Guuleysta girls✊💪✅

    • @abuquhafah4994
      @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว

      ASC wll sodas hadihin oo mes laxa kle radi

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 ปีที่แล้ว +42

    Pride comes before a fall. I salute this girl for what she did. She outsmarted or outshined the Boy child 🧒.

  • @AliMohamed-jh1tl
    @AliMohamed-jh1tl ปีที่แล้ว +66

    Gabadhan waa gabar la xumeyay lkn aad baan ugu raacsanahay go,an ka ay qaadatay walashey waxan ku dhahaa horay u soco insha Allah cadawgada ha u jabin insha Allah 👍

  • @Qurux00
    @Qurux00 ปีที่แล้ว +12

    Gabdhaha kuli sida gabadhaan aya la rabaa iney aqli u yeeshan,marka adi sharaf isu yesha lagu sharfaa,waxan ku qalmin waalaga dhaqaaqa mashalah.

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 ปีที่แล้ว +73

    Well done abayo mcn❤️..Never go back to a man that breaks you heart by posting others girl on his status..Shame on him..The lady on this video has the same character as me:I can never forgive a man that broke my heart💔..What goes around comes back around..Life is full of experience..Never settle for less…I am so happy she never went back to him..When us girls are in love with a man❤️:We truely love them 100% but once men break our heart we will never be the same even if a man ask forgiveness or a last chance..Never allow a snake to bit you twice…

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda ปีที่แล้ว +64

    6 sano Ayaan Jeclaa Darteed Magaalo kale oo ay u Guureen baan uga Daba Tagay , Qoyskeyga Waxaan ku Qasbay inaan halkaas ku Noolaado Blse iyadii Wey iska keey Indha Tirtay , Darted Waxaan u joojiyey Safarkeygii malasia Ee Master Aan kusoo diyaarin lahaa , wax walbo darteeda Aan u sameeyey Wey i Fahmi Weyday lknse Markaan faraha ka Qaaday oo Xiriir kle Sameeyey bay 6 Bilood Kadib bay isoo Raadisay iyadoo walibo Ii Sheegeyso Inay I Jeceshahay lknse Waa Xilli Uu Qalbigayga ka tirmay Dareenkii Aan u Qabay Haatan iigama duwano dadka caadiga ah Xitaa Waxaan ka shalaayaa Wakhtigii iiga lumay Mudadaasi 🥺🥺

    • @manalosman6086
      @manalosman6086 ปีที่แล้ว +2

      Sorry abowe nasiib kaga waa halee

    • @saadomuse5990
      @saadomuse5990 ปีที่แล้ว +3

      Waxaa dhibqaba qofka aan daacada ahayen, adigu waad ka boksatey dhibtii guul baan kuu rajeynaa

    • @nasteexomaxamed8278
      @nasteexomaxamed8278 ปีที่แล้ว +5

      Sorry 😢lkn mid baa iLowday jcylkah dhabta ma dhamaadO wiiLow 😢

    • @Keydka_Taariikhda
      @Keydka_Taariikhda ปีที่แล้ว +3

      @@nasteexomaxamed8278 haa ma dhamaado lknse Qofka hadaa Weysid ma Waxaa leedahay Nolosha Ayaan ka Quusanaa ma Waxaad leedahay Xiriir dambe ma sameynaayi , Ma ahan Noloshaada inaad Hal Qof u Xayirtid .

