Reer Burco Oo Tacsi U diray Dadkii Qaraxii liido ku dhintay Xalay😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 159

  • @ZeinabIbrahim-v9i
    @ZeinabIbrahim-v9i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Good people reer burco somali odhan Alaah haugargaro

  • @WehliyeCabdi-w6e
    @WehliyeCabdi-w6e 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha, unaxariisto😢😢😢😮

  • @khadijamohamed-nn6zr
    @khadijamohamed-nn6zr 2 หลายเดือนก่อน +11

    Afkiina caano lagu qabaye❤❤❤ waa wiilal gob ah noolaada weligiina

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshallah. Reer buco illaahay ha idin xafido.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi dad wanaagsan waaye 😢😢😢 soomali waa walaalo ilaahay ha israaciyo cadawgeedaa badan ❤waakumahadsan tihiin🎉

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 2 หลายเดือนก่อน +13

    Ilhay Haa unaxaristo daman inte ku dimatay Amin amin yarabi 😢😢

  • @SayidSaalax
    @SayidSaalax 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha unaxariisto intii ku dhimatay AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 2 หลายเดือนก่อน +5

    Illahay ha u naxariisto dadkaa dhintay inta dhaawaca ahna Illahay caafimaad ha siiyo ummada illahay ha u gargaaro aamin

  • @AsmaCismaan-u2o
    @AsmaCismaan-u2o 2 หลายเดือนก่อน +6

    Alle ha unaxariito wallaha somaliyeed 😢😢😢😢😢

  • @abdulahiabdirashid1091
    @abdulahiabdirashid1091 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha naxariista Soomaali meel kaste ay joogaan waa isku dhiig waada walaale muslin

  • @maryamcumar8158
    @maryamcumar8158 2 หลายเดือนก่อน +5

    xamar dhaxal u mey helin in la gumaado alleh ha unaxariisto dad kii ku geeri yawdey aamiin amiin

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน +6

    Walaalaheen reer muqdisho alle haka qabto alshabaab

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay how naxariisato dadka halka ku dhinatay how danabi dhaafo how nuuriyo qabariyadooda oo haka dhigo marati la jecelahay Allahumaa Aamiin Aamiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    MASHA alaah mahadsant walaalkey ❤❤❤❤❤❤

  • @zaynabali2712
    @zaynabali2712 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kenya ayaan ku noolahay Ilaa yaraan taydii lkn soomaali waa ii mid meel ay joogaanba ilaahayow dhibka naga dulqaad

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جنانه اللهم آمين يارب العالمين

  • @ashaamo1328
    @ashaamo1328 2 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantihiin adinkana ilaaheey dhib idan Matuso

  • @Bile24335
    @Bile24335 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah walalaheyn Burco iyo Hargeysa ❤❤ waa ignahay ❤❤

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah unaxaristo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🙏

  • @SumeyaMohamedburush
    @SumeyaMohamedburush 2 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxallah😭😭😭😭😭

  • @ku_sali_nabiga
    @ku_sali_nabiga 2 หลายเดือนก่อน

    ilahayoow U Gar Gaaar una naxariiso intay dhaawacan tayna alle ha caaFiYo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 หลายเดือนก่อน +7

    Anigo ah nin reer S/land ah oo somalia qaraxii liido ee muqdisho xalay waxay aheyd habeenkii iigu murugada badanaa aduunka inta dhimatay ALLAH naxariisto Samir iyo iimaana hakasiiyo ehelkoodii iyo dhamaan umada somaliyeedba , dhawacana haw bogo dhayo

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 2 หลายเดือนก่อน

      Iska murugoode waa la yaqaanaa, qaar marka Guulwade Siyaad la qaado ooyi jirayba way jireen. Nin rag ah muraaqoodka iyo calool jileeca looga roon. Ma hormoobada dumarkaa kugu badan?

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ina lillahi wa ina ilaahay rajicuun Allaha ha unaxariisto inta dhimatay qarabadoodiina Allaha ha ka sabir siiyo intii daawaca Allaha Allaha caafiyo sidagdaga Somali bogooda burcad Allaha ha isumariyo 🤲🤲🤲

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaah wainaailayhi raajucuun ilaahay hawnaxariisto

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahe ha unxristo Waad mahadsantihin ilaahe hamideyo somali mel walpo jogto

  • @AsmaSheekhxasan
    @AsmaSheekhxasan 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @FatumaHassan-m7n
    @FatumaHassan-m7n 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdinajibFarah
    @AbdinajibFarah 2 หลายเดือนก่อน

    Amiin allaha unaxarriisto

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 inaa lillaahi wa inaa ileyhiraajicuun