    • @nasteexomaxamed8278
      @nasteexomaxamed8278 ปีที่แล้ว +1

      @@Keydka_Taariikhda my no abuse lkn izLa jcyl kle ka yaabay mhoo ilen qalbiga wx jcl sanado ka dib wx jclaada sax 😂

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi3138 ปีที่แล้ว +11

    Geesida👏👏👏👏 qof waligaa kaa tgay gadaal ha u fiirrin even nafta kaa dhacey iska jir🤝🤝🤝

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +18

    "Adoon waxba Lahayn Baan Ku Jeclaaday saad Is Kibrisay"
    Way adagtahay Qalbigaa suu Ku soo Laabtaa al Yacni Isagoo wax Leh See Sameen Lahaa Ka sii daroow un👋

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 ปีที่แล้ว +57

    Hadad qofka u baahan thy inaad bari u soo laabato wanag sameyso hadad xumaan uga tagto ogow Inaan bari lagu wanaaji doonin si kasta u calaacasho Alx hada dumarnahy inta wx u baahanhy kama tagto si kasta ugu dulqadana lknse hadan hal mar go Aan qadano sooma laabano runtii 😌abayo si fcn yeeshay go aankaga meeshisa ka haay🥰

    • @Salman-jk6li
      @Salman-jk6li ปีที่แล้ว

      wanaaga ugu wayn gbr loosameeyo wa inad jaab xanuun ka ilaalisaa🤣

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +22

    Calaacal weeynaa qofka dhulka lagu jiiday axee ax! Keep going ridwaan isaaq

  • @saadiaahmed1256
    @saadiaahmed1256 ปีที่แล้ว +7

    Maashalah maashalah aad baan uga helay goaankeeda iyo sida wanaagsan oo ay jawaab ku qanco u siinaysay, qof ku xumeeyey weligaa laguma soo noqdo, ilaahay ha u barakeeyo inanka ay imanka haysato, isagana ha ku cibro qaato inuusan gabar dambe ku ciyaarin

  • @umsafwan5811
    @umsafwan5811 ปีที่แล้ว +67

    Wlhi waa wata gabadha seey u hadashe sii xigmad ku jirto keep going abayo ❤❤❤

  • @kadradahir7287
    @kadradahir7287 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa qashin ilaa hada raali galin ma ka bixin wixii uu sameeyay hadan wuxuu rabaa inay I soo laabato sidii alaab uu meel dhigtay. Gabdhu waa gabdha aqli badan oo fariid aha si fiican bay ula hadshay waligaa dhulka ha is dhigin hore u soco isha Allaha guul iyo farxad Alaha kuu sii barkeeyo 🌹🌹❤️❤️

  • @asmayuusuf6232
    @asmayuusuf6232 ปีที่แล้ว +19

    Raga tartan kula Jirnaa Gabdho please iz adkeeya💔😂😂

  • @abdifarah9609
    @abdifarah9609 ปีที่แล้ว +9

    Waa dad Aad u wanaaksan oo Tarrbiyo faacan lah labadiina guulesta rabi ha idin garab galo

  • @muxsincilmi1531
    @muxsincilmi1531 ปีที่แล้ว +14

    Once the hearts broken it won't mended at all, cheers to the gjrl for the bold decision she made, and that shows how she was happy with him but the boy child was so unlucky to handle her at her best level. Now as it stands it's like thz .... "even Ex was ones loved"... cudoz to the girl a well articulate words that even made me to admire her speech, luscious smile that even made Ridwan issack to feel shy and look down. Very rare to find such girl in thz world they are only 2 in number, one is thz one, and the other one Is the one that I have on my side🥰

    • @ahadinabdi13
      @ahadinabdi13 4 หลายเดือนก่อน

      You need to see her software not hardware 😅

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 ปีที่แล้ว +28

    War waxan ciyal waye iskaga carar deh mesha waxan cml waye waxa ragnimadha mel uga dacayo gabadha boqorad waye ma sha Allah horee usoco abayo kan kuma qalmo abayo gooy kudeh

  • @anabmohamed7823
    @anabmohamed7823 ปีที่แล้ว +19

    Mansha allah gabar go.an adag horay usoco abayo nin ku xumeyay ha ku labanin mid ka kaafiyo illah haku siiyo amiin qali

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali isoo booqo subscribe ii soo dheh please shukran walal

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 ปีที่แล้ว +6

    gabartaan waa anigaa oo kale wlhi sidaan u had lahaa ayey u hadashey manshalh ❤️‍🔥 lkn abyo wiilkan waa daacad lkn dabeycada ayuu San laheen

  • @daacadhassan7081
    @daacadhassan7081 ปีที่แล้ว +17

    Hhhhh walhi waay hagaajisaay keep going my sister

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว +12

    Gabadh adag Manshallah Tabarakallah
    Waa dadkaygii tani saas ban kaa rabaaaaaaa quruxeey 💋

    • @khadarhaji4881
      @khadarhaji4881 ปีที่แล้ว

      Isku dirka dhaf wa so labanysaye😅

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว

      @@khadarhaji4881
      Haka yaaabin😏

  • @cookwithme9093
    @cookwithme9093 ปีที่แล้ว +13

    Wow MashaAllah naag nool ❤️Love her answers

  • @malyuunishaq1773
    @malyuunishaq1773 ปีที่แล้ว +42

    Gabar adag oo caaqli badan😘😘👌👌👌

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali isoo booqo subscribe ii soo dheh please shukran walal

  • @deeqoxassan3323
    @deeqoxassan3323 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah.waan jeclahay gabdhaha goaanka adag

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 ปีที่แล้ว +4

    Qof aad jecleed oo misna kaa tagey way adag tahay qofkaas inaad ku soo laabato gabadhaas waxan leeyahay nolosha aad hada ku jirto oo farxada badan Allaha kuu siyaadiyo xariifkan mnta qaladkiisa gartey isagana mid taada la mida Allaha siiyo qof sidiisa kaa tagay dib ma u malaynayo inaan ku laabto keep going walaashay wan kugu raacsanahay waxad leedahay dabeecadahayga camal waw ku noolow nolol qurux badan maah maah inglish ayaa oranaysa what goes around comes around so today is your day congratulations 🎉 aduunka sidiisa waa silsilad maalin wad murug santahay maalina way kuu shidan tahay shaley way kaa densaneed mntana maashaa’allah way kuu shidan tahay keep going my sist qofkasta oo gabar xumeeya ama wiil xumeeya maalin bay imanaysaa maalintiisa or maalinteeea so waxan idin oran lahaa somali maxamed raga ama dumarka yaa qofka qalbigiisa la dhaawicin waayo aduunka waa wareegto

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +8

    Jah teamkeygi waan idinka soo daahay
    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo
    Wax walbo indhaha aan ka dawano

    • @ahadinabdi13
      @ahadinabdi13 4 หลายเดือนก่อน

      Praying for our parent won't be an option, it's always .

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah abayo waliga hasidhibin goaankagag ku taaganow 🙌🤗🥰🥰🥰🌹🌹❤️

  • @feysalowelnur3133
    @feysalowelnur3133 ปีที่แล้ว +4

    She took like film translater.
    Nice voice

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +2

    Jooga iyo jamaalka baby jag jag cafio jiliinka meesha yaala waa another level 😂😂😂😂🙏🏼

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah gabdha difac adag ayey gashy ani af somaligas maba keeni laheyn

  • @najma8198
    @najma8198 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa gabar fariid isku kalsoon waa gabar ku dasho mudan hore u soco

  • @xamdaxaali9305
    @xamdaxaali9305 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gabadh go,aan adag
    Qofku mar haduu ku xumeeyo adoo jacel laguma laabto waligaa
    Xagaa kaga hay 👍💯

  • @ifrahifrah1211
    @ifrahifrah1211 ปีที่แล้ว +1

    Wow 😳 machallah and you my brother keep going

  • @selmayosuf1145
    @selmayosuf1145 ปีที่แล้ว +2

    The legend nuci la dhhayay inantan, naa wll waligaa yan lagaa dreemin xitaa hdad ubahntahy, the queen one 💪