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +2

    iLaahay..Ha.UNaaxariisto..Dhamaan.Tood..AMiiN

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha idin xiftiyo Maanshaa Alaah

  • @fathimacvd1519
    @fathimacvd1519 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaali soomaalibaa ley walllo waanaxay 😢😢😢😢

  • @zeinabahmed7596
    @zeinabahmed7596 2 หลายเดือนก่อน

    Allha ha unaxaristo 😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto marxuumiintaas😢😢😢😢😢

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h 2 หลายเดือนก่อน

    Rer burco waa dad qalbi fican inta ka argay lkn rer hargesa inta fican ba ku yar san arky walal kaa o laqarxiye wax lagu darxo maahan😢😢

  • @DHAXAL-series
    @DHAXAL-series 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow u naxariiso intii dhimatay 😭😭😭

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤

  • @NastehoFouad-k8n
    @NastehoFouad-k8n 2 หลายเดือนก่อน

    IIhay haa unaxaristo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc 2 หลายเดือนก่อน

    Heer burco waa mahadsantihiin ee soo dhawaada isku hilibaanahaye

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah dhalinyaro qalbi wanagsan baad tihiin ilahey ha nawada badbaadiyo dhamaanteen

  • @hodanapdi6301
    @hodanapdi6301 2 หลายเดือนก่อน

    Waaro waa walalo soomai iyadaa is dhashay alaw isu cabiidi insh alaah

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haunaxaristo inti kududimate

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahay Xassan munaafaq haka qabto somalia. Dadkii way dhamaadeen.😭😭😭😭

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 2 หลายเดือนก่อน

    Ameen Ameen

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun samir iyo iimaan dhamaan umada somaliyeed iyo ehelkiiba

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    WAAA KUWAAA KA LA DHAN TAAALAY SHACABKA SOOMALIYEED 👉👉👉👉👉🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇪🇹🇪🇹🇪🇹WAA CADOWGA SOOMALIYEED

  • @osmanelmi897
    @osmanelmi897 2 หลายเดือนก่อน

    Reer Borco gob gobi dhashay

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi

  • @NimcoshuriyeGeeedi
    @NimcoshuriyeGeeedi 2 หลายเดือนก่อน

    wllo dhibta waadhib aan illaah ha unaxariisto

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 2 หลายเดือนก่อน

    inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun

  • @FadumoFadumo-nl8hg
    @FadumoFadumo-nl8hg 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😰😰😰

  • @XamdiCabdi-i8v
    @XamdiCabdi-i8v 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @cabdilaahiibraahin5822
    @cabdilaahiibraahin5822 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy haw gargaro 0:21

  • @SulekaSuleka-d1b
    @SulekaSuleka-d1b 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭

  • @cabdisalaanMuuse-u9b
    @cabdisalaanMuuse-u9b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaane waxaa kugu taageero maanta dareenkaaaga soomaalinimo?

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 หลายเดือนก่อน

    inaa ilaahu wa inaa ileehi raajicoon illaah ha u naxariisto dadkaa xaqdarada lagu laayey

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Waxdaranba Dhacaye Alle How Gargaaro Xamar😢😢😢

  • @AashasaidShire
    @AashasaidShire 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow unaxariiso 😭😭😭😭😭😭

  • @cabdifitaaxxasan3365
    @cabdifitaaxxasan3365 2 หลายเดือนก่อน

    wlalayaal wad ma hadsantihii inaa ilalaahi wa inaa ilaahi rajicuun ilaahow wadanka nabad warta noga yaal walalha dhalinyarada woqoyiga wa mahadsantihiin

  • @KhadarCabdi-d5g
    @KhadarCabdi-d5g 2 หลายเดือนก่อน

    Inaal.ilaahu.wanaal.ileeraajucuun

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 หลายเดือนก่อน

    اتا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمهم اللهم صبركم اللهم صبر اهلهم اللهم آمين 🤲🤲🤲

  • @farhiyaali1183
    @farhiyaali1183 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ruuntaa umada somaliyad ahalka iyo qarabada guul iyo gobanimo umada somaliyad

  • @gadaawecaydiid2159
    @gadaawecaydiid2159 2 หลายเดือนก่อน

    Wixii kudintay alla ha unaxaristo

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 หลายเดือนก่อน

    Amin amin amin amin amin

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @natalievyes3594
    @natalievyes3594 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @laylafaarax
    @laylafaarax 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariist0 dhamaantood liidana haduu cadawgaau soo jersey haba tegina ilaahay waxaas wixii sameeyey ilaahay haydinka qabto waa mujrimiin ilaahay jahanamaha geeyo dadka noocaas wax u galay eexun.