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +32

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +29

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤

    • @aminoxuseen2302
      @aminoxuseen2302 ปีที่แล้ว +1

      wax bilaash ah majiraan jooji beenta

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว

      @@aminoxuseen2302 adi baa Arki doono isoo booqo inshaallah

    • @nicimaamina5818
      @nicimaamina5818 ปีที่แล้ว

      xagekugu soboqda

    • @NayraVlogs.297
      @NayraVlogs.297 ปีที่แล้ว

      Wax bilash hda aragtid badeecada wa adiga

    • @yuusufali2814
      @yuusufali2814 ปีที่แล้ว

      Sahan Toosan

  • @yahyeAK
    @yahyeAK ปีที่แล้ว +49

    What goes around comes around waligaa qof ku aaminay oo qalbigiisa kusiiyay ha qiyaamin wiil iyo gabar waxaad rabto ahaw

  • @mohmmedbashir
    @mohmmedbashir ปีที่แล้ว +9

    Meeshan emotional damage baa ka socda 😄😄😄

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +7

    Gabdho weligiin shukansi hakuhormarina waa run walaahi gabar nolol weligeed ma wadi karto ninka wanaagsan inuu wax doono gabadha waa laga Kenan karaa

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa gabar hadal yaqan ah oo hadi ey ur tahay arintan oo ey horay uwada hadli jiren wiilka xita kama lito waa nin yaqan si loo hadlo qofna sojidan karo lakin waxa daran i ey tahay film laso dhisay wayo dunka waxa yaraday runta marka wax kasto dhaco ma amini karo ila waxan arko horey u soco Ridwwan

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +5

    Fariid masha Allah ❤ ♥ 💖

  • @updynajibnajib8703
    @updynajibnajib8703 ปีที่แล้ว +17

    Ridhwaaan wa shaaxari bal day sidu uso ronayo😂😂😂😂😂

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi ปีที่แล้ว +17

    Abootooooy cunugtan billada go’aan qaadashada iyo jeesjeeska bay qaaday😂😂 meeye nimankii qaata meydkan wlo magtana hagbad ahaan baanu ku bixin hadaanu dumar nahay😂

  • @shuriye2377
    @shuriye2377 ปีที่แล้ว +8

    Waaah!! Toooo Young hadana soojabay. CR7 iyo Messi is helay dhihi lahaa

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 ปีที่แล้ว +9

    Jeceloow Xaalqaado!! Jecelkii Biyo Caadi ayuu Noqdeee… Zxp Mcn Qof aad Wadadhaa ugaa Daqaaqde waxaad uguu Solaabateey ayaan garaneyniin👌👌👌👌Meshaan Jecel Maarkiyee Mxaad Araagteen Asxaapey

    • @hhoyohooyo4026
      @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว

      Lugooyo inuu wado ayaan ufahamay waayo waa kii un

    • @yahyehassan1623
      @yahyehassan1623 ปีที่แล้ว +1

      Wlh LEGND NOW Wxaas wee jiran qofti aad is qabataan si kasto adile u raadinaayo illhow 10 sano haka so wareegato oo 10 naag ka dib is qabta 😅

  • @tuutun5812
    @tuutun5812 ปีที่แล้ว +1

    Gabdh adag oo caaqli badan masha allah abyo hore u soco ❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +7

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤ ♥

  • @umalkhayrshaif7771
    @umalkhayrshaif7771 ปีที่แล้ว

    Naag adag waleeee halkaa shalay kaga tagtay kaa ga tagay horey u soco abaayo

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 ปีที่แล้ว +9

    Nag nool my dear keep moving I like such confidence good girl 💔💔♥️👍

  • @ubeidabdullahi2391
    @ubeidabdullahi2391 ปีที่แล้ว +1

    First comment kufaraxsanahy

  • @ishahassanmoha879
    @ishahassanmoha879 ปีที่แล้ว +1

    Libaas ha is qaad qadin iga dheh hore usoco sisey❤

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 ปีที่แล้ว +2

    Jah waa baag libaaxad ah naag adag horey usoco huno libax naag ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 ปีที่แล้ว