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa madaxda isaga dhiga baa Hagraday shacabka waxbana u tarayn,waxay ku mashquulsan yihiin waxaan shaqadooda ahayn,ilaahay inta dhimatay ha u naxariisto inta dhaawacantay allah caafimaad ha siiyo

  • @Žahrakhayad
    @Žahrakhayad 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 5:12

  • @YacinIsmael-x3g
    @YacinIsmael-x3g 2 หลายเดือนก่อน

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi Raajicuun ☝️

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 2 หลายเดือนก่อน

    Lailaha ilah saxbunilah alow no gar gar ya rabi alaha u naxaristo waladintodana qalbiga u qabojo iyo ehelkoda

  • @MohammedabdiMohammedMohammedab
    @MohammedabdiMohammedMohammedab 2 หลายเดือนก่อน

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 หลายเดือนก่อน

    تمسكوا كتاب الله
    تفلحوا فى الدارين

  • @SacdiyaSadiyaased
    @SacdiyaSadiyaased 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw 😊

  • @AxmedmaxamuudCumar
    @AxmedmaxamuudCumar 2 หลายเดือนก่อน

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    FIQI DAMEER OO ISAAQ NACEB INSHA ALLHAA FARIINTN HA GADHO DAMERKA AN U QALMIN SOMALINIMDA EE KALA SHAXAAD REER SOMALILND BAL IN UU OGADO ISAQ UU NACBYHEY WAA KUWA U OOYAA HAWII L XASUUQEY HUBAL DADKSI 80 AMA 90 WAA HAWIYE DAMEER FIQI IYO HASSN XABAL QOTE GAADHSIIYA

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 2 หลายเดือนก่อน

    Waar reer waqooyi ma yihiin ee reer somaliland baynunahay illaahay swt ha u naxariisto dhamaatood intii ku dhimatay allahuma ameen subxaanallah

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 2 หลายเดือนก่อน

    Inata dhawaca ah ilahay how boogo dhayo
    Allahumaa Aamiin Aamiin

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน

    Anuu waxn ahay reer hargaysaa .wixii uhoreeyay een saaka arko ayuu ahaa alle hafinka qabto alshaaab

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 หลายเดือนก่อน

    Baqigana kaneco hamadhais dhamantodna dhulka alahalagoyo

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 2 หลายเดือนก่อน

    Wan kaxunnahay malin kasta in lalayo curdan somaliyed ano jooga dalka jabouti

  • @maryanmuuse7663
    @maryanmuuse7663 2 หลายเดือนก่อน

    Waan idiinka khabnaa walaloyal dhiigu biiya maahaan

  • @MahamedAbanur
    @MahamedAbanur 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😮😮😮😮

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😪😪😪🙏

  • @SoumyHoussein
    @SoumyHoussein 2 หลายเดือนก่อน

    انانیت وانا الاحکام اللہ unaxartso انٹر دھمکاتے اللہ کیری یاد رہی 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    WAY KU FARXEEEEN QARIXIII MAAANTA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI WAY 🇪🇹 KU FARXEEEEN CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA IYO JABUUTI

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 2 หลายเดือนก่อน

    🇮🇹🇮🇹So sad sorry 😭😭😭😭😭😭💔🙆‍♀️

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI 🇪🇹 WAY KU FARXEEEEN QARIXIII MAAANTA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI 🇪🇹 WAY KU FARXEEEEN QARIXIII MAAANTA CADOWGEEENAAAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 หลายเดือนก่อน

    A/raxmaan Dahble miyaa ilawdeen iyo kuwi kale ee loo Somaliland...

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 หลายเดือนก่อน

    Islaam dhintay yaa ku farxaya wa hadal qaldan on munasib ahayn adiga ujeedo leh

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad ku shegta xamar ee tagta daran aya masuul ka ah shacabka la xasuuqay

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 2 หลายเดือนก่อน

    Dhiitada xamar kadhacday kuwa kufarxayaa eeisaaqa iska dhigayaa waa qaar isle isaaqa sumcada kadila hadaayihiina waa gcrac diinta islaamka aan haaysan oodameero ah ilaahaa kuwaa ceebeeyayaasha ah afka hawabtee

  • @AxmedmaxamuudCumar
    @AxmedmaxamuudCumar 2 หลายเดือนก่อน

    😂😢😢

  • @Secularism25
    @Secularism25 2 หลายเดือนก่อน

    Musa Biixi's son sirdoon Will arrest all the people who expressed sympathy with the victims of the terrorist attack in Mogadishu 😎

  • @MaxamedAbdilaahi-c2l
    @MaxamedAbdilaahi-c2l 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @MaxamedjaamacXikmad
    @MaxamedjaamacXikmad 2 หลายเดือนก่อน

    Allow u gargaar Bulshda xamar