    Wankusalmee legend keep going

  • @zuhuraomar4530
    @zuhuraomar4530 ปีที่แล้ว +10

    Look how her answers are great mnshllh abyo kusoci😏❤

  • @ahmadsuleiman1487
    @ahmadsuleiman1487 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkaan Xaliye Haloo Geeyo Xalkale Mallaha

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh fariid ah hore usoco haboqon qof kuxumeyey adoo wanajinaya waayo waxaa layidhi nin waalan haduusexdo oo sookaco waa kiisii yacni shikhsi kastaa waa kiisii uun marlabaad qof la uumay majiro

  • @safaali9769
    @safaali9769 ปีที่แล้ว +1

    Good job siz👍👍

  • @hiboawil4320
    @hiboawil4320 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallaah good girl keep going habo

  • @anabanab8624
    @anabanab8624 ปีที่แล้ว

    Mashallh naag adag axlamey nolshda kurxeyso abyo kameyro wixi kuso Mary jecelkda cusubna allha kubrkeyo

  • @siazon7701
    @siazon7701 ปีที่แล้ว +19

    Ninku waalanaa me meel bay usiifadhiyeysaa 😄😄😄kaxaaxaabi hee jecliyaa jabkaan oo kale waliba inuu oo yaan kaasii jeclaan lahaa😄😄😄

    • @zuldamada9295
      @zuldamada9295 ปีที่แล้ว

      Hhh🤣🤣🤣😂

    • @Verich12345
      @Verich12345 ปีที่แล้ว

      Xaliimo hanagu camiranin😂😂

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 ปีที่แล้ว

    Fariid iga dheh 👏🏿👏🏿 wad iso noqonaysa kuyeh balo kusonoqotay.

  • @abdullahiabdinasir4174
    @abdullahiabdinasir4174 ปีที่แล้ว +28

    'Midkan hadda la socdo hadu xumado somalida kale ka badan kulaha' Nuclear damage waa dhaftay wxn😂😂😂😂

  • @Black_wolf159
    @Black_wolf159 ปีที่แล้ว

    Waligoodey calaacalan inte marka hore balaayo iska dhigan exactly exkeygii bay meelo badan iska lee yihiin girl I’m proud of you well done 👏

  • @ummuirfaan1609
    @ummuirfaan1609 ปีที่แล้ว

    Illahey haku xafido quruxey

  • @faaizadagan3967
    @faaizadagan3967 ปีที่แล้ว +2

    Ridwan dangadi basa kamaqan🍿🎬🤣🤣🤣

  • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
    @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +13

    Ninkan wa neef naag ragged is dhafshay gabdhahan man arko anu horta 😅😂

  • @ahmedabdi3262
    @ahmedabdi3262 ปีที่แล้ว

    Pole bro mungu akujalu mzuri kuliko yeye ingwa we pia ulimkosea mbeleni

  • @sagalelmi7635
    @sagalelmi7635 ปีที่แล้ว +8

    Idinka oo yar yar jacayl ha isku bilabina hadaba😂

  • @4figurefx
    @4figurefx ปีที่แล้ว

    Hey! guy be a brave man keep on men doesn't regret de past 🤫

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 ปีที่แล้ว

    Nacasow gbda aad bad ufogeysay wlhii ayadana waa gbr goan adag MashaAlAh

  • @maryamawarsameabdullahi757
    @maryamawarsameabdullahi757 ปีที่แล้ว +1

    masha allah gabar caqli badan alla haku xafido axlaam

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali isoo booqo subscribe ii soo dheh please shukran walal

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gabadh gon adag qof kuqiman haku laban

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali isoo booqo subscribe ii soo dheh please shukran walal

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว

    inaad shalaayso waxaa ka horeeysa inaad goaan aad qadanyso inaad kafekertaa ka muhimsan waa erey qaacido wanagsan manshalah

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +5

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @ibrahimadanabdi4870
    @ibrahimadanabdi4870 ปีที่แล้ว

    Life after break up 💔....its realy awesome bcoz you'll be the strongest person ever ......single team maxa lenahay halisku adkeyo ila dunidha daan single noqodo😂

  • @simaneygacal4968
    @simaneygacal4968 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah gabar go'an leh

  • @princess_salumi3098
    @princess_salumi3098 ปีที่แล้ว

    Naaaag nooool wuw👸🏻👏👏😂😂😂

  • @abdishakurshagta5386
    @abdishakurshagta5386 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah gabadh hadalo qalbiga taabanaaya ayey ku hadashay xaqiiqdii

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +2

    Qof ku jecel waa janno aduun
    Qof aad jeceshahyna waa xanuun bilaa dawo ah 😌

  • @abdirahmanbodhle70
    @abdirahmanbodhle70 ปีที่แล้ว +1

    I am one 1

  • @qatrayquman1427
    @qatrayquman1427 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah gawada aad ban ogufarxe.Allah hakuxafitho walashey qofki katowsado walaga towsada

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali isoo booqo subscribe ii soo dheh please shukran walal

  • @ifraaxmaxamud1268
    @ifraaxmaxamud1268 ปีที่แล้ว

    Wow naag iga dheh nolow xbbti 🥰

  • @abdirahmanmaxamed8390
    @abdirahmanmaxamed8390 ปีที่แล้ว +1

    Ridwan wan ku salamay wllkei

  • @aizhaawad1099
    @aizhaawad1099 ปีที่แล้ว

    Well done nag adag sasa laga rabaa ha unixin cida cun dheh

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +44

    She did the best thing to ignore him, love has no base for those who tell their love I got another person to deny the one that loves them. Shame on him
    Don't do the mistake to reunite with the one who told you I don't need you but forgive him and move on

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 ปีที่แล้ว +1

    Naag nool iga dheh goan adag❤❤❤

  • @zaadaq1keeyow162
    @zaadaq1keeyow162 ปีที่แล้ว +11

    Gabar adag ninka ha isku jiliciln🤣

  • @Nugaal125
    @Nugaal125 ปีที่แล้ว

    Haah
    Jah 😩 codkisa❤️❤️❤️❤️

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 ปีที่แล้ว

    Wow good mcnt sasa kaa rabaaaa

  • @Mahiryare
    @Mahiryare ปีที่แล้ว

    Gabadhan yari waa fariid masha Allah

  • @umalkhayrshaif7771
    @umalkhayrshaif7771 ปีที่แล้ว +5

    First 😍

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali isoo booqo subscribe ii soo dheh please shukran walal

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +3

    gabadh adag weyan masha Allah faarax Lugo baasto layskuma jilciyo wlahi🥰❤️

    • @KAFTANLOWGA_10
      @KAFTANLOWGA_10 ปีที่แล้ว

      Cayda bes naga dheh😂😂 qofkasta waaxa udaran 😂😂 aniga xariir waxaa unacay saliid dabka saaro

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว

      @@KAFTANLOWGA_10 kkk sorry abowe😂

  • @ismailhassenismail8208
    @ismailhassenismail8208 ปีที่แล้ว +2

    Jawaab Wacan Baad Siisay Gabadheey Tusaale Ayay U Ahaan 🤏

  • @user-ih6pu9hc5n
    @user-ih6pu9hc5n ปีที่แล้ว +1

    Qofka marka hore jecla aad uqabto ku kuma ixritamayoh lkn marka xariga ujartid. Ayu kaso dhaba calacala nafle inta jeclato jeclkaga kugu wanajinayoh mala yac😢😢

  • @ahmednur6633
    @ahmednur6633 ปีที่แล้ว

    Masha Allah libaaxad hadli ogaa gabadhu

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wa gabar aqli badan

  • @ahmadsuleiman1487
    @ahmadsuleiman1487 ปีที่แล้ว +4

    Waliga Xumaan Ha'urajayn Qof Aad Farxad Wadaag Teen Sikasto Oo Aad Ukala Hadhaan Waayo Farxada Aad Adiga Jeceshahay In Aad Hesho Qofka Kalana Ula Jeclow